ITOOBIYA- JABUUTI WAA IN AAN QABSANAA KA HOR ERITREA ...

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 31

  • @noorfalir9585
    @noorfalir9585 หลายเดือนก่อน +4

    Wa doqoma itobiyanka biyaha jabuuti waxasiya DDS ee itobiya massisa

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u หลายเดือนก่อน

    ❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹ADI GA WAR MAYA ITOOBIYA QUSHAAASH GUMAYSTA ITOOBIYA QUSHAAASH ❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u หลายเดือนก่อน

    DAL BURBUR BURBUR Y WAA ITOOBIYA QUSHAAASH 🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️AWOOOD ITOOBIYA WAY KARI WAYDAY ERITREA 🇪🇷 WAA IMIKA OOY ITOOBIYA BURBUR BURBUR TAY

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment หลายเดือนก่อน +1

    Somalay foojignaada walahi indhihiina ha’idiin furnaato Ethiopia 🇪🇹 waxba kama’jiro waa khiyaano nalagu sii jeedinayo ay wax wayn damacsan yihiin walahi yaan la’isdhiganin waa Gameskii Yuhuuda ay u ciyaarto Muslimiinta iyaga shiicada Iran 🇮🇷 walahi caqligiina fura walaalahaygii Somaliyeed inshaAllah sharkooda iyagoo ku celin guushuna Somali ayaa gaadhi walahi kama dambaystii InshaAllah Annagu heegan ayaan nahay shicibow heegan gala diyaar garowga badiya khayr ayay ku dambayn iyaguna halaag ayaa u dambayn Walahi Yuhuuda iyo Reergalbeedka ayaa gadaal kataagan oo Gamekan u soo jilay laakiin ilaahaybaa caqli nasiiyay aan wax ku garano ficilkooda sharka sita walahi foojignaada 5ta Somaliyana way ku midoobi Jahaadkan soo dhow inshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @Gadaaislaamaa-sl8nk
    @Gadaaislaamaa-sl8nk หลายเดือนก่อน +1

    Mid kale Jabhada Oromada yaa la dagaalameysa xiliga macaga Oromada Abii Ahmad Kursiga gacaanta ku haayo.

  • @Gadaaislaamaa-sl8nk
    @Gadaaislaamaa-sl8nk หลายเดือนก่อน +1

    Ragga ayaa ka danbeeye kala jarida Jabhadaha kala duduwan oo Ethiophia ka jirto

  • @adanabdi3407
    @adanabdi3407 หลายเดือนก่อน

    Jabuuti Madaxweyne cumar Waa la sumeeyey Ethiopia ayaa ka dambeysa

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u หลายเดือนก่อน +1

    JABUUTI WAA DAL SOOMALI WAAN DIFAACA CAYNAA CADOWGEEENAAAA WAA ITOOBIYA QUSHAAASH 🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️❌️🇪🇹❌️❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹

  • @Mohamed-n9s2j
    @Mohamed-n9s2j หลายเดือนก่อน

    K😂😂itopia haqabsato jabuti ee hortaa ereteria haa weerarto😂😂😂😂😂kkkkkkk riyoland itopia

  • @shibis100
    @shibis100 หลายเดือนก่อน

    Odaygan aad ku sheegayso aqoonyahanka waxaa uu ka hadlayaa wixii dugsiga dhexe markuu dhiganayey loo aqrin jiray wuxuu ilaaway in aduunka isbadaley oo wadan xoog lagu qabsan karo aysan jirin, odayaashaan Ethiopianka ah waa riyoonayaan bal xooga ay ku faanayaan inay ku qabsan karaa 3 wadan oo deris la ah sida Somalia,Eritrea,Djabuti ha soo daayaan waan sugaynaa anagu.

  • @SaadAwaleh-x7g
    @SaadAwaleh-x7g หลายเดือนก่อน

    Hadalada dameer iska ciyaya hanosoo qaadin haddaadan dameerka lamid ahayn adiguna

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 หลายเดือนก่อน

    ABII IYO MAAMULKIISII WAA SII QALDHABAYSAA. RUUXBAX AYEY KU JIRAAN. HADALADA KA SOO BAXAYA WAA HANTAATAC.
    CAASIMADII ADDIS AYAA JABHADIHII KU JIRAAN.

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 หลายเดือนก่อน +1

    Ma qabsan karaan Abadan,waa la Burburin itoobia. Waxba magaraneysid.😊😊😊

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 หลายเดือนก่อน

    Waa beenta iyo dhuusada itoobiyaanka, ma eritariya ayey u tagi karaan..

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 หลายเดือนก่อน

    Itoobiya weysku dhaxyaacdey ayadaba burburi rabtee mexay qabsan karaan😂😂

  • @Yusufxasann
    @Yusufxasann หลายเดือนก่อน +1

    ANAGOO HAWIYE AH AYAA DJABOUTI DIFAACEYNA. WALAAHI BOQOL KUN OO DHALINYARO HAWIYE AH AYAA DIYAAR AH.
    DJABOUTI WAA MUQDISHO. DJABOUTI NAFTEENA AYAAN U HUREYNAA. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌️🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm หลายเดือนก่อน

      Hawiye afkaada ka dhig somaali oo dhan ayaa difaaceeyso aad dhigi kartaa magaca hawiye ha isticmaalin ninyahoow. Wax aan soomaalida. inteeda kale ka maqneen. Hawiye hadaa nahay ma Naga maqno taas ogoow

    • @nimoislawo2143
      @nimoislawo2143 หลายเดือนก่อน

      Somali dhan aa dhifaceyso Jabuuti Shanta somaliyeed waa hal wadan mel walbo wan dhifaceeyna 🦁🦁🦁🦁🦁

    • @nimoislawo2143
      @nimoislawo2143 หลายเดือนก่อน

      Hada somali tahay qabiilka iska dhaf

    • @MedIbrahimidrissIbrahim
      @MedIbrahimidrissIbrahim หลายเดือนก่อน

      Haa gostan biyaha iyo korontada

  • @faycalmoussa2765
    @faycalmoussa2765 หลายเดือนก่อน

    Hoyada u sheeg

    • @maanraactv
      @maanraactv  หลายเดือนก่อน +1

      Maxaad Hooyaday ku caayi walalee waa Eedada ee

  • @FathiaMoussa-if5hc
    @FathiaMoussa-if5hc หลายเดือนก่อน

    Hoyadi bu waso itopian xaar wayn

  • @hassanrobleh2972
    @hassanrobleh2972 หลายเดือนก่อน

    Ethipia wxa lagabila bilkasta dalka jabuti hadi oromo iyo axmarka kufinkiraya jabuti horta w in an kasogoyna gobolka somali galbed

  • @NadhiiMohamed-y9i
    @NadhiiMohamed-y9i หลายเดือนก่อน

    Benale

  • @yaqubofficel212
    @yaqubofficel212 หลายเดือนก่อน

    Horta dadka waal waalan maxay Ethiopia uso fadisidaa tvga

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 หลายเดือนก่อน

    HABARTAA WAS BEEN BADNAA

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u หลายเดือนก่อน

    BEEENAAALE ABIYE HAL KUU KA TALIYAA ZXB WAA DAL BURBUR BURBUR ITOOBIYA WAXA JIRAMAA HA CADOWGA SOOMALIYEED WAA ITOOBIYA ❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️

  • @idiletheriss3366
    @idiletheriss3366 หลายเดือนก่อน

    SIL KI HOOHATA PA DJ KAPSANN