RW Xamse"Cidna ma fileyn in Ciidanka Soomaaliya oo isticmaalaya Diyaarado aan anagu leenahay"

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 มิ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 61

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y 2 วันที่ผ่านมา +3

    MA BUR BURIN JAMUURIYADAA OF SOMALIA 🇸🇴 🙌🏻 GUUUUUL SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUL 🇸🇴 SOMALIA ✋️ 🇸🇴 ♥️

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 2 วันที่ผ่านมา +4

    Habalyey rasalwasare Iyo dowladada danqaran ❤🎉

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 2 วันที่ผ่านมา +6

    Waa comatiga qoraya Waa oromadii afsomaliga baratey alla maxaa maanta laga naxdey diyaraha xafladaha calamadaha suub sadey ineey dowlad somaaliyeed ku lugooyan caawa shuban baa ka socda

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 2 วันที่ผ่านมา +3

    Diyaaradihii dagaalka waa lasoo gadi lahaa lkn lacagtii waa ladhacay

  • @user-me8kj3jo5b
    @user-me8kj3jo5b 2 วันที่ผ่านมา +1

    Inagu Hadaan Leenahay Maxad ugu xardhi weyden Calanka 🇸🇴.
    Just Do That.

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y 2 วันที่ผ่านมา +2

    HABUR BURIN JAMUURIYADAA OF SOMALIA 🇸🇴 🙌🏻 ♥️ 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @guleit89
    @guleit89 วันที่ผ่านมา

    Mundane rw aad ayaa ugumahadsanthy dadaalka umada somaliyed uhaysid allah aya ajar kasiin

  • @assadabdi7737
    @assadabdi7737 วันที่ผ่านมา +1

    Wil hadoo ii dhasho mundane xamze ayaan ku samina inasha allah

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 2 วันที่ผ่านมา +1

    Maashaa allaah guuuuuul ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @yussufbishar8832
    @yussufbishar8832 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah

  • @jaylanihassan5534
    @jaylanihassan5534 2 วันที่ผ่านมา +1

    Mahadsanid pm

  • @Casriyah-jq8gu
    @Casriyah-jq8gu 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ninkii nool ayaa ku nooleeyaa .
    Waxaa la yiri ama meesha ka muuqa ama maqnaaw saaxiib
    Waxaad qaban kari wayday hadii laguu qabtay ha xanaaqin ha masayrin u Mahad celi walaalkaa ku sharaf ka baro adigaa u baahane weliba sug weli la isma gaarine dhe Maasha'Allaah Tabaaraka'Allaah alxamdulillaah.

  • @user-jl5tz9ci4q
    @user-jl5tz9ci4q วันที่ผ่านมา

    Masha allah raysul wasaarahan waa inuu soomalia waligiis unoqdaa raysul waasaare madama diinbuu leeyahay masha allah

  • @malaboa591
    @malaboa591 2 วันที่ผ่านมา +5

    Maashaa Allaah Madaxweyne Hassan Sheekh dalxoreeye waa lagu diirsaday guuleeyso ayaan leenahay Inshaa Allaah

    • @anfacali123
      @anfacali123 วันที่ผ่านมา

      benaale baa tahay

  • @user-ls8yg2ko6x
    @user-ls8yg2ko6x วันที่ผ่านมา

    Maanta waxaan aad ogu faraxsanahay somaalia inay dhismayso insha alaah ogaadeen yana wayxoroobi itobiya na way burburaysaa insha alaah

  • @adansantur4677
    @adansantur4677 วันที่ผ่านมา +1

    War Somalia ciidan iyo dowlad malahan , waxaad tihii. Mooryaan tuugo ah

  • @MohamedJacoor
    @MohamedJacoor 2 วันที่ผ่านมา

    Hambalyo Marxum

  • @user-js7nh8kq1k
    @user-js7nh8kq1k 2 วันที่ผ่านมา

    1 ma tashade 2 ma tashiile 3 ma toshe aya rag ugu liita waxa la yiri tiisa daryela tukale ku dara hurdada ka toosa

  • @hassanahmed6760
    @hassanahmed6760 2 วันที่ผ่านมา +5

    😢😢😢 waa wax lalayaabo somalia 2 helicopter 2024 kufaanysa Allah ha inoo naxariiisto

    • @solokilimber3818
      @solokilimber3818 2 วันที่ผ่านมา +1

      Soviet unions helicopters 1910s 😂😂

    • @Norabdik
      @Norabdik 2 วันที่ผ่านมา +1

      2012-2023 maxa heysty alx dheh it's star point

    • @AsadAbdi-pm1wt
      @AsadAbdi-pm1wt 2 วันที่ผ่านมา

      Hal dameer ah xita kac kufaano keen

    • @chickingBanadir
      @chickingBanadir วันที่ผ่านมา

      shuubo ku naxariisee

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 2 วันที่ผ่านมา +1

    Ok

  • @abdikadirali117
    @abdikadirali117 วันที่ผ่านมา

    DOQONKAAN AH MISE XAMZIHII XASAN MUNAAFUQ

  • @user-ex2xu3ie9m
    @user-ex2xu3ie9m 2 วันที่ผ่านมา +1

    aaway dooladnimada

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he 2 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤ Hambalyo 1da Luulyo.

  • @osmanibrahim8708
    @osmanibrahim8708 2 วันที่ผ่านมา

    Gul.iyo.gobanimo.masha.allaha

  • @nooliosman6963
    @nooliosman6963 วันที่ผ่านมา

    Jajuski weynaa ee Ethopia cali maxamed gedi ayaa fadhiyo

  • @user-bp9rx5tz4x
    @user-bp9rx5tz4x 2 วันที่ผ่านมา

    Haðaad keensateen markaad aragteen muuse Biixi oo soo bandhigay diyaarado ayaad baraarugteen

  • @abdikadirali117
    @abdikadirali117 วันที่ผ่านมา

    CIIDAMADII FARMAAJO UU NOO DISAY....KUWII ERITREA WAAD LAAYSEEN

  • @axmedcabdimaxamud4214
    @axmedcabdimaxamud4214 วันที่ผ่านมา

    Waligay raysalwasere ka karti xun oo kaliita ma arkin

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 วันที่ผ่านมา

    Farmaajo kow ka ah illaahay ka sokoow umahad celi deyn nalaka cafiyo iyo ciidan aas aasay

  • @adansantur4677
    @adansantur4677 วันที่ผ่านมา

    Waxaad tihiin khaniisiin

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs วันที่ผ่านมา

    dee xamsow adiga iyo xasan baaba inkira wanaagi farmaajo soo gaadhsiiyay wadanka soomaaliyed ee xusa madaxdi idanka horeysay iyaga guusha geenaye

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 2 วันที่ผ่านมา

    5 km Banadir 😮

  • @abbdll
    @abbdll 2 วันที่ผ่านมา +2

    Dowlada dayntii waa laga cafiyee hub soogata. Hal diyaarad helikopter ah wax wayn Maaaha

  • @user-ex2xu3ie9m
    @user-ex2xu3ie9m 2 วันที่ผ่านมา

    Bal ba oow yaa ku leh War dalka saan udhaama bilaahi caleykum aaway farxadda aad sheegeesid

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs วันที่ผ่านมา

    reer ssc dagaalkay kujiraan wa xaq wana mujaahiidin ehelu janno ah waayo waxa loola dagaalamay soomaali iyo nasabkina inkira oo soomaali kagoosta

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 วันที่ผ่านมา

      Nasabad Hadi La inkirayo kan reerkisu waakuwa inkiray somali Ee yidhahda Ethiopian ban Nahay ee maxa u xala
      Somali tuugta Xamar Joogta Maha Mana Noqonayan Waligin Af liximaysan Waly ka Tahay 😅😅 Nin diiday sinanatayda Ana Maxa I saray Sarayntiisa
      Cadawada aad Noo Haysan Mid Ka Daran Anaga idin Hayna Qalbiga idinka ogsooni

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 วันที่ผ่านมา

      Nasabad Hadi La inkirayo kan reerkisu waakuwa inkiray somali Ee yidhahda Ethiopian ban Nahay ee maxa u xala
      Somali tuugta Xamar Joogta Maha Mana Noqonayan Waligin Af liximaysan Waly ka Tahay 😅😅 Nin diiday sinanatayda Ana Maxa I saray Sarayntiisa
      Cadawada aad Noo Haysan Mid Ka Daran Anaga idin Hayna Qalbiga idinka ogsooni

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 2 วันที่ผ่านมา +3

    Xamse Alien 👽 !
    Saaxiiboow yaa maanta Qabuuraha kasoobaxay?
    Geedkaan iyada oon Qabuuraha Muqdisho laqodan, ayuu dad qabuuraha kasoobaxay kasoo baxay kasheekeyn jirey😂
    Aniga diyaarado meeshaas iigama muuqdaaniin😂!
    You aliens 👽 look at his eyes 😂

    • @laylajuir2420
      @laylajuir2420 2 วันที่ผ่านมา

      Ciil ayaa ku hayo sakiin laq. Maseerka iyo Xaqiir Xasidnimo ayaa ka buuxdo Dawlada Barkaysan way Socotay. Cadawgooda Cagta ka hoose Allahuma Amiin

    • @osmangiire1349
      @osmangiire1349 วันที่ผ่านมา

      @@laylajuir2420 Xagee usocotey? Qabuuraha school policia mahoo?
      Waxaa kaheshid waxba ha’igasiinin😂
      Layla! Adiga laakiin hawshaan yaa kuudirsadey? Eebe iyo Culusoow aa qabooraha isku haysto😂
      Anaka dumarka iyo dadka qabuuraha galo lama kaftano! Agah!

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821 วันที่ผ่านมา +1

    Pilot's kii Farmajo Turkey u diray 5 sano ka hor bay ku faanayaan😂😂

  • @BOBAOIL-xr7ex
    @BOBAOIL-xr7ex 2 วันที่ผ่านมา +2

    Diyaarado 50 sano kahor lasoosaaray miyaa kufaanesa marxuumow
    Madaxda sarsare Lee hasaarina yeesan shil lagalinee kkkk kkkk😅😢😅😅😢

    • @somalitech102
      @somalitech102 2 วันที่ผ่านมา +2

      Kuwaas banad xita haysan adigu misad ka xuntahay oromyahow.

    • @ileey-Teens
      @ileey-Teens 2 วันที่ผ่านมา

      Yaa inda ku kenay. Calanka iyo Somali nimo. Somalia idinka saarday. Amxaarada canjerada la cuna

  • @solokilimber3818
    @solokilimber3818 2 วันที่ผ่านมา +1

    Marxun ka darood 😂😂

    • @qasimabukar7488
      @qasimabukar7488 2 วันที่ผ่านมา

      You are so jealous!!!

    • @qasimabukar7488
      @qasimabukar7488 2 วันที่ผ่านมา

      He is our Prime Minister GUUL SOMALIA.

    • @Qadafimalaay
      @Qadafimalaay 2 วันที่ผ่านมา

      Walee marxuum in uusan adiga kudhaafsaneen yaahuu

    • @solokilimber3818
      @solokilimber3818 วันที่ผ่านมา

      @@qasimabukar7488 : he’s our prime minister 😂 to who?he’s literally marxun and he don’t deserve that position regardless of what.am not a MJ am pretty sure you think am MJ 😂

  • @cabdirisaaqaxmedcise9024
    @cabdirisaaqaxmedcise9024 2 วันที่ผ่านมา

    Marxuun qalbi laawe aan ogeen waxa uu ka shaqenayo

  • @cabdirisaaqaxmedcise9024
    @cabdirisaaqaxmedcise9024 2 วันที่ผ่านมา

    Beenta umada kadaa diyaarado aan lenahay mesha mayaalaane wa so kirenay

  • @abdikadirali117
    @abdikadirali117 วันที่ผ่านมา

    FARMAAJO WAA MAREEXAAN XAMARNA UNUKAA LEH ...FARXAAN QAROOLOW ADIGA IYO ODOWAA SOO RAACA QABIILKIINA EE NINKAAS MAREEXAAN KASOO TAGA....CIIDAMADII ERITREA WAA LAGATAY WAA LA LAAYEY ILEEN MUNAAFUQ QABIILESTE TUUG GUURGURTA BAA LAAYEY