Daawo: Khudbada Madaxweyne Axmed madoobe uu ka jeediyey Madasha Aragti Wadaaga ee Heritage Institute

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 38

  • @dabiyobiyo9880
    @dabiyobiyo9880 2 ปีที่แล้ว +1

    Mudane axmed maxamed islaam Waxaad tahay howl kar hadal kar Guuleyso inta aad mzlka ka tahay e jubaland Adaa u aabe ah
    Mida kale dowlada wa qalad in ay Gedo ciidamo geyso iyado ciidamo Kenyaan ay Somalia 🇸🇴 joogaan
    Guuleyso Madaxweyne Axmed islaam

  • @axmadshiil2253
    @axmadshiil2253 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa allaah wale waa geesi ruunta sheega.FARMAAJO BEENAALE.WAXBA KAMA FULAAN.

    • @dalmara17
      @dalmara17 3 ปีที่แล้ว

      Waxaad tahay nin ogadeen ah. Waxaan ooga jeeda, qoflba figirkiisa siyaasadeed ayaa laga fahmayaa qabiilkiisa. Madoobe wa nin kenya Daba dhilif u ah. Nin la tageero maha.

    • @y.a1903
      @y.a1903 3 ปีที่แล้ว +1

      @@dalmara17
      Sxb ogaden oo dhan ma tageersana. Inkasto anan kala jeclen ahmed Iyo farmajo balse ahmed wxusan ogaleen bu ku haysta farmajo.

    • @y.a1903
      @y.a1903 3 ปีที่แล้ว +1

      Ahmed madobe wuxu jubaland kadhigay Sidii hogamiyaal koxeed yadii sxbdiis katalinayen muqdisho 1991 Ila 2006 midna mid kale wax u ogaleen xukun jaceyl dartiis. Wakhtigii ba lagaray shacabku diidi lahayen sidii kuwii ka horeyey sxbdiis.

  • @khalifahmedmohamed7204
    @khalifahmedmohamed7204 3 ปีที่แล้ว +6

    Walee caawa ninkan waa garnaqsaday

    • @y.a1903
      @y.a1903 3 ปีที่แล้ว +1

      Ahmed madobe wuxu jubaland kadhigay Sidii hogamiyaal koxeed yadii sxbdiis katalinayen muqdisho 1991 Ila 2006 midna mid kale wax u ogaleen xukun jaceyl dartiis. Wakhtigii ba lagaray shacabku diidi lahayen sidii kuwii ka horeyey sxbdiis.

  • @adenabdi5696
    @adenabdi5696 3 ปีที่แล้ว +1

    Shaqsi diin leh oo iiman leh mesha dhaf ayeey ku leeyihin jubooyinka nin kaa dacadsan oo kaa karti badan maheyno Keep going Madaxweyne Kenya naga ilaali .

    • @y.a1903
      @y.a1903 3 ปีที่แล้ว +1

      Ahmed madobe wuxu jubaland kadhigay Sidii hogamiyaal koxeed yadii sxbdiis katalinayen muqdisho 1991 Ila 2006 midna mid kale wax u ogaleen xukun jaceyl dartiis. Wakhtigii ba lagaray shacabku diidi lahayen sidii kuwii ka horeyey sxbdiis.

  • @badriabdirashiid-uy3ve
    @badriabdirashiid-uy3ve 4 หลายเดือนก่อน

    Wallee waa geeesi wajiga ilaahay Ahmed Mohamed islaam Ahmed madoobe

  • @durdurhajji5561
    @durdurhajji5561 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa siyaasiga keliya si kal iyo laab ah aan udhegeysto khudbadihiisa aana uarko nin mudan xogaaamiye dhab ah oo karunsheega siyaasada

    • @y.a1903
      @y.a1903 3 ปีที่แล้ว +1

      Ahmed madobe wuxu jubaland kadhigay Sidii hogamiyaal koxeed yadii sxbdiis katalinayen muqdisho 1991 Ila 2006 midna mid kale wax u ogaleen xukun jaceyl dartiis. Wakhtigii ba lagaray shacabku diidi lahayen sidii kuwii ka horeyey sxbdiis.

  • @y.a1903
    @y.a1903 3 ปีที่แล้ว +1

    Ahmed madobe wuxu jubaland kadhigay Sidii hogamiyaal koxeed yadii sxbdiis katalinayen muqdisho 1991 Ila 2006 midna mid kale wax u ogaleen xukun jaceyl dartiis. Wakhtigii ba lagaray shacabku diidi lahayen sidii kuwii ka horeyey sxbdiis.

  • @salebanmohamedmahmoud2483
    @salebanmohamedmahmoud2483 3 ปีที่แล้ว

    masha allaah waxaan aamin sanahay in ladajiyo fila somalia barakacayaasha, dawlada danbe hadegto meelkale si ay ufakeraan bada xeebteeda ha ahaato waayo fila somaaliya waxaa sameeyey oo dhisay gumaysigii talyaaniga waxaakaga danbeeyay digtatoor dabadeedna gurigaas waa vila somaaliya waa guriga shaydaan waa guriga laga baabiyay soomaalia sida gobolada qaar kiigalaa waxuu noqdaa diktatoor dad cun, daba dhilif ah

  • @rock_diamond9475
    @rock_diamond9475 3 ปีที่แล้ว +1

    Ahmed islaan si wanagsan ayu u hadlay somalida wax ma dhageestan wixi laga hadlayay wax aan ahayn ayey ka hadlayan
    Ahmed wa tuug farmaajo aya wanagsan ayeey la so boodayan
    Ahmed islaam dooda u ka hadlay sax miya mise ma aha ma laga gardaran yahay mise wu gardaran yahay adiga oo tageerada farmaajo ay ku indha tirin
    Hadad ahmed islaam bilaash isaga mucarado oo wa tuug la so booodo
    Dee adigana waxa lagugu jawabaya farmaajo aya tuug ah
    Marka mindi mindi ku taag ayeey noqonaysa sheekada dowladnimo aya ina wada deeqda somalia qoys qoys ka xoog badan ma leh
    Gacanta la goyn karayn wa la dhunkada
    Ahmed islaam ninki ka dheer ha ka boodo wakas ee

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 3 ปีที่แล้ว +1

    Farmajo hadeynu somali nahey wa inana waydiinaa lacagtii addunak somaili siiyey xagu ugeyey haduu qf walaba ku ibsanyoo 20 millions ilama xaraam Farmajo akhira cadaab baa ku sugaysaa why lacagtii somali l siiyey ama madaxda carbara kugu siisyey magaca madaxweyen somali ood si qalad ah u istaacmisehy jalle cadaab ku ku bushaareyso claamdii cadabta oo dhan ba akugu sugan hadaad cawa dhimato

  • @rock_diamond9475
    @rock_diamond9475 3 ปีที่แล้ว

    Somalia dowlad la aan aya halka dhigtay hadi dhibatadi laga so baxay dib logu celiyo qoys qoys ka adag ma jiro ahmed awood laguma muqunin karo waxan sharci ahayn ahmed lolama iman karo
    Cidi waxan sharci ahayn wadata wakas ahmed madoobe cidi ka dheer ha ka boodo

  • @adenabdi5696
    @adenabdi5696 3 ปีที่แล้ว

    Si dacad ah wax ma u sheegte Ahmed dacad .

  • @AL_shahada
    @AL_shahada 3 ปีที่แล้ว

    Waxan kabartay jalaheyga siyaad bare mudnaan magacaga weyan waankugu dhaarta jale dhar jaale ceel jaale linta jale moos jale hurudka cadceda subax qorax dhaca ololka ukunta ubax libax shinida malabka cagar doga xametida kamid ah wayadi danbe dadbadan oo kunola riyad baa lagasaray berkoda aba jido

  • @zakariyemahamed2394
    @zakariyemahamed2394 3 ปีที่แล้ว

    Hadii ay dhacdo in ciidamada mamul goboleedyada loo aqoonsado ciidamada amniga qaranka wxaa qasab ah in uu dhaco isbadal oo ciidanka jubaland ay kahawlgalaan koofur galbeed kuwa koonfurgalbeedna ay kahawlgalaan jubaland oo isdaba marin lagusameeyo

  • @abdijama4361
    @abdijama4361 3 ปีที่แล้ว

    10 wajly

  • @barlina6404
    @barlina6404 3 ปีที่แล้ว

    tuug haduu jiro beenaale ah waa kan

  • @jiijodaqere8881
    @jiijodaqere8881 3 ปีที่แล้ว

    اللهم احفظ بلادنا وبلاد المسلمين ورئيس الصومال محمد عبدالله ودولتنا الصومال

  • @abdijama4361
    @abdijama4361 3 ปีที่แล้ว

    Beenlow tuug kuukuu raac

  • @jiijodaqere8881
    @jiijodaqere8881 3 ปีที่แล้ว

    Ilahhey ha ka qabto umada soomaliyeed

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 3 ปีที่แล้ว

      Wuxu ka hadlay fahan ilahay isaga kaga dhow maskin yahay candhada dhulka ku hayso

  • @Akhi-Mo
    @Akhi-Mo 3 ปีที่แล้ว +1

    axmad kuukuuyo-raac duli khaain-wadani , walahi in aana joogeeyen kismayo
    TPLF kismayo waa loo soo socda

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 3 ปีที่แล้ว +2

      Kismaayo ma hooyada ba leh dhiladi ku dhashay wase tpl ada cagaha ka dhunkan jiray
      Meshan wa somalia cid cid ka xoog badan ma jirto
      Hadu tuug yahay ama khain farmajo kismaayo inta u tago ahmed ha so xiro
      Somali dowladnima deeqda farmaajo wanagsan ahmed ba tuug ah waxba tari mayso wana sheeko caruur
      Gacanta adan goyn karayn wa la dhunkada ahmed ninki ka dheer ha ka boodo wakas ee

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 3 ปีที่แล้ว

      maxaad u cayeysaa madaxweynha aniga oo isaaq ogal miyaad bukataa hadkiisa qiiyaaas in farmajo damcey inuu iibsado uu siiyo 20 millions waa lacagto addunak siiyey shacbaka somali ee dalwada farmajo laagu dhiibey

    • @Akhi-Mo
      @Akhi-Mo 3 ปีที่แล้ว

      @@rock_diamond9475 ogaadeen oo dhan waa wacal nus xabashi nus somali , wax xaq ah soomaliya ku ma laha

    • @Akhi-Mo
      @Akhi-Mo 3 ปีที่แล้ว

      @@rock_diamond9475 tii ku dhashay was khaniis

    • @alimusse8808
      @alimusse8808 3 ปีที่แล้ว

      xayawaan uskag qashin ah masuulka cayda kada Duliyahaw qabyaaladu buxisay 🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮

  • @jiijodaqere8881
    @jiijodaqere8881 3 ปีที่แล้ว

    Beenta jooji ilahhey ka qabto umada soomaliyeed

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 3 ปีที่แล้ว

      Dhilo xun oo af qadhmuun oo qabyalad dhuunta jogto meel uu been ku sheegay ma ada jogay

    • @dalmara17
      @dalmara17 3 ปีที่แล้ว

      Qabiil adiguu ku wada. Kolay madoobe isku reer ayaad tihiin. Hadii kale ninkan daba dhilif u ah cadowgeena Kenya maad taagaarteen

    • @mmsmms589
      @mmsmms589 3 ปีที่แล้ว

      @@dalmara17 kalim car sheg ama ficil uu kudifacay kinya . adaa ah wasakh naceb hayo .