KIIN JAAMAC HEESTII HALKEEN KA HELAA 2019 FULL HD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 157

  • @nasrocabdirubac5697
    @nasrocabdirubac5697 5 ปีที่แล้ว +27

    Arooskaygii imaaday qof qalbi fiican waaye keep going sister 😘

  • @abaayosusu6125
    @abaayosusu6125 5 ปีที่แล้ว +28

    Mashallah cod iyo qurux ilaheey ku siiye kiin jamac 😘😘

  • @muusealphaofficial3216
    @muusealphaofficial3216 5 ปีที่แล้ว +41

    Kiin Jaamac Waa gabadh kaliya ee fanka codkeeda ku joogta 👏🤙

    • @maryamam8839
      @maryamam8839 5 ปีที่แล้ว +1

      Muuse Alpha Official iyo kjirkeeda soo maadan arag raga siduu u malafsanayan markey arkan 😂

  • @kowsarumuabdikafi2141
    @kowsarumuabdikafi2141 5 ปีที่แล้ว +2

    Waaaw kiiney wad ka baxsatay wllo la iskama heesee cod waa kaas 👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌

  • @ahmedilyaas1978
    @ahmedilyaas1978 4 ปีที่แล้ว +6

    Markan maqlo kiin jaamac wxan xasuustaa magool alle ha u naxariistee inta ila aragty like 👍igu caawi

  • @libanabdihassan3475
    @libanabdihassan3475 5 ปีที่แล้ว +11

    Kiinteyna cashaqa 🔥🔥🔥🔥🔥🔥 she is queen of queen 👸 💁‍♂️🇸🇴🙌

  • @SheekoYarOfficial
    @SheekoYarOfficial 5 ปีที่แล้ว +8

    Waa hees shidan🔥👏

  • @deeqajamac8133
    @deeqajamac8133 3 ปีที่แล้ว +1

    Wee wee waa jidhkii darawish

  • @ghostveiwer4649
    @ghostveiwer4649 3 ปีที่แล้ว +2

    Sadex sano kaso waregtay still nobody can beat her voice even shadiyo herself can't😜✌
    Boqoradda codka😘

  • @mafahmitaaj1499
    @mafahmitaaj1499 10 หลายเดือนก่อน

    Another one ❤❤❤❤❤😂😂😂😂

  • @queenanaya275
    @queenanaya275 5 ปีที่แล้ว +22

    Qalanjo dhulbahante 💯💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴👏👏

  • @abdirahmanmohamed1621
    @abdirahmanmohamed1621 5 ปีที่แล้ว +10

    Dhal darwiish👌👌👌👌👌

  • @shugrimohamed1287
    @shugrimohamed1287 5 ปีที่แล้ว +10

    Kiiintayda Cashaaqa my favorite singer

  • @mukhtarbashk9556
    @mukhtarbashk9556 5 ปีที่แล้ว +18

    Ilaahay qurux iyo
    Cod buu isugu daray
    Kiin ilove you

  • @zamzamhassan2594
    @zamzamhassan2594 5 ปีที่แล้ว +11

    Wooow laskama ciyee codwakaas kuraaxaso woooo

  • @fartuunxaaji7643
    @fartuunxaaji7643 3 ปีที่แล้ว +3

    Allaha Ku abuurtay ka cabso astur jirkaaga

  • @Ilkacazze
    @Ilkacazze 5 ปีที่แล้ว +47

    Kiin jamac nagta kaliya fanka ronaldo ka ah

  • @saamiyamohamed4278
    @saamiyamohamed4278 5 ปีที่แล้ว +55

    Wlhy hadaan laysxaqireen qoftaan fanka codkeda ku jogtaa cod hadaa hayso maslaxa adaaleh qoftaan codkeda kutageraa wlahy ilahy how barakeyo

    • @malyunomar7876
      @malyunomar7876 5 ปีที่แล้ว +1

      Saamiya Mohamed ilahe uma barakeyo qof diinta ncy urdaha ilahe hakaso xero amin

    • @saamiyamohamed4278
      @saamiyamohamed4278 5 ปีที่แล้ว +2

      Malyun Omar qofka isagaa ilahy og wuxuu lahortagayo inaa habarto yaaa kubaneyay habrkaga adiga kugu noqoyo

    • @alibinali2141
      @alibinali2141 5 ปีที่แล้ว

      Saamiya Mohamed
      Adi haku dafo habaarka
      Mawaxaa ku taageeree inee fanaanimo kudhimato iyo cadaab aakhiro

    • @malyunomar7876
      @malyunomar7876 5 ปีที่แล้ว

      Ali mohamed waa runta qof taan waln wax usheg

    • @joonbk7083
      @joonbk7083 5 ปีที่แล้ว

      Bro samadaa kujirtaa.

  • @siciidawaare9770
    @siciidawaare9770 5 ปีที่แล้ว +4

    kiin jamac haplaHa CodkeY dheertaY iYo Quruxda💚💚✌

  • @isra5521
    @isra5521 5 ปีที่แล้ว +1

    Gabar aan jeclahay ujeda zam zam🤩🤩😘😘😘😘

  • @cirrotradesofficial5665
    @cirrotradesofficial5665 4 ปีที่แล้ว +1

    fa iza amir hesahaad sogaliso waa kugu wataaaaa

  • @somalipure8835
    @somalipure8835 3 ปีที่แล้ว

    Halkeen kahelaa
    Ala Tiktok baan Hogeedii galayee

  • @annequeen1407
    @annequeen1407 5 ปีที่แล้ว +4

    WoW Kiin jaamac Qurux 👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zuwaapolodiomand2882
    @zuwaapolodiomand2882 5 ปีที่แล้ว +3

    M.a waa qof fanka codkeda ku jogto😍😍😍😍

  • @nabiilsalah7364
    @nabiilsalah7364 5 ปีที่แล้ว +1

    Kiineey waxba lagaama qaban karo fanka codkaaga iyo quruxdaada kujoogto dhal darwish

  • @sharmaarke-Nabane
    @sharmaarke-Nabane 2 ปีที่แล้ว

    Heestan waxaa iska leh Raaxo Cadar 2002dii ayayna qaaday

  • @heypecade397
    @heypecade397 5 ปีที่แล้ว +7

    waw qoftan cot keda at ba oga hele viva

  • @cabdalecawil6275
    @cabdalecawil6275 3 ปีที่แล้ว

    Gabadhii qaaday heestan qofkii soo dhegaysta kiin jaamacna dhegaysta wuxuu ogaanayaa inah kiin jaamac ku cayaartay heesta

  • @abdihakimhersi2912
    @abdihakimhersi2912 3 ปีที่แล้ว +1

    King Jamaa, The Queen 👸 ♥ 🙌

  • @ahmedmohammud8913
    @ahmedmohammud8913 5 ปีที่แล้ว +1

    dhax yaar raaxo kumacan waye kin jamac foraarsi kumacana kin jamac

  • @husseinmohamudali194
    @husseinmohamudali194 4 ปีที่แล้ว +1

    hhhhh hesta haku ciyarin kumaso baxaysidee
    NAJMA ISSE uqiray hestaaas

  • @__karaama____poi__8245
    @__karaama____poi__8245 4 ปีที่แล้ว +1

    The only one in the fanka kiin jaamc iz jn the building

  • @hasanhadle8421
    @hasanhadle8421 5 ปีที่แล้ว +3

    Woow nice song

  • @libannassirkoodbuur6909
    @libannassirkoodbuur6909 5 ปีที่แล้ว +2

    Ax yaa heez wlhi waan jeclhy inan tan kiin jaamac

  • @ishwaaqali8305
    @ishwaaqali8305 4 ปีที่แล้ว +4

    Kiin jaamac ❣️❣️❣️❣️🇸🇴

  • @joonbk7083
    @joonbk7083 5 ปีที่แล้ว

    Naagaha dulbantaha aniga igawaresta wlh waa naago kacsi miiran.

  • @susu-gf9cs
    @susu-gf9cs 5 ปีที่แล้ว +10

    zam zam fishon meel ay ka muuqto arg adi kaalay iska arg 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣👑

    • @temitina2804
      @temitina2804 5 ปีที่แล้ว

      sumtaaa Vologs maba shidna zamzam sida instagram wa fake

  • @kyniyod620
    @kyniyod620 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah boqooradi qurux Kiin Jaamac.

  • @faithaden7008
    @faithaden7008 5 ปีที่แล้ว +2

    Yaya qano xarfah heestan. So quora had taqano. Mahadsanid

  • @CanabCabdule-z8h
    @CanabCabdule-z8h 29 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤

  • @omarismail1123
    @omarismail1123 5 ปีที่แล้ว +1

    Heesihi kale ma dhamaaden kuwi hore wax dhaamo la waa

  • @fiin8177
    @fiin8177 ปีที่แล้ว

    oh my music

  • @zulthanapdalleapdifatah2856
    @zulthanapdalleapdifatah2856 ปีที่แล้ว +1

    Kiin Jama fanaanada qarniga ❤

  • @rooblecade8845
    @rooblecade8845 5 ปีที่แล้ว +2

    Gabdheey styleka kiin jaamac hadaadan laheen wax nolol lala qaato matihide fadlan ayadoo kale noqdabal iyada helimaynee waa fanande bal kuwiina dalka joogoow dhegaha wax ka maqla wllyl

    • @miskiabdimohamad7592
      @miskiabdimohamad7592 5 ปีที่แล้ว +1

      Gabobe abdi Gabobe hablaha ha halayn sharaftu waa xijabka iyo kitabka quranka asturantuna waa qurux

  • @qanaqana6403
    @qanaqana6403 5 ปีที่แล้ว

    super model

  • @KalelaChannel
    @KalelaChannel 5 ปีที่แล้ว +22

    Isn't this just another version of that Nagma song?

  • @ahmednirgadidiye5947
    @ahmednirgadidiye5947 5 ปีที่แล้ว +5

    Kiin jamac in the house

  • @adiljakatooreahmed3396
    @adiljakatooreahmed3396 4 ปีที่แล้ว +5

    1:30 kiin taangi ayaa dardarey 🤣🤣🤣

  • @najmaahmed8763
    @najmaahmed8763 5 ปีที่แล้ว +2

    kiin jamac fanaanada sanadahan

  • @abdiazizabdille2711
    @abdiazizabdille2711 5 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay kumatuso

  • @yonis-kin7966
    @yonis-kin7966 ปีที่แล้ว

    "HEESTII HALKEEN KA HELAA"
    SANAAG
    huno
    Where u always
    Found it.
    😉

  • @intaadanfalinkafiirso4545
    @intaadanfalinkafiirso4545 5 ปีที่แล้ว +1

    Kiim jamac fananada ugu asan

  • @saadaambaasaay8361
    @saadaambaasaay8361 2 ปีที่แล้ว

    King Jamac was kuwata

  • @filishono451
    @filishono451 4 ปีที่แล้ว

    Nacaztaas kiin jamacjiidhy mxay ahayd

  • @bashirosman2071
    @bashirosman2071 5 ปีที่แล้ว +4

    Nice kin jamac

  • @ibraahimdonza8716
    @ibraahimdonza8716 5 ปีที่แล้ว

    faiza amiir.salaan gobeed xbbti

  • @asaldhaladfaraxsan2993
    @asaldhaladfaraxsan2993 5 ปีที่แล้ว +2

    Kin qurux 😍👌

  • @teamiskufilan5896
    @teamiskufilan5896 3 ปีที่แล้ว

    Kiin jaamac m.a m.a jiroo joog❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣💛💛💛💛💛💛💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝🖤🖤🖤🖤🧡🖤🧡🖤🧡🧡🖤🖤🖤🧡🖤🧡🧡🖤🧡🖤🧡🖤🧡🖤🧡🖤🧡🖤🧡🖤🧡🖤🖤🧡🧡🖤🧡🖤🖤🧡🖤🧡🖤🧡🖤🧡🖤🧡🖤🧡🧡🖤🧡💜💜💜💜💛💜💛💛💜💜❣❣💜❣💜❣💜💜❣💜❣❣

  • @CaydaruusMustafe-mt7gd
    @CaydaruusMustafe-mt7gd ปีที่แล้ว

    Caydaruus Mustafe

  • @MohamedAbdi-zj2si
    @MohamedAbdi-zj2si 5 ปีที่แล้ว

    wow war wa naag cajib ah dolaha iyo xabadka caadi mhn warya haya telkeda

  • @ubaxmaxameddiiriye1200
    @ubaxmaxameddiiriye1200 5 ปีที่แล้ว +1

    Waxaanaa fanaanadkaa ah

  • @munitaabdi2980
    @munitaabdi2980 5 ปีที่แล้ว +3

    Heestan originalkeeda yaa iisheego qofkii lahaa asxabey

    • @abdirahmanmuutu5656
      @abdirahmanmuutu5656 5 ปีที่แล้ว

      King Khalid baa qaday

    • @abdirsaq7299
      @abdirsaq7299 5 ปีที่แล้ว

      muniTa
      heestaan originaal waxaa leh siidi ali winki
      inkastoo heestan luuqado badan loo badalay laxanka originaal waa hes canfari djibouti.

    • @munitaabdi2980
      @munitaabdi2980 5 ปีที่แล้ว

      abdirasaq omar tnkx bro

    • @munitaabdi2980
      @munitaabdi2980 5 ปีที่แล้ว

      Abdirahman Muutu shukran wllo

  • @idirizxassan7258
    @idirizxassan7258 5 ปีที่แล้ว +7

    Kiin tayda ku jecliyaa aar iso qabta qoftan s land iikeena

  • @joonbk7083
    @joonbk7083 5 ปีที่แล้ว

    Kiin aniga utumaayo ismariska hakasoo tagto north america ha timaado.

  • @abdijaparhassen999
    @abdijaparhassen999 5 ปีที่แล้ว

    woooow caajib macan

  • @abderasmiraaso8335
    @abderasmiraaso8335 5 ปีที่แล้ว

    Waxas cod ka aaah soo touchable runti

  • @user-vf7sj8gi9x
    @user-vf7sj8gi9x 5 ปีที่แล้ว

    Yur dheh weey kufstay heestan

  • @ahlamcadey7695
    @ahlamcadey7695 5 ปีที่แล้ว +1

    Kiin jamac 😍😍😍😍😍😍😍

  • @abdulrahmanfaysal8690
    @abdulrahmanfaysal8690 4 ปีที่แล้ว

    Waxa igu daran kuwa odhanaya gabadhey hadadan lahyd stylka kin Jamac majirtid marka mawaxad rabtan inay dharka isku soodhajiyan wara nio hablaha naga walina naa waabene haysa sooqawin

    • @HoyaZak
      @HoyaZak 4 ปีที่แล้ว

      Abdulrahman ina Faysal maba isqawin karaan kiish calool ya dawan karo

  • @abdiazizahmed1564
    @abdiazizahmed1564 5 ปีที่แล้ว

    Kin jamac fanka jidhkeda io codkeda ay ku jgta

  • @XaawaCabdi-p2d
    @XaawaCabdi-p2d 8 หลายเดือนก่อน

    Marka hore is astur

  • @omarsharlot6312
    @omarsharlot6312 5 ปีที่แล้ว +3

    Inaba caadi mahan

  • @mohammedcrazyaaminyaaallah9658
    @mohammedcrazyaaminyaaallah9658 5 ปีที่แล้ว +1

    انت كهلي معانتو بس إنتي شوفي التعليقات ي معانتو .!

  • @joonbk7083
    @joonbk7083 5 ปีที่แล้ว

    Gabadaan jeclaa oo Sweden jogta yaa iigeyo.

    • @Bountylicious
      @Bountylicious 4 ปีที่แล้ว

      haha this is London UK Walal

    • @joonbk7083
      @joonbk7083 4 ปีที่แล้ว

      @@Bountylicious it's sam shit.

  • @ahmedmohammud8913
    @ahmedmohammud8913 5 ปีที่แล้ว +2

    kin jamac naas quruxbadana kuguyalo dhuqmo kumacan iyo dhax yar forarsi kumacan

  • @cabdullaahiyaasiin2507
    @cabdullaahiyaasiin2507 5 ปีที่แล้ว +1

    Heestaan kuma aysan soo bixin Kiin .

  • @somalilandnationalslna-pri8628
    @somalilandnationalslna-pri8628 5 ปีที่แล้ว

    Faiza hore usoco

  • @halimomataan798
    @halimomataan798 3 ปีที่แล้ว

    🥰💖🙏🙏💖💖🙌🙌🌹🌹

  • @daudbaba2220
    @daudbaba2220 5 ปีที่แล้ว

    Hesha rago qadin inta canada laso qawsado inla qado mow adun mara wax Kali wala arkaa

  • @bahjobaashi2865
    @bahjobaashi2865 5 ปีที่แล้ว

    hir caashaq ban hogiisa galayoo💟

  • @cabdirashiidbayle7484
    @cabdirashiidbayle7484 3 ปีที่แล้ว

    Wllsheed ayya uuwacneyd

  • @hafsailkacas6754
    @hafsailkacas6754 5 ปีที่แล้ว

    Naagta qadaadka ween dadka jiireyso waamaxay

    • @shukribashir5924
      @shukribashir5924 5 ปีที่แล้ว +1

      Wan layabay may walantahay sota kala tuurtay ddki

  • @hibakay7255
    @hibakay7255 5 ปีที่แล้ว +1

    Heestan waxa leh raaxo cader

  • @amalmarly2694
    @amalmarly2694 5 ปีที่แล้ว

    ayy

  • @mohamedomar6831
    @mohamedomar6831 5 ปีที่แล้ว +9

    حسبنا اللة ونعم الوكيل 🤲

  • @alfanaansuperdayaxdalnursh811
    @alfanaansuperdayaxdalnursh811 5 ปีที่แล้ว +4

    war nagta folxmu badna uff yahuu. digriyow sanaa u danbese dofarka 😜

    • @guuleedcqani8309
      @guuleedcqani8309 5 ปีที่แล้ว +3

      aduuu maad is aragtid Aar Gabadha nooga Hadh😤😤😡

    • @alfanaansuperdayaxdalnursh811
      @alfanaansuperdayaxdalnursh811 5 ปีที่แล้ว

      kkkkkk nagtan maxa u tahay afa yeen

    • @guuleedcqani8309
      @guuleedcqani8309 5 ปีที่แล้ว +1

      waxan u Ahy Anaa oge Afkaaga Labo Libin Maad saari Hno😠

    • @alfanaansuperdayaxdalnursh811
      @alfanaansuperdayaxdalnursh811 5 ปีที่แล้ว

      weey fol xun ta hay uff weey uree 😃

    • @guuleedcqani8309
      @guuleedcqani8309 5 ปีที่แล้ว +2

      nacalaa iyo qadaad wayntaad kuso jedid ku yaal wad ku qaraaraysa markad qurux deeda gaadhi waydayde No mashquul Hno🖕🖕🖕💪👏

  • @sowturahma2693
    @sowturahma2693 5 ปีที่แล้ว

    Fuaad fuucey kudartay hhhhhh

  • @princefahanka7359
    @princefahanka7359 5 ปีที่แล้ว

    Faisa diyaar Waaye following my email before

  • @joonbk7083
    @joonbk7083 5 ปีที่แล้ว

    Wlh cawa kastumada kiin ayaa isoo urtay.

  • @superlula2674
    @superlula2674 5 ปีที่แล้ว

    war ilaah amarkiis ileensaynab xasan fanana ayaad aheed naago badan oo north london dagan ayaa ganbanaa

  • @shuceybmatoor
    @shuceybmatoor 5 ปีที่แล้ว

    Waww

  • @hodanshirechannel3418
    @hodanshirechannel3418 5 ปีที่แล้ว +1

    Edeb bay dheertahay naagaha heesa, waa kaa FuAad ka cabsaday inuu faraha la galo sida kuwa kale

  • @babydol9786
    @babydol9786 5 ปีที่แล้ว

    Qalanjoo

  • @mohamedabdullah2342
    @mohamedabdullah2342 5 ปีที่แล้ว

    C

  • @fa7937
    @fa7937 5 ปีที่แล้ว +1

    Undisputed. Qurux + Cod. Dhulooz Girl

  • @abdiwelisiciidguray4835
    @abdiwelisiciidguray4835 5 ปีที่แล้ว

    Hees
    Aanku
    Hysto

  • @soundsbantu8307
    @soundsbantu8307 7 หลายเดือนก่อน

    🤎 Kiin

  • @nuurkayuudaa393
    @nuurkayuudaa393 5 ปีที่แล้ว

    Laxanka heestaan heestii hore yaa sheegi kara

  • @ayaandheeman5312
    @ayaandheeman5312 5 ปีที่แล้ว

    Dhilo walba mrky is qawiso oo nazaha balaqdo wlhi aduunka ma wxay modeen inay sidaa waligood u hesayaan wlhi qabri madow kaligaa lugu ridi malinbaa xasuusan doonta aad wxba naftdad aad wxba ka qabn kri wysid

    • @aishaahmed9370
      @aishaahmed9370 5 ปีที่แล้ว +2

      Oo adigu imika adigaaba dad dhilo ku sheegaye waa maxay qabriga madow aad xasuusantaahay inaantan Kiin jamac qofna maay cayin dambigeedana alle ayaa kala xisaab tami lkn waxaa ugu daran qof alle dadka xasuusinaya isagiina aray waliba xaaram ah oo lagu cadaab mudanto dad ku sheegayo subxanlah

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 4 ปีที่แล้ว

    Sheeka kalu wada kana🤣🤣