m B walaal ilaahay kabaq oo iska daa Dan igu Sayid xuseen ibnu cali ma wadaadku waa dabeecad qalafsanyahay cay ma aha waxaa cay ah marka aad tiraahdid waa xunyahay iyo wixii la mid ah Akhii ilaahay kabaq aflagaadada iska daa mase waxaad tahay kooxda taqiya ee reer iiraaan ilaahow noo nazariiso oo ma hanuuni
Malaha qalafkaynan isku si u aqoon. Lahajada kala duwaneeukaadi nacayb hadu kugu jiro. Midkle, Reer Ali iyo Mucaawiya inuna khilaaf udhaxayn bn ka dhagaysanaa adiga? Qiirada banaanka loga so taga o wxba la bartaa
شيخ حسان حسين ءادم أبوسلمان حفظه الله ورعاه
allahu akbar allahu akbar allahu akbar yaa allaha Ilaahoow imaankaas nasii yaarabi adigaa leh awooda oo dhan yaarabi
هذا من زمان الرجال
Manshlah sheikh inolwo
Salaful-saallix bal kawaran gobonimadooda😊
Mashaa allah
Masha ALLaah ❤
Saxaabadu iyagoo carabtii hore oo gobonimada lagu yaqaanay ahaa bay ku darsadeen Islaannimo
markaasay kusoo bexden dad yaab badan oo Wanaag badan
البت
Masha Allah Allahu Akbar
Mohamed Abdullahi Sukri
Runtii Aniga waan ooyey markaan dhameystey
Xusen bin cali bin abidalib baa khalafsanaa mucaawiya bin abusufyan baa ficnaa kaama yeelin
Ninkan isagaaba khalafsan oo wallaahi ah...
جزاك الله خيرا
ماشاءالله
Ilahayoo lmanka nasii yarabi yarabi
NINKAS LANDHEERESANAA
Dad nool baad ka sheekeesay shiiqow oo bini aadama
War sheeko xariir, quraafaadkii carbta ayuu run nooga dhigay.
Asc
Mash allh Allah Akbar Allah Akbar Allah Akbar Allah Akbar Allah Akbar Allah
Tahlil Ibrahim
maxamed xusen cumar qalile
Xusayn qofkaan jecleen jano waa kaxaaraam
Aleh Ka cabso xusen jano ma haye
Sheekh umal macalinka diinta waxkaqaato dadkan kutaageerayaa waa haamaan ookale
War maxay videoga u kala jaraan asago hadalka socdo.
Calal caqal noo sheega halka aan ka heli karno muxaadarada oo kaamil ah
Ma Xussayn binu cali ba Qalafsan ? Mucaawiysna waa barakaysan yahay? kuwaani Waa nawaasibtii Ahlu baytka Caaayi jiray wlhi Wahaabiya Waa shayaadiiin
qofku dabeecadda uu yeelanayo ilaahay ayaa Ku abuura. imisa qof oo hadalkoodu adagyahay ayaa qalbi wngsan.
m B walaal ilaahay kabaq oo iska daa Dan igu Sayid xuseen ibnu cali ma wadaadku waa dabeecad qalafsanyahay cay ma aha waxaa cay ah marka aad tiraahdid waa xunyahay iyo wixii la mid ah Akhii ilaahay kabaq aflagaadada iska daa mase waxaad tahay kooxda taqiya ee reer iiraaan ilaahow noo nazariiso oo ma hanuuni
Ma Waxaan Ka dhagaysana Sayiduna Xussayn waa Qof Qalifsan? Wlhi May
Malaha qalafkaynan isku si u aqoon. Lahajada kala duwaneeukaadi nacayb hadu kugu jiro.
Midkle, Reer Ali iyo Mucaawiya inuna khilaaf udhaxayn bn ka dhagaysanaa adiga?
Qiirada banaanka loga so taga o wxba la bartaa
Soo dhageyso qitatu tawiil
In xuseen bin cali rc in uu kuqaldamy goaankii uuku aaday. Ciraaq oo saxaaba badan ey udiideen
dadka comanntiga qoraa badankood waa jaahiliin
Adaaa jaahil ah waxaas aad sheegeeyso sh uma aqaano
Bidci inaat tahay daah igama saarna ee illaaheey hakaaqabto islaamka
Cfffeipk rt69 ali
Adaaa bidci ah aqlaaq yeelo caalimka afkaga kala bax
Sheeko xariirtii carabta ayuu run nooga dhigayaa. War ninka indha adeeg badanaa.
Mala hubaa inaad Islam tahay??
@@MohamedAli-dx2fp aan ku saxo. Mala hubaa inaad Muslim tahay dheh. Islam waa diinta, muslim na waa qofka aaminsan diinta islaamka.
@@MohamedAli-dx2fp hhhh diracii carabtana waad wadaa. Ma waxaan tahay qolyaha aaninsan diraca carabta waa astaanta muslimiinta.
Haddaa ma waxaad rabtay inuu kaaga sheekeeyyo kuwa gaalada? Adiga yaa kaa indho adag.
@@bishaarhassanmoallin428 hhh gaal iyo muslim ma taagno meesha. Ee waxa uu sheegaayo waa gacan kurimis la isku aadiyey ee maaha wax jira