Beautifull waan qiirooday waan ilmeeyay waan mid ahayd ayay ka turjumaysay laakiin imika waa lawada istaagay qiiro shan daqiiqo ah dibada marka loo qoloba qolay jafaysaa Allah ha idin soo wada hanuuniyo oo mid ha idinka dhigo soomaalaay bogiina allah burcad ha isku kiin mariyo intiina xun allah ha kala jeediyo intiina wanaagsana allah ha isku soo jeediyo allaahu ma amiin somali one and one love forever ❤❤❤❤
Cabdi baadil nin yarbaad u ektahy hadana waxad ka shekeyneysaa 70 ago .hada fananinta inta badan wa dhinteen .inta harteyna waa duqooben .Time is running.
@@samirr546 Waxaa isagaa khaldan Af Soomaaliga iyo afafka kale ee isgaro qofkaa tahay adiga intaadan caayin dadka faasiqiinta ku jaaifaysay ama waalidiinta Cabdibaadil ee "Shaydaanka" ku tilmaantay CEEB CALAYK.
Marka wadanka calanka dadka loo heesayo waan shakiyaa Dadka cir dhul iyo dadba ilaashaday ee hore u maray ma ba u heesaan calan iyo dhul ee waxay ku mashquuleen sidii ay u qurxin lahaayeen dalkooda cadow goodana ula tartami lahaayeen!!!!!henstand calanka waxan nacay oo aan ogaaday in ay beentajay markii aan maqlay askar somali u soo dagaalantay 1977 meesha garabcas layidhaahdo oo jigjiga u dhow in inta loo shiday (Calankayga ruurow hadii aanan soo noqon Allahow ku nabad geli la laayey!!!) Somalida saqajaanka ahi dadkii sharfanaa bay dhamaysay kadib dalkii baa hiil waayey!!!!!
Cabdibaadil Waa halyay qaran Soomaaliyeed oo wadani dhab ah alaah yacisak, Guuleyso.
Beautifull waan qiirooday waan ilmeeyay waan mid ahayd ayay ka turjumaysay laakiin imika waa lawada istaagay qiiro shan daqiiqo ah dibada marka loo qoloba qolay jafaysaa Allah ha idin soo wada hanuuniyo oo mid ha idinka dhigo soomaalaay bogiina allah burcad ha isku kiin mariyo intiina xun allah ha kala jeediyo intiina wanaagsana allah ha isku soo jeediyo allaahu ma amiin somali one and one love forever ❤❤❤❤
Heestan calankan waxay xanbaarsan tahay fariin weyn❤
Viva somalia ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
Somaliyay toosa ❤❤❤
Waa Asal Alfanaan Qaali
Gabadh hesta waxa ugu horaysay qadija bolwo wu halmamay
Cabdi baadil nin yarbaad u ektahy hadana waxad ka shekeyneysaa 70 ago .hada fananinta inta badan wa dhinteen .inta harteyna waa duqooben .Time is running.
Ayaan tafshaan odeygeedi
Doqon nagaha ka sheekeya
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Uf waxas ma hesbaa .somalitoosa miyey hurdeen dadnimo maleh xasid iyo qabiilbaa calosha uga buuxo waligoodna matoosayaan.
Maxaa idin dhexmarey xusein roble wa nindegan oo maskin ah ooma rer ingrisbaa .
😢 MURUQIINAA MAALOO DHULKA MIRO KUU BEERO
Haye faiza amir iso qabo ana war fcn ku haayo oo adiga ku anfacayo
Subxaan Allaah
Magaca xun ha iska bedelo!!!
Wuu kaa magac fiican yahay. Hala ixtiraamo astaamaha iyo ashkhaasta fanka Soomaaliyeed
@@dalsoore bi'sa ismulfusuuq buu Allah yidhi!!!!
Magac faasiq baa baas lahaaday (cabdi baadil)
Adoonkii xaq darada iyo baadilka ma shaydaan baa u bixiyey magaca!!!!!!
Fannaan waxa la dhahaa cida sarsama yaqaanka ah iyo cid luqado badan taqaan!!!
Kuwan qalaada ee naagaha ka dhex qayliya waxa la dhahaa faasiqiin!!!!!
Fanaan =cida farsamada taqaan.
@@samirr546 Waxaa isagaa khaldan Af Soomaaliga iyo afafka kale ee isgaro qofkaa tahay adiga intaadan caayin dadka faasiqiinta ku jaaifaysay ama waalidiinta Cabdibaadil ee "Shaydaanka" ku tilmaantay CEEB CALAYK.
Marka wadanka calanka dadka loo heesayo waan shakiyaa
Dadka cir dhul iyo dadba ilaashaday ee hore u maray ma ba u heesaan calan iyo dhul ee waxay ku mashquuleen sidii ay u qurxin lahaayeen dalkooda cadow goodana ula tartami lahaayeen!!!!!henstand calanka waxan nacay oo aan ogaaday in ay beentajay markii aan maqlay askar somali u soo dagaalantay 1977 meesha garabcas layidhaahdo oo jigjiga u dhow in inta loo shiday
(Calankayga ruurow hadii aanan soo noqon Allahow ku nabad geli la laayey!!!)
Somalida saqajaanka ahi dadkii sharfanaa bay dhamaysay kadib dalkii baa hiil waayey!!!!!
Tarikha fanka somali gorman qabiil kabix somalalay qaran banahay adunkuna naga yeli mayo land🤔🤔🤔
Rooble baahane allah ha ku qabto
Beenaale maba yaqaan fanaaniinta
Waxaa gabdhaha ugu horeeyey delays
Wax buu isku bulqaasay
Guduudo carwiyo guroon jira ee eey
Maxaay isu guursanwaayeeneey
Guduudcarwo ma qof jirey aheyd sheko ciyal ban modaayey .sida dhegdher .
Wadani
Uf waxas ma hesbaa .somalitoosa miyey hurdeen dadnimo maleh xasid iyo qabiilbaa calosha uga buuxo waligoodna matoosayaan.
😂😂😂heesta qiiro jabaanta soomaliyeey tuso kolba kiina so kaceeya dub uu tuura waligiinay ninki ini yimiba qomameya waligisey heestan ninki qaaday hadu joogila manta waxu odhanla ii qariyaay
Way toossi la'yihiin laakiin inta dambe way qaatteen, way is taageeraan.
ROBALE BAHAN😂