"Daaqada la yidhi Muqdisho kala hadla aynu iska xidhno, heshiiska Itoobiyana..." Gudd C/Laahi Dahab

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

ความคิดเห็น • 28

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 หลายเดือนก่อน +2

    ❤masha aallaah somaliland guuul ❤❤❤

  • @djimalehhaybe5851
    @djimalehhaybe5851 หลายเดือนก่อน +2

    gessi qaran abdilahi dahab nolow Masha Allah

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 หลายเดือนก่อน +3

    guul qaranka somaaliland

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 หลายเดือนก่อน +2

    Absolutely 💯 true Abdilahi Dahab 😊

  • @bashehusien3810
    @bashehusien3810 หลายเดือนก่อน +2

    Geesi geesi dhalay, waa nin dareen lexejeclo umadeed leh, inshaallah guulayso.

  • @Hawd74.
    @Hawd74. หลายเดือนก่อน +2

    Geesi qaran

  • @FaisaAbdi-d8u
    @FaisaAbdi-d8u หลายเดือนก่อน +1

    Mansha Allah Guul somaliland ❤❤❤❤❤

  • @SaakinSalebaan
    @SaakinSalebaan หลายเดือนก่อน +2

    Geesi

  • @CaaqilmustafeCaaqilAadan
    @CaaqilmustafeCaaqilAadan หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 หลายเดือนก่อน

    Guul cabdilaahi dahab guulaysda adiga iyo qarankuba ururkaaguna hanoqdo kiisoobaxa insha alah

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 หลายเดือนก่อน +1

    Runsheeg badthy muwaadin ah Badthy gudomiye calahi dahab

  • @bashiiromar6389
    @bashiiromar6389 หลายเดือนก่อน

    Qalbi axmaaro iyo qalfoof somaali ah waxey khiyaamayaan caruurta somaaliyeed

  • @aminaosmanawad8575
    @aminaosmanawad8575 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @rashaail4191
    @rashaail4191 หลายเดือนก่อน +1

    Cabdilaahi dahab guulauso laakiin runta u sheegs fawashta gudaha hadalka ku cadee sida faysal waar huwanta gudaha yaan teelo loo dhigan ilayn way beermeen sida digaaga ayey habeen walbb inoogu dhalaan

  • @MohamedHussein-yz2gp
    @MohamedHussein-yz2gp หลายเดือนก่อน

    Somaliland is a independent and democratic country and and for the failed state of Somalia should first deal with its issues, Somaliland has moved on and we Somalilander built our country from the ground up and recovered from the destruction of our country and people

  • @Diinteenasuuban
    @Diinteenasuuban หลายเดือนก่อน

    Na Soo Booqo walal. Muxaadarooyin qiima badan kala soco youtbkan. Guulayso if iyo aduun walal🙏

  • @FaisaAbdi-d8u
    @FaisaAbdi-d8u หลายเดือนก่อน

    Abilahi Dahab waa in xusbiga loo soo saro iska iyo Abdilahi Darawal qabyalada ha lajoojiyo muse Bixi na waa madax wayne heena isaga ayay nu doora nayna Guul somaliland ❤❤❤

  • @ismaaciilmuuse6263
    @ismaaciilmuuse6263 หลายเดือนก่อน +1

    Reer Somalilanow iska xidha daaqadaha ururrada waddani iyo kaah labaduba waxa ay caddaysteen in aanay doonayn gooni isu taagga Somaliland oo ay ka soo hor jeedaan aqoonsiga.

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h หลายเดือนก่อน

    Maanshaa,Allah,abtiyaashay oo kadhabeeyey damacooda iyo danta guuud ee xukuumadu lakuftay.
    Waa taariikh,guuna oo ahn maxmed xaji Ibrahim iyo craxmaan axmed cali ay aas,aaskeedalahaayern.
    Waddani maanta gsrbuu uyeeshay indalka lalabedbaadiyo oo haybadii iyo sumcadii soomaaliland lasooceliyo.
    Xukumadii somaliland ee lawadalahaa,ayaa maanta dadkeedii kalafogaysatay.
    Caawa,waxa curatay taariikh jirtay oo jiridoonta oo jawinabada kucuratay.
    Maanta dalku wuxu ubaahanyahay isbedel dhaxalgal ah.

  • @cabdirisaaqmaxamud7003
    @cabdirisaaqmaxamud7003 หลายเดือนก่อน

    Abtigay waa halyey usoo baxay ummaddan.

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h หลายเดือนก่อน

    Dhalinyarada wax akhridaa og joornaalada,maraykan kayaasooqor tay ingiriiskuna wuukahadlay muuse muufahmin oo aqoondaro ayaa hayss ee dalku waddani hamideeyo codkuna bedbaado aankadhigano.

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman หลายเดือนก่อน

    Midh.lexjeclo.male.uu.isdhisi.hadlayaa.lexjelo.qaran.haduu.leyahay.mou.heshiisku.diidilahaa.haduu.wadani yahay.

  • @abdiashkir6259
    @abdiashkir6259 หลายเดือนก่อน

    Seebuu kuhelayaa aqoonsiga uu sheegayo

  • @xoogaggawaddaniyiintasoomaaliy
    @xoogaggawaddaniyiintasoomaaliy หลายเดือนก่อน

    Diinta islaamka aa heesanaa ee naga duwanaada ee diin kale qaata
    Tan abiy Ahmed oo aaminsan yahay qaata xitaa
    Saa nooga duwanaataan
    Ictiraafka dartiisa wax kasto u hura

  • @MohaShine-m2o
    @MohaShine-m2o หลายเดือนก่อน

    CHI DAHAB WAA RSGA HANKALE
    EE MUWAADINIINTAH.GUUL GUUL

  • @AbuukarMohamed-v4t
    @AbuukarMohamed-v4t หลายเดือนก่อน

    Niin kaan niin walan xaweb miya laga keynay waa nin weyn wxo ku hadlayo waliid heso firi

  • @Saajac2024
    @Saajac2024 หลายเดือนก่อน

    qeeloo dheer oo oromo ah ayaad tahaay .Muuqdishoo iyaadibaa qaatii taagaan yaa oromoo