Ninkaan wuxuu meel ku xirtay dumarkii caqligoodina wuu xaday wana adag tahay in laga dhaadhiciyo dumarkas ISIM waa qof xun ee ka fogaada. Subxana Allah
Dr. Izim waa nin aad uwanaagsan cilmiga uu ogadayna Dadka lawadaaga, nin walba oo bulshada somalida si sax ah wax uga bedelo raba waa laweeraraa nimankaana werara waa sababta aan dad caadiya unoqonweynay aduunka barmadaw baynu kanahay
Masha Allah wll dr ismi waxan odhankara waxad tahay shimbir ilahay umada u soo direy just keeping going . Must Somali men meel ay usocdan iyo aduunkan rajo ay ka rabaan lama garan Karoo please don’t listen to them.thanks
Hinda wacan waxay ka mid tahay dadka u camira ee tiktok jooga oo asxaab dhow la ah ninkan dr nimada sheegtay. Sido kale gabadha Hanan Channel ugu qoran waa ka mid
Qur'aan kii alle ayaad ku tilmaantey eray CARABI ah iney isku heystaan culimadeena, war ilaahay ka baq oo u towbad keen oo diinta baro allaha u hadeeyee dumarkana waa daciif aan badankooda diinta fahamsaneyn ee ha luminin walaalow.
Naagtan Dumarka Soomaaliyeed qaarkooda ee aan aqoonta la hayn bay Dumarka Dumarka ku Calool jilicsanaysaa war dumaroow noocan iska ilaasha yay idinku khaldin Dumarbaa dulman iska jira yaan diinta laydin ka gelin khal khal Allaah hanaga bad baadiyo noocan
Dr haduu yahay , shahaadada Daqtarnimada ha tusiyo dee ? It's simple and easy show the degree if you are the real Dr . Everyone can fake it. But in EU people will go and find the university that you graduated.
Vitaminska ma miro geeda laga soo guray ba soo daawo wardshadi so saartay maaha doctorsna approve gareyen 😏naagahani maxay jahli ku noolyihin fidna isbiirsatay
Dumarow diinta barta aqoon yeesha . Haddii kale hadba mid loo har ah baa idin wadanay. Nabigu NNKH wuxuu sheegay in xittaa Dajaal dadka ugu badan oo raaci doonaa ay yihiin dumar. Duulaan baa diinteenna lagu yahay ee aan wax barano
Dr ? Aakuuqabaa walaal marka hore media majecli in aankuusoomariyo laakiin warkaas run miyaa mise been ma ogi video aan fiirsaday ood adiga kahadleysid waxan jeclaan lahaa in aad iga jaahilbixiso haday tahay macquul
Jaahilinta , he can show or provide the evidence of his Dr degree from the university? In EU qof been jaamacad iskama sheegankaro. Shahaado Walbo wexee leedahay number oo jaamada Dib loo waydinkaro, ama latixraaci Karo.
Waa nin madaxa ku socda oo jahil ah ee sida cudarada faafa ha la isaga ilaaliyo . Rabbi ku kalsoonada dumarow oo yaanu idin duufsan nin asaguba habaabay
Dr Isim dadka caqliga u saaxiib ah uunbaa garanaayo.jaahiliinta wadaada ishu sheega ah ilahay haka baqaaan.inuuu u jawaabo may ahayn Dr isim waa nin sharaflehe.dadkuu noloshooda badilayay baan ahay
وَلَا تُطِعْ مَنْ أَغْفَلْنَا قَلْبَهُ عَن ذِكْرِنَا وَاتَّبَعَ هَوَاهُ وَكَانَ أَمْرُهُ فُرُطًا﴾
[ الكهف: 28]
Ninkaan wuxuu meel ku xirtay dumarkii caqligoodina wuu xaday wana adag tahay in laga dhaadhiciyo dumarkas ISIM waa qof xun ee ka fogaada. Subxana Allah
Koley aniga gabadh
Wax baratay mudo yar dhageystay waana ka haray waayo diinta wax ka xadgudbaya ma dhagaysan karo
Dr. Izim waa nin aad uwanaagsan cilmiga uu ogadayna Dadka lawadaaga, nin walba oo bulshada somalida si sax ah wax uga bedelo raba waa laweeraraa nimankaana werara waa sababta aan dad caadiya unoqonweynay aduunka barmadaw baynu kanahay
Oo diinta oo lahayn mel loo dhafo nin ku gafahy ayaad difaacaysaa subxanalah 😢@@FardawsaAbokor
@@FardawsaAbokorwalaal wax baro hana noqonin hayi raac oo qof walbo oo wax sheegto iska amiino;ninkan wa jaahil dhaga waweyn cilmi diin iyo mid maadiba ma yaqaano
@@FardawsaAbokorhadaad diinta baran lahayd sidaa umaad hadasheen maan dabo socoteen
Sheydaan dumarkii rigeystay weeye .
Dadka Allaha ka qabto.
Dumarka aan aqoon diineed lahayn iyo kuwa saaxiriinta jecel baa ag jooga
Gabadhan maryan ah waa qof aqoon sare leh
@@owliyo1218qof aqoon lihi kan wax ma weydiiyaan
Dr.Isim wax badan ayaa ka faa’iidnaye Allaha xifdiyo
Masha Allah wll dr ismi waxan odhankara waxad tahay shimbir ilahay umada u soo direy just keeping going . Must Somali men meel ay usocdan iyo aduunkan rajo ay ka rabaan lama garan Karoo please don’t listen to them.thanks
Wallaahi istustustkaas sheydaaniga ah oo xitaa aadan garaneyn Aayad quraanka kujirta oo Allaahi kabilaabataa iney jirto
waxba kutari meyso maalinta qiyaamo ee diinta aad kiciyaareyso jooji
Kuwa difaacaaya oo caamada ah iyo asagaba Allah ha soo hanuunsho
Sheek. ❤masha Allah Masha Allah ❤👍👍👍
Culumada suuqii ayaad ka xidhay dumar vitimin la,aan hayso ayey quraan saraan markasay dhintaan
Culumadu marabto in dumarka vitimin loo qoro kharadhkaa ku badanaya .
@@amalianasrani894diin xumo ayaa ku haysa ee diinta baro inta aan wakhtigu kugu iman
MashaAllah dr isim gulayso Allah haku xifdiyo
Naagaha isim dhagaysanaya ma xoolo meel dhooban baa naa shaqo yeesha
Hinda wacan waxay ka mid tahay dadka u camira ee tiktok jooga oo asxaab dhow la ah ninkan dr nimada sheegtay. Sido kale gabadha Hanan Channel ugu qoran waa ka mid
Three postive people are actors
Illahay swt ha hanuuniyo ninkan.
Waaba hanuunsan yahay ninkaan
Waaba mu’Minbillaah ninkaan
Allaah swt ha ka cafido sharka jaahiliinta
@@fartunalihashi4833ninkan diinta wuu ku ciyaaray tafsiir khalada ayuu quraanka saaray. Dr. ma aha Sheekhna ma aha
ilaahaya nama fiti nooyo
Asc sheikh ninkaan sheydaan aa ka dhax guxuuyo ilaahey umada xaka qabto amiiin
Subanallah subanallah
Dr. Isim ba docteur ba mise wa shir sxb
Qur'aan kii alle ayaad ku tilmaantey eray CARABI ah iney isku heystaan culimadeena, war ilaahay ka baq oo u towbad keen oo diinta baro allaha u hadeeyee dumarkana waa daciif aan badankooda diinta fahamsaneyn ee ha luminin walaalow.
لاحول ولاقوة الابالله العلي العظيم
Madaxaa wareeray walaahi markii daliil loo keenay waali uu ku dhowaaday dr beel
Cajaa.ib walaahi indha adayg waa kanoo kale alle kitaabkiisa wuu ilaashan dr nimada beentaa intaad iska wadatay dadku badankood waa kaa jeeden laakiin kitaabka kuma ciyaari lartid intaqillaah war waxaan waa aduunyo
Aduuka dhakhatiirta cilmigay barteen Mid kafiican ayaa la ogaaday hadadan lasocon.
War ilaahay ka cabso oo hadi aad ledahay cilmi diniya mad la doodid shekha maxa la cararaysay naagahan wax walba aamina iniga diintini baran waye
Xariifkan dumarka un ayaa daba duda iygauuna ku baashala hadda waxeyba maraan in aay ku garan siiyaan diin ku ciyaarkiisa
waxaa naloo sheegay inaad sedex jeer barashada afka Jarmalka aad kudhacday hadana aad dumarkii qol kuxareysayay ood leedahay dhakhtar ayaan ahay
Subxaan Aallah Subxaan Aallah Subxaan Aallah Subxaan Aallah Subxaan Aallah
Dhaqtarnimadiisa leyskuma heestee qur’aanka ayu si aan eheen u fasiree muxuu ka yiri?
Naagtan ayadaaba u baahan in la caawiyo, Soomaali waxay ku maahmaahday Nin lumaayo dhaayo maleh
Sheikh omar xittaa dhageysan maayo waayo ma rabo runta
Naagtan Dumarka Soomaaliyeed qaarkooda ee aan aqoonta la hayn bay Dumarka Dumarka ku Calool jilicsanaysaa war dumaroow noocan iska ilaasha yay idinku khaldin Dumarbaa dulman iska jira yaan diinta laydin ka gelin khal khal Allaah hanaga bad baadiyo noocan
HasbunALLAH wa nimaal waqil dumarow is illalliya wah wal ba wa raaceysan djajiawirna sida uun ba oudaba raaceysan . Astagfiroullah
Ninkaan yuusan diinta khalad noogu fasirin laakiin haku ekaado daawada vitiminada
Naayaahe. Ma. Quraanku. Ku. Fasirayo. Caqligiisa. Ayaad. Amaaneysaa
Koox caamo ah ayuu maskaxda ka qabsaday marba doctor ayuu sheegtay marna Sheekh ayuu sheeganayaa. Tafsiirka Quran wuu ku xad gudbay
WAA DHIMANYAHAY KANI WLAHAY
Tafsiirka quranka ha iska daayo hadi anu cilmi u lahayn
طب الوقائي kulahaa dad cancer qaba ayu ka joojiyey markasu vitamin uqoray way dhimatay.
Dr haduu yahay , shahaadada Daqtarnimada ha tusiyo dee ? It's simple and easy show the degree if you are the real Dr . Everyone can fake it. But in EU people will go and find the university that you graduated.
Vitaminska ma miro geeda laga soo guray ba soo daawo wardshadi so saartay maaha doctorsna approve gareyen 😏naagahani maxay jahli ku noolyihin fidna isbiirsatay
Ilaahay hanaga qabto Kan
Kan hada arkaba taakeeye lee so xasuusta indha cadeys wa ladhameyay yaahu😂😂😂
Asc
alle kan dadka ha qabato isagaa poree
Lacag iyo magac doon baa dad badan u lumaan.
Ninkaan dhakhtarnimada beenta ah sheeganayana waxaan filayaa in uu kuwaa ka mid yahay
Gabadh waxanay dhurzo waxa uga wanaagsan iyada ninkan daliilkiisa waydiisa
waxan wa group iska la shaqeysta ee iska ilaaaliya wa wada tugin iyo beenlow iyo jaaaaaaajuuuusin
Diinta muxuu si khalad ah u turjumayaa
Ninka kibirbaka ka muuqda ee diinta yaanu ku ciyaarin ee haku ee kaado vitaminada
Ninkaani wuxuu la mid yahay kuwa booranaha tuma, ha isku daalina waxba kama qaban kartaan
Cali raage midday dhahaan oo Canada jooga ayuu la guruub yahay kan waa fidno shaydhaan
Isim is not a Doctor.
Quraan. Hadaad. Garaneyso. La dood. Sheekha. Maxaad. U diideysaa
Kan waa madax yaray, maan gaab iyo dumar wax ka qaato. Xitaa hal aayad oo si sax u fasirayo weligay ma arag.
Hinda cadey abaayo dhakhtarnimadiisa iyo diinteena macaan ay taagan tahay diinta difaac not dhakhtarnimadiisa
Shaydaanka dadka kaqabta
Asmaa
Isaga iyo inta difaacdaba wa jahiliin iyo munafaqiin iyo gaalo ayey u kala baxaan
XasbitaAllah wa nicmalwakil
Himdadii xataa waala amrooya igadaji kulahaa waayo ma xamili karo cajiib😂😂
Xanaan mawaxaad kuraacsantahay vitaminada masa fasiraada diinta oo khaladkaa ?
Nin kan ma ogola in wax loo sheego.
hadaad laba dumar ah oo aad sixirtay isleedahay hakuu nacam leeyaano dadkana aad ku indha sarcaadisid waad kadhacdantahay
Dr beenloow isim
Madax adaygoo dhan mudug uu ka imaday.
Kudooda wixii diinta tiri. wadaad wuuqaldanyahay video uusooduubay intuuna usheegin ama lahadli marka hore taas uuwadaadka kuqaldanyahay
Hinda way cabsantahy ninkan.
Diktoraw xaal qaado asagaaba xanuunsan oo cswonad raba sigican ufiri wejigisa Wa gariira asagookale in waqti layskaga lumiyo ilahay xadiudkisa ayaa been kasheega markasta
Hala soo hubiyo musiibadan isim waxan umaleynayaa dhakhtar waali ayuu kasoo baxay
Hindaay Alle kabaq ninkaan iska ilaali
Ilaahay haku xigdiyo cadowgana Haka qabto qalbiyan baan kuu jecelahay.
Sacuudi nooga warama iyo maxamed bin salmaan
Dumarow diinta barta aqoon yeesha .
Haddii kale hadba mid loo har ah baa idin wadanay.
Nabigu NNKH wuxuu sheegay in xittaa Dajaal dadka ugu badan oo raaci doonaa ay yihiin dumar.
Duulaan baa diinteenna lagu yahay ee aan wax barano
Ragu isma fahmayaanba
Gadashada waxyal kuma odhan ee wuxuu ku yidhi adigoo khalad igasoo galaybad halkanna nin wanagsan iska dhigaysaa
Adna gadalbad fiirinaysa sidee camal
Tani waa mid Diintu ku yartahay
Dr ? Aakuuqabaa walaal marka hore media majecli in aankuusoomariyo laakiin warkaas run miyaa mise been ma ogi video aan fiirsaday ood adiga kahadleysid waxan jeclaan lahaa in aad iga jaahilbixiso haday tahay macquul
Isoqabo
Dr isim❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤❤❤❤
QOFKAAN UMADA HAHORKEENIN ILLAHAY KABAQ
Sorry Dr isim. Jaahiliinta ha dhagaysan
Jaahilinta , he can show or provide the evidence of his Dr degree from the university? In EU qof been jaamacad iskama sheegankaro. Shahaado Walbo wexee leedahay number oo jaamada Dib loo waydinkaro, ama latixraaci Karo.
Ninkan horta muxu daliilka ku diiday
Waa nin madaxa ku socda oo jahil ah ee sida cudarada faafa ha la isaga ilaaliyo .
Rabbi ku kalsoonada dumarow oo yaanu idin duufsan nin asaguba habaabay
Adigu maxaad ku aragtay.
Oo aad u ijaafayn.
Yaase kaa cafin hadaad tahay muslim sax ah nebigu calayhi salaatu wasalam wuxuu yiri.
Al muslim man salimal muslimuuna biyadihi wa lisaanih .
Hadaba hadaanad dawadiisa aamin sanayn iskaga tag, hadaad aamintay in aanu diin garanayna
Allehadaayo u waydii diinta haka ermine.
Adaa jaahilee umada ilaahay hakaa qabto.
Viewsm 😂😂
Kkk😂
Dr Isim dadka caqliga u saaxiib ah uunbaa garanaayo.jaahiliinta wadaada ishu sheega ah ilahay haka baqaaan.inuuu u jawaabo may ahayn Dr isim waa nin sharaflehe.dadkuu noloshooda badilayay baan ahay
Oo muxuu ku qabtay
Tal labaysa adeero wax soo baro
somalidu dumarka adomo ama wax lo galmoodo un bay u haystan yaabka adunka
Dr isim ale hano ka xaftyo ❤😊
AllhAnaga qaboto ninkan
Allh hanoo xifdiyo dr isim🎉
Isoqabo