DegDeg Qabiilka saxda ah ee dayaxdalnuurshe adkaatay shariif Oo fashilay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 35

  • @hamsahassan5788
    @hamsahassan5788 2 หลายเดือนก่อน +7

    Horuu wuxuu uyiri shiikh mustafa soomaalidu ,Waxeey dhsgeystaan inta waalan,

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 2 หลายเดือนก่อน +2

    kafariiso umada sheekh mustafe illaahay haxifdiyo markuu lahaa somalidu inta waalan qamriyacabka ayey dhegaystan somalidu

  • @foozia426
    @foozia426 หลายเดือนก่อน

    Bisinka shariifku wa masiibo ilahay haku xagido insha allaah

  • @foozia426
    @foozia426 หลายเดือนก่อน

    Subxanallaah dadkani maxay qabiilkooda ugatageen waar ya ilahay yaqaan 😂

  • @adamjumale4871
    @adamjumale4871 หลายเดือนก่อน

    Wacaysle is from Roma Italy.

  • @fadumosaid114
    @fadumosaid114 2 หลายเดือนก่อน +1

    Labaduba mj waana layaqaan.

  • @flamingoshowchannel.1630
    @flamingoshowchannel.1630 2 หลายเดือนก่อน +1

    Everything possible imika😂😂😂😂

  • @fadumosaid114
    @fadumosaid114 2 หลายเดือนก่อน +3

    Horta adiguu miyaa taqaan wacaysle asalkiisu waa mj

  • @Sarta100
    @Sarta100 หลายเดือนก่อน +1

    Kkkkkkk shariif dhobka dhaaf

  • @museosman8296
    @museosman8296 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ummada alle amaan gelikar maxaa kaa galay qabiiladooda

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 2 หลายเดือนก่อน +1

    KKKKKK
    ANIGA MJ ahay hadaan caan noqon lahaa reer abtigey shegan lahaa maantan gacan gali lahaa

  • @fardowsawarsame1739
    @fardowsawarsame1739 2 หลายเดือนก่อน +1

    WAXAAD TAHAY MUNAAFAQ NAHAABA OO DAD UUSAN AQOON QABIIL AY SAN AHEYN KU SHEEGAYO AJ FAMILKY ANIGAA GARANAYO DHALAD MJ WALIBA EHELKIISA DHOW AH NIN WEYN BAA TAHAY EE BEENTA ISKA DHAAF OO ILAAHEY KA CABSO

  • @salaadocalasow2778
    @salaadocalasow2778 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ebakr.
    Gaab.wakujiraanqabiilkastaba.
    Hawiye.iyo
    Daarood.iyo
    Dir😮

  • @sahrociise
    @sahrociise 2 หลายเดือนก่อน

    kkkkkkkkkkkkk❤❤❤❤❤❤❤

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 2 หลายเดือนก่อน

    Shariif dadka daa

  • @nadifodirir309
    @nadifodirir309 2 หลายเดือนก่อน +2

    Maclin dhiblaawe waa siwaaqroon

    • @fadumahasan1080
      @fadumahasan1080 หลายเดือนก่อน

      War cusub warhee hadalakan bib baa lgu noqon dona

    • @fadumahasan1080
      @fadumahasan1080 หลายเดือนก่อน

      Malin dhibalawo maqarasomo

  • @jmk7b947
    @jmk7b947 2 หลายเดือนก่อน

    Idle yare inow baajuuni yahay xogtaas maheysaa

  • @FaisaMusse
    @FaisaMusse 2 หลายเดือนก่อน +1

    No way they abgaal

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l 2 หลายเดือนก่อน

    Kkkkk Naag rufiyaan waaladhagaysan karaac laakiin Nin rufiyaan see layeelaa 😂😂😂😂😂

  • @Faadumoali-n5u
    @Faadumoali-n5u 2 หลายเดือนก่อน

    War adiga maxaakaagalay waxay sheeganayaan lagayAbo inuu taageero soomaali waa iskumid adiga munaafaqyahoow umada kadhamoow

  • @Casariya
    @Casariya 2 หลายเดือนก่อน

    Sharif waxaan kaa daba geynayaa maxaa fanaaniinta soomalida loogu sheegaa waa midkaan oo qabiiladooda runta u qariyaan soo tiri adigaba kuwa waaweyn iyo kuwo yaryarba badanaaba waxay ka yimaadeen Ethiopia qaarna kismaanyo oo waa Ethiopian ka ka soo gala mooyaale ee degan dhulka soomaalida ee kenya ilaa Nairobi kuli waxay sheegtaan qabiilada Somalida markey arkaan qabiilka uu sheegto kuwa ka reer magaalsan ama xukunka Somalia haayo kasuu sheeganayaa isaga waxba lama aha maxaa yeelay waxuu u arkaa iney Somalida ay soo dhowaynaayaan hada qabiil dhan ah oo deganaa Nairobi iyo dhinaca Somalida oo la dhihi jiray Odoyaashooda waxay la balameen Odayaashii OGADEEKA madaxdooda way kulmeyn waxay yiraahdeyn anaga waxaa nala dhaha RANDIILE waxaan asalkeena aheyn Soomaali gaar ahaan OGAADEEN Marka waa ka dhunay dadkeena awoowyaasheena yaa soo ogaadey waxaan rabnaa in aan idiin sheegno inaan aan dadkiina idinka luma waqti hore inaad nasoo dhowaysaan maxay dhahaayaan waa yahay soo dhowaado su'aalo badan ka dib dadkii hada waa soomaali Oromada iyo Somalida, RUWAANDEYSKA ,MURITAANYA ,MAALI, CANFARTA ,TIGREEGA .way badan yihiin dad badan oo noo eg way buuxaan .

    • @FatumaDek
      @FatumaDek 2 หลายเดือนก่อน

      Rendile Waa ajuuraan dhumay ayagaa afkooda kasheege youtubkey kujiraan ma aha ogaaden

    • @abdulkadirmohamed4745
      @abdulkadirmohamed4745 2 หลายเดือนก่อน

      Macalin dhiblaawe waa sawaaqroon - majeerteen

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 2 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂 this is crazy

  • @ahmedyasinabdilaahi7049
    @ahmedyasinabdilaahi7049 2 หลายเดือนก่อน +1

    War adiga maxaa kaa galay qolodoodda

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 2 หลายเดือนก่อน

    Waala jabay

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 2 หลายเดือนก่อน +1

    Shariif daahir hasoo qarxiyo koley waa wacal e miuuka baqayaa????

    • @Maria28832
      @Maria28832 2 หลายเดือนก่อน

      Warya adaa wacal qaniis ah dahir dahab waa laandhere sacad saciid iska dhal ah boqotoyo ka yimid

  • @zainabhussein2467
    @zainabhussein2467 2 หลายเดือนก่อน

    War adiga maxa kaa galay

  • @fartunabukar9620
    @fartunabukar9620 2 หลายเดือนก่อน

    Waxmacquula maaha nin waceyslaa inuu qabiilkale shegto

  • @HaboonDucale-k2d
    @HaboonDucale-k2d 2 หลายเดือนก่อน

    Yaab Gala dagaalka Jamal Badi na waa la soo xarxiyay Cajiib. Waa yaab oo sad badan baad keentaye

  • @fartunabukar9620
    @fartunabukar9620 2 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkk