C/casiis Xildhibaan "Xassan Cali Kheyre wuxuu igu yiri kuwo qabiilkaaga ka tirsan la imoow"

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ก.ย. 2024
  • PleaseAfhayeenkii hore Wasaaradda Amniga ee Xukuumadii RW Xassan Cali Khayre Cabdicasiis Cali Ibraahim (Xildhibaan) ayaa wareysi lala yeeshay wuxuu kaga hadlayo arrimo dhowr ah subscribe, like, share and comment

ความคิดเห็น • 21

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 7 หลายเดือนก่อน +1

    Guulwade dadkii ku yaqaanay way noolyihiin inaad farmaajo u naageey jirtay sidi boss ku siiyo .xasan sheikh u caayi jirtay.waar xishood .isla yaab mùnaafaq.

  • @AbdirizakHasan-g3y
    @AbdirizakHasan-g3y 7 หลายเดือนก่อน +1

    Waa runtii allow xaar maajo iyo wax ku heyb ah wadanka taladiisa haku soo celin

  • @FalxadoSahra
    @FalxadoSahra 7 หลายเดือนก่อน +1

    Dhalinyarada soomaaliyeed meelkasta ay joogaan ha iska horwareejiyaan cali qayre IYO farmaajo iyo kan na horfadhiya balaayada aan rabi ka cabsanayn wada tuugo ah

  • @maryami2299
    @maryami2299 7 หลายเดือนก่อน

    Hawiye badan ma aha hada ayagaa wadankiisii haysta qabiiladii kaloo dhan wax ma hayaan dawladii dhan Waa ayaga daarood qaylinaya oo Ofs yaal shirinaya ma aragteen hawiye dhan tii sano oo farmaajo wayqaylinayeen

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 7 หลายเดือนก่อน

    Agoontii iyo maatidii daaquudkii afwayne iyo ka hadhay kabaleefyadiisii ee xaaraanta lagu dhalay iyo xoolihii dadweeynaha ayaa dhamaantood sida dayuuskan oo kale muslinka marin habaabiya oo waxma garatada iyo caqli xunta khuraafaadka noocana ku akhriya, waase wecello iyo caadadood iyo sababta soomaali danbe oo wax isku darsata amba is Aaminta Aan xataa mustaqbalka fog rajo looga qabin,, bal u fiirsada siduu quraanka sida khaldan ugu daliishanayo ee uu hadana beenta iyo khuraafaadka u meel marsanayo isagoo xataa dhacdooyinkii soomaali kala geeyay ee waaxba meel dhigay inuu wado khaldan mariyo isku dayaya, waa kuwii ilaahay sheegay iyo munaafiqiintii la yidhi iska jira dhuunta uma dhaafsanee yaanay diinta idinku khaldine,, isku soo wada duuboo dhamaantood waa wada ashahaado beenaalayaal ilaahay ka go'ay iyo wada dayuusiin Aan haba yaraatee wax damiira lahayn iyo maalinba meeshay dhuuniga ka bislaysan karaan,, cuqdad qabiil, naxli iyo calool xumo Aan daawo lahayn iyo cadaawad gaamurtaybaa quluubtooda dhaamisay oo jiifta, xaqiiqatanna waa koox Aarsi ku jirta, soomaali dhamaanteedna cadaw Aan noocan ahayn oo ku kala dhex jiraa ma jiro mana laha ,, wbtawfiiq ,,

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 7 หลายเดือนก่อน +1

    Basaas farmaajo iyo guulwade beenaale beenaaale ma adigii hadlayaa.

  • @rodahmohamed7946
    @rodahmohamed7946 7 หลายเดือนก่อน

    Kuwaan oo kale ayaa dowlada Somali u ol olololeeya oo maanta heerka aan joogno iyagu sabab u yihiin .
    Markii kuwo aan xoolaha lagu amineen doonayaan iney Somali hogaamiyaan, ayaad ogaan kartaan Somali Failure ay sabab ka yihiin.
    Khasaaro khasaaro khasaaro .

  • @maryami2299
    @maryami2299 7 หลายเดือนก่อน

    Waxaa soo dhan hawiyaalaynayay Dalls farmaajana hawiyuu wax ka qabanwaayey

  • @rocky4066
    @rocky4066 7 หลายเดือนก่อน

    Kani wuxuu kamid yahay kuwa gacansaarka la leh imaaraatka hadalkiisa wax qiima ah malahan

  • @AliMohamed-op4on
    @AliMohamed-op4on 7 หลายเดือนก่อน

    Dhuuni raac tuuga munaafaq hadaadan ahayn maxaa markii hore uga hadli wayday

  • @banadirnet8309
    @banadirnet8309 10 หลายเดือนก่อน +2

    ninkan waala markaad wareysaneysaan qof kale miyaaad wayseen
    kan isagaaba cuqdadeysan.

  • @mohamedmacallinmuqtaar7640
    @mohamedmacallinmuqtaar7640 7 หลายเดือนก่อน

    Allaah ku xafido insha allaah

  • @fartunfm-of7ng
    @fartunfm-of7ng 7 หลายเดือนก่อน +2

    Qabyaladiistahaan buug uu qoray qofka aqrinaayo ayaa doqon ah

  • @malaayiinmedia3124
    @malaayiinmedia3124 7 หลายเดือนก่อน +1

    Aad iyo aad

  • @mohammedabdirrahmanrubblei9141
    @mohammedabdirrahmanrubblei9141 7 หลายเดือนก่อน

    Kan maa qore ah ?? Qoraalow raaki ahow

    • @mahdimaxamad8399
      @mahdimaxamad8399 7 หลายเดือนก่อน

      Haa waa qoraa. Ee maxaa u yasee.
      Wuxuu qoray 45 book

    • @mohammedabdirrahmanrubblei9141
      @mohammedabdirrahmanrubblei9141 7 หลายเดือนก่อน

      @mahdimaxamad8399 qoraagu wax ayuu cudhiyaa hadalkiisa ama doodaha uu keeno waa systematic oo waa isu dheeli tiran yihiin meel ay ka bilabato iyo dood culays mug iyo biyo dhac leh ayey leeyihiin .. Amuu dee ninkani soo guuriye yahay ee uusan cudhiye ahayn

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 7 หลายเดือนก่อน

    Tuug weyn ayaad tahay Dalka waxa muqda waa intii uu dhisay Farmajo,Qaraxyada kuwa soo malegayay ayaa kamid ahayd.