Walaahi waa tii HJ sowkaa fooqii ina Halac. Makhaayadii Caano iyo Nabad ayaan ba arkaaye HAbar Love waa dad dhiig leh Mansha Allah Allahuma Barrik Fii Bilaadinaa Somaliland 💚💚🤍🤍❤️❤️
DADKA LEH HABARJECLO AYAA HABARYOONIS COD SIINEYSA HA ARKAAN WAA BEEN HABARJECLO WAA DAD YAQAANA CIDA U DAN AH SOMALILAND WAA KULMIYE BEEN YAAN NAFTA LOO SHEEGIN
Markaa Dee aan noqono shaar awal Siilaanyo ninkuu Kursiga ka fadhiyiwaayay waa muse iyo rrkiisa Balantuna waxay ahayd inaan siino sidii ay noosiiyeen Lkn may ahayn inaan iyaga daba cararno oo niraahno 5 sano kale noohay inuu kursiga u baneeyo Kaahin ayay ahayd Lkn Ina kaahin wuxuu jeclaystay inuu 5 sanoo danbe muse sacabka u tumo
Man gabow dhulbahante aad shegayso adiga balashka kabaha kama yaqane cirana Ana so sari kara hadan go anka ka labtana sidu u dhici jiray uunbu u dhacaya af kanoley
Axmed adigu maba tihiid reer somaliland waxad tahay kuwa ka dheex kalumaysanaya Allah kuqabay qabasho daraan markii hore ee aay lahayeen reer burco wadanibanu doranayna waxaad lahayd habarjeclo hadanu nahay nama metelaan cel afwayn saladinta ka hadashay oo hj baad iska dhigaysay
Aniga Oo ah Habar awal Oo kaa sii ah Saad muse Oo aan kaa sii yahay reer samatar waan Uu codeynaya musee adeero guul 🙏🏽🙏🏽🙏🏽
Al samatariya waa sidey tahay masha allah
Asc. Habarjaclo. Kulmiye. Madax weyne Mudane. Muuse Biixi Cabdi xildiid. Habarjaclo yaan. La. Ceebeyen. Guuleysta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 umada Reer soomaaliland guuleysta. Wadani Dooran. Meyno huwan. Dooni. Meyno ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉. Guuleysta Umada. Reer soomaaliland guuleysta ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Masha allah
Viva kulmiye kulmiye kulmiye kulmiye kulmiye kulmiye kulmiye 😂😂😂😂😂😂❤❤❤
Odayaasha hadlay waa indheergarad,waana runtooda labaa lakala doranayaa,Somaliya iyo Somaliland. Laanderiska ❤
Kulmiye guul inshallah 😊
Wadni guul guul❤❤
Kulmiye burcaa leh
ANAA GUU. HADDII NAHAY. QABIILKA CIISEE. EE. GOBOLKA AWDAL STATE.OF.CIISE SOMALILAND. WAN TAGEERII. 💯 KI 💯. WAXAA. AAN DORRAA NEY NAA. XISBIGA. KULMIYEE
mansha allah kuligeen kulmiyaan nahay somaliland guul
Guul kulmiye guul madaxweyne MBC
Kulmiye guul guul insha allah
Guul.musee bixi cabdi iyo kilmiyee waa bilaahi tawfiiq
Dadku waa kulmiye, wadani huwanta iyo shuftada is bahaysatay ha dhacdo. Guul s/land
Reer burco Mashallah Mashallah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Alaylahe habarjeclo waa niman dhiig leh
Waa sanduuq madow iyo sanduuq Cad
Hhhh Habarjeclo Waa Laandheerayal.
Mashaa’Allah tabaraka’Allah 👏👏👏👏Kulmiye👏👏👏
Sax.Weeye
Kulmiye haaa afti weeye siiraanyo
Qaranku waa kulmiye xisbiga mujaahidiinta insha Allaah allaahu akbar 💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Tuugaa ina biixi no morw
@@hassan-mp1pk yaa kuu baahan YUSRA horgaley muuse biixi is coming back
@@QueenCawo-b2q dhadiga isaaw garxaajis wa dadkii soo dayay Ina askar
Inkaa xorayay buule
@@hassan-mp1pk garxajisba ma naqaan
Kulmiye Guul 💚💚💚💚💚💚💚💚💚
Gul Kulmiye AAMin yaa Allah 🤲🤲🤲🔰🔰🔰🤝🔰🔰🔰
Burco waa kulmiye
SOOMALILAND WAY JIRTAA KULMIYE
Maansha alaah❤❤❤❤❤❤❤❤
XAALADA DALKU KU JIRO HADA KULMIYE WAX DHAAMA MALAHA GUUUUUL
Waalasoo.diyaariyay.waaa.dadbaasto.lasoo.siiyay.dad.baasto.lasoo.siiyay.dad.baasto.lasoosiiyay.dad.baastolasoo.siiiyay
Doqontan wariya sheeganaysa, waxba sheegi mayso,
Afar dibjir Ayey soo diyaarisay,
Habaryoonis magaceeda ku joog Burco, jaajiladyey Muse waa kii raggaaga ka dhigay Habar Maxbuus jajabaney
Dadka ma cid an cadawgoda
Garanaynba jirta way ku fara
Adaygayan faqash dsmbana
Lagu karimayo sland guuuul
BURCO WAA WADNAHA QARANKA SOMALILAND
نحن مع موسى لو كلفت الحياتنا
Habarijocalo waa kulumiye
Wareysigan waan kudiirsadey walahi
AFTI CODOOD HABAR JECLE
Boqor buur madow ha ka cadheysiinina ha la ixtiraamo boqorka iyo kooxdiisa
ALLAHU AKBAR❤❤❤, ILAAHEY OO KELIYA AYAA BOQORKII WEYNAA OO WAX WALBA HEYSTAY AH OO WAX WALBA ABUUREY, DALKAANSE REER SOMALILAND BAA ISKA LEH EE HUWAN IYO SOOMAALIYA WAXEY INOOGU SOO DHEX MILMEEN WAA XISBIGA WADANI IYO BOQOR BUUR MADOW
Ma boqor baa jira boqor suuli gelaya oo ka soo baxaya boqor ma aha ilaahay oo keliya boqora waa runtaa buur madow iyo ictisaamtiisa iyo wadanigiisa iyo huwantiisa wey Isla djmayaan insha alah
Guuuullayso kumiye kumiye
Muuse kuu dhiibnee markale dhaanka noo kaxee insha-allaaah
WAA XAAFADII YARAD EE CIISE MUUSE 😂😂😂
Sawdìgaa maqlaya inay habarjeclo yihiin
HABAR JECLO WUU KA BAQAYA
Walaahi waa tii HJ sowkaa fooqii ina Halac. Makhaayadii Caano iyo Nabad ayaan ba arkaaye HAbar Love waa dad dhiig leh Mansha Allah Allahuma Barrik Fii Bilaadinaa Somaliland 💚💚🤍🤍❤️❤️
Odayga habarjeclo wuxu yidhi somalia iyo somaliland ayaa tartamaya. Waa runtii oo ninka garxajis ee somaliland aaminsan waa garac.
GUUUUUL KULMIYE ISHA ALAAH
DADKA LEH HABARJECLO AYAA HABARYOONIS COD SIINEYSA HA ARKAAN WAA BEEN HABARJECLO WAA DAD YAQAANA CIDA U DAN AH SOMALILAND WAA KULMIYE BEEN YAAN NAFTA LOO SHEEGIN
Kulmiye kulmiye ❤❤❤❤
Goojacade ninkii dabaal dagay walay katay maana lay qarshaa midiyaha layagu qali doono garaad jaamac UCODEE
Viva kulmiye
SANDUUQA CAD SOOMALILAND GUUUUL
Markaa Dee aan noqono shaar awal
Siilaanyo ninkuu Kursiga ka fadhiyiwaayay waa muse iyo rrkiisa
Balantuna waxay ahayd inaan siino sidii ay noosiiyeen Lkn may ahayn inaan iyaga daba cararno oo niraahno 5 sano kale noohay inuu kursiga u baneeyo Kaahin ayay ahayd Lkn Ina kaahin wuxuu jeclaystay inuu 5 sanoo danbe muse sacabka u tumo
Guul kulmiye
لا تخسر الأسس
Soomaliland way jirtaa kulmiye majirto ururka wadani
Inkatoo nin geesyi rag u geed adayg yahayhadaa garablala qaban guri oodimaayo frmo caynab saraar
REERKAN ADOOMAHA NOQDAY TOLOW GOORMA AYEY XOROOBAYAAN ILMA GAR ADAG😂😂😂
HUWANEEY XAARAANTA AYAA KUU XALAAL AH EE ISKA AAMUS MADAXWEYNE MUUSE BIIXI WAA KAN KAGA OOHIYEY SHARANSHUURTII ISA SOO WADA BAHEYSTEY OO DHAN SIDA SOOMAALIYA, HUWANTII KU SOO DUUSHEY SOMALILAND IYO KUWII EY KU DHEX BEERTEYN SOMALILAND OO WADANI AH, GUUL MADAXWEYNE MUUSE BIIXI CABDI IYO HABARJECLO
Kulmiyo wu fashilmey mujaahidnimadi muse iyo ina kahin jamaahiurta so afjartey, oradku ka so qaadey lascanod hubki & maxaabisti dib umu eegin
ILAA CADI CASIIS LAFTA AGRE3N BAA MUUSE DOORTEY
Dawayne.maaha.eewaadadlasoo.diyaariyay.bulshow.asqo.ayaa.laysku.qaybinayaa
kulmiye maahee waa kufiye
RAG RAGA WAA RUN WAA AFTI
❤❤❤❤❤
H jeclo waa wadani
Qabyaaladaa kuma jiro mana rabno adigaa garaca
MUWAADIN U CODEE QARANKA
H jeclo kulmiye iyada aya iska leh wyna sobsaraysa
Habarjecloy sidini malan waxa ah in ad yirowe u qaxdan oo bacaha ad kuxartan burco jogis ayey idinka rabta cirana waa madaxweyne nin u baryayaa majirto burcana waa magalo habaryonis hanbo dhulbahantay Tashada Tashada
Man gabow dhulbahante aad shegayso adiga balashka kabaha kama yaqane cirana Ana so sari kara hadan go anka ka labtana sidu u dhici jiray uunbu u dhacaya af kanoley
Axmed adigu maba tihiid reer somaliland waxad tahay kuwa ka dheex kalumaysanaya Allah kuqabay qabasho daraan markii hore ee aay lahayeen reer burco wadanibanu doranayna waxaad lahayd habarjeclo hadanu nahay nama metelaan cel afwayn saladinta ka hadashay oo hj baad iska dhigaysay
@@Xamda3714SIDIINIII BAAD BURCO INTAAD KA QAXDAAN GURYIHIINA LACAG KA BIXIN DOONTAAN WLHI MARTIDAAY. KHASAB BAAD KU CODAYNAYSAAAN.
Habarjeclo miyaaney ahayn tii aad kabaha afka ugu soo qaadeen
Waa saxdi kulmiye waa lama horan
GUUL ISHA ALLAH KULMIYE MARBA HADAY HABAR JECLO ,ARAB,IYO HABAR AWAL ISKU RAACEEN MAZHA ALLAH❤
M,a soomalidn muuuse
Khadara cumara aadan waa geesi run sheega
Dalkan doorashadiisu maanta waa AFTI jiritaan JSL iyo ma jirayso.JSL Ilaahay Swt ayaa ahaysiiyay waanay sii koraysaa oo sii xoogaysanaysaa
Waa KULMIYE xisbiga Guusha ee Guusha SLand iyo difaaceeda ku suntani.
Burco waa kulumiye
Hhh waa habar jeclo waa adoonta muse biixi🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Nayaa waanu ku fahanay waxaad wado 5 qof ayaad soo balimisay ina kaahin lacag siiyey hhhhhh
Dumarka iyo ciro biible ayaaa bilaa gadh ah
Guul.kulmiye❤
أحسنتم
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Qaranku waa kulmiye❤❤❤
QosoL😊😅😮😮😂❤😂❤😢❤😮❤😢❤😮😂😢❤😮❤❤I
😂😂😂
Kuwan Maxamed kaahin ayaa isu soo ururiyey Bye Bye kulmiye.
NAAGTAN YAR WAXAY DHEX WAREEGAYSAA IN YAR OO CIISE MUSE AH . Ciise muuse waa waddani badankoogu
Waa ninyar bay soo urursay sax maha been❌❌❌❌❌👎🏽
kulmiye waa kudaayey
Viva kulmiye
😂😢😮😮😢😢😢😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
❤❤😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉
😂😢😢😢😢😢😢😢😢😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂