WELCOME BACK ANIGA IYO HAPPY 😂KAFTAN &QARAAXO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 244

  • @abdullahikashka7620
    @abdullahikashka7620  2 ปีที่แล้ว +194

    Dib ayaa u soo laabtay hada ka dib muqaalo is daba joog ah ayaan soo galin doona kaliya waxa u bahanahay dhiira galintiina siina share gareya muqalka

    • @daarulqaraar7536
      @daarulqaraar7536 2 ปีที่แล้ว +3

      Walalaha muslimiinta Ah waxan idiin sheegaya inaad kuso biirtan DAARUL QARAAR oo ah channel lagu soo gudbiyo khayrka ♡waan idin jecelahay dhamantinba ♤•..
      ...,,,,.....

    • @hanaanhussein4966
      @hanaanhussein4966 2 ปีที่แล้ว

      Noso badi he

    • @barwaaqo_channel
      @barwaaqo_channel 2 ปีที่แล้ว +1

      Asc asxaabta qaliga isoo booqda TH-cam channelkayga 🖤💙

    • @abdirizackgiina470
      @abdirizackgiina470 2 ปีที่แล้ว

      Noo soo badi sxp

    • @najmonashaad5866
      @najmonashaad5866 2 ปีที่แล้ว +2

      Ok dhiri galintu waa shay aad oogu muhiimsan qof walba insha allah waxaan rajaynaynaa in aad gaadhid gusha aad rajaynayso

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame 2 ปีที่แล้ว +95

    Nasiib daro waxaa kuugu filan inaad ka caajisto saliga nabiga SCW

  • @Nololadag
    @Nololadag 2 ปีที่แล้ว +124

    Team happy ma joogaan mesha ismuujiyà😅😅

  • @majidcade4733
    @majidcade4733 2 ปีที่แล้ว +14

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw scw 😥😥🤲🤲

  • @kordahap4016
    @kordahap4016 2 ปีที่แล้ว +70

    Wn sooo ordey Happy iyo Kashka mrkaan arkey🤦‍♀️🤣🤣🤣

  • @hibanuura658
    @hibanuura658 2 ปีที่แล้ว +14

    Gawarey marka qosleso afka gacanta saaro.. xeetahay afka sidaa ukala tarajinesoo SUBXANA Allah

  • @faadumocali5258
    @faadumocali5258 2 ปีที่แล้ว +30

    Kashka iyo happy uma deena matahiin hhhhhh funny miiran batahiin

  • @yousra52
    @yousra52 2 ปีที่แล้ว +22

    Balaayo lo bahanyahy tihiin😂😂😂😂 shaadiya waad ku dhamaten wllhi

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 2 ปีที่แล้ว +26

    Walalayal waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalayal aaamiin aaamiin aaamiin aaamiin 🇸🇴🇸🇴

  • @maryanhassan5236
    @maryanhassan5236 2 ปีที่แล้ว +13

    Masha allaah happy waad qurux badanthy Lkn hal talo markaa qosleysid afka isku qabso waayo horaa somali u tiri afdaboolan waa dahab😍

  • @yartasanadka2870
    @yartasanadka2870 2 ปีที่แล้ว +24

    Waryaa baastar soo xiro dhar fiican waryaa waan ku salmy 😂😂😂😂😂😂

  • @sacdiyoahmed1600
    @sacdiyoahmed1600 2 ปีที่แล้ว +11

    Labadan big fan u ahay wlh 🤣🤣🤣🤣

  • @xaawocali2403
    @xaawocali2403 2 ปีที่แล้ว +6

    woow m.a abdulaahi iyo dumashidey wlhi waan idun jecelahay

  • @mahamedabdi5026
    @mahamedabdi5026 2 ปีที่แล้ว +10

    hadaad qoraalkayga aragto janada alla haynagu kulmee #Subcribers iisaar walaal♥️♥️🙏

  • @hanaanhussein4966
    @hanaanhussein4966 2 ปีที่แล้ว +11

    Happy marka qosleysid Ina xishoto isku dayi abayo afka isku qabo ama gacanta sar🥰🥰❤

  • @hanantasha8991
    @hanantasha8991 2 ปีที่แล้ว +5

    Hppy iyo kashka mrkn arky wan so ordaY👸😩👑

  • @xafsaxilkas5261
    @xafsaxilkas5261 2 ปีที่แล้ว +18

    Wlhi muqalka madhameysan qosol darteed so funny wlhi keep going 😂😂😂😂😂

  • @hamdaabdirashidesse1060
    @hamdaabdirashidesse1060 2 ปีที่แล้ว +8

    Welcome back Legenow❤🙏

  • @maxamaddacad2499
    @maxamaddacad2499 2 ปีที่แล้ว +6

    Welcoom walkey abdulahi❤💯🥰

  • @haliimomohamed9928
    @haliimomohamed9928 2 ปีที่แล้ว +8

    Happy io kazhka qosolkii oo dada😄😄

  • @aminamaxamed2344
    @aminamaxamed2344 2 ปีที่แล้ว +5

    Wnba kuxisy kashka welcome back 🙏 😀 😄

  • @bacaluul1211
    @bacaluul1211 2 ปีที่แล้ว +12

    San idin sugayey wan dale kazhka happy prank kuso samee pro🙏

  • @mumtazdhakhane8548
    @mumtazdhakhane8548 2 ปีที่แล้ว +3

    Marka hore is astur wllow subxanallah

  • @umulkhermahamed1431
    @umulkhermahamed1431 ปีที่แล้ว

    Wlle kashka nin rag waye
    War ninyw dadka markey
    Kala tagan video yada laga
    Bixiyaa lakin kashaka xarif ninyw 😂❤❤❤❤❤❤❤baravo bravo 👏 ya

  • @billionairebuskud4800
    @billionairebuskud4800 2 ปีที่แล้ว +1

    Qof dumar ah oo ilaa hanqalaalkeeda laga arkayo qosleyso waa akhlaaq xumo Subxana Allaah

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 2 ปีที่แล้ว

      Iyadu waabay qososhee mana yara qurux badna kuwa naaska qaawinaya maanad arag iyo aduunkan laga yaaban yahay 😏

  • @cabdiraxmanilkacase4792
    @cabdiraxmanilkacase4792 2 ปีที่แล้ว +8

    Come back Legend

  • @zakikp2893
    @zakikp2893 2 ปีที่แล้ว +20

    Wll ado mahadsan 📍subscribe iso sar khayrba so gudbiya.....
    KU SALIYA NABIGA SCW❤️👍

  • @saynababdinuurhusseinsayna1666
    @saynababdinuurhusseinsayna1666 2 ปีที่แล้ว +4

    www dad an jeclahy welcome back 🥰🥰🥰🥰🙏🙏🙏🙏🙏🙏💖

  • @faamiishppe1926
    @faamiishppe1926 2 ปีที่แล้ว +3

    Challenge noo soo badiya adi io happy iskiin jeclahy kashaka+🥺😹😹

  • @Kingnasser7
    @Kingnasser7 2 ปีที่แล้ว +1

    Happy cabdullah 🤣isku yaca noh wa isku hapon

  • @MaryamoRuun-ol8gz
    @MaryamoRuun-ol8gz ปีที่แล้ว

    Solaalga jeexan isgabatal waagutagiiraa cabdulaahe

  • @garraadanwaar17
    @garraadanwaar17 2 ปีที่แล้ว +1

    Waryee inantaas darteed ban subscribe kuusiiyey
    She is beautiful with the smile

  • @Fallandurduro82
    @Fallandurduro82 ปีที่แล้ว

    Abdulaahi Kashka waa xidiga Muqdisho 😂😂

  • @nimcojamaal9006
    @nimcojamaal9006 2 ปีที่แล้ว +2

    Wa adunka maryo kasoo xidho wamaxy surwalka go go ay

  • @abdimuse5433
    @abdimuse5433 2 ปีที่แล้ว +3

    Reer waqooyigan yaa u dhiibay camerada hadalka miidhana😆😆

  • @hajjabdijaliil6287
    @hajjabdijaliil6287 2 ปีที่แล้ว +4

    Caqli hadaad leedahay surwaal jeexjeexan ma adan xirateen

  • @zakariyeanzaar7373
    @zakariyeanzaar7373 2 ปีที่แล้ว +1

    calikey iyo kashka ilahay qosol ugu deeqay 😂😂😂😂

  • @muxiyeclaahi1235
    @muxiyeclaahi1235 2 ปีที่แล้ว +1

    Helo my brother kashak in aad ila soo xiriirto raba pro will walaal kaa ah ayaan ahay arin muhii
    Ah ayaan kala hadlayaa

  • @gaandisboy1905
    @gaandisboy1905 2 ปีที่แล้ว

    Maryan ahmed another level ayay noqotay

  • @cabdirashka1284
    @cabdirashka1284 2 ปีที่แล้ว +2

    Abdullahi kashka welcome back sxp

  • @farhiahussein5544
    @farhiahussein5544 2 ปีที่แล้ว +2

    Ar labadaanaaa qosol kugu dilaayaan snapkooda maba idhaafo🤣🤣🤣

  • @daauudalasow2401
    @daauudalasow2401 2 ปีที่แล้ว +1

    Marka doqonta isku kaftan barto waa sidaan shadiyo sharaf nucan oo kale leskuma kaftan baro

  • @queenzuhuur1025
    @queenzuhuur1025 2 ปีที่แล้ว +3

    lamanahygiii isku wara😇😇😇

  • @badrinr5345
    @badrinr5345 ปีที่แล้ว

    Fursad walba aad ka faidesan wayso kuma so lawan donto sidaan qiyasayo qoftaan qalbi kuma hayso meel kale ka fakaresaa saxib dumarka 6 bil kabadan raga masugan dahane jortisa dafana joge nasib wacan

  • @saynabclahi5430
    @saynabclahi5430 2 ปีที่แล้ว +6

    Happy qozlayzo😁

  • @sacdiyoadan3195
    @sacdiyoadan3195 2 ปีที่แล้ว

    Keep going guys wlh wan ithin jclahy farxat kunolatha abith

  • @deqaahmed4308
    @deqaahmed4308 2 ปีที่แล้ว +2

    For long time welcome back 😁😁😁

  • @dhaymanshariif7977
    @dhaymanshariif7977 ปีที่แล้ว +1

    Markii ay guursatay ayaan fiirsanah mxaa iga qaldan tolow hhh

  • @abdifatahbashirgure2122
    @abdifatahbashirgure2122 2 ปีที่แล้ว +2

    Reply ee Soo gaaal maasuul saree kashka

  • @Donka1702
    @Donka1702 2 ปีที่แล้ว +3

    KASHKA LEGEND GUULEYSO SXB

  • @cabdinasiib7705
    @cabdinasiib7705 2 ปีที่แล้ว +2

    Is back kashka🙏💪

  • @adnamohan5469
    @adnamohan5469 2 ปีที่แล้ว

    Soo badiya ilmaaderayaalow labadiina muqaalada

  • @cabdikariinmacalindahir3984
    @cabdikariinmacalindahir3984 2 ปีที่แล้ว +1

    Keep going pro wan kuwataaa sxp

  • @wllmajaapoi8064
    @wllmajaapoi8064 2 ปีที่แล้ว +1

    Welcome back wll kashka from baydhabo 🎖🤴❤✌

  • @Amiinadam10
    @Amiinadam10 2 ปีที่แล้ว +1

    Ninka qudha ee iga qosliya wlhy 😂😂

  • @oubahelmi1997
    @oubahelmi1997 2 ปีที่แล้ว +1

    Very nice

  • @Yaxye12
    @Yaxye12 2 ปีที่แล้ว +1

    Okiyalaha waxadka rajastiin miyaa belo kudagtay😅🤣😂

  • @abdirahmanmohamed3964
    @abdirahmanmohamed3964 2 ปีที่แล้ว +1

    Legend is back kashka

  • @ifraaxiitaabdiqaadir2855
    @ifraaxiitaabdiqaadir2855 2 ปีที่แล้ว +1

    welcome back brother

  • @zakiahmed6481
    @zakiahmed6481 2 ปีที่แล้ว +3

    Welcome back🤣🤣🤣

  • @qadrocumar5819
    @qadrocumar5819 2 ปีที่แล้ว +2

    Shaadiyo waa kajaften🤣😁

  • @MyLove-ph3le
    @MyLove-ph3le 2 ปีที่แล้ว +1

    Back to the business wllka

  • @princessshaam2705
    @princessshaam2705 2 ปีที่แล้ว +2

    Wlcm back🥰🥰

  • @samsamabdih139
    @samsamabdih139 2 ปีที่แล้ว

    Noo soo badiya sidaan nii sugaynayaaa ayaamahan

  • @ahlanwasahlan.211
    @ahlanwasahlan.211 2 ปีที่แล้ว

    Kkkkk Shaadiya waa lagu haystaa.
    Gabdhihii maxaa ku dhacay tolow may Ilowday heestaas

  • @qalanjoqalanjo7705
    @qalanjoqalanjo7705 2 ปีที่แล้ว

    Al fanaan hilwa hilwa yaa waaye 😂😆

  • @aishamohamettcadey6278
    @aishamohamettcadey6278 2 ปีที่แล้ว

    Dartiin bn TH-cam u jooGa kashka And Happy noo soo badiya Qosolka 😂

  • @spmodel2776
    @spmodel2776 2 ปีที่แล้ว +2

    ADAH I weYdii I tiDhi kuLaHa happpY😂

  • @abdirisackomar8890
    @abdirisackomar8890 2 ปีที่แล้ว +2

    Keep going legend

  • @miina7904
    @miina7904 2 ปีที่แล้ว +2

    Wllhi aniga ba shaadiyo heesta igu qabo an ku barty🤣🤣🤣🤣🤣

  • @yasminabdi6427
    @yasminabdi6427 2 ปีที่แล้ว

    War maxaaa turki ga u aaadi wayaday markaaa joogtay baaaban u xiizaye 👋. Wn ku taaageraaa zxp

  • @aishaabdiwahab3550
    @aishaabdiwahab3550 2 ปีที่แล้ว

    Wllkey cabdulahi kashka soodhawoow waa laguu xiisay

  • @Hhhinvfy8okkuwe5
    @Hhhinvfy8okkuwe5 2 ปีที่แล้ว

    Welcome back my brother

  • @zakariastart8660
    @zakariastart8660 2 ปีที่แล้ว

    Legend APDALA keep going pro guuleyo

  • @jimcaalehanter5805
    @jimcaalehanter5805 2 ปีที่แล้ว +1

    Cawrada astur

  • @abdihakimgaraad
    @abdihakimgaraad 2 ปีที่แล้ว

    Alle haku cafio #canol ayaa ku xiran

  • @Mrsqaramii
    @Mrsqaramii 2 ปีที่แล้ว

    Nio waxan maqli jireey don't ask awoman her age lkn hada waxa waye don't ask aman his age🤣🤣🤣 by de way 2 of uh r above 24 yrs specially uh kashka surely filterka hanagu qaldin ,,, but I think she is 24yrs old rgt now🥰

  • @bisleyare8760
    @bisleyare8760 2 ปีที่แล้ว +2

    Wllow sirwaaal lacg aad ku iibsato maad la'day mxaytahy surwaalka rif rifan .🤣🤣🤣🤣🤣

    • @fahmamohamed7747
      @fahmamohamed7747 2 ปีที่แล้ว

      Watan kayabay 😆😆😆😂😂😂

    • @buskuddhiqqq4422
      @buskuddhiqqq4422 2 ปีที่แล้ว +1

      Fashion ki baa halka kagalay 😂😂😂

  • @fadumafarxan8788
    @fadumafarxan8788 2 ปีที่แล้ว

    Kuwa waxa jira alle qaada kuma lohoo😅😅😅

  • @Faarax2002
    @Faarax2002 2 ปีที่แล้ว

    Labadan afyaxaasyasha isu qosol ekaa

  • @caishadullane1546
    @caishadullane1546 ปีที่แล้ว

    Abdle kashaka maxa lagu arki waaur

  • @mariamahad3005
    @mariamahad3005 2 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhh umdeena ma tahinn

  • @abdiney2253
    @abdiney2253 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa niyahow prank sosame pro

  • @Lbulle
    @Lbulle 2 ปีที่แล้ว +2

    Always funny 😄 but you

  • @nimcokhadar7807
    @nimcokhadar7807 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi kashu waa funny 😆 😄 🤣

  • @nimcomahad4207
    @nimcomahad4207 2 ปีที่แล้ว +1

    Camera man kii u hadlaka badnaa 🤣🤣🤣🤣

  • @ibrahim10rock
    @ibrahim10rock 2 ปีที่แล้ว

    Gabadha markeey jilibka kataabatey kashka faruuryahuu qaniinay 😂 it looks like he flirted with her 🤨

  • @abdihavidalvaro4944
    @abdihavidalvaro4944 2 ปีที่แล้ว +1

    Kashka lagend 😂😂

  • @hawaagganeheleyeh5972
    @hawaagganeheleyeh5972 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂😂😂

  • @xafsacalish6494
    @xafsacalish6494 2 ปีที่แล้ว

    Kashka waa qosolkii oo socdo😂😂😂😂😂😂😂

  • @ayaanizmaciil3326
    @ayaanizmaciil3326 2 ปีที่แล้ว +3

    Kashka ilhpaa qurx ku dha meayay😁😇😰

  • @FaysoMaxamuud-oz4cg
    @FaysoMaxamuud-oz4cg ปีที่แล้ว

    Wr faar ruugaa kujeexan

  • @Anema80
    @Anema80 2 ปีที่แล้ว

    Xilwa xilwa iyo shaadiyo ma noola 😂😂😂💔

  • @munizhchennal1773
    @munizhchennal1773 2 ปีที่แล้ว +9

    😍😍😍

  • @caamirroobleofficial9097
    @caamirroobleofficial9097 2 ปีที่แล้ว +1

    Happy waa funny

  • @vplike3486
    @vplike3486 2 ปีที่แล้ว

    Kashkoo dharkaan ikasoocun nio soo labisohay nio😀

  • @sucadmohamedsalad5669
    @sucadmohamedsalad5669 2 ปีที่แล้ว +1

    mash aalah

  • @abudaud1230
    @abudaud1230 2 ปีที่แล้ว

    Walcam back to the Muqdisho

  • @marwamohamedomer8653
    @marwamohamedomer8653 2 ปีที่แล้ว

    afweynaa happy bisinnka

  • @malyuunmanka3069
    @malyuunmanka3069 2 ปีที่แล้ว +1

    🤣🤣🤣🤣waan fuury