Aakhiroo xagee baad naga xigtaa walee tan lagu waari maayo god modaw iyo wixii aan ifka ku soo shaqaysanay ayuun baa inoo ifinayo kolay waxaan idiin xasuusinaya inaaan macsidaa inaan idinka digo alle kabaqa walalayaal waa bil ramadaane ka qanimaysta sidii uu nabi maxamed scw scw scw fanaan nimo wax darajo laga dhigto ama lagu faano maaha ee waa naar iyo holac aad qoorta isu sudheen ka toobad keena oo alle usoo noqda maan waxaa aad sheegaysaan inaad gaadhaysaan qofkiina ma hubo wr rag iyo dumarawba alle ka cabsada oo bishan haku khatimina macaasi allahu akbar
"Ha sugin in qof kale ku gaarsiiyo guul nolosha waxa ay ku bareysaa cashar adag kaasi oo ah in aad naftaada ku tashato cidna aadan wax ka sugin allah aan ahayn".
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 bili aadam waa daciif bal eeg waxay sheegayaan intiina yaa huba inuu iiida gaadhi oo dhamaysan ramadaan war alle utoobad keena isma hubneee fanaan nimo wax darajo laga dhigto ama lagu faano maaha ee waa naar iyo holac aad qoorta isu sudheen ka toobad keena oo alle usoo noqda
Waxaa lagu guda jiraa bilramadan waa xiligii dambiyada ay galeen sanadkii hore ay iska dhaqila haayeen lkn nasiib xumo waxay isudiyaarinayaan xumaan iyo fisqi oo alle raali ka ahayn
Ilahi ka baq kusali nabigene scw
Scw
S c w

Allow hayo mcn uku bisharey jannah firdows mammy I miss you 😘 ♥ ❤ 😉 👌 💖 hoyo mcn farhiya kabayare shukran qliii
Waa lasoomanyahay dambi iyo munkarna waa loo tabaabusheysan!!!! Inta aad nooshihiin aakhiradiina hagaajista
"Ha sugin in qof kale ku gaarsiiyo guul nolosha waxa ay ku bareysaa cashar adag kaasi oo ah in aad naftaada ku tashato cidna aadan wax ka sugin allah aan ahayn".
Waalidkiin wuu idinku khasaaray, Hadaad heeso u fadhidaan Bisha Ramadan. Allah Yahdiik
iidle yre isagu showyda magalo miyaaaa korontow
Alaha caafio waxaan arkyey isagoo leh sonkor baa qabaa hala.izoo duceeyo👏👏
Alla hacaafiya
Mashallah very beautiful voice arka😍
𝒌𝒌𝒌 𝒇𝒂𝒏𝒌𝒊 𝒐𝒐𝒒𝒐𝒇𝒂
Koronto wll qalbi wngsn Alla Haku dhowro🤲
Waa wareeeey nin culus ayaa idiin immaday wlh ala nasiib badanaa reer nairobi armaa u guuraa meeshaas😎
Waaw waxaan sugnaaba waa heesta gabadhaha gedo😍😍💔
Ku soo dhawoow cunooyinka fudud nagu soo biir wall.
Yaa qaade
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 bili aadam waa daciif bal eeg waxay sheegayaan intiina yaa huba inuu iiida gaadhi oo dhamaysan ramadaan war alle utoobad keena isma hubneee fanaan nimo wax darajo laga dhigto ama lagu faano maaha ee waa naar iyo holac aad qoorta isu sudheen ka toobad keena oo alle usoo noqda
Subxan Allah ramadhaankiii miyaaat hees kuso gaba gabeyseen
Inan imaadeyba iga hysaa from hargaisa
Ku soo dhawaada cunooyinka fudud nagu soo biira asxaabay ❤️ 😍 Ramadan mubaarka ❤️ allow amuurah noo sahal ❤️..
ramadan kariim
Afkiiba lama furin waa maxey xumaanta aad dadka ugu yeereysaan
Farxiyo kabayre faanand wayn baaa joogtaaa meshaaas
Bashir jawi. Uunba. Tagera marka bashirow. Showga. Soo kala kici 🇨🇦 canada. Ayaa ka tageraye
Wiilkena ismail aarka si wacan igu so dhaweya
Waa bal ramadaan waliba 10kii danbe ee uu nabigu scw scw scw scw scw scw scw scw scw u go.i jiray cibaado iyo alle kacabsi ee uu raaxo iyo waxay naftu jeceshahayba uga dheeran jiray idinkuna halkaas baaad maraysaan wr alle utoobad keena oo allle ha baqa ima hubno
Farhiya Kabayare salute. I will be there for the show I.A
Nin hawiye le meel walba shidan kara🥰
Thanks wiilka noo so qaaday heeetii gabdhaha gado thanks wallaalo
Allaah Galaga baqo meelkale irsaaqad udoonta
Mahadsanid ismail aarka
Ramadan mubarak dhamaanti ❤❤❤👍👍👍❤❤
⁰⁰
Inta ila jecel heesahoo dhan in bilaa music la dhigo like ta ha saraN🙏💯
Somali nimadu macana 🇸🇴
Ku soo dhawoow cunooyinka fudud nagu soo biir 🧱 wall
Subxanaalhi masoosomin miyaa kuwaan ajarka muci kudhameyeen
Waligay show ma tagin ilaahay baa ka magan galay
anaa jula mida Queen....Ma is doorana ❤ 😍
❤❤❤❤❤Masha allaah alpha idin xafido❤❤❤
FAMILY XIISAHA WARARKA WAA IDIN SALAAMEY WALAALA SHAFAN
ismaaciil Arka waaw❤❤❤❤
Alla showgaan waxaa fiicneed inuu kadhaco muqdisho
Dad somali ah oo faraxsan.
Caaqil yare nin loo xiisey
Gabadha gabsarka jalaha xiran yaawaye ii sheega🥺🤔🤔
Caaqil yare xaaskisa
M,a
Farxiyo codmacan mashaalah horeusoco.
Masha allh dad aan ku faano
Waxaa lagu guda jiraa bilramadan waa xiligii dambiyada ay galeen sanadkii hore ay iska dhaqila haayeen lkn nasiib xumo waxay isudiyaarinayaan xumaan iyo fisqi oo alle raali ka ahayn
Khawlah
WAABA SHAKIYEE NIMANKAAN DIYAANA MEY ISMARIYEEN. SHIIQ SHANTAAY NIMAMANKAA HALOOGU waco
Taariq salx
Allaah dhamaantood hasoo hadeeyo
Ameen yarabi
War aniga naziip Caliiyo caqil yare uuun igu salaama
Shaydamadtii weeye
😅😅😅😅
Legend Ismaaciil Aarka 🦁🔥
dalmar yare aaaaaaaa farxiyo inaba caadi matihid
Allah hanihanuniyo
Iidle showga halagu sodaro
Ku soo dhawoow cunooyinka fudud nagu soo biir wall.
Caaqil yare iyo heeska Haashhamasi
Dad culus
Fanaaniinta ciyaalka xafada kuwaan xafladooda lacag kuma bixinayo no no no xitaa free no no noT
Rer Nairobi lacgtoodi shawba qaba 😂😂
🦋Fᴀɴᴀᴀɴᴛᴇᴇɴᴀ ᴏᴏ ᴋᴜʟᴍʏʏ ᴍ.ᴀ🥰
Alxm Haduba Rabi fanaN Iga Dhigin Adinkana Rabi Ha Idin So Hadeeyo Dhaman Walaaladey wayo bil barakeysan lagu Jira waliba 10 kii dambe adinkana fisqi ayaad iskugu Wada timaaden
Mᴏᴍ 🥰🦋
Cabdu qaadir koronto isooo sheeg lmbr kiisa wts abk
waar kun shilin waa imisa dollar
@@apdulahi1229
waa$10 and 50 pence
Balyo haniikala kiciso
Ismacil arka libax ish cala hess
Idle in lagu sharfo aye ahed
Boqol soon ooo. Bakhti ku afur miya dadka ka dhigaysan ilahay ka cabsada eida dadka faraxsaan danbi ha galinina
Qalaas sheydamaada qaar baa laso fasaxay 🤣
Kkkkkkk 🤣 yup
Hhhhhhh wllhi wad igaqoslisay
Fᴀɴᴀᴀɴɪɪɴ ᴀᴀɴ ᴛɢʀᴏ ғᴀʀʜɪᴏ ᴋᴀᴘᴀʏᴀʀᴇ ɴʟᴏᴡ ᴡʟʟ ᴍᴄɴ ᴛɢᴇʀᴏ ᴀʏᴀᴀɴ ᴜ ᴀʜʏ ɪɢᴀ ɢᴀᴀʀsɪɪ ᴡʟʟ ||Kᴀʀᴏɴᴛᴏ||🌹🌹🌹
Mesha wada ugaadeen maa ku dhane😂🙏
Inti qeyrka umada ushegi laheden Aya xuman dadka ubaliminysn
Codsi gara sxb wll adigo mahadsan inad ku noqoto hrgysa sbbto ah fankagu xagsu ku wcn sxb waa iga talo
Fanaanimadu waa farxad miidhan wlhi 😂😂
Yaa huu illahay kabaq wllo
Fananinti habargidir kuwi abgal kuwi ogaden kuwi murusade iyo intan garan waye wan idin salamay
Waar 1000 shiling oo lacagta nairopi waa imisa
waa 10 Dollar
Sax Lipaax waan GartaY WaY JabanthY sawta La Yidhi Nairobi Lacag aYaa taala hhhhhhh
✌️💖👌👌😍
Inta ila taageerta aarka ismuujiya
Shaboqol.maxalayira
WARAA KAN SHIIKH SHANTAAY MUU KASOO CARAREY
Huno ismaaciil aark rabaa aroos ii shido wxn jogaa caasimada dow lada puntld gaar ahaan groowe
Biibshe waa cayilay
Hhhhh
❤❤❤❤❤❤✅✅✅❤❤👍👍
asc
Idlee maxa lo sheegi wayay
Bisinka ma danbi heeso ayaa loo soo safri
I a wll
Ku soo dhawoow cunooyinka fudud nagu soo biir wall.
Soonmubak
Baby is for lovers not a friend he is right
Ku soo dhawoow cunooyinka fudud nagu soo biir wall.
Malinka ciida sheydaamDa lasoo furaayo mku jirtiin
Hhhhh
0
hhhh BEENTA. XANTA XARAANTA QABYAALADU WAA CAADI IN LA HEESAA WAA XAARAAN CAQLIGA SOOMAALIDA WAAR KUWAN HEESAAYA AYAA IDINKA DHAW CUQDAD IYO QABYAALAD XAN IYO XAARAANTA ISKA DAAYA
Ramadan mubarak dhamaanti ❤❤❤👍👍👍❤❤
0