LIVE| NACIIMO JOOKAR IYO NAJMO CUDOON| karbaashka aduunka😂...

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 17

  • @abdirahimahmed3064
    @abdirahimahmed3064 3 ปีที่แล้ว +6

    Samaroon iyo isaaq iyo hg ma marbad gaadhaa ilko boqoleyahy arga daranlihi khaakhyey meesha soo yururtaa hanaga dambaajinin.

    • @DARK-dc9oc
      @DARK-dc9oc 3 ปีที่แล้ว +2

      Qabiil ma fiicno lkn wxa ka yaabay bacidan oo la aqoon cawa iigu horeysa be hg ka laandheresan iska soo jartay yaaab🤣

    • @kayfmohamed565
      @kayfmohamed565 3 ปีที่แล้ว

      Cay xumidaa wll 😁😁😁😁

  • @saidaali412
    @saidaali412 3 ปีที่แล้ว +2

    Naayaa dagoodi afkaada ha ku sheegin adaa lagu ogeen waxaad tahay adoon baran qabiilada Soomaalida wax haka sheegin dagoodi waa dad Soomaaliyeed oo dega Ethiopia, Kenya iyo Soomaaliya waadna edeb daran tahay qabiilesta

  • @Sacdiya_hussein
    @Sacdiya_hussein 3 ปีที่แล้ว +10

    Dagodi hawiya waaye umalenaa

    • @najmaabdiseyruuq5186
      @najmaabdiseyruuq5186 3 ปีที่แล้ว +1

      Sax

    • @riyaaqmacalin9525
      @riyaaqmacalin9525 3 ปีที่แล้ว

      @@najmaabdiseyruuq5186 hawiye maha wll San maqlay waa samaale

    • @najmaabdiseyruuq5186
      @najmaabdiseyruuq5186 3 ปีที่แล้ว +4

      @@riyaaqmacalin9525 hawiye samaale ayaa dhalay. Dagoodigu waa ilmo saransoor gardheere samaale. Sidi gaaljecelka baa iyagana hawiye loo tiriyaa.

    • @Sacdiya_hussein
      @Sacdiya_hussein 3 ปีที่แล้ว +4

      @@najmaabdiseyruuq5186masha allah sida nofahan siisey abayo

  • @salmasalah7119
    @salmasalah7119 3 ปีที่แล้ว +4

    Rer mudug is helay waa dhamahays 🤣😂

  • @abdallahadan9991
    @abdallahadan9991 3 ปีที่แล้ว +2

    War dagoodiye waa hawiye gaal jecel bay walaala yihiin waa idin sidee ar waalow maxaa idinku dhacay

  • @kafiosaid746
    @kafiosaid746 3 ปีที่แล้ว +3

    Naciimo jokar lacag baa ka walatay reerka wa u kala kicisay

  • @ABDIDUNKAD
    @ABDIDUNKAD 3 ปีที่แล้ว +4

    Asc

  • @fuaadabdalle7331
    @fuaadabdalle7331 3 ปีที่แล้ว +1

    Kulahaa heesta nin ogadena aya qadaya kkk

  • @fuaadabdalle7331
    @fuaadabdalle7331 3 ปีที่แล้ว

    2 legen e xaga dumarka ugu hireyey qosolka aya is helay kkk

  • @MohammedMohammed-ki1ct
    @MohammedMohammed-ki1ct 3 ปีที่แล้ว +2

    Hawoya waa dogodi anaaa u dhaco

  • @suubansaxan4865
    @suubansaxan4865 3 ปีที่แล้ว

    Waa hadal xun tahay