Duqa cusub ee Muqdisho oo soo bandhigay qorshayaashiisa shaqo
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 27 ธ.ค. 2024
- Booliska Soomaaliya ayaa maanta xusay sanad-guuradooda 81-aad ee aas-aaska ciidanka booliiska. Madaxweyne Xassan Shiikh Maxamuud oo ka hadlayay munaasabadda maalinta booliiska ayaa sheegay in loo baahanyahay in kor loo qaado awoodda dhismaha ciidanka si loo helo ciidan khibrad leh.
Ku soo dhowaada barnaamijka Caweyska Washington. Barnaamijka ayaa toddobaadkan xiisa gooni ah xanbaarsan waxaad ku maqli doontaan sheekooyin dhowr ah. Caasha Ibraahim Aadan (Caasha Cuud) ayaa barnaamijka soo diyaarisay soona jeedineysa.
Aqalka Senate-ka Mareykanka ayaa saqdii dhexe ee xalay meel mariyay sii wadista qarashaadka ku baxa dowladda Mareykanka illaa bisha Maarso.
Laa Ilaha Illa Llaah
Xasen xollo xayaewankas hawiye folxuma nacladas tukgas xasen dilla kujihada nacladas foshaxun
Hawiye folxuma nacladas tukgas
War dulligaan yaa dalka ka qabta. Dawladnimo waxba kama ogid waadigaa Ethiopia dalka ka iibsaday
Asc
❤❤❤❤
🎉😂❤❤ 😅
❤ I ❤❤
Tihore bu aqon wayay si u u mareyo mark lacag cusub ban kenaya wa ha lugu so waco
ARGIGIHIS JIHADIYIN HA DHIHIN WALAL. DAD GURIYAL GUBAY DADKINA DILAY,KUWASI ISLAM MA AHA WAA YAHUDI MADOW OO MAALI AH.
Doorashada xaguu ka qabanayaa ma villa somalia dhecdeeda yaap
Somalipuplic health
Deni wuxuu rabaa dadka masaakiinta puntland joogo in uu lacagtooda dhaco hada dad badan ayaa haysta shilin soomaali been ah waxaana dhibaatadaas u gaystay tuugo lacag been ah soo galisay puntand
Waa daalim dowladnimada mugdigeliyey siciid Deni keeneyna Hasan sheekh hadana weliwada lacak sameen maxaa kagalay