KALAMAAN 08 OGTOBER 2024

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ต.ค. 2024
  • KALAMAAN 08 OGTOBER 2024

ความคิดเห็น • 38

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Kalamaan waxan ka dhageeyatay aniga joogah Californian USA 🇺🇸 walaalaya waan idin salaamay laakin waligiin xaqiiqada u hiiliya sidaas ku wada ha noqonin kuwa midka markaas kursiga joogah taageerah ilaasha danta guud iyo qabiyada shacabka Somaliyed mahad sanid halkaas ka wada abwaan guure waan salaamay iyo radio kulmiye anigoo ka so jeedah puntland somalia 🇸🇴 viva Somalia 🇸🇴

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Mashaa Allaah tabaarakallaah xafidullaah Madaxweynaha umada soomaaliyeed mudane Xasan Sheekh Mohamud guul guul gobonimo ❤❤ ❤ilxun kuma aragto Libaax Libaax dhalay guuuuleyso guuuuleysta amiin yaa Allaah ❤️❤️❤️

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Mudane Xasan Sheekh Mohamud guul iyo gobonimo ❤❤❤❤❤
    Kii ciil qabee cadowgaaga Ciida ha galo Cimrigii jiryoow ceynaanka haay haay waligaa hay 20 year insha Allaah hogaanka dalka hay insha Allaah ❤❤❤

  • @shijo2055
    @shijo2055 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    اللهم ألف بين قلوبنا وأصلح بلادنا وبلاد المسلمين والمسلمات 🤲 🤲 🤲 🤲 🤲 🤲 🥹🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @naimahussein3911
      @naimahussein3911 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Allahumaa Aamiin Aamiin Aamiin 🤲🏽🤲🏽🤲🏽🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️💙💙💙🙏🙏🙏

  • @MuhiyadiinOsman
    @MuhiyadiinOsman 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Knn guul

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw scw ❤️ please ❤️

    • @naimahussein3911
      @naimahussein3911 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Scw Scw scw ❤❤❤🎉🎉🎉

    • @xaashiawcabdi8871
      @xaashiawcabdi8871 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Scw scw scw scw

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Shimbirkii duulla
    irsaaqadiisa waa dhulka

  • @ijaaboosoble1320
    @ijaaboosoble1320 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Runmalysku sheegoo rooroor maroonee intee rabtaayee

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    ❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤

    • @naimahussein3911
      @naimahussein3911 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Scw Scw scw ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @CabdiwaliJaamac-j2w
    @CabdiwaliJaamac-j2w 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Kalamaaney halkaa kasiiwada maanka seege

  • @abshirali313
    @abshirali313 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Kalamaan kulama jirto, mana kaa jirto

  • @abanuuromar4172
    @abanuuromar4172 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Kalamaaney heesihii waddaniga ugu macaaneed ayaad ka tagteen ,, mindhaa waxaanba u maleeyay inuysan buuggiiniba ku qorneyn , heesahaasoo ahayd : - THOURADDATAN BARAKEEYSAN ... TOURADDATAN BARAKEEYSAN ..... BARAKEEYSAN.... TALLABADII AY QAADEEN..... kalamaaney adinku dhameestira anigu waan daalaye ,,,,, iyo waxaan kalo rabey inaan idin xusuusiyo heestii waddaniga ugu macaanka badneed oo uu soo curiyay AUN. Abwaan DHOODAAN heestaasoo ahayd : -
    SAKIILOW HAGAAGSAN...SAATIROW ILAAHOW.....THOURADDEENA NOO ADKEEY...... ujeedka qofkii garanaayo ayaa garanaaya , qofkaan garanna adeerkey Odi Cabdulle ha weydiiyo saa asagaa waayo joog ahaaye xaa naga galay hee .

  • @SaafiSomali
    @SaafiSomali 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Caawa canshuur baa ka dhamaawayseen
    Dowlada lacag hamoo soo samayaan

  • @Axmedismacil-p9o
    @Axmedismacil-p9o 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waaqlaq caalamku geedkan oo. Kalemalayahay

  • @eazrayiylmohammed9743
    @eazrayiylmohammed9743 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    «للّه در عصابه نادمتهم يومآ بجلق فى الزمان اول بيض الوجوه كريمه احسابهم شم الانوف من الطراز اول

  • @JawahirQalanjo
    @JawahirQalanjo 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Kalaman markaa kanagesanayo niiclaha aan jeclaha tas yaa ilaqabo

  • @SUPERMOHAN420
    @SUPERMOHAN420 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kalamaan dowladaan waka baqaan dowladi horana waa caay jireen

  • @YasinJamaabdi-n7v
    @YasinJamaabdi-n7v 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Wada gubabada

  • @osmanahmed9780
    @osmanahmed9780 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Kow kow

  • @hassanbishaarmustqbal5867
    @hassanbishaarmustqbal5867 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Saxiibayaal geedka ad hoos fadhidaan madaxda kala dudaysa ku dhexdhexaadiya alana la kaashada

  • @AbdullahiIsse-z2q
    @AbdullahiIsse-z2q 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤

  • @abdulgaadirahmed9219
    @abdulgaadirahmed9219 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Kow kow kow 1

  • @HarestoFarah
    @HarestoFarah 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    KNN❤❤❤

  • @AbdiHassan-v7j
    @AbdiHassan-v7j 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kalamaney madaxweyne ku xigeen Kenya xilkii waa la qaadey

  • @nurta-gh2xb
    @nurta-gh2xb 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waaaa run run malasku sheegoow roor marooneey

  • @AbuukarMohamed-v4t
    @AbuukarMohamed-v4t 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Asc kalaaman

  • @KayseHuriye
    @KayseHuriye 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ku.scw.scw.scw.scw.scw.❤❤❤❤❤❤❤

  • @nrx8684
    @nrx8684 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ciidankii farmaajo taba baray oo dhan hala baaro

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    XASAN IYO XAMSE KALA SHUBKOODEY KU MASHQUULSAN YIHIINE ALAHA U FUDUDEEYO

  • @Soulieman-es1ri
    @Soulieman-es1ri 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kalmaan hurtaa moshiin lagaama keeno

  • @redback043
    @redback043 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Canshuur Yaan Labixin . NO ❌ Canshuur.