Xog Dheeraad ah oo kasoo baxaya toogashadii saraakiisha Imaaraadka iyo Xasan Sheekh oo ka hadlay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 199

  • @AbdirahmanJama-z3j
    @AbdirahmanJama-z3j 10 หลายเดือนก่อน +12

    waan ku faraxsanahay in saraakiishaas imaaraadka la xasuuqo alxamdulillaah waayo imaaraadku waa cadowga muslimka waan dadka dowladnimadeena hortaagan. waa guuul haddii wax laga laayey.

    • @Sunny45553
      @Sunny45553 10 หลายเดือนก่อน

      Ilaahey wa ku jeeda

  • @badreabdi6865
    @badreabdi6865 10 หลายเดือนก่อน +18

    Maansha Allah waa habeen ki igu farxada badna ee sanadkan aan maqlo imarad naclada ilahay malaig tisa iyo naclada Muslim kuba haku dhacdo ilaa yowmu diin Amin 🎉🎉🎉❤❤

    • @aamsheikh
      @aamsheikh 10 หลายเดือนก่อน +1

      Aamiin
      Kuwaas waa wasax meeshaytagaana way wasaqeeyaan
      Allaha dhameeyo intii soomaali duli urabto 😊

    • @MaxamedFaraxtalan-j1c
      @MaxamedFaraxtalan-j1c 10 หลายเดือนก่อน

      Waxba igama galin dal nacaaybka ee maxa lagu magay musliminta Tukaan oo somaalina iskugu jirtay

    • @badreabdi6865
      @badreabdi6865 10 หลายเดือนก่อน +1

      @@MaxamedFaraxtalan-j1c suasha malaha waxa ficnan lahayd inad waydiso qofki dilka fuliyey lkn waxa ii mihima in la dilay sarakiil imarad ah

    • @MaxamedFaraxtalan-j1c
      @MaxamedFaraxtalan-j1c 10 หลายเดือนก่อน +1

      @@badreabdi6865 UAE waxay tahay wa lawada yaqaan... lakinse Adiga so tarxiisid miyaaa ku dheer kkkkkk inta yar kaftaan

    • @mahirabi6915
      @mahirabi6915 10 หลายเดือนก่อน

      Imaratka wa yuhuuda carabt ah wana ku faraxsanahay hada nahay shacabka somaliyeed wana ku soconaysaa ila ay naga dhex baxayaan i.a

  • @aadamhaaji2924
    @aadamhaaji2924 10 หลายเดือนก่อน +33

    Somali guul emarates down

    • @cirjiidh77
      @cirjiidh77 10 หลายเดือนก่อน +2

      Fahad ayaa ka dambeyey

    • @aadamhaaji2924
      @aadamhaaji2924 10 หลายเดือนก่อน +2

      @@cirjiidh77 wixi emerat laaaya waa dad fcn

    • @superfun1819
      @superfun1819 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@cirjiidh77Alshabaab emarates waa cadoow

  • @samawadeahmed4380
    @samawadeahmed4380 10 หลายเดือนก่อน +19

    Soomaali in aad lug goysaan baad u timaadeen Alle idiima naxariisto

  • @MohamedAhmed-z2k
    @MohamedAhmed-z2k 10 หลายเดือนก่อน +12

    geesi geesi dhalay waa shahiid ilaahey subxaanahu watacaalaa janatul firdoos haka waraabiyo waa shaqsi kudayasho mudan imaaraad koley somali ayeey utashaneeysay

  • @abdijama3992
    @abdijama3992 10 หลายเดือนก่อน +8

    Geesi buu ahaa Allah uu naxaristo

    • @afrahhussein3136
      @afrahhussein3136 10 หลายเดือนก่อน

      Subxanalah maxaa geesiya ma umada ilamka ah masajidka lugulayey

  • @AbuAli-kx6nw
    @AbuAli-kx6nw 10 หลายเดือนก่อน

    Rabi ha unaxariisto halyey geesiya weyaan 👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 10 หลายเดือนก่อน +9

    Askari xalaal ah buu ahaa Allaha unaxariisto shaqa fiican buu qabtay wlhi

  • @teatime6853
    @teatime6853 10 หลายเดือนก่อน +9

    Xassan sheikh ciidanka somaliya marku laayey ma uusan u tacsiyeenin 🙏🇸🇴🇸🇴

  • @AhmedSalah-yl1jw
    @AhmedSalah-yl1jw 10 หลายเดือนก่อน +4

    Mansha allaah Cadawgii somalida buu dilaÿ mansha allaah

  • @Kedismedia
    @Kedismedia 10 หลายเดือนก่อน

    Imaaraad ha inaga baxaan

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 10 หลายเดือนก่อน +1

    sxbkey Ali Haraarey waxan ku jeclahay Labiska, waa qosol.

  • @karingarfod9151
    @karingarfod9151 10 หลายเดือนก่อน +6

    Geesi samalia Ali xaraare naga qabo maryaan ta ❤❤❤❤❤

  • @tfarahan27
    @tfarahan27 10 หลายเดือนก่อน +1

    Good war Cid kasta oo Somaliland aqoonsan waa in la dilo 👏

  • @hawamohamed2377
    @hawamohamed2377 10 หลายเดือนก่อน +2

    Masiibo ha ku dhacdo imaaraad

  • @AbuSuldaan-qx7ut
    @AbuSuldaan-qx7ut 10 หลายเดือนก่อน +2

    Askarigaas Waa Geesi Geesi Dhalay Waana Shahiid ilaahay Haw Naxariisto Sidaa Askarigaa Xasan Haloo Dilo Dhamaan Wixii Emaraadka Ka Socda

  • @ayaanhassan4936
    @ayaanhassan4936 10 หลายเดือนก่อน

    Inuuu ciilay baa dhicikarta 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Allahu aclam aduunka lama arag nindalkiisacninkalecjutababsrsyo
    Sawtaai maayo weliba dalkaaa aadbaan ubecbahay rag ciil cadaabjadooray soomaliyeey idinku istababaracibtiiiblaydin tababarilahaaa 😢😢😢😢😢 Allahu aclam

  • @mohammedabdi7145
    @mohammedabdi7145 10 หลายเดือนก่อน +4

    Wlhi good news qatar emarat sacudi down halatogta melkasta od ku aragtan cali many thanks

    • @peaceprosperity3951
      @peaceprosperity3951 10 หลายเดือนก่อน

      All Somalis are fully aware of the threat and conspiracy the Emiratis are doing in Somalia. Most Somalis know that Emirates have no good intentions at all and destroyed many countries by pretending friends. If you have any doubts, just look at how they have destroyed Yemen and Libya.They are snakes in the the grass and collaborate with Israel.

  • @SOMBOYDSHIRE
    @SOMBOYDSHIRE 10 หลายเดือนก่อน +1

    Hasan shiq iyo emaraat down down goawt somalia guuuuuul

  • @Qamadi1
    @Qamadi1 10 หลายเดือนก่อน +7

    KU Sali NABIGA ﷺ

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment 10 หลายเดือนก่อน

    Allahu Akbar dila ajinabiga oo bakhtigooda Somaliya jiidjiida inshaAllah Geesi geesi dhalay walahi ilaahay ha badbaadiyo dhalinteena Somali Aamiin yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼 awalba Yuhuuda u shaqaynayeen Imaaraadku waa kuwa Ethiopian&Kenyan taageera in wadanka ay qabsadaan ilaahay kulligooda Ajaanibta midna kama reebo wadankeena jooga siiba kuwa Maraykanka iyo Yuhuuda iyo Aminson ilaahow kulligooda lawada gowracaa yarab yaakariim ilaahow Ciidankeena 5ta Somaliyeed midee oo geesiyadeena niyadda udhis yarab🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @aaminaa341
    @aaminaa341 10 หลายเดือนก่อน +19

    I have yet to see Mr Hassan wishing condolences to Brave Somali Soldiers engaging war against the Al-Shabab terrorist, but now, he is rushing to pay his respect to UAE Mercenaries…what a naive leader.

    • @mahadfarah4572
      @mahadfarah4572 10 หลายเดือนก่อน

      Right.

    • @MaxamedJamac-mj5io
      @MaxamedJamac-mj5io 10 หลายเดือนก่อน +2

      Luqadada ku hadal dad kale luqadooda haku hadlin wlle

    • @aamsheikh
      @aamsheikh 10 หลายเดือนก่อน +1

      Duugada kushqaysata un buu u tacsiyaynayaa
      Waana kuwa laaya ciidankeena emaaraadku qayr maleh

    • @Liiloowe
      @Liiloowe 10 หลายเดือนก่อน +3

      ASKARIGAAS WAA IN TAALLO LOO DHISO.
      WAA HALYEY QARAN.
      IMAARAADKU WAA CADOWGA KOWAAD EE SOOMAALIA. WAA TUSAALE CADEYNAYA SIDA SHACABKEENU UNECEB YIHIIN IMAARAADKA🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @Mustejama
      @Mustejama 10 หลายเดือนก่อน +1

      Xassan bakhti u sajuude cisbitaalda waxuu ugu meeray sanaaya raali galinta imaadka 😂😂

  • @aliabdirahmanosman1985
    @aliabdirahmanosman1985 10 หลายเดือนก่อน

    Aaaaad ban ugufarahsanahy inlalaaaasyo imaraadka iyo waxuusnimadooda somalia ugesanayaan waaa geesi gesiladhay wadani ah hassan

  • @BashkaJj-v8g
    @BashkaJj-v8g 10 หลายเดือนก่อน +3

    Aad baan ugu farxay warkan hala laayo wixii imaraadka ah ama ka socda UAE

  • @homeh3455
    @homeh3455 10 หลายเดือนก่อน +2

    🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 wiil kaa soomaliyeed waa shahiid

  • @calidhakalaf4121
    @calidhakalaf4121 10 หลายเดือนก่อน +3

    “Aduunka rag baa ku nool show”

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 10 หลายเดือนก่อน

    ASC WLLE WAA DHACDADII UGU FARXADA BAFNEYD EE LAGU LAAYEY MAFIYO IMARAT IYO MOORYAN CALOSHOD U SHAQEYSATA ALXLILAH AAD BAAD UGU FARAXSANAHY IN IMAARAT LA LAAYO ASKARIGAA GEESIGA AH IYO SOMALIDII KU DHIMATAY ALLAHA Y NAXARIISTO JANATUL FIRDOWSAL ACLAA ALLAHA GEEYO AAMIIN AAMIIN AAMIIN

  • @MaxamedJamac-mj5io
    @MaxamedJamac-mj5io 10 หลายเดือนก่อน +3

    Anigo ah sarkaal katirsan cidanka boliska somaliyeed
    Waa ku faraxsanahay in dhàmaan shisheyaha ku amar ku taaglaynaya cidanka somaliyeed waxay donaan inayka samaystaan ayey isku dayaan mase dhici doonto
    Yaan lagu sirmin
    Waa nin la ciilay

  • @nuromohamed2121
    @nuromohamed2121 10 หลายเดือนก่อน +1

    Somalia 🇸🇴 guul Emaradaka down

  • @osmanabdulle6539
    @osmanabdulle6539 10 หลายเดือนก่อน

    Allaha unaxariisto askarta Somaaliyeed🇸🇴 ee kudhintey,kuwa kale warkooda iga daa.....

  • @israaadenyuusuf
    @israaadenyuusuf 10 หลายเดือนก่อน

    Rabbi hakuu naxariisto waxaad ahayd geesi ka hortagay calooshood ushaqaystayaal, ilaahay qalbiga ha u adkeeyo ehelkaaga

  • @SuhurAbdi-xd5dl
    @SuhurAbdi-xd5dl 10 หลายเดือนก่อน

    Ninka askari ah ee layay imaaradka alle ha u naxariisto waxay u tababaran askarta somali inaya calooshood u shaqayal ayay ahay imaaradk ayaa raban ayan ku adeegtan alle ha naga qabto imaaradk iyo kuwa kle ee raba inay booban dhulka somalida🤫🫣

  • @lathany.3537
    @lathany.3537 10 หลายเดือนก่อน +1

    Allaha naga saaro imaaraad

  • @crisaaq3877
    @crisaaq3877 10 หลายเดือนก่อน

    Asc free free free Palestine 🇵🇸 free free Palestine 🇵🇸 ♥ insha allah aamiin 🇸🇴 🇵🇸 ♥ dalka dadka diinta alle ha inoo badbaadiyo hogaamiye wadaniya alle ha inaga soo dhexsaaro insha allah aamiin 🇸🇴 🇵🇸 ♥ guul guul guul guul guul guul guul guul Somalia 🇸🇴 ♥ 🇹🇷 waxaa laga yaabaa inuu nacay dawlada uae 🇦🇪 imaraat siday u taageerayso dawlada itoobiya dhalinyarada soomaaliyeed waa dhurwaa mana rabaysmaan umana rabaysmaan shisheeye iyo shisheeye kalkaal dadkooda diintooda dalkooda mooyee masha allah masha allah masha allah ayaan leeyahay

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 10 หลายเดือนก่อน

    Wacn o wangsan walalkey Ali xarere allxmduliilh allxmduliilh ❤❤

  • @munahassan880
    @munahassan880 10 หลายเดือนก่อน

    Dhacdadii farxada laheed ee saraakiishii emaaraad lagu laayay dheh makufarxayno dalkeena in uu dhib kadhaco laakiin geerida emaaraatiyiinta waan kufarxaynaa illaahay ha usaaidiyo muslimiinta ayay dhibeen

  • @SOMBOYDSHIRE
    @SOMBOYDSHIRE 10 หลายเดือนก่อน

    Waaaaw masha Allah guul askarigas somaliga

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 10 หลายเดือนก่อน

    Imaaraadka waa cadowga Islaamka ee halaga nadiifiyo waddanka Soomaaliyeed.

  • @karingarfod9151
    @karingarfod9151 10 หลายเดือนก่อน +2

    Guul samalia

  • @mahamadmahmood46
    @mahamadmahmood46 10 หลายเดือนก่อน

    Xeryaha imaaraatka ee Somalia aniga ayaa hada kahor kutababartay ma istaahilaan iney wadanka joogaan waa cadow

  • @haboon6195
    @haboon6195 10 หลายเดือนก่อน +1

    Waa yaab somalia waa meel walan acuudu bilaa ilhay dadakan umada ka qabo

  • @هاديهسليمان-ه3ك
    @هاديهسليمان-ه3ك 10 หลายเดือนก่อน

    marak aniga waaba habenkii igu farxad badneyd ee aanmaqloh hadlan aan kufarxo hadnah kulihod seey uwada dhanyihin ajanbiga oow nokenay xasan waiil wadnii sadaso kaalha oo nagalyoh intaa hartay illahey hanokenoh mantay wiilkasi waa ewhelu janoh waxownah ku dhintay xaaq ee janda illahey hageyoh wilkii dilay 🤲🤲🤲🤲

  • @nuurnuuraan8624
    @nuurnuuraan8624 10 หลายเดือนก่อน +1

    Imisa dowladood aya Somalia tabar siiya Hadana bila faaiido ah

    • @mustafeali617
      @mustafeali617 10 หลายเดือนก่อน +1

      Wallahi wa run

  • @maxamedsaalaxcabdullahi8596
    @maxamedsaalaxcabdullahi8596 10 หลายเดือนก่อน

    Msh allh❤❤❤

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 10 หลายเดือนก่อน +1

    imaaradka somali koonfur lagaam jaclaa isga baxo

  • @abdulazizmohamed5500
    @abdulazizmohamed5500 10 หลายเดือนก่อน

    Waa war far ad leh iyo guul usoohoyatay Somalia

  • @hajii2033
    @hajii2033 10 หลายเดือนก่อน

    hasan sheekh tuug waa shaabb

  • @hawamohamed2377
    @hawamohamed2377 10 หลายเดือนก่อน

    Imaraadku ha ogaado SOOMAALIYA SOOMAALI BAA LEH

  • @Jualli
    @Jualli 10 หลายเดือนก่อน

    Alaha na dhaafiyo emarat Kheyr ma noo soo wado,

  • @abdifatahrashiid3011
    @abdifatahrashiid3011 10 หลายเดือนก่อน +1

    cali xaar kaligii 4daqiiqo ka badan ma hadlikaro

  • @afrahhussein3136
    @afrahhussein3136 10 หลายเดือนก่อน

    Subxanalah somalia waa cawaan waxa ku farxaysan nin qaatila oo dad masajidka ku layey somalia habaar bay qabtaan wailkiin ilaa dawaladii siyaad bare imaaradku wax idin sinayey wakhtigii caydiid sokuwik idin gurmaday

  • @Tamsim3358
    @Tamsim3358 10 หลายเดือนก่อน

    ILAAHAY ha uu naxaristo Amiin, masajid bay dad ku dileen walanaa😮

    • @theparadigm8453
      @theparadigm8453 10 หลายเดือนก่อน

      Somalida allah u naxariisto askarta Imaaraadka cadaab Alle haku tuuro.

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 10 หลายเดือนก่อน

      @@theparadigm8453 Ilaahay unoqo qof xanuunsanayaa tahee

  • @adamjumale4871
    @adamjumale4871 10 หลายเดือนก่อน +2

    Where is yaasiin qoslaaye ?? 😂😂😂

  • @AbdiAdan-p8s
    @AbdiAdan-p8s 10 หลายเดือนก่อน

    Haa laga saaro wadanka imaaraadka askariga soomaliyeed Ee geesiga Alaah u naxariisto xasan sheesh ayaa wadto imaaraadka iyo qashin oodhan Asaga xita waa imaaradka ayuu u shaqeeya

  • @homeh3455
    @homeh3455 10 หลายเดือนก่อน +2

    Maanta ayaan taageeray shabaab maasha alaah cadawgii soomaliya ayaa la laayay imaaraad maanta waxa u taala tacsi wayn 😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁

    • @MaxamedJamac-mj5io
      @MaxamedJamac-mj5io 10 หลายเดือนก่อน +1

      Wax lug ah kuma laha shabaab ee waa sarkaal la ciilay o u dulqadan wayey waxa ay samaynayaa nimankaasi

  • @AhmedHussein-v1q
    @AhmedHussein-v1q 10 หลายเดือนก่อน

    Mansda Allah

  • @saydiiofow1335
    @saydiiofow1335 10 หลายเดือนก่อน

    Imiraat allaha burburiyo waxay ka mid yihiin cadawyada soomaliyeed

  • @mombasa7
    @mombasa7 10 หลายเดือนก่อน +1

    Will Somalia ever settle down? Since 1991, the nation has been embroiled in internecine and never-ending wars. How can well-wishing countries work with Somalia if at any time a crazed Somali soldier can blow up all the diplomatic efforts of the sitting government? Just recently, the UAE fell victim to a terrorist attack! Egypt, Qatar, and Turkey are also helping the government in Mogadishu or intending to send help. How can the government guarantee the security of these foreign officials? The mandate for African troops is ending soon, and a military vacuum is on the horizon. How can this fragile Somali nation guarantee security for its people and its visitors? Will Somalia live in a Hobbesian nightmare for the rest of the century? I am reading some of the comments of people who are delighted with the sad events that took place. I see them as shortsighted in their analysis of the situation and not vested in the long-term recovery of their nation. It is sad!!!

  • @mohammedabdi7145
    @mohammedabdi7145 10 หลายเดือนก่อน +1

    Waw carabta hala layo sacudiga emaratka Qatari yinta

  • @aaminadarwiish3109
    @aaminadarwiish3109 10 หลายเดือนก่อน

    Yarkaa alaha unaxariisto Taylor haloodhiso

  • @SakariyeMaxamed-f2y
    @SakariyeMaxamed-f2y 10 หลายเดือนก่อน

    Walaaahay imaadaadka in lalaayo waNtaageerayaa ninkaasina waa muwAADIN

  • @mohamedmohmud520
    @mohamedmohmud520 10 หลายเดือนก่อน +1

    Alhamdulilàh

  • @HghhgjHgiuhg6
    @HghhgjHgiuhg6 10 หลายเดือนก่อน

    IMAARAAT INUU JANJAWIID SOOMAALIYA KA ABUUR AYUU RABAA CIDA ARINTAAS FUDUDEYNEYSO WAA XASAN IYO KOXDIISA

  • @fahm3d88
    @fahm3d88 10 หลายเดือนก่อน

    Emaataat wadankeena in ay nagucadaadiyaan bay rabaan khayr maleh allaha nadjaafiyo dal emaaraat soogalay ma nasto

  • @hamdi27889
    @hamdi27889 10 หลายเดือนก่อน

    Why XSHM markuu ka tacsiyeynay carabka ma wiilasheena war maad aadid Emaradka . Hadey geerida caraka ku dhibeyso war caraba maxaa dalkena keeney Fari kama qodna faanoole. Hooyada wiilkeda ku weysey ilaahey ha u qaboojiyo qalbiga Amiin amiin amiin 😢😢😢😢

  • @salahsalad
    @salahsalad 10 หลายเดือนก่อน

    Emiratka marabno ha dhacaaan

  • @ahmedsabban8990
    @ahmedsabban8990 10 หลายเดือนก่อน

    Geesi geesi dhaley dhamaan Umaddaha somaliyeed ayaa hambalyo iyo Tacsi kuusoo diraaya.

  • @ahmedsaedyusufahmednur1640
    @ahmedsaedyusufahmednur1640 10 หลายเดือนก่อน +1

    ninkaa falka gaystay may ahayn in uu ciidamada somalia laayo hadii uu rabo halaayo kuwa ajaanibka ah

  • @fuadismail3487
    @fuadismail3487 10 หลายเดือนก่อน

    RUNTII GEERIDA SARAAKIIL KU SHEEGGA IMAARAATKU WAA GUUL U SOO HOYATAY UMMADDA SOOMAALIYEED.
    RUNTII IIMAARAADKU WAA CADAWGA UMMADDA SOOMAALIYEED!!!

  • @theparadigm8453
    @theparadigm8453 10 หลายเดือนก่อน +1

    Imaaraad la dile maxaa maga khuseeya kuweenaba sida daqsiga ayaa loo laayeye.
    Mida kale xitaa cid sharaxday ama shacabka u sheege wax Imaaraadka Somalia ka ma jirto.
    Clandestine operations and stealing our resources.
    I guess waa sideey ugu bilaabtay.
    Dowladda Imaaraadka waa Naclattallahi caleyhim.
    Toloow Dhiiga Imaaraadka siduu u dhedhemaa?

  • @sharmarkeahmed2864
    @sharmarkeahmed2864 10 หลายเดือนก่อน

    Wan so dhwaynaynaa xasuuqa loo gaystay mujirimiinta imaaraadka

  • @MohamedDahir-t2s
    @MohamedDahir-t2s 10 หลายเดือนก่อน

    Was guul weyn

  • @shabanja3432
    @shabanja3432 10 หลายเดือนก่อน

    Imaaradaa marna waa la saaraa marna soo gala ayaa la yidhaahdaa

  • @Moumin.corner
    @Moumin.corner 10 หลายเดือนก่อน

    Waa jaajuusayaal calooshood u shaqaystayasha emaaaraadka, waa kuwa aan u ogalayn inay somaliya kacdo, Askari laciilay Buu ahaa geesi

  • @Redspittingcobra
    @Redspittingcobra 10 หลายเดือนก่อน

    Walee Imaaraad ka in la xasuuqo weeye.

  • @TufaaxMarket
    @TufaaxMarket 10 หลายเดือนก่อน

    Waddan burburay wax kasta way ka dhicikaran lkn wa in baadhitaan madax banaan lagu sameeya

  • @Abdullahi-oo6dr
    @Abdullahi-oo6dr 10 หลายเดือนก่อน

    Askariga somaliyed waxan aminsanahy nin wadankisi lagu dulmiyay oo qof ajanib ah laga dhigay mihimada koobad wayna dhacda adunka dhan waqtigii gumestahana wey dhacday

  • @sacaddhaalib2336
    @sacaddhaalib2336 10 หลายเดือนก่อน

    Imaraadka iyo xasan sheekh waa wax dhibka ka wada dalka Somaliya

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821 10 หลายเดือนก่อน

    Imaaraat soo kuwii ma aha Sudan Yemen iyo Libya burburiyay

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 10 หลายเดือนก่อน

    waa calooshood u shaqeysta yaal hala laayo

  • @gulledabdi6571
    @gulledabdi6571 10 หลายเดือนก่อน

    Dawlada UAE waa argagxiso wadanka ha noo dhaafto

  • @rahmakhalif6891
    @rahmakhalif6891 10 หลายเดือนก่อน

    Ilaahaybaan kuwaa u baryay alaha xasuuqo maxay Somalia kasoo dooneen

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 10 หลายเดือนก่อน

    Yaa dhahay ciidan noo tababara falastiin meey u tababaraan ayagaa hiil iyo hooba ugu baahan hala dhameeyo imaaraadka wanaag malahee

  • @fuadismail3487
    @fuadismail3487 10 หลายเดือนก่อน

    ASKARIKAAS TAARIIKHDA SOOMAALIYEED AYAA XUSI DOONTA

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 10 หลายเดือนก่อน

    Emirate iyo waxa ushaqeeyaba Allaha nagaqabto

  • @SOMBOYDSHIRE
    @SOMBOYDSHIRE 10 หลายเดือนก่อน

    Na Aalatullah imarates

  • @aadamhaaji2924
    @aadamhaaji2924 10 หลายเดือนก่อน +1

    Barnaamijki kaftanka siyaasada waa naga ilawdeen miyaa maalmahn

  • @lilGaraad4985
    @lilGaraad4985 10 หลายเดือนก่อน

    Eimaraad Aduunka ugu necbahay na dhaafa, muqdisho inta ay jogaanba ah iney Alishabab hoos ka quudiyaan

    • @afrahhussein3136
      @afrahhussein3136 10 หลายเดือนก่อน

      Walgaa bad imaraadka dawarsanysa marakay somali iscuntay meelkasta oo dagaal kadhacay way degantah maxaa somali ibtileeye

  • @fahm3d88
    @fahm3d88 10 หลายเดือนก่อน

    Khayaanaay kujoogaan dalkeena imaaraat waxaaloosaxiixay waxay dilaan ooxiraan in aan looraacan shartooda allaha namootiyo

  • @asadmoalim9794
    @asadmoalim9794 10 หลายเดือนก่อน

    Ku so dhawada somaliland tv
    Ali waxu Balaban inu la shaqeyo abiy ahmed

  • @SOMALIUNIONTV
    @SOMALIUNIONTV 10 หลายเดือนก่อน

    Asc walalayal ururka (SCCU) Somali corporation council union waxa wada arin Somalia Somaliland iyo Djabuti Casimadiisa wa Sylac wa in kawada hadalna Isfahan siyasided

  • @abdi258sh
    @abdi258sh 10 หลายเดือนก่อน

    Walahi ad baan ugu faraxsanahay in immaratka lalaayo maxa yeelay calammul islam balaayo an immarad eheen malahan immarad waa fitnada dadka muslimka ah

  • @mombasa7
    @mombasa7 10 หลายเดือนก่อน +8

    UAE should use all its powers to bring these criminals to justice. Condolences to the Emaratis who have been affected by this heinous attack!

    • @aamsheikh
      @aamsheikh 10 หลายเดือนก่อน +8

      😂
      Meshaan emaaraad maleh mana rabno
      Hala laayo calooshood u sha qaystayaashaas
      Raba in ay dalkayaga nagu duleeystaan

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 10 หลายเดือนก่อน +5

      Allahu Akbar dila ajinabiga oo bakhtigooda Somaliya jiidjiida inshaAllah Geesi geesi dhalay walahi ilaahay ha badbaadiyo dhalinteena Somali Aamiin yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼 awalba Yuhuuda u shaqaynayeen Imaaraadku waa kuwa Ethiopian&Kenyan taageera in wadanka ay qabsadaan ilaahay kulligooda Ajaanibta midna kama reebo wadankeena jooga siiba kuwa Maraykanka iyo Yuhuuda iyo Aminson ilaahow kulligooda lawada gowracaa yarab yaakariim ilaahow Ciidankeena 5ta Somaliyeed midee oo geesiyadeena niyadda udhis yarab🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

    • @ahmedsabban8990
      @ahmedsabban8990 10 หลายเดือนก่อน +5

      What a great news 😂
      First of all What UAE 🇦🇪 Criminal regime were doing in somali Soil.
      Who were invited them to somalia 👀.
      No one knew.
      UAE 🇦🇪 has invaded somalia🇸🇴.
      And they want to disabled somalia like they did to.
      Yemen 🇾🇪
      Sudan 🇸🇩
      Libya 🇱🇾
      Eritrea 🇪🇷
      Palestine 🇵🇸
      But somali
      People are Awre 🇸🇴
      And understand what UAE Criminal regime are aimed for.

    • @aamsheikh
      @aamsheikh 10 หลายเดือนก่อน

      @suleymanweyrah991
      Wadanka aan anagu sadaqada iyo zakada siin jirnay. Ee fusuqa iyo fawaaxishta caanka ku ah ee masaajidada Allaah yuhuud iyo hindus ba lagula tunyiri, argagixo ayaga kawayn majirtaa horta?
      Ma faykaahaayaan wa adiga burqanayside?
      Taariikhdooda soobaar kadib nala waran.
      Tankale yaa la hadlooysaa adi.
      Afartaxabo ingiriiskaa yaa kusoo dirsaday aa u baaqooysaa???

    • @Qurxi
      @Qurxi 10 หลายเดือนก่อน

      Somalia doesn't belong to UAE and we don't need them.

  • @asxaabi
    @asxaabi 10 หลายเดือนก่อน

    maanta kuye waar caawa ayey ahayd cishe

  • @maxamedgaab4153
    @maxamedgaab4153 10 หลายเดือนก่อน

    Wxa suragal ah askarigaasi
    In wadaniyad qaday marku arkay dhagarta shacabka lo malegaayo.....

  • @abobasement346
    @abobasement346 10 หลายเดือนก่อน

    waxay Ahayd inay ku dilan xasan dhiqoh iyo kuwah carbed nijaastah

  • @fadhashi5235
    @fadhashi5235 10 หลายเดือนก่อน

    Maashaa Allah.

  • @Hornscope
    @Hornscope 10 หลายเดือนก่อน

    UAE waa cadowga islaamka oo dhan, waayo waxay u shaqeeyaan wadamada Europe, USA iyo Yuhuuda

  • @Deeqaadanmaxamed-uh8ek
    @Deeqaadanmaxamed-uh8ek 10 หลายเดือนก่อน

    Baga maxaa imaaraatka nalaka siiyaa farxad

  • @hmh3620
    @hmh3620 10 หลายเดือนก่อน

    Warka xiisaha yeelan kara waa haddii uu u dilay carabtaas nacayb imaaraat darteed