WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA | DAGAAKA RUSSIA | UKRAINE +

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 69

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV  2 หลายเดือนก่อน +12

    AKHYAARTA RA'YIGIINA NALA WADAAGA LIKE SUBCRIBE SAARA SIINA SHARE GAREEYA GUULAYSTA

  • @Fadumaabdirahman22
    @Fadumaabdirahman22 2 หลายเดือนก่อน +5

    Masha allah injeneer Ahmed adoon. Iyo wariye cabdi xafid jamac wa wararka kalsoonida buuxda lagu qaba ee guuleysta guulwarta from ceelhur insha 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 2 หลายเดือนก่อน

    WAAN DHAWAHAY ABDI HAAFID AND ENG AHMED ABTI DOON SOO DHAWAADA.JAZA KALLA WA JAZAA KHAYREN 🤲

  • @MarkabaMohamed
    @MarkabaMohamed หลายเดือนก่อน

    Asc shukran walalkey

  • @sucdisafi3692
    @sucdisafi3692 2 หลายเดือนก่อน

    Masha alah engr cadi ma ahan sido u falanqeeyo qof la mid ah ma arkin waa qabiir weyn ilaah ha daayo ❤

  • @omargaras3832
    @omargaras3832 2 หลายเดือนก่อน

    Asc cabdixafid iyo injineerka axmed abtidoon waan idin salaamayaa

  • @SahraAli-m8b
    @SahraAli-m8b 2 หลายเดือนก่อน

    War.waa.idin.salaamay.adiga.iyo.dumaashigey.axmed.qeyraan.idiin.rajeeyay

  • @OsmanHaji-ig7tr
    @OsmanHaji-ig7tr 2 หลายเดือนก่อน

    Engineer Ahmed Abtidoon, waa runtaa Israel waxa keli ay ku nooshay Marekanka. Waxaan sugeyna : shey walbo xadkiisa haddu dhaafo lidkiisa. Israel iyadane nabbad ku seexato nabad ku soo kacdo waa u dhamaati. اللهم ارحم إخواننا فلسطين إلهي حالة فلسطين لا يخفى عليك اللهم حول حالهم الي احسن الحال إنك علي كل شي قدير بارك الله فيك وجزاك خيرا. Engineer Ahmed Abtidoon adiga iyo C/xafiid waa mahadsan tihiin mar labaad.

  • @Fadumaabdirahman22
    @Fadumaabdirahman22 2 หลายเดือนก่อน +2

    Allow gargaar xaqa u dirir reer qaza xusbulahi xuutiga iiran Allow guusha nasriga deg deg sii yaa rabbi aamin aamin from ceelhur insha 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @AbdirizakFarah-wg4tb
    @AbdirizakFarah-wg4tb 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahow baariyow
    Gaaladaas kibirtey haku deynin dadkaa masaaakiinta ah
    Ilaahow falastiin wey dhibtoodeen wey sabreen u gargaar
    Yaa caliimu Yaa allaaaàaaaaaah

  • @maxamedcabdidhaqane4905
    @maxamedcabdidhaqane4905 2 หลายเดือนก่อน +1

  • @CbdiresaqIbrhim
    @CbdiresaqIbrhim 2 หลายเดือนก่อน

    Wa siida fiikiirka mareeykanka e ah falaastiin in la baabi'iyo e carabi ha huruudo am wax ha garaato dagaal lama huraan.
    Wa buurburki isra'iil iyo mareeyka guushuna wax iska leh falaastiin
    Insha Allah

  • @Axmed-jf8fu
    @Axmed-jf8fu 2 หลายเดือนก่อน

    Eng soo dhawoow adiga iyo cabdi xafiid mahadsanidiin

  • @IbrahimDiriye-up6mb
    @IbrahimDiriye-up6mb 2 หลายเดือนก่อน

    wararka ugu fican halkan aya ka helikartan

  • @ahmedfarah8453
    @ahmedfarah8453 2 หลายเดือนก่อน

    Hanuunka ILLAAHAY baa iska leh, Allaha soo hanuuniyo

  • @charkoshanghai
    @charkoshanghai 2 หลายเดือนก่อน

    Asc abdihafid iyo Engineerka . Cimrada ku socda inshallah wan idin soo ducaynaya iyo soomali oo dhan iyo reer jabuuti ba oo an ahay .

  • @ahmedadan-u4t
    @ahmedadan-u4t 2 หลายเดือนก่อน

    I alwise like to subscribe British Somali TV

  • @Aadane1
    @Aadane1 2 หลายเดือนก่อน

    Alxaqiiqa engineerku halkeedii buu dhigay

  • @makkahwaytravelltdmakkahwa2534
    @makkahwaytravelltdmakkahwa2534 2 หลายเดือนก่อน

    Engineerka waa kusaayey siyaasadiisa beer galbeed ayey noqotey marka barnaamijkaan waan kaguureynaa

  • @madeyedow9404
    @madeyedow9404 2 หลายเดือนก่อน

    M.a abdi xaafid iyo engineer abtidoon waan idin kaqaadnay salaanta

  • @mohamedsalad5120
    @mohamedsalad5120 2 หลายเดือนก่อน

    Ninkaan sheikh Umal miyaa mise waa Engineer abtidon

  • @axmedsixteen8509
    @axmedsixteen8509 2 หลายเดือนก่อน +1

    Arimaha ruushka ku noqo waxbaa is bedelay sidaas ayaa jirta ee soo dhegadhegeey wararka caalamka ee madaxa babanaan

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 2 หลายเดือนก่อน

    In allaah ku soo hanuuniyo ayaa dhici karta.

  • @yuusufbaxaar109
    @yuusufbaxaar109 2 หลายเดือนก่อน

    Enjenerķa yabedelay wakan isticmaarka galbedka ujanjersadaye . Walle Rush aadan aqonin.

  • @axmedmaxamuud2890
    @axmedmaxamuud2890 2 หลายเดือนก่อน

    Eng. Ahmed Gurey ma salaamin naagta lesbian-ka ah ee iga hooseysa! waaa inaad salaantaada naagtaaa naaagaha wasta hadii kale, Qiyamka Ingiriiska kuma suntadinid. Anigu naagtaa waan necebahay, laaakiin salaaan ustaad!

  • @ismaciilcabdifitaax5951
    @ismaciilcabdifitaax5951 2 หลายเดือนก่อน +1

    c xaafid iyo inginerka waa idin salamay

  • @Selelfiaxmed
    @Selelfiaxmed 2 หลายเดือนก่อน

    War meesha iskaga kaalaya ruushku waa soo giirtaye intuusan nuclear isticmaalin

  • @mohamedabdiasis1107
    @mohamedabdiasis1107 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hanunka ilahay ba leh charles isaga uga dhow diinta asaga u helinaya islamke qalbigisa ilahay ba og

  • @hhaji6556
    @hhaji6556 2 หลายเดือนก่อน

    Xaqiiqadu waa sidaa axmed sheegay waxxan layaabaa dadkadhaha xabadjoojinta maraykanku raadinayo maalin qudha kama fikirin in lajoojiyo gumaadka falastiin isgaana waxadhan kadanbeeya.

  • @cabdulahixaaji7596
    @cabdulahixaaji7596 2 หลายเดือนก่อน

    Allah ba awood leh allah ha u gargarowllalaha falastiin injineerka runta ayuu shegay mareykanka isaga dilayo.rer falastin maslaxo uma imaan balikin waxa u yimaada siidi.lo.lahay bartu dhigay injineerka illahow ada aawod leh u gargaar walalaha rer falastiin

  • @zakariasaiddjama9422
    @zakariasaiddjama9422 2 หลายเดือนก่อน

    Ascwb walaalayaal. Blinken isagoo 9 jeer yimid bariga dhexe oo waxba ka suurta galin qorshihii uu waday ayaa maantana warkii u sheegay la beeneeyey. Waxaa haboonayd inuu is'casilo. Baarak'Allaah fiikum.

  • @MudazirMasud
    @MudazirMasud 2 หลายเดือนก่อน +1

    Arinta ruushka iyo ukrain noo nadiya xaalkeeda

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 2 หลายเดือนก่อน

    Cwsrb ❤🎉

  • @Mksijj
    @Mksijj 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xagee lis LA aadey ukreen iyo Russian

  • @ya3746
    @ya3746 2 หลายเดือนก่อน

    Ninkan falaqeynta
    Ruushka wuka dhacsan yahay

  • @makkahwaytravelltdmakkahwa2534
    @makkahwaytravelltdmakkahwa2534 2 หลายเดือนก่อน

    Abdixafid barnaamijkaaga engineerka waxba lamasocdo

  • @MudazirMasud
    @MudazirMasud 2 หลายเดือนก่อน

    War ninkan madaxweyne halaga dhigo wuu aqli fiicanyey

  • @khadarmaxamedmire4021
    @khadarmaxamedmire4021 2 หลายเดือนก่อน

    ANIGU DOQON ABTI DOON AYAAN U BIXIYEY FALAQAYN MA TAQAANID

  • @sankabaa6552
    @sankabaa6552 2 หลายเดือนก่อน

    M.allah allaha idin xafido sida aad xaqiiqda nola socodsiisan

  • @badalabshir502
    @badalabshir502 2 หลายเดือนก่อน

    Injineerka iyo cabdi xaafid Russia phobia ayaa qabtaan

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 2 หลายเดือนก่อน

    Siyaasi waxwalba wuu ugali kursi putin makitaabay kagashay

  • @badalabshir502
    @badalabshir502 2 หลายเดือนก่อน

    War niimankii waa godoon idaacadaha gumaystaha ayaa dhegaysataan

  • @Qaali12
    @Qaali12 2 หลายเดือนก่อน

    Ha dhihina sidas aan ugu ducayno in Allah soo hanuniyo Putin

  • @ahmedadan-u4t
    @ahmedadan-u4t 2 หลายเดือนก่อน

    Add my comments to British Somali TV

  • @DrcasoodXuseen
    @DrcasoodXuseen 2 หลายเดือนก่อน

    We're is the China and North Korea
    While Russian is alone

  • @LibaancabdiGamute
    @LibaancabdiGamute 2 หลายเดือนก่อน

    London goormaa Laga sooqaxayaa manooshihiin reer sanuuni

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid 2 หลายเดือนก่อน

    Caaway 0daygii ma iskululeeyey

  • @Muunisa-q6v
    @Muunisa-q6v 2 หลายเดือนก่อน

    Wiilasha diintena haystu raba inu dabka ku shobo kelebku

  • @umxababa3545
    @umxababa3545 2 หลายเดือนก่อน

    Harris waxey sheegtay iney yahuud caawimeyso hadey soo baxdo marka faaiido ma laha

  • @ahmedadan-u4t
    @ahmedadan-u4t 2 หลายเดือนก่อน

    Subscribing British Somali tv

  • @khadarmaxamedmire4021
    @khadarmaxamedmire4021 2 หลายเดือนก่อน

    WARKA RUUSHKA BEEN AYAAD KA SHEEGTAY CIIDANKII RUUSHKA GALAY WAA GODOON
    ASKARI QUDHINA MA SOO NOQONAYO
    DOQONOW WARKAAGU WUU LIITAA

  • @husseinyuufa8169
    @husseinyuufa8169 2 หลายเดือนก่อน

    Russia playing victims now?😂😂

  • @Ibrahimxasanibrahimxassan
    @Ibrahimxasanibrahimxassan 2 หลายเดือนก่อน

    Waayahaye.dooorashaakusoosocota.inoowjoojiyo.dagaalka.ayuurabaa.kawararan.beventually

  • @billowweyt9196
    @billowweyt9196 2 หลายเดือนก่อน

    Labo nin oo aad ujecel in ay walgood qaxooti ahaadaan
    Somali haday aqli leedahay trump hadoortaan

  • @KaltunAbdille
    @KaltunAbdille 2 หลายเดือนก่อน +1

    sck wariye horta haday noqoto ruush iyo rer galbedka waxaan tagerayna islam ahaan ama somali ahan ruushka waxaan u tagerayna ruushka kow islam nacayb ma laha laba waxa uu tagera dawladaha islamka intoda badan waxa uu hada si cad u tageray shacabka falastin iiran iyo awladeeda marka ruushka ayaan tagerasanahay intaa ka dib wararki kaa horeyay ee aan dhagaysanay ee manta ahaa 21 8 2024 waxay shegen in cidanki yugrayn ee gudaha ruushka galay lalayahay si loo bixiyo godon weeyo ruushkana uu leeyahay halkaas ayaan ku baabinaynaa oo ciribtodi in la jaro uu rabo ruushku yugrayna iskama celin karto ruush wuuna soo afjaraya hada ka dibna horu u siisocon isbahaysigana waa la isubahaystay isna isbahaysi ayuu samaysan taas waa cadi muslimintana wuu tagera iyaguna in ay tageran waa sax marka wararki kaa horeyay ayaa cadeyay arintas. waxaan lenahay ruushku ha guulaysto hana la tagero dintana iyo kitabkana biloo ilaahay soo hanuuni oo muslin

    • @Fadumaabdirahman22
      @Fadumaabdirahman22 2 หลายเดือนก่อน +1

      @@KaltunAbdille masha allah sii wanaagsan u caɓirtay aniga ah from ceelhur wa kuga tageersan guusha ruushka waayo marekanka ingiriiska reergalbeed yahuuda dhashay yahuu

  • @ya3746
    @ya3746 2 หลายเดือนก่อน

    Ruushka rabo inuu
    Dagaalka dheerado
    Sidey dhaqaalaga galbeedka ku bur buriyo maanta yurub qaati ka taagan tahay dagaalka ninka laga baryayo jooji dagaalka waa butin
    Ninkan odeyga fikirkii galbeedka noo shegay

  • @makkahwaytravelltdmakkahwa2534
    @makkahwaytravelltdmakkahwa2534 2 หลายเดือนก่อน

    Runta halasheego

  • @aliabdillahi4993
    @aliabdillahi4993 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaa laga yaabaa dhukushadaa inay hanuun keenta wuxuuna ka fiicanyahay kuwii gubayey

  • @qm689
    @qm689 2 หลายเดือนก่อน

    Acuudubillaah engineer ka maanta waxa uu soo siidaayey /too much negativity towards the Muslims 😳

  • @XaajiCabdulahi-nz4zi
    @XaajiCabdulahi-nz4zi 2 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkk

  • @makkahwaytravelltdmakkahwa2534
    @makkahwaytravelltdmakkahwa2534 2 หลายเดือนก่อน

    H

  • @mxmhirsi8313
    @mxmhirsi8313 2 หลายเดือนก่อน

    Reer galbeedka afkiisa ayaad ku hadashaan oo aad raacsan tihiin wax la dhegeysto ma tihiiin