HABEEN: Ninkii Bin Gafiir ahaa oo caadeystay ku xadgudubka masjid Al-aqsa ayaa maanta godkiis biyo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • HABEEN: Ninkii Bin Gafiir ahaa oo caadeystay ku xadgudubka masjid Al-aqsa ayaa maanta godkiis biyo ugu soo galeen, Af labadii ayuu qeyliyay, Tolow yaagalay, warbixin cajiib ah.

ความคิดเห็น • 195

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 23 วันที่ผ่านมา +38

    Ilahow kaas al aqsa lagu dhex khaarijiyo adigaa awood lehe🤲🏽

    • @madinamuhudin5488
      @madinamuhudin5488 23 วันที่ผ่านมา +5

      Aamiin yaa raxmaan!!

    • @FaxiMaxamed
      @FaxiMaxamed 23 วันที่ผ่านมา +2

      Aamiin yaarabi

  • @abdihayle6819
    @abdihayle6819 23 วันที่ผ่านมา +6

    Shukran walal qer alaha kusiyo 🤲🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸♥️💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪🎁🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @sadam1318
    @sadam1318 23 วันที่ผ่านมา +6

    ilaaahayow faraj u fur umada reer Qaza 🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽

  • @AbdirizakFarah-wg4tb
    @AbdirizakFarah-wg4tb 23 วันที่ผ่านมา +12

    Ilaahow falastiin wey dhibtoodeen wey sabreen ka qaad kurbada
    Yaa allaaaàaaaaaah

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 23 วันที่ผ่านมา +10

    Allaha awoodale junuud illaahay usoo diray falastiin oo uhiiliya oo gumaada yahuuda hausoo diro yaarabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @user-mt4dq6se3t
    @user-mt4dq6se3t 23 วันที่ผ่านมา +3

    Gaalada sidewdaba wax ka gardaro badan ma jirto waana fulayiin waxasina waa dulmiga.alle ha guuleeyo reer 🇪🇭🤲🤲✌️

  • @user-jd6bh4lv7n
    @user-jd6bh4lv7n 23 วันที่ผ่านมา +5

    Dadkan xasuuqa yuhuuda ku shahiiday waxay ka jaanis wacan yihiin kuwa xabsiyada yuhuuda ku jira. ألله آكبر* نصر من الله وفتح قريب

  • @abdi6341
    @abdi6341 23 วันที่ผ่านมา +2

    Ilaahay ha guuleeyo. Hamaaz. Allh. Ka dulqaado. Dhibaatada allh sub xaanahu wata alaa. Ayaan u baryrena Insha allh

  • @Libax962
    @Libax962 23 วันที่ผ่านมา +14

    #Gaza stay strong 🇸🇴🇵🇸🇸🇴🇵🇸🇸🇴🇵🇸
    #Gaza allaah ayaa idinla jiro 💯✌🏽

    • @XalimoSahal
      @XalimoSahal 23 วันที่ผ่านมา +2

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @AaxaayCali-yu2lt
      @AaxaayCali-yu2lt 23 วันที่ผ่านมา +1

      Ilaahow musliminta badi ilaahow gaalada jibi iyo yuhuuda mucjiso alaha Ku rido

    • @Hannah_fatima
      @Hannah_fatima 23 วันที่ผ่านมา +1

      insha Allah. Guuul🇸🇴🇸🇴🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz 23 วันที่ผ่านมา +3

    ❤allahu ❤akbar❤allahu❤akbar❤

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 23 วันที่ผ่านมา +3

    Falastiin Alaahayow guul aan la filayn sii inta dhimaty Alaaha unaxaristo inta nool Alaaha badbaadiyo amiin

  • @nimcocabdulqaadir56
    @nimcocabdulqaadir56 23 วันที่ผ่านมา +2

    Yaarabi Yaarabi Yaarabi ugargaar walaalaheen falastiin Yaarabi

  • @user-zw7bn5et9g
    @user-zw7bn5et9g 23 วันที่ผ่านมา +17

    Ilaahey bin qafiir iyo wasiirka maaliyadda cimri degdeg haku rido

    • @az.o.4694
      @az.o.4694 23 วันที่ผ่านมา +1

      Allaahuma aamiin.ku googooste nimankii kufriga gaajada u qabay oo gu' ga ha gaarina

    • @az.o.4694
      @az.o.4694 23 วันที่ผ่านมา +1

      Allaahuma aamiin.ku googooste nimankii kufriga gaajada u qabay oo gu' ga ha gaarina

  • @FaisaMahamed-zl4lg
    @FaisaMahamed-zl4lg 23 วันที่ผ่านมา +3

    Wcs aboowe wat mahadsan tahay ilaah ha guleeyo falastiin yahuud ha cirib tiro aamiin yaarabi

  • @AbdirizakFarah-wg4tb
    @AbdirizakFarah-wg4tb 23 วันที่ผ่านมา +3

    Ilaahow cadowga deg deg u qabo
    Yaa caliimu Yaa allaaaàaaaaaah

  • @MaryamAbdalla-w9h
    @MaryamAbdalla-w9h 23 วันที่ผ่านมา +5

    وعليكم السلام الله يحفظك
    انت الجميع المسلمين

  • @Hannah_fatima
    @Hannah_fatima 23 วันที่ผ่านมา +6

    Allaah. Ha. Gabo gabeeyo. Dhimasho dagdag ah

  • @abdurahmanabdullahi9619
    @abdurahmanabdullahi9619 23 วันที่ผ่านมา +5

    Masha’allah Tabarakallah😊

  • @Geele_jire
    @Geele_jire 23 วันที่ผ่านมา +5

    Ilaahoow jabi yahuuda iyo inta lajirta oo marakanka u horeeyo Aamiin aamin Ilaahoow falastiin ugargaar

  • @mustafNune
    @mustafNune 23 วันที่ผ่านมา +3

    Yahuud waa jabeen guul falasytiin❤❤❤❤❤❤❤

  • @MohamedDeeq-oq7rc
    @MohamedDeeq-oq7rc 23 วันที่ผ่านมา +1

    Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa & rer muqdisho ugar gaar Aamiin yaa Allah salalaahu calayhim wasalaaam Allahu akbar

  • @WeheliyeExchange
    @WeheliyeExchange 23 วันที่ผ่านมา +4

    Balayo haku dhacdo bin qafir

  • @user-A-Muslim-girl-from-Yemen
    @user-A-Muslim-girl-from-Yemen 23 วันที่ผ่านมา +5

    I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 4 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 20,000 Yemenis among us, and now we owe 60,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967716649494 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/--~«««~-♡~♡~♡~~•~•~♡~♡~♡~♡~♡~♡♡♡~~~: ~:~¡~¡~¡~;I.i.i.i.i.i. i.I.|--................................・,◤’..・,◤’..・,◤’..・,◤’..・,◤’..・,◤’..・,◤’..・,◤’..・,◤’..・,◤’..・,◤%;%;%;;;&/🎉😢😢°||^^•

  • @freegym7265
    @freegym7265 23 วันที่ผ่านมา +1

    Allaho Akbar Wa La Diidi Jog Iyo Jifba

  • @abdisalaan5024
    @abdisalaan5024 23 วันที่ผ่านมา +1

    Insha allh yahuuda meydkedalajidjidayo oo baba ah arke

  • @safiaissa5917
    @safiaissa5917 23 วันที่ผ่านมา

    Allaah ha unaxariisto intii ka dhimatay
    Reer falstiin 😢😢 yaaribi ducada noon aqbal oo cadoow gaa ka kor qaad adaa awoodee❤

  • @AbdulBashir-wv9nf
    @AbdulBashir-wv9nf 23 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah

  • @AbdulBashir-wv9nf
    @AbdulBashir-wv9nf 23 วันที่ผ่านมา +1

    Amin Amin Amin

  • @Sayidabdirahmannurhirsi
    @Sayidabdirahmannurhirsi 23 วันที่ผ่านมา

    Wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll ❤

  • @HaaruunAbdulRazak-mf2lp
    @HaaruunAbdulRazak-mf2lp 23 วันที่ผ่านมา

    WANAAGN ASXAABTA AALLAH HA U NAXARIISTO AAMIIN

  • @dahaboibrahim9159
    @dahaboibrahim9159 23 วันที่ผ่านมา +1

    Thanks for the update.

  • @xafsadiano3725
    @xafsadiano3725 22 วันที่ผ่านมา +1

    Nadaara ducada dalkeyna somaliya yaalaga iloobin😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @rahiidrahka8862
    @rahiidrahka8862 23 วันที่ผ่านมา +1

    Shacabka gajada iyo haraadka layisugu daray alla haka dul qaado
    Cadowgaas

  • @braziliano12
    @braziliano12 23 วันที่ผ่านมา +1

    Allaha jabiyo yuhuud

  • @user-nm9oh6ej3q
    @user-nm9oh6ej3q 23 วันที่ผ่านมา

    Ilaahey Ebar hakadhigo yuhuuda

  • @CawilXashi
    @CawilXashi 23 วันที่ผ่านมา +1

    Allah ha unaxriisto

  • @bilancabduqadir
    @bilancabduqadir 23 วันที่ผ่านมา +1

    Argagax allaha ku rido bin gafirr iyo dhaman cadowga ilaahey

  • @HaaruunAbdulRazak-mf2lp
    @HaaruunAbdulRazak-mf2lp 23 วันที่ผ่านมา

    WANAAGN ASXAABTA AALLAH CAFIYO AAMIIN

  • @rahiidrahka8862
    @rahiidrahka8862 23 วันที่ผ่านมา +1

    Allow mayidka kuwa shacabka laynaya allow na tus bakhtigooda oo cid kasto u fududay arintaas ada awoodle

  • @safiaabdulle3827
    @safiaabdulle3827 23 วันที่ผ่านมา +1

    Yaa Rabbi Reer falastin macooda noqo oo dhibka lagu haayo Allow Ka dul qaado yahuudina Allow dhulka la jar masiibo aan la arkin Allow u keen Aamiin yaa Rabbi

  • @HabiibasheikIbrahim
    @HabiibasheikIbrahim 22 วันที่ผ่านมา

    Illahow kaqbo yahuuda xun wallaheen heer falastiin yaarabi

  • @user-mt4dq6se3t
    @user-mt4dq6se3t 23 วันที่ผ่านมา

    Sahnuuniyadu waa Fulayo ilaahay rucub haw siyaadiyo 🤲🙏❤️🇪🇭

  • @CabdiGeedi-ku2ur
    @CabdiGeedi-ku2ur 23 วันที่ผ่านมา +1

    Wcs nadaara show.allaaha.ugargaro shacabka.gesa

  • @user-sp5qt1jk1v
    @user-sp5qt1jk1v 23 วันที่ผ่านมา

    Alow guusha usiyaadi xamaas iyo muqaawamada dhamantod Amin ya raabi

  • @user-oq5tj6no2d
    @user-oq5tj6no2d 23 วันที่ผ่านมา

    Wallahi tillabaasi in hal hal loocuna Yuhuudu wa arin wanagsan, waa tagtikada ay ayaga isticmaalan

  • @bashirxaaji1119
    @bashirxaaji1119 23 วันที่ผ่านมา

    Ilahoow usiyaadi cabsida iyo walwalka hurdo lana kurid

  • @haniabdi3866
    @haniabdi3866 23 วันที่ผ่านมา

    Horumar wacan allow sahal amuuraha (Arkaa milkiile)

  • @umuasmaa8291
    @umuasmaa8291 22 วันที่ผ่านมา

    ilaahayoow dhibaatada kaqaad😭😭😭😭😭

  • @hodansuleyman8463
    @hodansuleyman8463 23 วันที่ผ่านมา

    Alxamdu lillaahi Yaa Rabil Caalamiin ibqafiir balaayo idisha illaahay hawkeeno iyo yahuuda oo DHAN cabsida idin haysa baralays illaahay haydinkaga dhigo iyo wadnaha oo idin joogsada Yaa Ra,uuf ugargaar Falastiin Yaa facaala limaayuriid dhibaata ka dulqaad inta ka shahiiday Jana fardawsa ku casuun inta dhaawaca ahba Yaa waduud dhaqaatiirta u Soo dhir Yaa Maaliki mulki Adigaa Awood oo DHAN kuu sugnaatay Yaa Raxiin unaxariiso Falastiin Yaa ladiif guul waarta siis iyo Dawlad madaxda uu ka yahay yaxye sinwaar aamiin

  • @mohamedibrahim1741
    @mohamedibrahim1741 23 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤. Keep going. Nadara

  • @CusmaanCabdi-pr4lf
    @CusmaanCabdi-pr4lf 22 วันที่ผ่านมา

    Alle ha unaxariisto

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol 23 วันที่ผ่านมา +1

    ASC NADAARA SHOW GULEESOO KUSOOCOO FALASTIN HAAGOLESTOO XAMAASS HAAGOLESTOO KATAAIBO ALQAASAM HAAGOLESTOO ALLAHA U NAXARISTO SHACABKA QAAZAA ALLAHA AKBAAR WALILAAHII XAAMD GULEESOO KUSOOCOO ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdirahmanMuhumad-rm6qh
    @AbdirahmanMuhumad-rm6qh 23 วันที่ผ่านมา

    ilaahoow ninkaas hurdo laan habeen iyo maalinba sidaas rabiyo kudil

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 23 วันที่ผ่านมา

    Hadhamato yahuuda iyo America inshallah

  • @shwomp3368
    @shwomp3368 23 วันที่ผ่านมา

    Illahay ha unaxariisto rer palestine 🇵🇸.

  • @maxamedcalicusmaan8141
    @maxamedcalicusmaan8141 23 วันที่ผ่านมา +1

    Jab, jaha-warer iyo halaag allah kurido yuhuud iyo wixii lajira addun iyo aakhiro.
    ربنا إطمس على أموالهم واشدد علي قلوبهم حتي يروا العذاب الأليم

  • @GAASHAANLE-mm5gy
    @GAASHAANLE-mm5gy 23 วันที่ผ่านมา +1

    Wabda so gashe ku sali nabiga scw

    • @bilancabduqadir
      @bilancabduqadir 23 วันที่ผ่านมา

      Caleyhi salatu wasalaam❤

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 23 วันที่ผ่านมา

    😂❤❤❤Allaha guuleeyo Falastiin iyo Geesiyaasha muqaawamada dhammaan ❤😂❤muslimiinta ❤❤😂❤❤

  • @aminayusuf8794
    @aminayusuf8794 23 วันที่ผ่านมา

    Ilaahey binu khafiir calamo degdega ku rido

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 23 วันที่ผ่านมา

    Aamiin yaa rabi Aamiin

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor8985 23 วันที่ผ่านมา

    Allahayow Musliminta reer fallastin guuusha siih ugargar amiin yarabi amiin 🇸🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴🤲🤲🤲🤲🤲

  • @ShamisAli-r3u
    @ShamisAli-r3u 23 วันที่ผ่านมา

    Insha Allah bingafir laga bilaaba insha Allah Natanyahu xisbulah ku quracaneso

  • @abdimohamed9748
    @abdimohamed9748 23 วันที่ผ่านมา

    Allow binqafir iyo mujreminta lafikerka aha halagoda soo dadaji amiin amiin yaa raabi

  • @haweya2745
    @haweya2745 23 วันที่ผ่านมา

    Jisaakalaa qeyer ware sare❤❤❤❤❤❤

  • @sadam1318
    @sadam1318 23 วันที่ผ่านมา

    waa ha socoto geeridu cadaw ayaa gacanta ay u galeen

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 23 วันที่ผ่านมา

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey nadaara wacan oowanaagsan

  • @safahussen8381
    @safahussen8381 23 วันที่ผ่านมา

    Xasbiyah wanimcal wakiila 😭😭😭😭😭😭😭 ilahow ugargar

  • @mfjk1377
    @mfjk1377 23 วันที่ผ่านมา

    Xisbayalaahu nicimal wakiil ilaahow musiibo u keen yuhuuda oo xabad haka reebin shacabkii waa dhameeyeen😭😭

  • @saabkeysaabkey5494
    @saabkeysaabkey5494 22 วันที่ผ่านมา

    I/Lillahi wa inna ILEEHI raajicuun.
    A/Lillah calla kulli xaal.
    Yaa Rabbih Yaa Xaqu Yaa Wakiillu Yaa Arxama Raaximiin , SHEYDHAAN ii xisbishe oo is baheysideen iya Muslimiinta oo xatta wallaloosho lijiraan Gaalgardorrin iya tirtiraan faddayaan lakiin Addi AWOOD kiin sugunaatih , sddi iyo faddayaan in nagiddi waaytih, Addi mahad ii shugribih kiin sugunaati. A/Akbar.
    Asc. Meggin Allih.

  • @user-by5zk7pn1m
    @user-by5zk7pn1m 23 วันที่ผ่านมา

    AMIIN amiin amiin

  • @faysalcilmi
    @faysalcilmi 23 วันที่ผ่านมา

    انا لله وانا اليه راجعون لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم ونتوكل إليك يا ربنا من فضك ورحمتك فانصرنا على قوم الكافرين

  • @abdurahmandahir2441
    @abdurahmandahir2441 23 วันที่ผ่านมา

    Allah akbar

  • @UmuAnas-xj9fh
    @UmuAnas-xj9fh 23 วันที่ผ่านมา

    Xasbiyalaah wanicmalwakiiil yaaarabi

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 23 วันที่ผ่านมา

    Réer gaza way dhamaadeen😢😢😢

  • @JamesAli-b9w
    @JamesAli-b9w 23 วันที่ผ่านมา

    حسبا الله ونعم الوكيل

  • @user-bp5oz6ci3h
    @user-bp5oz6ci3h 22 วันที่ผ่านมา

    muslimin allow ugagar gaar🙌🙌🙌🙌🙌🙌

  • @axmedcaruush2952
    @axmedcaruush2952 23 วันที่ผ่านมา

    Aamiin aamiin

  • @XasandaahirAadan-dp4ww
    @XasandaahirAadan-dp4ww 23 วันที่ผ่านมา

    Allaha unaxariisto intiikudhmatey intiikudhawacanteyna Allaha ubogadhayo muslimiintasna Allaha guuleyo falastiin waloxogshegtey

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 23 วันที่ผ่านมา

    Yaarabi yaarabi ugargaar walaaleheen palestine amiiiiiiiiin yaarabi

  • @abdishakurartan8189
    @abdishakurartan8189 22 วันที่ผ่านมา

    Haashimiye waa magac.fiican

  • @abdinterprisejustdoit6961
    @abdinterprisejustdoit6961 23 วันที่ผ่านมา

    Nadaara Al Aqsa Musjid ka ad so dhigey ma aha wawirkiisa runta ah search ku sa mee In Sha Allah

  • @HaaruunAbdulRazak-mf2lp
    @HaaruunAbdulRazak-mf2lp 23 วันที่ผ่านมา

    AALLAHU AAMIIN

  • @dalnuurshe9328
    @dalnuurshe9328 23 วันที่ผ่านมา

    Guul falastiin

  • @user-wq5jb9rg3n
    @user-wq5jb9rg3n 22 วันที่ผ่านมา +1

    Wcs wrxm nadaara 😂😂😂😂😂😂😂😂bin qafiir😂😂😂😂😂

  • @shamcena7314
    @shamcena7314 23 วันที่ผ่านมา

    Aamiin

  • @amalabdi6532
    @amalabdi6532 23 วันที่ผ่านมา

    Aamin Aamin Allahayoo Free Palestina 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸😭😭😭😭

  • @abdullahiwaddani3594
    @abdullahiwaddani3594 23 วันที่ผ่านมา

    Aamiin yaa rabbi

  • @drabdiwelimohed4758
    @drabdiwelimohed4758 23 วันที่ผ่านมา

    Nadaara xaysiiska inaga yaree

  • @Ubaxabduqadir-w5e
    @Ubaxabduqadir-w5e 22 วันที่ผ่านมา

    Allah ha u gargaaro reer qasa urdan iyo Israeli isma dhamaan Allah haa u hiiliyo masakiintas reer qasa aaamiiiiiiiiiiin yarabi aaamiiiiiiiiiiin yarabi aaamiiiiiiiiiiin yarabi

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 23 วันที่ผ่านมา

    Wcs wr wbr ustaad

  • @sadiafedow3753
    @sadiafedow3753 23 วันที่ผ่านมา

    Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Free palestina .

  • @user-cc5bj2ly4h
    @user-cc5bj2ly4h 23 วันที่ผ่านมา

    Yaaaa allah
    Yaaaa allah
    Yaaaa allah
    Gurmadkaaga falstiin kudeeq

  • @Istar-yk6jb
    @Istar-yk6jb 23 วันที่ผ่านมา

    Alaaahu akbar alahu akbar walilahil xamdi runtii cawa wa haben iguu gara rabi ha inoow barakeyo asxabteda cawa labo farxad ayan la gara ahay in cawa an maqlo dhulka in ay la gowday ku banestay walaha falastiin si qasa dunida qofka kowwad an ugu necbahay in mar un qalbiyadowda maqlan godo mujahidinta walibo ay cadestan cabsida ay ka qaban gerida walibo gacmaha mujahidinta in lagu tuso ciqabta aduun tii aqirana cadabta ale sxw in ay sugeso alx insha alaah kan wu noqondona midki logo argudi dona ashahiid ashiikh ismacil haniya raxmatulah insha alah walawalay an in badan salagi ku qadano waqtigena maxayelay waxan arkena wa waqtigii dhiiga xalasha labanesto dhibkeda waxa laga helyo ow in ale ku salido kuwa diinta katago markey batan dhaxdodo ayuu ka sosaro mid gumado si tas an uga baxno an badino ducada ale iyo ku dhaqanka diinta xalashana an ku dadalno asxbey mida xigta an goni la ahay waxa wa waxan ahay safar walibo casimadii muqdisho ahed an u wada duceyno si dowlad nimadisa ale nogu siyado qabilka iyo qabyaladana an iska dhafno insha alah hoyo macan an ad ujeclahay an mudo 8bil ana arkin ayan rajena malmaha so socda insha alah runtii wan u xisay maxayelay in hal haben an ka maqnado majecli iso duceya in safarkan igaga dhigo midkii an adunyo aqiro an her ku garo xalasha ku dadalo in ale i fududeyo insha 😂😂 walahey adban idin jelahay dhaman umada somali yed wa ii abo iyo hoyo alx intabadana wan ka helaa midas ale ha idin xafido insha alah wadankow nabada kudhaqmayo diinta kuwo ku midowo ale hanaga dhigo insha alah ducada wa xagiina usta adan ka wakishay midas ee walaha iga so qad ducada insha alah

  • @yusramahad-so3de
    @yusramahad-so3de 23 วันที่ผ่านมา +1

    Warka subaxnimo ma aadan soo dhigin miyaa Nadaarow😢

  • @user-gz3cs2nu7b
    @user-gz3cs2nu7b 22 วันที่ผ่านมา

    اامين

  • @amaranismail9136
    @amaranismail9136 23 วันที่ผ่านมา

    Www haa said

  • @abdullahisharif5153
    @abdullahisharif5153 23 วันที่ผ่านมา

    Anagu waxan aminsan nahay waqtigena in an dhimaneyna o keliya lkn gal imanka ka tegaya awalba iman maleheyne

  • @jamaladen4574
    @jamaladen4574 23 วันที่ผ่านมา +1

    Asxbey Ani waxan layaabay, Hadi u qarax DACA ama torey laguweerara ama qori laguweerara ama gari lajiirsiiyo dadka Israel, mxey Marka ugu badantahay 1 qof bas ladinta ama maba dinta bo daawac bu noqona. Waxas wax caqliga Gali Kara ma ahan ee iyaga xita wey baaba'en.

  • @rahiidrahka8862
    @rahiidrahka8862 23 วันที่ผ่านมา

    Maraykan iyo yuhuudi maraykan inu adunka ugu xoog wayin yahay
    Yuhuudina bariga dhexanu ugu xoog
    Waynahay labadoodi oo wada socda
    Ayaa isugu tagay magalo yar markasay ciday dilaanba aay tahay dad masakiina caruur iyo dumar
    Tasaba cadayin kugu filan inanay wx awooda lahayin lakiin dhowan bay soo afjarmayaan insha allah

  • @mohammednoor7729
    @mohammednoor7729 23 วันที่ผ่านมา

    yaa qawiyu ( kaqabo bin khanziir iyo qurunkiisa ) beytka barakeeysan ee al aqsa