Bandhigga VOA: Sidee u shaqeeyaa nidaamka xeer-beegtida Mareykanka? | VOA Somali

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 มิ.ย. 2024
  • Barnaamijkii Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay nidaamka xeer beegtida Maxkamadaha Mareykanka iyo sida uu u shaqeeyo. Sahra Ciidle Nuur ayaa soo jeedinaysa.
    Mar walba nagu xirnow
    🟠 Rukumo VOA Somali / @voasomali
    🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: / voasomali
    🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: www.voasomali.com/
    🟠 Nagala soco Facebook: / voasomali
    🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
    🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
    VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
    Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.

ความคิดเห็น • 3

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 หลายเดือนก่อน +1

    👋Weriye Sahra Ciidle Nuur.

  • @Daqare666
    @Daqare666 หลายเดือนก่อน +1

    VAO sensor iska soo mariya wararka intaadan hawada soo galin
    Boqorkii ingiriiska oo noolaa
    1999 ilaa 1216 xisaabtaas ma jirtaa

  • @mohamedhrisi9071
    @mohamedhrisi9071 หลายเดือนก่อน

    Voa waxa lagu dhalilaya fadexada Madaxweyne Xassan sheikh Maxamud lagu Edeynayo in uu kagalay Qaranka Somaliyed.arintas waxa hotagan Abdirixman Yabarow oo ah mamulaha voa.