#sifudud_baro_higaada_carabiga

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ต.ค. 2024
  • Muasasada Al-axfad Barashada iyo xifdiga quraanka kariimka iyo Barashada Cilmiga Qiraa'aadka waxay ogeysiinaysaa Dhamaan qaybaha kala duwan bulshada in ay qaadanayso Arday cusub oo isugu jirta sida :-
    Qaybta koowaad
    1: Xifdiga quraanka karimka
    2: dhamaystir iyo xifdin
    3: Arday bilow ah
    Qaybta labaad:
    1: Tasxiix 3 bilood ah
    2: Sharxa matin Tuxfatul adhfal
    3: sharxa matin Aljazariya
    4: quraanka kariimka oo 3 bil lagu xifdinayo
    5: Sharxa Matin Assalsabiil Ashaafii.
    Qaybta sedaxaad :
    Barashada Culuumta Quraanka kariimka qaybtaan waxa ardayga uu ku baranaya sida :
    1: Tafsiirka Quraanka Kareemka
    2: Kitaabka Al-itqaan fii culuumil-Quraan
    3: Rasmiga Quraanka kariimka
    4: Caddil-Aayi
    5: Qisooyinka Nabiyada
    6: Qisooyinka Asxaabta iyo Taabiciinta
    Qaybta Afaraad
    Farbaradka :
    1: barashada Higaadda Carabiga waxaa ardayga labarayaa kitaabka Alqaacidah Al-nuuraniyah
    2: Tawabar akhrinta Aayadaha quraanka laguna akhrinayo Higaadda carabiga
    3: Barashada Xuruufta Qamariyada iyo shamsiyada .
    Nasiib wacan!
    Muasasada Al-ahfad
    Waa Albaabka Cilmiga iyo culimada .
    Nagala soo xarir whatsapp NambaraDeena shaashada kaaga muuqanaya.
    +252(061)3-292607
    +252(061)9-877703 #voiceeffects #education

ความคิดเห็น •