Wardiga habeen kasta haddaad akhriso Albaabada kheyrka ilaahey kuu wada furaayo inshaa Allah.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 126

  • @xilwaxaaji7414
    @xilwaxaaji7414 3 ปีที่แล้ว +32

    Sheeqan waa sheeqa umada u gargaara waliba dhalinyarada iyo dadka muslinka ku cusub iyo waliba dadka dhiban Ilaahay abaalkaada jano haka dhigo aamiin

    • @uscaaisho
      @uscaaisho ปีที่แล้ว

      Aaamiin yaa Allaah 🤲❤

  • @umamin2567
    @umamin2567 3 ปีที่แล้ว +23

    Laa Ilaaha ila Allah Muxamed Rasuulu Allah sala Allahu calayhi wa Salim

  • @ManchesterUTD_editz
    @ManchesterUTD_editz 3 ปีที่แล้ว +4

    Jazakallahu kheyr sheikh wax badan banka faaiidnay. Janatul firdaws allaha abaalkaga ka dhigo Amiin ya rabbi.

  • @maryamamaxamed7095
    @maryamamaxamed7095 2 ปีที่แล้ว +6

    Sheekh iso ducay ina quraanka sificn Allah ixafdisiyo please Sheekh khayr Allah ahku siiyo

  • @haliimoahmed7476
    @haliimoahmed7476 ปีที่แล้ว +3

    Jasakalah qeyr yaa shekh Allah yabarik❤

  • @uscaaisho
    @uscaaisho ปีที่แล้ว +1

    Sheekh ilaahey haku xafido aduun iyo aaqiro waxbadan dadka muslimiinta ayaad wax ufaaideese

  • @habbynoor8791
    @habbynoor8791 3 ปีที่แล้ว +9

    Sheikh illah cimridheere iyo caafimad Allah kusiiyo Ameen yaarabi

    • @amiiroadeyibrahim2785
      @amiiroadeyibrahim2785 2 ปีที่แล้ว

      Sheikh allaha ku barakeyo waxan kuwey dinaya taas bexada maga bilawo huurdo aya iqawaneso marka tus baxa kuwar dinaayey is kadhigo hour

    • @amiiroadeyibrahim2785
      @amiiroadeyibrahim2785 2 ปีที่แล้ว

      Huurdadi meley kabaxeso ma ogi walayaway

  • @shimbirtanabada9178
    @shimbirtanabada9178 3 ปีที่แล้ว +15

    dumarkan waxan ka
    codsan lahaa sheekha inay ixtiraaman fadlan maaha inay la muranto ceeb weeyan culimadu ixtiraam ayey inaga mudan yihiin aqoona kuma gaadheyno wakhtigoodana wey ino huraan iyaga oon lacag inaga qaadan kheyr alle ha siiyo. marka dhoocishan hadey wx grnyso gurigeeda hala joogto sheekha anaga ka faaideysaneyne.

    • @sacdiyagurey5365
      @sacdiyagurey5365 3 ปีที่แล้ว +2

      asc wll iso duceeya waxan Ayan awlad la.aan ahay meelo badan Ayan umaray ilahay weli ima siin

    • @sacdiyagurey5365
      @sacdiyagurey5365 3 ปีที่แล้ว +1

      walalo ilahay dartii iso ducee

    • @zayaamad3080
      @zayaamad3080 3 ปีที่แล้ว

      @@sacdiyagurey5365 ilaahay ha ku siiyo ibad baariyiin ah

    • @shimbirtanabada9178
      @shimbirtanabada9178 3 ปีที่แล้ว +1

      @@sacdiyagurey5365 Alle ha kaaga farxiyo wll mataano kheyr qaba oo dagdag ah bi'idmilaah. saliga nabiga badso iyo istaqfaarta.

    • @hanaaniitahanaaniita7092
      @hanaaniitahanaaniita7092 3 ปีที่แล้ว

      @@sacdiyagurey5365 illh ku siyo wllo anba kula mid ah illh inawada siyo abayo

  • @deeqojamac1058
    @deeqojamac1058 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah jasakallahu qeyr Sheikh hasan

  • @FarxiyoOsman-f9h
    @FarxiyoOsman-f9h 8 หลายเดือนก่อน +2

    Amiin Amiin Amiin❤❤❤ ya Allah❤❤

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 3 ปีที่แล้ว +3

    Jaza Allahu Khayran Jaza sheekh
    Waad soo faaiideysee
    Yahfidkuma Allah you and your Family

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 2 ปีที่แล้ว +2

    Aamin aamin aamin yaa Raxmaan mahadsanid shiikh

  • @FAADUMOMAXAMEDNUUR-kc2id
    @FAADUMOMAXAMEDNUUR-kc2id ปีที่แล้ว +3

    Asc shiiiikhaw hadi aanan sodonka jis eequraanka aanan dhamayn inta aan garanaayo saw ma akhriyo

  • @abdisalaan5024
    @abdisalaan5024 10 หลายเดือนก่อน +3

    اللهم امين يارب العالمين

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942 3 ปีที่แล้ว +3

    Mshallaah tabaarakallaah , inshallaah wa dameyna bi,idnillaahi bari, Jzklh kheiran jaza Camu 🌿❤️

  • @Bishaaro-de2xb
    @Bishaaro-de2xb 5 หลายเดือนก่อน +1

    لااله الاالله محمد رسول الله😢😢😢😢

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 3 ปีที่แล้ว +1

    Jazakaallahu Kheyr Sheekh

  • @shimbirtanabada9178
    @shimbirtanabada9178 3 ปีที่แล้ว +1

    MaashaAllah allahuma baarik sheekhuna jazaigaga rabi jano ha ka dhigo.

  • @mawliidhassan5625
    @mawliidhassan5625 18 วันที่ผ่านมา

    عليه افضل الصلاة والسلام❤❤❤❤❤❤

  • @maymuuncisman4049
    @maymuuncisman4049 3 ปีที่แล้ว +3

    Asc sheekh iisoo ducey murad ayaa leeyahay allah ku axfido aamiin

  • @umuanas8061
    @umuanas8061 3 ปีที่แล้ว +4

    Jasakalahu khyran shekh alle haku xafido amiiin

  • @nasrimagan8441
    @nasrimagan8441 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah jasakallaah kheyr sheekh

  • @halimabarre532
    @halimabarre532 7 หลายเดือนก่อน

    اللهم صل على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
    جزاكم الله خيرا وبارك الله فيكم شيخ

  • @hiboahmed2876
    @hiboahmed2876 ปีที่แล้ว +2

    Amiiin yaarabi

  • @ducathawamuhim8502
    @ducathawamuhim8502 3 ปีที่แล้ว +1

    Shukran ya shekh waxban ka faidna ilahay ajar iyo xasanad haka siyo

  • @IfrahMohamed-dm3xe
    @IfrahMohamed-dm3xe ปีที่แล้ว +2

    Aamiinaamiina

  • @せんぱいナラ
    @せんぱいナラ 2 ปีที่แล้ว +1

    Shiikh aan aad uga faaideysto weeye allaha ku xafido adiyo familkaga

  • @ClraxmanAxmad
    @ClraxmanAxmad 10 หลายเดือนก่อน +1

    Jasaakalaah khyraa

  • @nimomohamed358
    @nimomohamed358 3 ปีที่แล้ว +2

    Jasaa Allah khary shekh

  • @nasiimahmed6131
    @nasiimahmed6131 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallh Shaikh khayr ilahy hakusiyo

  • @InaCabdisalax
    @InaCabdisalax 6 หลายเดือนก่อน

    Jasakalah sheq waxbadan ayan ka Friday qer Allah haku Simon adun io aqiro❤

  • @sucaadahmed4775
    @sucaadahmed4775 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc jumco Mubarak in sha aallah I so ducay shaaqo wanagasan iyo guuri wanagasan in sha allah

  • @fardowsahasaan6758
    @fardowsahasaan6758 3 ปีที่แล้ว +3

    Asc walal ducada nabi muse csw please soo qoor adoo rali ah

  • @CusmaanNuur-uq4lg
    @CusmaanNuur-uq4lg 6 หลายเดือนก่อน

    Asc sheekh Hassan jaamici aniga waan deemeeysanhy iisoo duceey

  • @halimabarre532
    @halimabarre532 7 หลายเดือนก่อน +1

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
    استغفر الله العظيم الذي لاإله إلا هو الحي القيوم واتوب اليه
    اللهم صل على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @maymunmohamed2205
    @maymunmohamed2205 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah jasakalah qer

  • @ruqiyoxaaji2567
    @ruqiyoxaaji2567 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allah Shekh jazakallah

  • @user-ug5xc7go9z
    @user-ug5xc7go9z 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh Alla hakaa Abaal mariyo insha Allah

  • @addontiialleaddontiialle5945
    @addontiialleaddontiialle5945 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah sheekh

  • @JustinBradyWillams
    @JustinBradyWillams 9 หลายเดือนก่อน

    Asc sheikh

  • @FarxiyoOsman-f9h
    @FarxiyoOsman-f9h 8 หลายเดือนก่อน

    Mansh Allah❤❤❤

  • @fatimamohamednuur6008
    @fatimamohamednuur6008 3 ปีที่แล้ว +1

    amiin amiin🤲 jasaakallaah khyr

  • @kyniyod620
    @kyniyod620 3 ปีที่แล้ว +1

    Masga Allah jazaka Allah Kheir .

  • @jihaanshariif7915
    @jihaanshariif7915 3 ปีที่แล้ว

    Jazakalahu qeyr sheq

  • @raliyoabukar6066
    @raliyoabukar6066 3 ปีที่แล้ว +3

    Amin3 yaa allah 💝💖💖

  • @ruwaydaseid
    @ruwaydaseid 4 หลายเดือนก่อน

    Allah akbar❤❤❤❤❤❤

  • @maryamamaxamed7095
    @maryamamaxamed7095 2 ปีที่แล้ว

    Aamiin yarabi Sheekh Allah ahku xafido

  • @aliishaolaad5844
    @aliishaolaad5844 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah shiiiiikh

  • @fitimamohamadnor
    @fitimamohamadnor 4 หลายเดือนก่อน

    Aamiin yaa rabi🤲🏻🤲🏻

  • @wanaagabadso903
    @wanaagabadso903 3 ปีที่แล้ว +4

    Salallaahu caleyhi wasalam❤️🌟🌺

  • @saarajama8796
    @saarajama8796 3 ปีที่แล้ว +2

    Mansh allh dr

  • @riyaadofficial9978
    @riyaadofficial9978 ปีที่แล้ว

    Ilhay haa kuu xafido

  • @umuzaki8476
    @umuzaki8476 3 ปีที่แล้ว +3

    MashAllah Allaha no
    Aqbalo inshAllah Amiin
    Amiin Amiin

  • @fatimamohamednuur6008
    @fatimamohamednuur6008 3 ปีที่แล้ว +1

    shekh in allaah zubxaanahu wtacaala istiqaamo iziiyo mhadznid🤲

  • @zamzamfareh8658
    @zamzamfareh8658 3 ปีที่แล้ว +3

    Please write all the steps

  • @xabiiboxassan4495
    @xabiiboxassan4495 3 ปีที่แล้ว +2

    Qeer alle haku siiyo

  • @anabeysalat7987
    @anabeysalat7987 3 ปีที่แล้ว +3

    Scw Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @caseyromaxamed6410
    @caseyromaxamed6410 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah

  • @abdisalaan5024
    @abdisalaan5024 10 หลายเดือนก่อน

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين ❤❤❤❤

  • @hiboahmed2876
    @hiboahmed2876 2 ปีที่แล้ว +1

    Amiiiin

  • @sumayahussein7542
    @sumayahussein7542 2 ปีที่แล้ว +1

    ماشاالله

  • @sahrasugeise6520
    @sahrasugeise6520 3 ปีที่แล้ว +2

    Amiin amiin amiin yaaa rabiii

  • @iamproud7936
    @iamproud7936 2 ปีที่แล้ว

    Sheikh ilaahay habarakeeyo miisanka xasanadkana haw saaro

  • @ashashdhff3754
    @ashashdhff3754 ปีที่แล้ว

    Jasakallah kheyr

  • @fartusaid8054
    @fartusaid8054 2 ปีที่แล้ว

    Wcs wr wb jzkl kheyr sheekh

  • @nawalyusuf9329
    @nawalyusuf9329 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc shiikh

  • @marwoqaasim1516
    @marwoqaasim1516 ปีที่แล้ว

    MashaAllh

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah

  • @rukiyamohammed2025
    @rukiyamohammed2025 3 ปีที่แล้ว +2

    Aameen ya Alaha

  • @ahmed.Abdirizak
    @ahmed.Abdirizak 3 ปีที่แล้ว +1

    mzha alh wlalayal fataxada isomara muraad ban leyahaye in ilahay isakhiro

  • @hamdahilkas4571
    @hamdahilkas4571 2 ปีที่แล้ว

    Aamiin amin yrbi 😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @xabiiboxassan4495
    @xabiiboxassan4495 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc shiiqow.iisoo duceey

  • @sadiamohamedhassn4124
    @sadiamohamedhassn4124 2 ปีที่แล้ว

    Isoo ducaaaya waan xanuunsanhy inshAllh

  • @CusmaanNuur-uq4lg
    @CusmaanNuur-uq4lg 6 หลายเดือนก่อน

    Ameen

  • @fardowsasheikhofficial9027
    @fardowsasheikhofficial9027 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheikh jazakallah ducoyinka sujuuda Lagu aqristo nogusodar

    • @AbdimalikAdan-c7w
      @AbdimalikAdan-c7w 6 หลายเดือนก่อน

      Sujuuda ducadaan ku aqriso wll HASBUNALAAH YUTIYANALAAHU MIN FADLIH sidaa dheh 40jeer

  • @maryanmohamed611
    @maryanmohamed611 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha alaah

  • @amuunbintuyamani5939
    @amuunbintuyamani5939 3 ปีที่แล้ว +2

    Amiiin ya alllah

  • @sahrakiin2438
    @sahrakiin2438 3 ปีที่แล้ว +1

    Shiiq alaha kubarakeeyo

  • @anabeysalat7987
    @anabeysalat7987 3 ปีที่แล้ว +2

    Amiin Amiin Amiin YA RAABI

  • @FarxiyoOsman-f9h
    @FarxiyoOsman-f9h 8 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw scw scw scw❤❤

  • @fadumoali8301
    @fadumoali8301 3 ปีที่แล้ว +1

    Gabadha sheeq mey la murmee,sual Iyo muran ay wada.

  • @habonjama5181
    @habonjama5181 3 ปีที่แล้ว +1

    Mash allah

  • @luqmanyare9543
    @luqmanyare9543 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansho alah

  • @umamin2567
    @umamin2567 3 ปีที่แล้ว +1

    لا إله الا الله محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم

  • @maryamamaxamed7095
    @maryamamaxamed7095 2 ปีที่แล้ว

    jimco Mubarak dhamaan

  • @IfraaxRashid
    @IfraaxRashid 6 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @lakicabdi8453
    @lakicabdi8453 4 หลายเดือนก่อน

    Shiiqow isoo ducee salaada in ilaahay ifududeeyo

  • @biibinur1771
    @biibinur1771 3 ปีที่แล้ว +2

    Fataxada iso mara walalheyga muslimka culys in alla iga qaado

  • @ClraxmanAxmad
    @ClraxmanAxmad 10 หลายเดือนก่อน

    Telefkaagana in Helena waa jeclaa

  • @sammie1163
    @sammie1163 3 ปีที่แล้ว +2

    Aamiin ducada

  • @Bishaaro-de2xb
    @Bishaaro-de2xb 5 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢

  • @FAADUMOMAXAMEDNUUR-kc2id
    @FAADUMOMAXAMEDNUUR-kc2id ปีที่แล้ว

    صلي الله عليه وسلم
    صلي الله عليه وسلم
    صلي الله عليه وسلم

  • @amiiroadeyibrahim2785
    @amiiroadeyibrahim2785 2 ปีที่แล้ว

    Sheikh waxan kuwey dinaya

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 2 ปีที่แล้ว

    Shugran ya shekh

  • @habbynoor8791
    @habbynoor8791 3 ปีที่แล้ว +1

    Aslama aleeykom Sheikh
    Quraan hadaadan garan dhaam maxaa talo eh?

  • @sacdiyasaciidmaxamed8394
    @sacdiyasaciidmaxamed8394 3 ปีที่แล้ว +1

    Ii soduceh sheikhow arin baa iga xanimaheh

  • @fadumoelmi6844
    @fadumoelmi6844 3 ปีที่แล้ว

    Scw scw scw

  • @shugrifarah5166
    @shugrifarah5166 3 ปีที่แล้ว +2

    Mahadzanid

    • @hamdacarab1424
      @hamdacarab1424 3 ปีที่แล้ว

      Asc kheyr bdn alle ha ku siyo isoo ducee

  • @Mako-rh4ii
    @Mako-rh4ii ปีที่แล้ว

    P

  • @apdallaaqil6669
    @apdallaaqil6669 3 ปีที่แล้ว +1

    صلي الله عليه وسلم ❤️❤️