Deg Deg Mucaradka Itoobiya Oo Ka Soo Dagaya Muqdisho Kana Qaadaya Xilka Abiy Ahmed, SSC & S/Land

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 53

  • @chalichali9452
    @chalichali9452 8 หลายเดือนก่อน +8

    Congratulations government of somalia keep it up good work ❤️🥰💪💪💪💪💪💪💪💪

    • @aligiire-q5v
      @aligiire-q5v 8 หลายเดือนก่อน +1

      😮🎉 see

  • @chalichali9452
    @chalichali9452 8 หลายเดือนก่อน +2

    Congratulations Mr president Hassan sheik Mahmud Masha Allah very much keep it up good work ❤️❤️❤️❤️🥰💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @chalichali9452
    @chalichali9452 8 หลายเดือนก่อน +1

    Congratulations Mr prime minister Masha Allah very much keep it up good work ❤️❤️❤️❤️🥰💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @MedidrissIbrahim
    @MedidrissIbrahim 8 หลายเดือนก่อน +3

    ❤❤❤ brother erdogan bravo Turquie 🇹🇷 force is a Somalie 🇸🇴 power ❤❤❤

  • @nailsissak3207
    @nailsissak3207 8 หลายเดือนก่อน +5

    Mashallah guuleyso MW Erdogan ❤❤❤

  • @chalichali9452
    @chalichali9452 8 หลายเดือนก่อน +1

    Congratulations government of somalia keep going 💯❤️❤️🥰🥰🥰🥰🥰💪💪💪💪💪💪

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 8 หลายเดือนก่อน +3

    GOOD NEWS❤❤❤❤

  • @mohamedmuse3892
    @mohamedmuse3892 8 หลายเดือนก่อน +1

    masha allah cidkastoo abey dagaal kula jirtaa waa saaxiibkeen waan soo dhaweyneynaa weliba hub iyo lacag hala siiyo madaxweyne xasan sheekh waan ku hambalyeyneynaa

  • @Xasbunalahwanimcawakiilan
    @Xasbunalahwanimcawakiilan 8 หลายเดือนก่อน +1

    Giuul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @YFC-lo9nj
    @YFC-lo9nj 8 หลายเดือนก่อน +1

    “Maraakiibta reer-galbeedka ee GUURGUURANAYA biyaha badacas”…. 🤔
    Big fan of ‘Garaad TV’…. Inaadeer, warka ku soo celi Soomaaligii ‘formal’ka ahaa… 🙏🏾

  • @nimcoyusuf7678
    @nimcoyusuf7678 7 หลายเดือนก่อน

    Guuuuuul somaanli ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 8 หลายเดือนก่อน +5

    Itoobiya waa burburtay awood maleh ciidan maleh

  • @HodanMusa1
    @HodanMusa1 8 หลายเดือนก่อน +2

    Guul our best president xasan go ahead ✌️✌️🙌✌️❤️❤️👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍🤛🤛🤛🤛👍🇸🇴🇸🇴🤲🏾☝️🩸☝️🩸☝️🩸🇸🇴👏👏🫡🫡

  • @theancientsancients1769
    @theancientsancients1769 8 หลายเดือนก่อน +1

    Invite the rebels ro Mogadishu

  • @SuldaankaX
    @SuldaankaX 6 หลายเดือนก่อน

    2024 new.

  • @husseinhassan1096
    @husseinhassan1096 8 หลายเดือนก่อน +6

    GUUL 🇸🇴 Somalia

  • @AhmedAbdi-d7b
    @AhmedAbdi-d7b 8 หลายเดือนก่อน +2

    Muuse dhegta haloogu shubo warkii ekawa

  • @khadjaissa222
    @khadjaissa222 8 หลายเดือนก่อน +4

    Shaqo Kuma lihin Ethiopia iyo mucaaradkeeda kulli hana dhaafaan. Arrimaheenna Badda Turkiga ayaan u wakiilaney.

  • @abdilahiabdiyusuf7658
    @abdilahiabdiyusuf7658 8 หลายเดือนก่อน +1

    toban mucaarad miyey soo degaan. lacag bey ka doonayaan xasan sh
    Sl cid aan Eebo ahayn uma baahna

  • @HussenRoble-w4q
    @HussenRoble-w4q 8 หลายเดือนก่อน +2

    Ethiopia warsrki udabeyay

  • @maxamedibraahim1131
    @maxamedibraahim1131 8 หลายเดือนก่อน

    Beeeeeeeeeenaaaaaaaale

  • @xaaji-lo9jy
    @xaaji-lo9jy 8 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤❤

  • @YFC-lo9nj
    @YFC-lo9nj 8 หลายเดือนก่อน +1

    “Way ka goos adeegtay arintassi”…
    Maraykan oo baryootamaya, duli dheh… jaanis kaasi ku dhaaf…

  • @mohamedmuse3892
    @mohamedmuse3892 8 หลายเดือนก่อน +1

    turkigu kama yeelayo inuu xuutiyuunta waxdagaala ku qaado waayo xuutiyiinta iyo xamaasba turkigu wixuu u yaqaana dad dalkooda kaxoreynaya gumeystayaasha ku soo duulay

  • @amirabdalla-gs3te
    @amirabdalla-gs3te 8 หลายเดือนก่อน +1

    Bennale

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 8 หลายเดือนก่อน +1

    ALX MUSE BAHI SE DAREMOYSA KKK
    GUUL TURKY IYO SOMALIA

  • @ABDIMekal
    @ABDIMekal 5 หลายเดือนก่อน

    Waraki e 1:57

  • @KalidAbdi-h3u
    @KalidAbdi-h3u 7 หลายเดือนก่อน

    Wax shaqa ah kumalihin arimeeheeda mucaaradka kali wwa inaan difaac naa badena

  • @Dheeman-ky7tu
    @Dheeman-ky7tu 8 หลายเดือนก่อน

    Waxka jiro malahan warkaagu waa qayriin adiga ayaaba Dowlada Somalia rabtid inaad mucaraado

  • @abdullahiguled
    @abdullahiguled 8 หลายเดือนก่อน

    Waa loo baahan yahay inlasoo dhoweeyo jabhadaha kasoo horjeeda Aby Ahmed waayo cadowgaaga cadowgiisu waa saaxiibkaa😂😂😂😂😂

  • @SaafiibnuuXusen
    @SaafiibnuuXusen 8 หลายเดือนก่อน +1

    Dani iyo qorqori aya mardhow kasodagi dona ithiyopiya

  • @AdanAbdi-j3u
    @AdanAbdi-j3u 8 หลายเดือนก่อน

    Hasan shekh yuusan heshiis lagelin abiy ahmed xitaa haduu isasoo dhiiba ilaa xukunka laga tuuro

  • @AdaanCabdi
    @AdaanCabdi 8 หลายเดือนก่อน +1

    Madaxweyane ha ugu yeerinqa qa le dagaal

  • @MuraadCraxmaan
    @MuraadCraxmaan 8 หลายเดือนก่อน

    Anagu is kashi Amaharda marabno Adiga Chebkaga weyi

    • @khadjaissa222
      @khadjaissa222 8 หลายเดือนก่อน

      Maraakiibta kheyraadka badda laga soo saaro baanu ku iibsaneynaa ..
      Kalluunkan leyska guranayo oo reer yurub iyo Aasiya u soo heshiiyeen
      Ha joojiyo turkiga baddeenna iyadaa maraakiib gadaneyso kheyraadja ka buuxo ay ku gadanee
      Somaliba wey taajireysaa

    • @khadjaissa222
      @khadjaissa222 8 หลายเดือนก่อน

      Maxkamad gaar ah iyo xeerar ayaa loo sameynaa ilaaliyo xoolaha baddeenna oo garsoorayaan isku dhaf ah loo magacaabayo iyo Gusdi xeer ilaalinta Shueuucda badda wax la dhici karane ma jirto
      Imsha Allaah

  • @cabdallacagey2632
    @cabdallacagey2632 8 หลายเดือนก่อน

    War waxaan been badnaa

  • @SaairoIsmaaciil
    @SaairoIsmaaciil 6 หลายเดือนก่อน

    Doodadagsomalilaniyosomaaliya

  • @maryanali9871
    @maryanali9871 8 หลายเดือนก่อน

    Beenlow muqdisho wax ka soo dag malaha dowla dowlad Uma cad gudubto gnosis s/ land iyo oramada waalan miyaad na moday

  • @Dheeman-ky7tu
    @Dheeman-ky7tu 8 หลายเดือนก่อน

    Waa been AEthiooia Mucaarad Iyo Muxaarid midna Dowlada masoo dhawaynayao maxaa yeelay Midkasta oo Ethiopia waa.carowga Somalia maalasoo.dhawaynaayo

  • @NoorMohamed-dw4up
    @NoorMohamed-dw4up 8 หลายเดือนก่อน

    Maxaakaqaldan maha madaxwane wamamulkoboledka gobolada waqoyi

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 8 หลายเดือนก่อน

    NAFTU DOQON SANAA DAMAC WAALANAA KKKKKK MA SOOMAALIYADA MAANTA BAA MUCAARAD MAALGELIN KARTA WAR BEENTA NAGA DAAYA SIYAAD BAA UDABEYSEY SIYAASADAA RIYO MAAL MEED MA XASAN BAA BAA ITOBIA MADAXDEEDA KA TUURAYA SIDEY ARDISABABA LOO GELI LAHAA ANAGAA BADII KA CESHAN WEYNEY OO MARBA MEEL UCARAREYNA MASKIIN

  • @MuraadCraxmaan
    @MuraadCraxmaan 8 หลายเดือนก่อน

    Been bad shegtey

  • @khalidmahamud1756
    @khalidmahamud1756 8 หลายเดือนก่อน

    Been badanaa kani 😂😂😂

  • @ahmedjama6298
    @ahmedjama6298 8 หลายเดือนก่อน

    Somaliand mamulgobaleed yaatihiin intey googaradaha dumarka Calan kasamaystey in lagu tuugsado caalamka kkk odayaasha xaafadaha xukumo caalamka way idin ogyihiin kkkkk mamulgobaleed ka Ina adag waligeey ma arak kkkkkk

  • @sheekosheeko8469
    @sheekosheeko8469 8 หลายเดือนก่อน

    Somaliya maha meel laga so huriyo colaada waa khalaad waxaas maxaa naga galay anaga waxaa ka dhaxeeya dhexdooda way ka siman yhiin damaca bada yanan la idinka walin ama la idin hababin cadifada ma fiicna ku dadala ina lagu jojiyo cadalada damaca jahil nimda ah awdal waa somaliya muraan kuma jirto aduunka wu og yahay

  • @AdamJama-v1o
    @AdamJama-v1o 8 หลายเดือนก่อน

    Oo maxay ka doonayaan mucaaradku xamar ma dawlad baa kajirta