QISADA SUCAAD GABADHII WANAGSANAYD EE RER SUDAN 🇸🇩Q.2/

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ย. 2024
  • #sawdamohamud #qisooyinka #fadlan_hadad_nagu_cusubthy_subscribe noo saar please mahadsanid inbadan

ความคิดเห็น • 55

  • @raxmodeeq188
    @raxmodeeq188 ปีที่แล้ว +12

    wlhi nin ilmahayga aan rabin inanan wax Ku darsadeen ilmaha in ladhalo warid laguma noqdo ee waa in wajibkisa laga soo bixi kara ani waxa isoo kurisay oyaday abay waa nolyahy waligay xogisa iyo xolihisa midna ma arag isagoo hanti haysta ayuu na dayriyay markii aan wa waynanay oo wliba anigu aan shaqo bilabay abahy hantidii waa kaba baday anigoo shaqasta markuu arkay ayuu isoo xiriyay lkn ma goyn oo waxuu iwaydistaba waa siya lkn inaba hayartee wax jacayl ah uma qabo wlhi

  • @fartuuncabdi8758
    @fartuuncabdi8758 ปีที่แล้ว +3

    Alla islantu calool adaga ma ilmo ay dhashay oo hadana agon ah ayey nin karac day kasii darane wadan kale ayey uga tagtay bisinka dad badan ayaa hooyo iska sheegta subxanallah sowda shukran mcnto

  • @nortaabdinoradow262
    @nortaabdinoradow262 ปีที่แล้ว +4

    Wallaahi waan kuugu raacsanahay, in Hooyo Walbo ilmaheeda u sbarto koriso, ku rafaado.

  • @aaminoaadan9011
    @aaminoaadan9011 ปีที่แล้ว +5

    Walsheey waad mahad santhy qisadan wanba kayabay waxan dhaha ma aqaan ilmahaga tur waliba nin dartiis walayaab

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 ปีที่แล้ว +3

    Maasha allaah my abaayo sowda cadeey aadbaan udhownahay inbadan

  • @ruweydocraxman6092
    @ruweydocraxman6092 ปีที่แล้ว +3

    Habo sowdu waan sugaacay keyb ta kale alle ha nookaxifdiyo

  • @deqamohamoud8916
    @deqamohamoud8916 ปีที่แล้ว +2

    Subxanallah Subxanallah allow na xafid aamiin yaa allah jasakallahu khyr wllo

  • @nasroabdullahi4738
    @nasroabdullahi4738 ปีที่แล้ว +3

    Haa nin ku rabey heli lahayd ilmahana cid dhan buu ka maqnaa

  • @nortaabdinoradow262
    @nortaabdinoradow262 ปีที่แล้ว +4

    Maasha Allaah Thank U Queen 👑😘 Sawda saas noogu dadaaloysa Rabbi hakaa ajar siiyo, Keep Up abaayo We Love You 😘❤️❤️

    • @sawdamqaalib
      @sawdamqaalib  ปีที่แล้ว +2

      ❤❤❤❤❤love you too sweetheart

  • @ifrahabdi7705
    @ifrahabdi7705 ปีที่แล้ว +4

    alxmdu hooyo dunida ugu dulqadka cafisaka tanaasukay ayadan ka baraty abahed hooyadey hantideydii nero guryo intibay intuu ka dhacay guri inay ugu daray ilmahina uga dhaqaaya 5 sani kadib at asgoo halagu lin heyna hooyo dey mel cidlay ahkaso qaday walibay aderkey sakaraadiyay abahey hooyo dey hantideyda ku daweysatay lugahed markale dib ugu istaagtay guri gay hooyo deybuu ku geeiyoday asgoo quruxbadnaaday daweysay ley sakarad ku soo boday waligey hooyo dey kamaan maqlin abahiina idhacay uduceya waxan ahey namay dhahdo edeyin iyo habar yaraa noga shekeyay qisadii hooyo intuusan dhiman cafisu kadalbaday 😢ilmo waa lawaday dhalaay hooyo sax lamawaday noqodo

  • @ismahaanfaarah9893
    @ismahaanfaarah9893 ปีที่แล้ว +2

    مشاء الله جزاك الله خيراً وبارك الله فيك الختي صودا ❤❤❤

  • @qadroaxmed4266
    @qadroaxmed4266 ปีที่แล้ว +2

    Wa iska rebay like tii denta ehed wad ku mahadsan tahay sida quruxda badan e aad nogu so gudbiso qisoyinka my qaali ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdinoorismail5699
    @abdinoorismail5699 ปีที่แล้ว +4

    وجهك مسووره في كل وقت ما شاء الله الله يبارك فيك يا اختي الغاليه

    • @sawdamqaalib
      @sawdamqaalib  ปีที่แล้ว +2

      كلك ذوق ماشاء عليك شكرا لك

  • @aaminaismaacil2695
    @aaminaismaacil2695 ปีที่แล้ว +3

    بارك آلله فيك

  • @naimam-of3gv
    @naimam-of3gv ปีที่แล้ว +3

    Queen 👑

  • @zahraabdirahman6385
    @zahraabdirahman6385 ปีที่แล้ว +3

    Gabadha sokorise gabar aad uwanagsan bey ehed ilahey ajar hakasiyo

  • @fartuunqaali5211
    @fartuunqaali5211 ปีที่แล้ว +5

    Yur bala ku cuntay dheh war waxu maxay ahayd bisinkee

  • @hamdaismail6155
    @hamdaismail6155 ปีที่แล้ว +2

    Subxana llah

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 ปีที่แล้ว +2

    Calol cadhagaa hooyadha subxanallah mahadsanid sawda

  • @FatimaAli-cu7yd
    @FatimaAli-cu7yd ปีที่แล้ว +4

    Fatima

  • @Aisha_Awes.i9544
    @Aisha_Awes.i9544 4 หลายเดือนก่อน

    Allo ilmo an dhali an nin dartis ugu tagin😮

  • @abdisabriye7524
    @abdisabriye7524 ปีที่แล้ว +2

    Asc,walaashay waan ku salaamay waa arin aad u qiiro badan waana ka helay ,walaal haddii aan fiirino dhinaca diinta wiilkaas ma dhihi karaa sidaas bal wadaada noo weydii please,thanks,sidaasna noogu soo jeedi arimahaas ama sheekooyinkaas waa wax lagu cimri qaato,masha allah ❤

  • @hodancabalahi7445
    @hodancabalahi7445 ปีที่แล้ว +3

    Dagiisdarboaha😭😭😭

  • @fardowsoabdalla8578
    @fardowsoabdalla8578 ปีที่แล้ว +4

    Sax waaye m.a abyo

  • @nasroabdullahi4738
    @nasroabdullahi4738 ปีที่แล้ว +2

    Aamiin lkn xaqa hooyo lama heli karo

  • @nasraqaali7050
    @nasraqaali7050 5 หลายเดือนก่อน

    Nice story 👌

  • @ruweydocraxman6092
    @ruweydocraxman6092 ปีที่แล้ว +3

    3 mar dha geestay habo Xalay ayoodoo ii shidan tahy seexday mas na ka cay ayoo dha maatay ku cesh tay mise na seexday 🤣 hada dha geesa naa mar kii 3

  • @naimam-of3gv
    @naimam-of3gv ปีที่แล้ว +2

    👑

  • @nasroabdullahi4738
    @nasroabdullahi4738 ปีที่แล้ว +2

    Asc oo maxay beenta ku fashay

  • @nasroabdullahi4738
    @nasroabdullahi4738 ปีที่แล้ว +2

    Welli xaq way leedahay lkn beentaa icabsi galisay

  • @MamonNomii
    @MamonNomii 21 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤Marwo

  • @nasroabdullahi4738
    @nasroabdullahi4738 ปีที่แล้ว +3

    Xitaa waa madi aabe maxay beenta ku fashay

  • @sabirinabdi5646
    @sabirinabdi5646 20 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤

  • @abdirahmanabdinurabdulahi9722
    @abdirahmanabdinurabdulahi9722 ปีที่แล้ว

    Mashallah abaayo qisooyinkaad aad noo soo gudbiso aad baan u jeclahay waa qisooyin wax laga baranayo.
    Mahadsanid

  • @nasraqaali7050
    @nasraqaali7050 5 หลายเดือนก่อน

    ❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉

  • @deeqaomar8670
    @deeqaomar8670 ปีที่แล้ว +1

    Aswb Abaayo mamada way qaldanyd oo xaqii uu kulaha ayey waladkeeda dayacday Diiniyan isagiina kadaro dibi dal ayu kubadashy xaqii walidkis ayu dayacaya isago Dani iyo Duruf kukalifin!! Haqa Allah hanawaa fajiyo wa jzki LLAHU qheyran Sharafteeniyey

  • @Aadanibraahim-u7e
    @Aadanibraahim-u7e 8 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤😂😂😂

  • @user-ir9iu9cj4m
    @user-ir9iu9cj4m 7 หลายเดือนก่อน

    مرحبا يا صودا قالي

  • @cmalyuunabdinasir
    @cmalyuunabdinasir 9 วันที่ผ่านมา

    nink dartiis bay ilmaheda I turtay oo avions hadana wa naag xun bal mxa ay dhib ku haysay hadu la jirin laha ilmaha yar ajal buka heli pahaye

  • @Aisha_Awes.i9544
    @Aisha_Awes.i9544 4 หลายเดือนก่อน

    qisada cabsida no so gili plz😂

  • @umurowda6887
    @umurowda6887 4 หลายเดือนก่อน

    hadaysabab wayn tahay waxay u tuurtay ee ni ay guursatay ayay u tuurtay

  • @SahraCiire
    @SahraCiire 19 วันที่ผ่านมา

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @user-bz9cz2ti2w
    @user-bz9cz2ti2w 4 หลายเดือนก่อน

    dadka reer sudaan wa Ahlul karam

  • @faizabella1580
    @faizabella1580 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤

  • @Shamso-dp1tg
    @Shamso-dp1tg 9 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤