HORDHAC || MASEER XALQADA 101 || CAWA 8:00 PM

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 212

  • @fartuunnuur
    @fartuunnuur 5 หลายเดือนก่อน +10

    Hee away cawa😮

  • @ikraali3073
    @ikraali3073 5 หลายเดือนก่อน +21

    War heedhe caawa aaway filmki naga soo daaya waan daalay sidaan u sugayee

    • @ifraxaliabdi1790
      @ifraxaliabdi1790 5 หลายเดือนก่อน

      Way nagu silcinaayan 😂

    • @ikraali3073
      @ikraali3073 5 หลายเดือนก่อน

      @@ifraxaliabdi1790 walhi waxaan silac wey dhaafeen hordhac beena ayey iimanka nooga qaadeen

  • @ShsjZjjsj-h2n
    @ShsjZjjsj-h2n 5 หลายเดือนก่อน +2

    horrdhicii waad soo gelieren er aawey filimkii team Sagall❤❤❤😂😂😂😂😂

  • @naciimaabdirahmaan2145
    @naciimaabdirahmaan2145 5 หลายเดือนก่อน +13

    Afartan dumara waxa kolba meel isu daba wada😂😂😂

    • @izraclaahi1824
      @izraclaahi1824 5 หลายเดือนก่อน

      Wllhi waan yaabanahy aniguba

  • @imanabdi9643
    @imanabdi9643 5 หลายเดือนก่อน +1

    Sacdiyo guulayso inasha alaah laakin sucdi waa mucjlsad

  • @SaidAlifarah
    @SaidAlifarah 5 หลายเดือนก่อน +1

    Asc caawa mee Film kii Waa nagu daahisen😢😢😢😢

  • @mohamedgooniofficial5337
    @mohamedgooniofficial5337 5 หลายเดือนก่อน +2

    Mxaa cawa ku dhacey dee

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 5 หลายเดือนก่อน

    Caawa ma Horsham kaliyaa❤❤❤❤❤

  • @AmenaMohamud
    @AmenaMohamud 5 หลายเดือนก่อน

    Waan daala saan u eegayee sxbayal soo daaya

  • @HodanFayzal
    @HodanFayzal 5 หลายเดือนก่อน +1

    Mee film kii cawa dhan sugaynaye😢

  • @AsmaBilan
    @AsmaBilan 5 หลายเดือนก่อน

    Away Dee ilamantan Sugaynaye mise waa dhankayga Ciladu😢😢

  • @Asturaanadoontiialle
    @Asturaanadoontiialle 5 หลายเดือนก่อน

    War mxaa qaldaan cawa filimkii awaay

  • @eblamohamed1798
    @eblamohamed1798 5 หลายเดือนก่อน

    Aaway filmkii cawa

  • @NuriaKusow
    @NuriaKusow 5 หลายเดือนก่อน

    Filimka sobobsiya walalayal❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Almaz521
    @Almaz521 5 หลายเดือนก่อน

    Maxa idin ku dhacay ma inan filim kale iska rad sanad rabtan naga so galiya filimka 😮

  • @IstaahilM-in6ql
    @IstaahilM-in6ql 5 หลายเดือนก่อน

    Sagal wllo pls qadadaka so gali qali❤

  • @samiraaragsan5054
    @samiraaragsan5054 5 หลายเดือนก่อน

    Waa ngu ciyaaraysine idin away 😊

  • @taliso7057
    @taliso7057 5 หลายเดือนก่อน

    Filimka noo soo daaya yaaqey

  • @asmadegan5949
    @asmadegan5949 5 หลายเดือนก่อน

    Filimkii mxaa ku dhacay 😢

  • @laylaali3024
    @laylaali3024 5 หลายเดือนก่อน

    Caawa mee ma habeenadaa naqiyaani jirteen baa caawa wll sagalay aniga sagal uun baan canaantaa ilaahay amarkii waa jacaylka waxaasi 😂❤

    • @nasrajama3134
      @nasrajama3134 5 หลายเดือนก่อน

      Ciil baa ihaya😂 caawa

    • @laylaali3024
      @laylaali3024 5 หลายเดือนก่อน

      @@nasrajama3134 haa wllhi kkkkk

  • @nashaadalihashi2386
    @nashaadalihashi2386 5 หลายเดือนก่อน

    Xalay ayd nagu boodeen caawana wax nooma soo wadaan miyaaa😢😢

  • @dekoshire4934
    @dekoshire4934 5 หลายเดือนก่อน

    Family sagal cawa maxaa dhacy 😢

  • @sacdiyocumar4781
    @sacdiyocumar4781 5 หลายเดือนก่อน

    Caaawa maxaaa idin haysto so daaaya plz film

  • @HodonOmer
    @HodonOmer 5 หลายเดือนก่อน

    Caawa meedee filmkii

  • @maizaabdi9179
    @maizaabdi9179 5 หลายเดือนก่อน

    Film away caaawa San u sugaynay waaa dalnay

  • @hanidheyman2461
    @hanidheyman2461 5 หลายเดือนก่อน

    Filimka away cawa maxa mano ganbisen

  • @NafisoXaashi-z5x
    @NafisoXaashi-z5x 5 หลายเดือนก่อน

    War away cawa filmki

  • @CawoAli-d9x
    @CawoAli-d9x 5 หลายเดือนก่อน

    Mxaa dhacaydee😢hangu silcinina wxa 😂

  • @FartuunAbuukar-o2q
    @FartuunAbuukar-o2q 5 หลายเดือนก่อน

    Family Sagal film ka so dhiga😊

  • @SafoAxmed-y6w
    @SafoAxmed-y6w 5 หลายเดือนก่อน

    Away filinkii cawaaa

  • @munajimcale-kn4pp
    @munajimcale-kn4pp 5 หลายเดือนก่อน

    Away hee cawa 😊😉😉🤔

  • @adenismail2529
    @adenismail2529 5 หลายเดือนก่อน

    Sagaley onkena qebta 101

  • @Sharafiina123
    @Sharafiina123 5 หลายเดือนก่อน

    Aaway filinki caawo ciyaarta naga daaya

  • @MohamudAbdirahman-ep7su
    @MohamudAbdirahman-ep7su 5 หลายเดือนก่อน

    War waxa naga so daya kolbah xarabo io xamasad tonah malahaneh

  • @SomaliaQueen-fm5rd
    @SomaliaQueen-fm5rd 5 หลายเดือนก่อน

    Away musadalkii caawa

  • @RayaanHaashi
    @RayaanHaashi 5 หลายเดือนก่อน +1

    naaa sagalay musalsalka soogali maxa kuhelay

  • @TimaShali
    @TimaShali 5 หลายเดือนก่อน

    Away cawa

  • @sahracadanxubey1929
    @sahracadanxubey1929 5 หลายเดือนก่อน

    Walaley nusodaa

  • @Alitiita
    @Alitiita 5 หลายเดือนก่อน

    Dad is qaba filim ma talaya xalaybey isku cideen waa kuwaa filimki so dayn waaye 😂😂😂

  • @zaadozahal1374
    @zaadozahal1374 5 หลายเดือนก่อน

    Caawa filimkii meeyey

  • @IstaahilM-in6ql
    @IstaahilM-in6ql 5 หลายเดือนก่อน

    Wllo wn dalane cawa me dee

  • @GeenyoXasan-hw2js
    @GeenyoXasan-hw2js 5 หลายเดือนก่อน

    Dee wad nagu cayaraysane maxaa ku dhacay xalqadii

  • @MowliidAbdi-st9wh
    @MowliidAbdi-st9wh 5 หลายเดือนก่อน

    Awey cawa ma jiran miya

  • @MunaMaxamed-mg2pp
    @MunaMaxamed-mg2pp 5 หลายเดือนก่อน

    Asc❤❤❤❤❤
    ❤❤❤❤❤❤
    ❤❤❤❤

  • @CaashoKaynaan
    @CaashoKaynaan 5 หลายเดือนก่อน

    Wad so dahiseen

  • @aragsanafardhaanaragsan
    @aragsanafardhaanaragsan 5 หลายเดือนก่อน

    Hhhh wllhi dacad uqoslay filimka dirirta qarsoon😅

  • @Muunisha871
    @Muunisha871 5 หลายเดือนก่อน

    Hadhowna intan lee lagu ekeyna filimka dhamadkaba wan dawane markas 😏

  • @dekoshire4934
    @dekoshire4934 5 หลายเดือนก่อน

    War aaway

  • @MadinaMadinafarahhouffaneh
    @MadinaMadinafarahhouffaneh 5 หลายเดือนก่อน

    Sagal shuluqey filimko dhan gorme noso dhige

  • @Abdibisharyuusuf
    @Abdibisharyuusuf 5 หลายเดือนก่อน

    Filimkia101

  • @sheekoshaax1843
    @sheekoshaax1843 5 หลายเดือนก่อน

    🤣🤣🤣🤣 sacdiyo togadeda wye

  • @CanabCabdi-q4f
    @CanabCabdi-q4f 5 หลายเดือนก่อน +1

    sucdi miskin waa laga hiliyay😊

    • @fardosahussein3534
      @fardosahussein3534 5 หลายเดือนก่อน

      Miskiin ma aha taadi

    • @siman4216
      @siman4216 5 หลายเดือนก่อน +1

      Sucdi miskiin Maha waaba mida umada dhan isku dirte

    • @BoqoradaRerkeenadiid
      @BoqoradaRerkeenadiid 5 หลายเดือนก่อน +1

      Sucdi Io sagal mavio waaye asadoow buri naagaha ku dhabar jebiyay

  • @HodonSaed
    @HodonSaed 5 หลายเดือนก่อน

    hadday qayliso way baqaysaa sucdi wlhi 👎

  • @siman4216
    @siman4216 5 หลายเดือนก่อน +6

    Sucdi caawa waa in ee yabtaa asad sacdiyo waa inaa sidii boqorad ula dhaqantaa

  • @maaidaaadan8920
    @maaidaaadan8920 5 หลายเดือนก่อน +3

    8:00 wala dhafay ila hada maso dhigineee😢

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen8345 5 หลายเดือนก่อน +13

    Wwww sacdiyo garab heshay Amal iyo Asad garab ka heshay

  • @istaahilaxmed8512
    @istaahilaxmed8512 5 หลายเดือนก่อน +5

    Filmka ceeb baa ku yar jirta asad waduu furaye layidha is aad xolahaaga uhesho gabadh kufso ish

  • @YasminAlsh
    @YasminAlsh 5 หลายเดือนก่อน +4

    Waba la joga xiligi away filimka

  • @xadiyoxaadsan583
    @xadiyoxaadsan583 5 หลายเดือนก่อน +4

    Dee walalayal naga soo daya xalqada please 🙏

  • @ubaxcali2067
    @ubaxcali2067 5 หลายเดือนก่อน +7

    Filimkii waa lasoo daahdeen caawa maxaa jiro soo boobsii

  • @degganmohammad3256
    @degganmohammad3256 5 หลายเดือนก่อน +2

    War marka hore salaama ❤ waa marka igu horeesay aan comments bixiyo halkan sidoo kale waxaan ahaa waligey team Sacdia caawana xamaasad ayuu leeyahay however qofta Sucdi sodohday ayeey u ektahay when she's in the movie 😂
    Naaya buuro salaama sucdi quruxeey ❤❤❤❤❤

    • @AsmaBilan
      @AsmaBilan 5 หลายเดือนก่อน

      Waw❤

  • @daganugaas9028
    @daganugaas9028 5 หลายเดือนก่อน +3

    Sacdiyo guul nagaha iska celi taariq kudhig Sucdi iyo sagal 😂😂

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 5 หลายเดือนก่อน +3

    Ciid mubaarak

  • @UgbaadCabdirisaaq-t8v
    @UgbaadCabdirisaaq-t8v 5 หลายเดือนก่อน +15

    Sacdiyo guul baan kuu rajaynayaa agtarad iga dheh❤❤❤

    • @Supr93
      @Supr93 5 หลายเดือนก่อน

      honored her in the final of a her at its helm who in turn made her the best 🎉

  • @KaltumaMuktar
    @KaltumaMuktar 5 หลายเดือนก่อน +16

    She become a lion sacdiya ❤❤❤❤

    • @fardosahussein3534
      @fardosahussein3534 5 หลายเดือนก่อน +2

      Haa walaahi maanshaa Allah

    • @KaltumaMuktar
      @KaltumaMuktar 5 หลายเดือนก่อน

      Mash Allah

    • @Sidra-d8x
      @Sidra-d8x 5 หลายเดือนก่อน +1

      Sadiyo ❤❤❤

    • @ShaalJama
      @ShaalJama 5 หลายเดือนก่อน

      😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😅

    • @ShaalJama
      @ShaalJama 5 หลายเดือนก่อน

      ​@@Sidra-d8xhddwwggdwfffrf

  • @zeynababdullhizeynab1769
    @zeynababdullhizeynab1769 5 หลายเดือนก่อน +3

    San rabay ahaa inay sacdiyo libaaxad noqotaa sucdina warkeedii eedaa kkkkkkkkk warkaba waagaa kalaaban mahmaah adeed, hada warkaba caawaa kalaaban. Wan idin salaamey saaxiibaha hawada kawada xiriirnow malin wanagsan

  • @aligeydhmumin
    @aligeydhmumin 5 หลายเดือนก่อน +1

    Wan Sugaynaa Ila xalay hello

  • @SariyoXasan
    @SariyoXasan 5 หลายเดือนก่อน +1

    Caawa filimka soodaaya ❤❤

  • @Maryan_Ali
    @Maryan_Ali 5 หลายเดือนก่อน +1

    Sucdi macsokor iska bax Sxb ninka haka daba ordine Adiga iyo sagal ba walidiin nacay 😂

  • @HamdiQurux-i5d
    @HamdiQurux-i5d 5 หลายเดือนก่อน +2

    Asad sacdiyo balanta ka qaade u fuli

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 5 หลายเดือนก่อน +3

    Soo daaya ruwaayada mise waa dhankayga❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @raxmoxasan8937
      @raxmoxasan8937 5 หลายเดือนก่อน +1

      Maya waaa dhankooda abaay

  • @JamacFadumo
    @JamacFadumo 5 หลายเดือนก่อน +1

    Caaway maxaa daaray 😢

  • @osobahmed9446
    @osobahmed9446 5 หลายเดือนก่อน +2

    Sacdiyo good iska celi naagaha isukaa kaashadey good istaroon noqo

  • @KaltumaMuktar
    @KaltumaMuktar 5 หลายเดือนก่อน +2

    🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤

  • @Ayana8181
    @Ayana8181 5 หลายเดือนก่อน +1

    Sucdi jabkeda wa ku raxeystaa😂😂😂

  • @Nawalnayli
    @Nawalnayli 5 หลายเดือนก่อน +1

    Soodayahee 20:36 wayhee

  • @AymanMahad-po1xi
    @AymanMahad-po1xi 5 หลายเดือนก่อน +4

    Yes cawa❤

  • @QadroXasan-y8c
    @QadroXasan-y8c 5 หลายเดือนก่อน +1

    Soo daaya

  • @MohamedAli-v8h
    @MohamedAli-v8h 5 หลายเดือนก่อน +1

    Sacdiya best Actorad

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 5 หลายเดือนก่อน +1

    Inshaah allaa h

  • @RidwanAbdi-n2q
    @RidwanAbdi-n2q 5 หลายเดือนก่อน +1

    Walalayal mee filimkii dee cawa dhana sugayey

  • @FartuunAbuukar-o2q
    @FartuunAbuukar-o2q 5 หลายเดือนก่อน +1

    Aawey filim kii 😢

  • @JamacFadumo
    @JamacFadumo 5 หลายเดือนก่อน +1

    War film kii aaway

  • @nastexamaxamed5836
    @nastexamaxamed5836 5 หลายเดือนก่อน

    Aaway flimkii cwa mel qatar bu marayaye sacdiyo cwa nag bey iska dhigty😂

  • @rumaanmaxamed4569
    @rumaanmaxamed4569 5 หลายเดือนก่อน

    Heee wixiina gumeysiyuu noqdee habeen walba wanagu kala goyneesid Naga dhaafa yqy

  • @firdows114
    @firdows114 5 หลายเดือนก่อน

    Salaam walaal film kii buuga maxaa ku dhacey cawada waa hudoonee?
    Soo boobsiiya nooh please

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 5 หลายเดือนก่อน +1

    Maashaah allaah

  • @HodonSaed
    @HodonSaed 5 หลายเดือนก่อน

    Sacdiyo waxaad daawataa goobta kadib iska difaac sucdi meel kale oo ay geerideeda raadinayso

  • @AlihalyeyeGereh
    @AlihalyeyeGereh 5 หลายเดือนก่อน +2

    Asc

  • @Sacdiyamohamud-j5r
    @Sacdiyamohamud-j5r 5 หลายเดือนก่อน

    Dadkan filmka hordhac maxy uso dhigaan hadii aysan so deyneyn hush

  • @Hodan-273
    @Hodan-273 5 หลายเดือนก่อน +4

    Filimkan 100 maraya 4 xawaley Marba guri uguraaya warkooda maso dhamaado miyaa😂😂😂😂

    • @maaamo287
      @maaamo287 5 หลายเดือนก่อน

      Waxan kabaqayaa inuu gaadho200

    • @Sucdibilowguhad
      @Sucdibilowguhad 5 หลายเดือนก่อน +1

      Marba wixi kuso dhaco soo dubaan😂😂

    • @MuhuboHassan-z6z
      @MuhuboHassan-z6z 5 หลายเดือนก่อน

      @@Sucdibilowguhad😂😂😂😂😂

    • @MuhuboHassan-z6z
      @MuhuboHassan-z6z 5 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂

    • @maaamo287
      @maaamo287 5 หลายเดือนก่อน

      @@Sucdibilowguhad haa wllhi🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @AliyaMohamoud-r9r
    @AliyaMohamoud-r9r 5 หลายเดือนก่อน

    Naa wxa naga so dhiga horudhaca io filmka 7saacadod kla danbeya waa mxay

  • @nimomahamod
    @nimomahamod 5 หลายเดือนก่อน +7

    Sacdiyo waa markaagi ❤

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ciid mubarak

  • @cadayboolo910
    @cadayboolo910 5 หลายเดือนก่อน

    War caawa maxa idinku dhacay ma ilowdeen 😢😢😢😢😢

  • @HodonSaed
    @HodonSaed 5 หลายเดือนก่อน

    maxaad la ooyaysaa iyadu way hadlaysaa adigaa isku da' ah baa tihine sacdiyo😡

  • @CawoAli-d9x
    @CawoAli-d9x 5 หลายเดือนก่อน

    Dee maxad noo silcinaysaan😢 meeyay flimki😢

  • @degganmohammad3256
    @degganmohammad3256 5 หลายเดือนก่อน

    E sagaleey walaal nosii daaya bal waanu sugula'nahay 😂

  • @nasraali1606
    @nasraali1606 5 หลายเดือนก่อน +1

    Sodaya cawa plz

  • @ficaaneybeauty5156
    @ficaaneybeauty5156 5 หลายเดือนก่อน +1

    Maxa qaldan sodaya