Daawo Gobay Cusub oo ina Cagjar lagula hadlayo Dhiibista Ciidanka.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 11

  • @sadiamohamed15
    @sadiamohamed15 3 ปีที่แล้ว +3

    Waa runtiis Aloow Afka haku gooy!! Dhex dhexaad nimaa dan noogu jirtaa intaan kolba mid raaci laheyn ✊✊✊✊✌️

  • @lglg6781
    @lglg6781 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha,allah masha,allah masha,allah keep going

  • @FeysalAljaberti
    @FeysalAljaberti 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Abwaan

  • @amiinbenzemaamiinbenzem9965
    @amiinbenzemaamiinbenzem9965 3 ปีที่แล้ว +1

    Dhurwayo is cunaya maxa dhexdooda igalinagay

  • @suugaantatv2809
    @suugaantatv2809 3 ปีที่แล้ว

    Gabay baan anna idiin soo dirayaa mar dhow

    • @ERARTV
      @ERARTV  3 ปีที่แล้ว

      Soo dir Wll

    • @ahmedbronchi2155
      @ahmedbronchi2155 3 ปีที่แล้ว

      Degaanka DDS waa SHALAY (XILIGII FINIXAAR) iyo MAANTA ( XILIGA MUSTAFE.)
      Marka,
      Ninka maanta dacar iyo
      mur qadhaadh sideedii
      uga maagayee nacay
      ee muudsan waayow
      haday kuu ahayd malab
      shalay ooy macaanayd
      meeshaad ka iman iyo
      macnahaaga garannoo maatidii aad dooxdeed
      dhiigooda miiratiyo
      maydkaad ku naaxdaa
      miyirkaaga doorshoo
      sida weer intuu mamay
      raqdoo meesha taal weli
      yur makhluqu yidhiyoo
      an la maaransiin karin
      oo malafsanaayoo
      gaajadu mudaysoo
      ay caloshu maran tahay
      miciyahaad lisaysaa
      aanse kuu miciinoon
      maandhe tala ku siiyee
      maahmaah da' wayn iyo
      midh qaraar ah iga hoo:
      halkay macal ku baratay
      macaluul ku dhimataa
      oo maanka dacawadu
      maba eego meel kale

  • @ashaadenosman2645
    @ashaadenosman2645 3 ปีที่แล้ว

    Been badanaa waa reer cabdilile kani