Maxay hiyiin arimaha khatarta geliya caafimaadka maskaxada?
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 1 ธ.ค. 2024
- DUBATTU SOMALIKSI! Aivoterveyden riskitekijät.
Muuqaalkan waxa aan ku sharxaynaa waxayaabaha khatarta ku keena caafimaadka maskaxada. Waxyaabaha caafimaadkaaga u darran waxa ka mid ah, istareeska iyo hurdo la’aanta, xataa mudoda yar ku haya. Daryeelka wadnahaaga waxa uu wax u taraa daryeelka maskaxdaada. Iska dawee oo ka hortag cudurad sida, sonkorta, dhiig karka iyo kolestroolka.
Si aan marka aad da’ noqotid kuugu dhicin cuduradda maskaxdda saameeya. Iska ilaali miisaanka badan, haddii miisaan badani ku koro, jimicsi socod socod badan ah samee oo cun
raashin tayo leh. Jimicsi la’aantu waxa ay khatar u tahay cafimaadka maskaxda.