Misgiin yar cctv camerada jooga maxaa laga dilayaa? Waa hadii ay dileen sirdoonkii hore oo Ina Muuse Biixi wax isla ogaayeen oo isagu dilay. Midda kale maamulka cusubi waliba shaqba may bilaabin. Ciidan kii iyo sirdoonkii wali waa sidoodii. Sirdoonka ina Muuse xakumo ee ay wada shaqaysan jireen ha la baadho. 1 sano ayay qaadan doontaa in ay sirdoon samaysanayaan kuwa cusubi. Allah ha laga baqo.
Ina lilahi ❤❤
Waar Allah halaga yaabo. Wax walba way caddaaan doonaan...
Misgiin yar cctv camerada jooga maxaa laga dilayaa?
Waa hadii ay dileen sirdoonkii hore oo Ina Muuse Biixi wax isla ogaayeen oo isagu dilay.
Midda kale maamulka cusubi waliba shaqba may bilaabin.
Ciidan kii iyo sirdoonkii wali waa sidoodii.
Sirdoonka ina Muuse xakumo ee ay wada shaqaysan jireen ha la baadho.
1 sano ayay qaadan doontaa in ay sirdoon samaysanayaan kuwa cusubi.
Allah ha laga baqo.
Dadakaa h.awal ayaa dhishey si ay dadka u kiciyaan