Tafsiirka Darsiga 297aad CABASA 01 ilaa...

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ก.ย. 2024
  • FADLAN SUBSCRIBE SAAR CHANELKA RASMIGA AH EE SH DIRIR SI AY KUU SOO GAADHAAN VEDIO-YADA CUSUB
    SHARE GAREE VEDIO-GA SI KHAYRKU WALAALAHA KALE U GAADHO

ความคิดเห็น • 62

  • @abdirahmankhalif6016
    @abdirahmankhalif6016 ปีที่แล้ว +8

    THANK YOU SO MUCH SHEIKH DIRIR اللَّهُمَّ صَلِّ وَ سَلِّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ

  • @Ss53426
    @Ss53426 2 ปีที่แล้ว +10

    Waxyaabaha Guud ee laga qaadanayo سورة التكوير iyo faaiidooyinka suurada:
    💥Waxyaabaha Guud ee suurada :
    1. Isbedelka dunida ku imaan doona.
    2. Aduunku inaanu ahayn meel lagu waraayo ee ayuu yahay meel safar lagu marayo.
    3. Isbedelka dadku marayaa waa 12 arin oo dhacaya 6 arimood oo waaweyn waxay dhacaayaan intaan dunida larogin waana 6 aayadood ee suurada uugu horeeya, 6 arimood oo kalena marka Aduunku meesha kabaxo ayuu dhacayaa waa aayadaha 7ilaa 12.
    3.illaahey iyo qiyaamaha in la rumeeyo iyo quuraanka/Maalaaiikta/Rususha ayay suuradu sheegtay.
    💥Faaiidooyinka suurada:
    1.Nafaha sida loo lamaneenayo Aakhiro waa :
    🌿Ruuxda iyo jidhkaa laysku keenayaa si loo xisaabiyo .
    🌿Dadka inta wanaagsanbaa dhinacbaa laysugu lamaanaynayaa inta xuna dhinacbaa layskugu lamaanaynayaa.
    🌿Ahlu janaha xuural ciintaa lagu lamaanaynayaa Ahlu naarkana shaydaanka lagu lamaanaynayaa.
    2. Lama ogola ilmaha in lasoo rido xataa ta ilmaha xaaraantaa sida masoo ridi karto.
    3. Xidigaha 3 Tilmaamood ay marayaaan:
    🌿Way soconayaan
    🌿Qoraxdu markay soo baxdana way qarsoomayaan
    🌿Qayb ayaa dhacaysa.
    4.kelmada بضنين quraa'da qaar waxay akhriyeen بظنين tan ظ ah macnaheedu wuuxu noqonayaa: maaha nebigu mid qaybka maqan lagu tuhmayo inuu qariyay.
    5. Rasuulku wuxuu yidhi ( Qofka doonaya qiyaamaha oo muuqaaalaa 3 dan suuradood ha akhriyo التكوير / الانفطار/الإنشقاق).
    6. Waxkastoo qaaliyaa waqti uu qiimihiisa waayi doona ayaa jiraysa.
    7. Xayawaankii Awooda badnaa isagoo edeb leh ayuu illaahay hor imaanaya bal maxaad umalaynaysaa insaankana ?
    8. Aakhiro cida lagugu lamaaneenayo aad saaxiib la noqnayso sii dooro.
    🍀Nebigu wuuxu yidhi( ha la saaxiibin qof muminaa mooyee cuntadaadana yaanu cunin qof taqiyaa mooyee).
    9. Qofkii yaraantiii lagu aasay ayuu illaahay waraysi layeelanayaa cidii Aastay iyo wiixi lagu aasay?
    ‼️Qofka saa sameeyay ee ilmaha yaraanta ku aasay maba istaahilo in lala hadlo .
    10. Qimaaha siraha oodhan ayaa bananka lasoo dhigayaa.
    ❗️illaahay waxba kama qarsoomayaanee is ilaali.
    11. Qofka maalinkaa qiyaamaha wax wanaagsan lasoo xaadiraa Amaan ayuu leeyahay.
    12. Isbedelka habeenka iyo maalinka illaahay wuxuu inoogu bararujinayaa inaan ka faaiideysano .
    ❗️Wuxuu dhahay Xasan
    Albasri( Qofyahaw habeenka iyo maalinku way kaa shaqaysanayaan ee adiguna ka shaqayso).
    13. Illahay wuxuu Amaanay malakii quraanka loosoo dhiibay iyo rasuulkii quraanka lagu soo dejiyay .
    ❗️Dadka quraanka kariimkaa ehelka u ah ee dadka gaadhsiinaya ee ku dhaqmaya oo ilaalinaya iyaguna Amaantaas ayay leeyihiin waa inaan kaga dayanaa ahlu quraanka si aan amaanta uhelno.
    14. Quraanka iyo Rasuulkuba waa caalami ha iska dhigin qof meel ku xidhan .

  • @bulshalekunowabikar6818
    @bulshalekunowabikar6818 2 หลายเดือนก่อน

    Allahu akbar subxaanallah 😢😢❤

  • @user-ei1qd7yn2j
    @user-ei1qd7yn2j 3 ปีที่แล้ว +6

    ALLAHU AKBAR

  • @bulshalekunowabikar6818
    @bulshalekunowabikar6818 2 หลายเดือนก่อน

    Sh dirir jazakallah

  • @zaddamaxmad2963
    @zaddamaxmad2963 ปีที่แล้ว +4

    Waxa ugu wanagsan Ee ladhageeysto 😍

  • @fardowsaabdulle9001
    @fardowsaabdulle9001 2 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allaah💚💚🤲🤲

  • @muslimamahamedhhhmuslimama1587
    @muslimamahamedhhhmuslimama1587 2 ปีที่แล้ว

    Allah ha ku xifdiyo hakuguna arsaaqo janatul fardows insha Allah cheikh maxamad omar dirir

  • @guiledawil157
    @guiledawil157 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allaah jazaa kallaahu kheyr

  • @bellahaji9884
    @bellahaji9884 7 หลายเดือนก่อน +1

    Scw scw scw❤❤

  • @qarnicusub5339
    @qarnicusub5339 3 หลายเดือนก่อน +3

    sheekh dirir waa sheekh ilaahay Ku arsaaqay tafsiirka Qur'aanka iyo balaaqada af soomaaliga cimriga iyo caafimaadkaba ilaahoow u barakee aamiin yaa Allah walaalayaal Ka faaiidaysta sheekha

  • @Deeqa-dcy71
    @Deeqa-dcy71 2 ปีที่แล้ว +1

    Maansha allaah

  • @macalincabdifataxonlinequr9753
    @macalincabdifataxonlinequr9753 3 ปีที่แล้ว +6

    Mansh allaah shekh alle hakubarakeeyo aakharo iyo aduunba

  • @aaminoadan3268
    @aaminoadan3268 ปีที่แล้ว

  • @dhibyarinolowdhulka7697
    @dhibyarinolowdhulka7697 3 ปีที่แล้ว +1

    scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @maametiger5169
    @maametiger5169 ปีที่แล้ว

    حزاك الله خير الجزاء شيخ درر

  • @MohmedAbdilahi-h1k
    @MohmedAbdilahi-h1k ปีที่แล้ว

    M.a❤ shekh dirir

  • @aminaali5806
    @aminaali5806 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaha

  • @SalmaSayid-gw6di
    @SalmaSayid-gw6di 7 หลายเดือนก่อน

    Marshall allah❤❤❤❤❤

  • @saidoali2051
    @saidoali2051 2 ปีที่แล้ว

    Masha alllh jazakallah sheikh 🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @Ss53426
    @Ss53426 2 ปีที่แล้ว +8

    Tafsiirka سورة التكوير wuxuu ka bilaabmayaa
    👇👇👇👇👇👇
    00:39:58

  • @dahirali5436
    @dahirali5436 3 ปีที่แล้ว

    Masha alaah

  • @jijahaji4640
    @jijahaji4640 3 ปีที่แล้ว +3

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw masha alaah warun jasakallaalahu qeer sheeq wcs

  • @mocadde6677
    @mocadde6677 ปีที่แล้ว +1

    بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَنِ الرَّحِيمِ
    عَبَسَ وَتَوَلَّى (1) أَنْ جَاءَهُ الْأَعْمَى (2) وَمَا يُدْرِيك لَعَلَّهُ يَزَّكَّى (3) أَوْ يَذَّكَّرُ فَتَنْفَعَهُ الذِّكْرَى (4) أَمَّا مَنِ اسْتَغْنَى (5) فَأَنْتَ لَهُ تَصَدَّى (6) وَمَا عَلَيْكَ أَلَّا يَزَّكَّى (7) وَأَمَّا مَنْ جَاءَكَ يَسْعَى (8) وَهُوَ يَخْشَى (9) فَأَنْتَ عَنْهُ تَلَهَّى (10) كَلَّا إِنَّهَا تَذْكِرَةٌ (11) فَمَنْ شَاءَ ذَكَرَهُ (12) فِي صُحُفٍ مُكَرَّمَةٍ (13) مَرْفُوعَةٍ مُطَهَّرَةٍ (14) بِأَيْدِي سَفَرَةٍ (15) كِرَامٍ بَرَرَةٍ (16) قُتِلَ الْإِنْسَانُ مَا أَكْفَرَهُ (17) مِنْ أَيِّ شَيْءٍ خَلَقَهُ (18) مِنْ نُطْفَةٍ خَلَقَهُ فَقَدَّرَهُ (19) ثُمَّ السَّبِيلَ يَسَّرَهُ (20) ثُمَّ أَمَاتَهُ فَأَقْبَرَهُ (21) ثُمَّ إِذَا شَاءَ أَنْشَرَهُ (22) كَلَّا لَمَّا يَقْضِ مَا أَمَرَهُ (23) فَلْيَنْظُرِ الْإِنْسَانُ إِلَى طَعَامِهِ (24) أَنَّا صَبَبْنَا الْمَاءَ صَبًّا (25) ثُمَّ شَقَقْنَا الْأَرْضَ شَقًّا (26) فَأَنْبَتْنَا فِيهَا حَبًّا (27) وَعِنَبًا وَقَضْبًا (28) وَزَيْتُونًا وَنَخْلًا (29) وَحَدَائِقَ غُلْبًا (30) وَفَاكِهَةً وَأَبًّا (31) مَتَاعًا لَكُمْ وَلِأَنْعَامِكُمْ (32) فَإِذَا جَاءَتِ الصَّاخَّةُ (33) يَوْمَ يَفِرُّ الْمَرْءُ مِنْ أَخِيهِ (34) وَأُمِّهِ وَأَبِيهِ (35) وَصَاحِبَتِهِ وَبَنِيهِ (36) لِكُلِّ امْرِئٍ مِنْهُمْ يَوْمَئِذٍ شَأْنٌ يُغْنِيهِ (37) وُجُوهٌ يَوْمَئِذٍ مُسْفِرَةٌ (38) ضَاحِكَةٌ مُسْتَبْشِرَةٌ (39) وَوُجُوهٌ يَوْمَئِذٍ عَلَيْهَا غَبَرَةٌ (40) تَرْهَقُهَا قَتَرَةٌ (41) أُولَئِكَ هُمُ الْكَفَرَةُ الْفَجَرَةُ (42)
    بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَنِ الرَّحِيمِ
    إِذَا الشَّمْسُ كُوِّرَتْ (1) وَإِذَا النُّجُومُ انْكَدَرَتْ (2) وَإِذَا الْجِبَالُ سُيِّرَتْ (3) وَإِذَا الْعِشَارُ عُطِّلَتْ (4) وَإِذَا الْوُحُوشُ حُشِرَتْ (5) وَإِذَا الْبِحَارُ سُجِّرَتْ (6) وَإِذَا النُّفُوسُ زُوِّجَتْ (7) وَإِذَا الْمَوْءُودَةُ سُئِلَتْ (8) بِأَيِّ ذَنْبٍ قُتِلَتْ (9) وَإِذَا الصُّحُفُ نُشِرَتْ (10) وَإِذَا السَّمَاءُ كُشِطَتْ (11) وَإِذَا الْجَحِيمُ سُعِّرَتْ (12) وَإِذَا الْجَنَّةُ أُزْلِفَتْ (13) عَلِمَتْ نَفْسٌ مَا أَحْضَرَتْ (14) فَلَا أُقْسِمُ بِالْخُنَّسِ (15) الْجَوَارِ الْكُنَّسِ (16) وَاللَّيْلِ إِذَا عَسْعَسَ (17) وَالصُّبْحِ إِذَا تَنَفَّسَ (18) إِنَّهُ لَقَوْلُ رَسُولٍ كَرِيمٍ (19) ذِي قُوَّةٍ عِنْدَ ذِي الْعَرْشِ مَكِينٍ (20) مُطَاعٍ ثَمَّ أَمِينٍ (21) وَمَا صَاحِبُكُمْ بِمَجْنُونٍ (22) وَلَقَدْ رَآهُ بِالْأُفُقِ الْمُبِينِ (23) وَمَا هُوَ عَلَى الْغَيْبِ بِضَنِينٍ (24) وَمَا هُوَ بِقَوْلِ شَيْطَانٍ رَجِيمٍ (25) فَأَيْنَ تَذْهَبُونَ (26) إِنْ هُوَ إِلَّا ذِكْرٌ لِلْعَالَمِينَ (27) لِمَنْ شَاءَ مِنْكُمْ أَنْ يَسْتَقِيمَ (28) وَمَا تَشَاءُونَ إِلَّا أَنْ يَشَاءَ اللَّهُ رَبُّ الْعَالَمِينَ (29)

  • @HasanHasan-mp9dc
    @HasanHasan-mp9dc 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah

  • @ayubmohamedhassan
    @ayubmohamedhassan 2 ปีที่แล้ว +3

    Jasakallah sheekh

  • @maxamedismaaciil3627
    @maxamedismaaciil3627 4 วันที่ผ่านมา

    Alle haka abaal mariyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ibnuabbas6559
    @ibnuabbas6559 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @rasmus_højlund_11-m6m
    @rasmus_højlund_11-m6m 11 หลายเดือนก่อน +1

    صلى الله عليه وسلم❤

  • @HusseinbAli
    @HusseinbAli ปีที่แล้ว +1

    Masham Allah alahanagu anfaco tafsirka Qun aanka
    Shekhana air iyo xasanaad
    Alahakasiiyo iinsha allah

  • @ibrahimjama3139
    @ibrahimjama3139 ปีที่แล้ว +1

    Masha,allah

  • @abasmahamoud8657
    @abasmahamoud8657 2 ปีที่แล้ว +1

    sheikh dirir jasaaka allahu kheyr.

  • @sulaimanbashiir5923
    @sulaimanbashiir5923 3 ปีที่แล้ว +1

    Jasaakallahu khayral jasaa, yaa sheekhanaa. 03.7.2021

  • @islamsomali2018
    @islamsomali2018 3 ปีที่แล้ว +1

    Jazaka allah

  • @abdirahmankhalif6016
    @abdirahmankhalif6016 ปีที่แล้ว

    MAHADSANID COLUMODA

  • @MaryamOMAR-uy2ld
    @MaryamOMAR-uy2ld 13 วันที่ผ่านมา

    Scw❤

  • @HanadDayax-qo5kl
    @HanadDayax-qo5kl 2 หลายเดือนก่อน

    Jaza k ALLAH khair

  • @NoorAhmed-ci6um
    @NoorAhmed-ci6um หลายเดือนก่อน

    جزاك الله خيرا

  • @husseinyusuf9231
    @husseinyusuf9231 10 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah

  • @hamdaladanhassan4549
    @hamdaladanhassan4549 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊❤😊❤

  • @aanoleosman3157
    @aanoleosman3157 12 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤

  • @Sidcaliaxmed-tz5qu
    @Sidcaliaxmed-tz5qu 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mmc44
    @mmc44 ปีที่แล้ว

    Ilaahay khayr farabadan haku siiyo Sheek dirir.

  • @claahilaangabowday6035
    @claahilaangabowday6035 7 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay cimriga hakuu dheereeyo sh dirir

  • @husseinmuktarbirik1139
    @husseinmuktarbirik1139 ปีที่แล้ว

    mashaallhsheeq dirir

  • @ismahaanfaarah9893
    @ismahaanfaarah9893 2 ปีที่แล้ว

    Jazak allah khyr sheekhan dirir

  • @JawaherMohamet-mu9fy
    @JawaherMohamet-mu9fy ปีที่แล้ว

    Jezakalahu kheyr

  • @abdinurkosar8602
    @abdinurkosar8602 3 ปีที่แล้ว +2

    mansha Allah

  • @jacayldhise3436
    @jacayldhise3436 ปีที่แล้ว

    Alaahu Akbar

  • @apdirizackzaiet8335
    @apdirizackzaiet8335 2 ปีที่แล้ว

    jazaaka laah🥰

  • @abdinur3828
    @abdinur3828 ปีที่แล้ว

    Maa Shaa Allah

  • @samsunga3samsungfl945
    @samsunga3samsungfl945 3 ปีที่แล้ว

    Jaasakalah sheekh

  • @deeqenv4431
    @deeqenv4431 ปีที่แล้ว

    jasaka allah

  • @khadarsalebankhadar9359
    @khadarsalebankhadar9359 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @mydreamchannel3318
    @mydreamchannel3318 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ❤️

  • @abdinorismail941
    @abdinorismail941 ปีที่แล้ว

    Allaahu akbar

  • @abdifataahfaarah4286
    @abdifataahfaarah4286 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allaah

  • @cabdiqanisalaxofficial8814
    @cabdiqanisalaxofficial8814 3 ปีที่แล้ว

    Mnsh Allah alle xafdiyo sheikh maxamed sheikh cumar dirir

  • @dhibyarinolowdhulka7697
    @dhibyarinolowdhulka7697 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah sheikh jazaakakallah khyr 💞💞💞💞💞💞🙏🙏🙏🙏

  • @bashirabdullahi4374
    @bashirabdullahi4374 3 ปีที่แล้ว

    Jazakalahu kheyran sheikh Maxamed Cumar Dirir.