Wiil Soomaali ah oo lagu ganaaxay 47 kun oo doolar - Mucjiso

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 1K

  • @ShiineCulay
    @ShiineCulay  6 ปีที่แล้ว +424

    Si aan hawsha u sii dardargeliyo SUBSCRIBE-ta iigu dadaal, Nacalaa shaydaan ku yaal ileen lacag kuguma joogtee.

    • @dekahaji452
      @dekahaji452 6 ปีที่แล้ว +2

      Shiine Culay waad mudan tahay mudane

    • @monnamacow8623
      @monnamacow8623 6 ปีที่แล้ว +1

      Shiine Culay wuu iisaran yahay shiine markastana waankugu xeranhy waxksto soogaliso aad ujclhy sheekadada abwe😍😘😍😍

    • @nuuxquraysh7134
      @nuuxquraysh7134 6 ปีที่แล้ว +1

      Colayoow kuniriye lacagta hadhow waxnooga soodir

    • @Nuurulislam
      @Nuurulislam 6 ปีที่แล้ว

      Shiine Culay shine thanks bro

    • @Hoygaaflaanta219
      @Hoygaaflaanta219 6 ปีที่แล้ว

      Ma qasabaa subscribetu addeer

  • @MohamudAar
    @MohamudAar 6 ปีที่แล้ว +151

    Aar nabiga kusaliya❤️

  • @deekh767
    @deekh767 6 ปีที่แล้ว +446

    Wll mcn toll hadaa nahay oo ilma adeeer nahay igula saliya rusuulkena muxamed scw scw scw scw wll mcn

  • @drsshacbaan2532
    @drsshacbaan2532 6 ปีที่แล้ว +27

    😂😂😂 Alle shiine culey xaraabo badanaa Waan ku taageeraa wlhy
    Illhay cimri dheer iyo caafimaad Ha ku siiyo inshaa Allaah

  • @shaakitkater7350
    @shaakitkater7350 6 ปีที่แล้ว +67

    Qofki kowad ee dawada original iga wale like da

  • @deeqoyusuf8621
    @deeqoyusuf8621 5 ปีที่แล้ว +5

    Today I ended up having my mom's phone & saw this guy. This is my first video that I watched of him, walahi he is funny 😂. I see why my mom watches him

  • @siciidwadacad6180
    @siciidwadacad6180 6 ปีที่แล้ว +86

    War wiilku waa wiil hoog reer Togdheera anaH huPaH Inta Reer Togdheer aaminsan like taH igadabageeyah

    • @BCGChannel
      @BCGChannel 6 ปีที่แล้ว +1

      Yaasir kayse subscribe igu qabo adigoo mahadsan anah wa ku saraya sxb

    • @اناوقهوتي-ب8ي
      @اناوقهوتي-ب8ي 6 ปีที่แล้ว

      May waa reer mudug togdheer ma aha afka lahjada fiiri kkkk😂

  • @sakimo6675
    @sakimo6675 6 ปีที่แล้ว +69

    Lambarino kulha😂 Lamborghini dheh

    • @sakimo6675
      @sakimo6675 6 ปีที่แล้ว

      @@halimamuhudin5564 😂😂😂😂😂😂 Beenlow waaye xata lacagta lagu xukumay 36 kun waaye

    • @MohamedMohamed-ic9po
      @MohamedMohamed-ic9po 6 ปีที่แล้ว

      Hhhhhh tell him

    • @raizaruun4682
      @raizaruun4682 6 ปีที่แล้ว

      Saki moha 🤣🤣🤣

    • @sakimo6675
      @sakimo6675 6 ปีที่แล้ว

      @@MohamedMohamed-ic9po 😂😂😂 Nacala sheydan kubyaale wuu malasanyhy

    • @sakimo6675
      @sakimo6675 6 ปีที่แล้ว

      @@raizaruun4682 😂😂😂😉

  • @fawziHapiip
    @fawziHapiip 6 ปีที่แล้ว +45

    Waar imikaba HargaYsa waxaa ka dhaca aroos toban kunoo doolar habeen qudha lagu baabiinaYo oon masaakiin iYo umad baahan iYo abaar aan war loo haYn bil ka bacdina taajir la moodkii gabadha qaldaY oo guriga kiradiisii bixin kari la aYaa la arkaa Nacalaa shaYdaan qudha aan ku Yaalinee

    • @mucjiso2000
      @mucjiso2000 6 ปีที่แล้ว +3

      fawzi Hapiip1234 beentaa maaaaaaahaaaaaaa sxb

    • @hoodolucky6144
      @hoodolucky6144 6 ปีที่แล้ว +2

      fawzi Hapiip1234 waa runtaa wllo intaas iyo kabadan ayaa cadho ilahay lagu kasbadaa
      Teeda kale ragu Arooska maba jecla ee Hablaha intabadan kadambeeya

    • @mohamethahmeth1232
      @mohamethahmeth1232 6 ปีที่แล้ว +1

      fawzi Hapiip1234 hhhhhh😂😂😂😂

    • @omarissa5688
      @omarissa5688 4 ปีที่แล้ว

      Asc

  • @salmaomar6074
    @salmaomar6074 6 ปีที่แล้ว +42

    Arooskayga insh allh lacagtisa masakiin bn ugu deeqi insh allh siduu gurigayga ilahay oo raali ka ah udhismo insh allh wilkaasna marki horuu qaldana ilahay raali kama ahaa in lacag lagu tunto 😢😢😢aduun loma shaqayste akhiraa lo shaqaysta mida kale fan mahan wlhi

    • @abdulahiabdikaafi1758
      @abdulahiabdikaafi1758 6 ปีที่แล้ว

      In sha alah.
      Hadaaa orideda noqto waa subinenaa 😂😂😂

    • @Mopurhaan
      @Mopurhaan 6 ปีที่แล้ว

      😋👌👌👌🤙

    • @salmaomar6074
      @salmaomar6074 6 ปีที่แล้ว

      Abdikaafi Shankar1 😂😂😂😂😂sas ka dhigo

  • @abdallauk6149
    @abdallauk6149 6 ปีที่แล้ว +43

    Nacalaa shaydaan ku yaal like ta ha ila akmarina hadaa tolnahay

    • @BCGChannel
      @BCGChannel 6 ปีที่แล้ว

      abdalla weydow subscribe igu qabo adigoo mahadsan anah wa ku saaraya

  • @ebrahimchannel8283
    @ebrahimchannel8283 6 ปีที่แล้ว +1

    Shiine culay
    Shaatiga naga feeree
    See wx u jiran
    Inta ila argtay
    Like haila dhaafin

  • @samiraali5972
    @samiraali5972 6 ปีที่แล้ว +118

    Asc walaalayal alle dardiis iiku soduceeya deeyn ayaa la,iku leeyahay mana awoodo inaa iska bixiyo wllhi aad ayeey kurbo iiku heeysaa

    • @omarmohamad3955
      @omarmohamad3955 6 ปีที่แล้ว

      alle akaa fududeeyo insha alah

    • @abdallaabdoo4170
      @abdallaabdoo4170 6 ปีที่แล้ว +1

      Allah Ha ka gudo wllo kuna duceyso ducadi Rasuulka

    • @sahraa7750
      @sahraa7750 6 ปีที่แล้ว +3

      Samira Ali illaahay waxaan kuu weydiinaya indeyntaas sida ugu dhaqsaha badan kaaga fududeeyo culayska ay kugu hahaysona allaah kaafududeeyo. Inshaa allaahu weykaa bexeysaa deyn taasu

    • @somm7255
      @somm7255 6 ปีที่แล้ว

      Alaaha kaa gudo. Deynta waa wax kurbo.

    • @abdulghanitigey9639
      @abdulghanitigey9639 6 ปีที่แล้ว

      Ilhy haku sahlo walal

  • @Dawlo164
    @Dawlo164 6 ปีที่แล้ว

    Wllo nabigeena suubane igula saliya scw like tana igula taageera

  • @ustaad9552
    @ustaad9552 6 ปีที่แล้ว +5

    Ninku waa reer burco asal Somalilander

  • @NSalah2006
    @NSalah2006 4 ปีที่แล้ว

    Shiina Culay,waa ku jeclahay wllo. Waa iga qoslisaa. Wajigaaga oo qudha markaan arkaan qoslaa! Afsoomaligaana aad baan u jecelahay! Waa special.

  • @ayuobapdiweli1621
    @ayuobapdiweli1621 6 ปีที่แล้ว +48

    Aar shine Ninkas Anaga Isku Tola Waanin Reer Togdheera

    • @ShiineCulay
      @ShiineCulay  6 ปีที่แล้ว +5

      AYuop C/weLi taasi waxay cadaynaysaa in aan oday Soomaaliyeed oo dad yaqaan ah ahay.

    • @ayuobapdiweli1621
      @ayuobapdiweli1621 6 ปีที่แล้ว +3

      +Shiine Culay Anaapa Kuu Qiray InaD Oday somalied thy nacala zhaydanka kuyal

  • @yaslamissa7000
    @yaslamissa7000 6 ปีที่แล้ว +8

    Shine culuy : you are so funny how you said “lamparghinni”

    • @ShiineCulay
      @ShiineCulay  6 ปีที่แล้ว +1

      Yaslam Issa hee wllo miyaan jejebiyey 😀.

  • @suldanzhata4029
    @suldanzhata4029 6 ปีที่แล้ว +25

    Carabti BadroLka Heysatay-bu Ka YabsaDey kulaHa 😂😂

  • @somalidhabah1485
    @somalidhabah1485 6 ปีที่แล้ว +6

    Wlhi waa runtaa recordka magac xumada somalida ha jabiyee daaaa somali somali baa liita ayaa nafta ii keenaye go forward baan leeyhy si kastaba ha ahaa tee guul

  • @Hon.mustafe
    @Hon.mustafe 6 ปีที่แล้ว +39

    Adiga ayaaba ah qof funny ah saxibow

    • @BCGChannel
      @BCGChannel 6 ปีที่แล้ว

      mustafa Honest subscribe igu qabo adigoo mahadsan

    • @wanagbadaninaelmi9459
      @wanagbadaninaelmi9459 5 ปีที่แล้ว

      Mustafa official
      Siduu u sharxaayo aba qosol ah

    • @flowerlove3613
      @flowerlove3613 5 ปีที่แล้ว

      kkkk waa nin buka

  • @mahamuttislam414
    @mahamuttislam414 6 ปีที่แล้ว +31

    47 kun lagac maaha malinkasta magafe in ka badan naga qaada

    • @BCGChannel
      @BCGChannel 6 ปีที่แล้ว +1

      Maxamud 143 subscribe igu qabo adigoo mahadsan

    • @muhandjama5582
      @muhandjama5582 6 ปีที่แล้ว

      @@BCGChannel subscribe bro

  • @najiibyare276
    @najiibyare276 5 ปีที่แล้ว +5

    Shiine culay togdheer ha cayan zxp xishoood burco kibir kuma jira waa gobalkii raga 😎

  • @abdirizackhaaji2957
    @abdirizackhaaji2957 6 ปีที่แล้ว

    Waa tusaale aan Noo fiicanayan somali hadaanahay waana nalagu eedeeyaa maalinkasta. Sababtoo ah. Ninkii qaxootiya warqad marka nala siiyo gacanta 1aad gaari ayaan dalbanaa .gaajo bilaa maskax

  • @zackjoseph8272
    @zackjoseph8272 6 ปีที่แล้ว +19

    💲47 kun oo dollar waanba ku casheeyaa bro😂😂

  • @somaliboymusic1
    @somaliboymusic1 5 ปีที่แล้ว

    Musharaxa madaxweyne 2021 shiine culay

  • @ilwaadsharaf7231
    @ilwaadsharaf7231 6 ปีที่แล้ว +7

    Hahaha shine wax walan bahate benta naga dagda ina adar 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😁😁😅😂😂😂

  • @aminfaarax1009
    @aminfaarax1009 5 ปีที่แล้ว

    Nimankaa caqliga xuni waa reer mudug soomali iyagaa ugu tariikho xune

  • @fauzimire3597
    @fauzimire3597 6 ปีที่แล้ว +10

    Kkkkkkkkk aniga gariga magaciisa aankahelay sun,udhahayo Allah beerka 😂😂😂😂😂

    • @xananmediaproductions6795
      @xananmediaproductions6795 6 ปีที่แล้ว +1

      fauzi mire shiine waa badow waligii muu maqale hala yaabin. Xataa bal muu soo akhriyo kkkkk

  • @ammiinmohamed9965
    @ammiinmohamed9965 6 ปีที่แล้ว +2

    Hadalkaagu wa funny siyaasiga shilinku reebay wad iga qoslisay wlhi😂😂

  • @abdiqadiraliyusuf2242
    @abdiqadiraliyusuf2242 6 ปีที่แล้ว +37

    Waa Reer Mudug Asal Ah Laandheere Banaan Degay

  • @habibamohamed5590
    @habibamohamed5590 6 ปีที่แล้ว +1

    Shiine culay I like the way you explaining thank you

  • @daariqahmed8297
    @daariqahmed8297 6 ปีที่แล้ว +8

    Afkiyo gacanta isku kay dhegay 😂😂😂😭😂😂😂😂

  • @abdiabdi8352
    @abdiabdi8352 6 ปีที่แล้ว

    Speedka sidii farax xaashi ha u xawaaren poor ka halagu qoro midbaa sooqoray waa iga qosliye wlhi itaxaan waaye somalidu

  • @xluulacabdulaahi158
    @xluulacabdulaahi158 6 ปีที่แล้ว +77

    Nacalaa sheydan ku yaal
    Waa ..inaa adeyr kee
    Faan badniyaa
    Bisinkoo

    • @cabdulaahicali11
      @cabdulaahicali11 6 ปีที่แล้ว

      xluula cabdulaahi nacalaa shaydaan kuyaalee wiilka laandheere waaye 😂😁😁😃

    • @xluulacabdulaahi158
      @xluulacabdulaahi158 6 ปีที่แล้ว

      Cabdulaahi Cali ahey landheera jeeb maran waye waliba

    • @cabdulaahicali11
      @cabdulaahicali11 6 ปีที่แล้ว

      xluula cabdulaahi 😂😂😂😂 afka laandheere waaye nooh

    • @xluulacabdulaahi158
      @xluulacabdulaahi158 6 ปีที่แล้ว

      Cabdulaahi Cali micnaha hadalka maad ika so xusaa

    • @BCGChannel
      @BCGChannel 6 ปีที่แล้ว

      xluula cabdulaahi quruxay subscribe igu qabo adigoo mahadsan

  • @mohed7950
    @mohed7950 6 ปีที่แล้ว +1

    Gogdheer la soo jeeda waa reer SOMALILAND aya kibanimada lgu aqan Somaliland 😙😉

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 6 ปีที่แล้ว +7

    NacaLaaa sheYdankiinee like iisaaraH shine Akhbaar fcn weyeH tnkz 😂😂

  • @bishaaroxasan1495
    @bishaaroxasan1495 6 ปีที่แล้ว

    wlhi waa wondfull alah kasoo furany inshlh. arooskag garigan baa lagu galbin doon😍😍😍😍

  • @galgaduudboy3131
    @galgaduudboy3131 6 ปีที่แล้ว +22

    Hhhhhhhh anigana 1 Dollar LA,ahay asigana 47k lagu ganaxay Hhhhh

  • @ubahmao2028
    @ubahmao2028 6 ปีที่แล้ว

    Mansha allaah abowe waxaa tahay caqyaar walalhi Alle hakuxefdiyo

  • @bahalkumar1722
    @bahalkumar1722 6 ปีที่แล้ว +22

    4:55 wtf wra wxs hku hdlin nio quranka allah dhel dhel mahe 😂😂 ..

  • @nashaadmohamed1076
    @nashaadmohamed1076 6 ปีที่แล้ว

    Shiinow halmar badhan kalay wacdaro warsangali haku tusene

  • @abdirahmansudaysi6651
    @abdirahmansudaysi6651 6 ปีที่แล้ว +5

    Ninkaasi wuxu Noqon karaa nin Habryoonis ah oo Reer Togdheer ah amba Nin Habargidir ah oo Reer Gaalkacayo ah

  • @somaliaandjiboutionelove9958
    @somaliaandjiboutionelove9958 6 ปีที่แล้ว

    Somali hadii leyrahdo nin ayaa walashis kufsaday waana mucjiso anaga waaye ayey ku fanaan illahey hana wada cafiyo

  • @amaani8305
    @amaani8305 6 ปีที่แล้ว +7

    Share nacalaa sheytaan kuyaale 😊

  • @alihaykal835
    @alihaykal835 6 ปีที่แล้ว

    Waa reer burco waliba waa habar jeclo libaaxyo 😍 wuxuu ka siiyahay reer daahir libaaax ❣️❣️❣️👈 laba maaha 😍 👈😂

  • @hamseabdiraham7400
    @hamseabdiraham7400 6 ปีที่แล้ว +6

    Mu garmany tago waa free speed lambarghini aya shegtee MX 5 RF oo dhulka duubaya ayuu suu rabo ugu kaxayn laha isaga ganaxa rabay inta laga shekaynayo

  • @Dibadyare
    @Dibadyare 6 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkkk aaar shiine culay ileen waaaaba majaajilayste aan caadi aheyn siduuuuu tooshka ugu shidtay ayaan ku qoslayaaaa

  • @mohamedapdi8503
    @mohamedapdi8503 6 ปีที่แล้ว +8

    Ninka maskinka xarabo baba ka dhigaty hhhhhhh

  • @jamesbrownbrown7062
    @jamesbrownbrown7062 6 ปีที่แล้ว

    sheekada nocaas wan jeclahay waa sheekadii la baad in ka helo sida mida ninkii france ilmaha badbaadiyey waa mahadsantahy thanks

  • @khaoshanosman1309
    @khaoshanosman1309 6 ปีที่แล้ว +4

    Lamborghini baa ladhahaa 😂😂😂😂😂🌹🌺🦋🦋🦋🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mukhtaarmaxamuud4706
    @mukhtaarmaxamuud4706 6 ปีที่แล้ว

    ShiinE cuLaY waa ku wataa
    NacaLaa shaYdaan kuYaLe😍😍

  • @heersareofficial7814
    @heersareofficial7814 6 ปีที่แล้ว +16

    waar nacalaa zhaydaan ku yaale anaa reer togdheeera
    anagana ninkaa fur furanayna
    away dahab shiil kipirkii togdheere ha loo dul qaato😂😂

  • @maxamedshariif4046
    @maxamedshariif4046 6 ปีที่แล้ว

    shiine maantuu ugu fiicnaa walee

  • @iskuxirkabulshada2672
    @iskuxirkabulshada2672 6 ปีที่แล้ว +8

    Waa layaaab aad uweyn

  • @caaqilkaabdiraxiim8944
    @caaqilkaabdiraxiim8944 6 ปีที่แล้ว

    shiine cloay inta tageerta like saara

  • @abdishakurd8090
    @abdishakurd8090 6 ปีที่แล้ว +14

    Waa reer BURAO😂😂😂😂

  • @xamsemaxamed7242
    @xamsemaxamed7242 6 ปีที่แล้ว

    Aar kani imtaxaan sanaa qosol wlhi sheeko mcn shiine Vilas

  • @nimcomuosa4003
    @nimcomuosa4003 6 ปีที่แล้ว +8

    Somaali nooc walba waa laga helaaa lkn ninkaas hooyadii nin may dhalin

  • @Cayni-pg4bp
    @Cayni-pg4bp 6 ปีที่แล้ว

    Waa qalad qofki allaah wax siiyey in uu ku ciyaaro dadkaagi ayaa gaajo u dhimanaayo oo rafaad ayaa la jiro sidee caqliga saliimka ah kuugu ogolaanaaa

  • @huudafarah8275
    @huudafarah8275 6 ปีที่แล้ว +12

    I'm very sorry

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 6 ปีที่แล้ว +1

    SUBXAANALLALLAH!! ALLOOW SOMAALI KIISA LIITA EE AQLIGA XUN UGARGAAR OO MASKAX AY TUUJIYAAN UYEEL AMIIIN Lololo

  • @farhiyamohamed1311
    @farhiyamohamed1311 6 ปีที่แล้ว +16

    😂😂😂😂😂😂😂😂somali maryooley

    • @mandeeqahmed3611
      @mandeeqahmed3611 6 ปีที่แล้ว +1

      Farhiya Mohamed 😂😂😂😂😂😂😂

    • @adenabdi2105
      @adenabdi2105 6 ปีที่แล้ว +1

      Farhiya Mohamed
      Hhh

    • @BCGChannel
      @BCGChannel 6 ปีที่แล้ว

      Farhia Mohamed quruxay subscribe igu qabo adigoo mahadsan channel kayga wax badan ba ka fa'idi doonta

    • @farhiyamohamed1311
      @farhiyamohamed1311 6 ปีที่แล้ว

      BCG Channel hye walal

    • @BCGChannel
      @BCGChannel 6 ปีที่แล้ว

      Many thanks shrfy walashay qli

  • @ayvito5952
    @ayvito5952 5 ปีที่แล้ว

    SHIINE CULAY MAANTA MAKHAAYADAADA WAX AAD NOOSHEEGTO BAAD WEEYDAY ALLAA YAHDII

  • @adenabdi2105
    @adenabdi2105 6 ปีที่แล้ว +20

    Xiligi qureeshta hadii uu joogi laha ayada ku soo dagi lahaa kulahaa 😂😂

    • @suldanzhata4029
      @suldanzhata4029 6 ปีที่แล้ว +1

      WlHi Wan Qosley 😂😂

    • @adenabdi2105
      @adenabdi2105 6 ปีที่แล้ว

      Hhhh shine culay waa najaas yar

    • @aminablockstar4274
      @aminablockstar4274 6 ปีที่แล้ว +1

      kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk dhulka shiine cadi ma ahan denbi badana

  • @مكتبةالاسرار-ع1ط
    @مكتبةالاسرار-ع1ط 5 ปีที่แล้ว +1

    The car is naber kine fida dori.

  • @heartlightqueen3985
    @heartlightqueen3985 6 ปีที่แล้ว +3

    Soomaalida kibir & atatac ayaa dilay wale inan lacagta ku furteen ha haystaan waligiiba masajidada & masakinta ayaan wax ugu samayn lahaa dameerka istaqfurulaahi cadim 😡😡😡

  • @simranali2765
    @simranali2765 6 ปีที่แล้ว

    Somali ayee kashidan tahay kulahaaaa👍😀😀😀😀

  • @worldwide9687
    @worldwide9687 6 ปีที่แล้ว +6

    Reer Mudug ama reer Togdheer kkkkk

  • @kungabdhoodkaroon8000
    @kungabdhoodkaroon8000 6 ปีที่แล้ว

    Laan dheere Soomaliyeed Wiil banaan degey iga dheh

  • @mohamedhussein8630
    @mohamedhussein8630 6 ปีที่แล้ว +8

    Kkkkkkkkk wlh nin culus wayo kan funny wayo tacsiyadise

  • @siraliyoonsiraliyoon6611
    @siraliyoonsiraliyoon6611 5 ปีที่แล้ว

    Wa rer mudug weye farax cabdi xashi xusein

  • @yurubmaxamad7515
    @yurubmaxamad7515 6 ปีที่แล้ว +10

    Alahka fududeyo somali nimo bey ugu xumeyene

  • @gkoleey3592
    @gkoleey3592 6 ปีที่แล้ว

    Nin aan balo arag baa balo ka sheekeeyo true

  • @ebrahimchannel8283
    @ebrahimchannel8283 6 ปีที่แล้ว +16

    Adeer rer mudug
    Samalida dadka ugu gobsan wye

    • @BCGChannel
      @BCGChannel 6 ปีที่แล้ว +1

      Rahiim channel subscribe igu qabo adigoo mahadsan reer mudug asal ah

  • @afcadeeyofficial4683
    @afcadeeyofficial4683 4 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhhh hhhhhhhh adiga cadi mahtihid wlhi shiine culay wiil Boqoradoyo keep going brother 🔥

  • @libanosmanlibanosman7499
    @libanosmanlibanosman7499 6 ปีที่แล้ว +5

    Lambanino🤣🤣🤣sharkadii laheed haka maqasho sida mgca ugu bahdishay

  • @amiinsamdon9870
    @amiinsamdon9870 5 ปีที่แล้ว

    waryaa togdheeer inaad waxaa tidhaahdo kaama gayno shiiinow wllo anaa reer togdheer ahe nagadaa ciyaarta zhp

  • @quruxoday533
    @quruxoday533 6 ปีที่แล้ว +3

    Shiinoow jacayl daran ayaa e haya cid uu ee hayana ma garanayo right markaan sheekadan dhagaystay ayaa waxaan I idhe armuu ninkan shiine ka sheekaynayo uu yahay

  • @hasnaibraahim8362
    @hasnaibraahim8362 6 ปีที่แล้ว +1

    Wooow 😍 😍 raagedweye niku lkn aduynobilbsar akhiro file amal

  • @ahmedmo5495
    @ahmedmo5495 6 ปีที่แล้ว +5

    Ina CULAY muxuu aabihii CULI JIRAY ileen dhiilka ama gaawaha geela lagu maalo ayaa la culaaaa☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️

  • @emranmeigag2860
    @emranmeigag2860 4 ปีที่แล้ว

    Waaaa reer mudug ama togdheer waliba burco

  • @mohamoudzaid8620
    @mohamoudzaid8620 6 ปีที่แล้ว +14

    ▪Niishe nin adag baad tahay Bro▪

  • @AbukarDeerow
    @AbukarDeerow 6 ปีที่แล้ว +1

    war cusub tarikhu qorey ninkeee!

  • @kamaara6644
    @kamaara6644 6 ปีที่แล้ว +4

    Ila soo xariirsha anaa ka bixinayee😂😂

    • @khaoshanosman1309
      @khaoshanosman1309 6 ปีที่แล้ว

      dj Aaran 😂😂😂😂😂😂😂😂🌺👋

  • @bossyareoffical5027
    @bossyareoffical5027 6 ปีที่แล้ว

    War ninkaan waa reer xarfo dee like igu qabta

  • @zainababdi781
    @zainababdi781 6 ปีที่แล้ว +7

    reer baadiye ha ka dabaasho dee

  • @ismahaanabdi1409
    @ismahaanabdi1409 5 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkkkkk shiine wale waa sheeko qosol leeeh ala shiiinqq qosol weeynaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂👌🙏🙏👏👏👏👏👏🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @aminjama5230
    @aminjama5230 6 ปีที่แล้ว +6

    wllhi wuuiga qosliye shiine

  • @Queen-Alii
    @Queen-Alii 6 ปีที่แล้ว

    Shiine Culey waa balan aanka qaday inaa ani kobka mucjiisada ina gaalo waa balsn adina ad iga shekeso 😊😊😊😂😂😂

  • @abdiaziztiyo4488
    @abdiaziztiyo4488 6 ปีที่แล้ว +6

    Lamborghini urus hhh kulha lamburu urkus hhh aar shinaw wd iga qoslisay

  • @muwaadindhulkisauheelanabd2737
    @muwaadindhulkisauheelanabd2737 5 ปีที่แล้ว +1

    Hadad qososhid Shiine kolku dhaho "Afka Iyo Gacanta isku Kay dhagayeey"

  • @amiishisse4893
    @amiishisse4893 6 ปีที่แล้ว +8

    Ganaxisa waa in u shaqayeyo 50 SANO CARABTA

  • @bayaanashamso4037
    @bayaanashamso4037 5 ปีที่แล้ว

    Shiine waad iga qoslisay wallhi reer mudug u badi

  • @engkuukaay070
    @engkuukaay070 6 ปีที่แล้ว +7

    ar subscrabta ar subscrabta
    nacalaa shaydanka kuyaale😃😃😃

  • @sagalosman1083
    @sagalosman1083 6 ปีที่แล้ว

    Wiilkan waa nin shactiro badan waan qoslaa Markan daawado

  • @saedpzhe4454
    @saedpzhe4454 6 ปีที่แล้ว +6

    Hhhhh
    Wlaahi Waa Nin Rageed
    👍👍

  • @fadumofarah2031
    @fadumofarah2031 6 ปีที่แล้ว

    Marakan so dhamaystay ban hoos u so gey mise wadba kuso qaxden bal like isara amay caradu iga yeersisa ciil badana

  • @somalitiktokstudio1005
    @somalitiktokstudio1005 6 ปีที่แล้ว +3

    First

  • @madarasatualxikma325
    @madarasatualxikma325 6 ปีที่แล้ว

    Subxaanallaaah saxib waaankijeclahay shiine laakiin danbiween ayaa kudhacday waxaa dhahday waxaa kusoodakanlahaa quraaan subxaanllaaah wll allaah udanbidhaaf weydiiso intaadan dhiman saxb anika wn kutaakeeersanahay lkn hadalkaani waan kaxumahay wll allaah hakuudanbidhaaf