Wa Meeqa | Magta Xubnaha Ibnu Aadamka -12/9/21

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ก.ย. 2024
  • Magta Xubnaha | Ibnu Aadamka | Wa Meeqa | Sh Abdirahiim Abdullahi Dabar

ความคิดเห็น • 10

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 หลายเดือนก่อน +1

    Jazakumu Allahu kheyra

  • @princessrahmahbintumoha5381
    @princessrahmahbintumoha5381 3 ปีที่แล้ว

    Micnaha ragga dumarka biskoodey miyaa?

    • @HoygaXadiiskaRasulkeenascw
      @HoygaXadiiskaRasulkeenascw  3 ปีที่แล้ว +1

      Diyada ama Magta raga iyo dumarka oo dhan waye. Ibnu aadamka oo dhan

    • @princessrahmahbintumoha5381
      @princessrahmahbintumoha5381 3 ปีที่แล้ว

      @@HoygaXadiiskaRasulkeenascw marka dumarku ragga nuskooda miyaaa wax walba maanta gacan iyo gacan maxay is dheeryihiin waxaas cadaalad uma eka 😥

    • @HoygaXadiiskaRasulkeenascw
      @HoygaXadiiskaRasulkeenascw  3 ปีที่แล้ว +1

      Walal sharecada Quranka iyo sunada inan qilafna maahan balse w inan ku qanacna oo sidas uracna. Ku sabar xukanka sharecada Sii rabiga kugu naharisto adun iyo aqiiro. Alle haku barakeyo walal.

    • @princessrahmahbintumoha5381
      @princessrahmahbintumoha5381 3 ปีที่แล้ว

      @@HoygaXadiiskaRasulkeenascw ilaahay ma oran nabigana ma oran saan umaleenayo lkn gacan gacan ma loo qisaasi karaa

    • @HoygaXadiiskaRasulkeenascw
      @HoygaXadiiskaRasulkeenascw  3 ปีที่แล้ว +1

      @@princessrahmahbintumoha5381 sunada nabiga iyo quranka aya ah calaad walal. Waliga hakakenin muran iyo waxay ila tahay xukanka quranka iyo sunada nabiga. Wa iga talo walalnimo.