QOSOLKA & QALADAADKA QARNIGAN PART 3 HD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 481

  • @mowliiddaryelee1073
    @mowliiddaryelee1073 6 ปีที่แล้ว +580

    Intaa quur aanka jecel iyo rasuulkeena mohamed ah hal mar igula saliiya scw scw liketa haa igala bakheeyliina

  • @AbukarMahdi
    @AbukarMahdi  6 ปีที่แล้ว +211

    Salaan Sharaf Asxaabta Qosolkiina Waa Farxadeyda

    • @maslaharts
      @maslaharts 6 ปีที่แล้ว

      Abukar Mahdi
      Waa lagaa qaadey boss thanks

    • @sergioneysuxjr6300
      @sergioneysuxjr6300 6 ปีที่แล้ว

      Walga qaday musul sare

    • @salmaomar6074
      @salmaomar6074 6 ปีที่แล้ว

      Abukar Mahdi 5:42 gacanta waa ijabisay ilhan gacana utagay😂😂😂😂😂

    • @sanduuraiid6349
      @sanduuraiid6349 6 ปีที่แล้ว +1

      Abukar Mahdi sidookale wanku haysana qlaladadka wlhi qosolkii adunka lkn ilahaan waa cabsho .com nagadaa iyada fadumina nastexo farax faynuus inta nala ogow 🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷

    • @abdirisaqmohamed7279
      @abdirisaqmohamed7279 6 ปีที่แล้ว

      Abukar Mahdi thank you so much Abukar waxan rajeyna inat film kentin insha Allah oo hindi kanasano 💯👀

  • @ibnuxakiin1255
    @ibnuxakiin1255 6 ปีที่แล้ว +125

    War inta faadumiina taagerto like ha iisarto

  • @abdukadirwarsame2942
    @abdukadirwarsame2942 6 ปีที่แล้ว +76

    Hhhh faarax iyo faadumina la'aantood nuur maleh qaladaadka xataa inta igu raacday👍👍

  • @ashwaakahmed1434
    @ashwaakahmed1434 4 ปีที่แล้ว +1

    Yaa allah faarah murtiile caafimaad taam ah sii amen yarabi maaanta wa jumca waxa ku jirta saacad saacadaha ka mid ah oo ducooyinka la aqbalayo yaa allah inta muslimin ee xanuunsan caafi si qaasa aan ugu ducayno faarah murtiile ameen yarabi

  • @khadarhuss3in
    @khadarhuss3in 6 ปีที่แล้ว +64

    Markan qoslo like ayaan u baahdaa ee waan qoslee like igu waala 😁😁😁

  • @cabdicasiismaxamuudmacalin869
    @cabdicasiismaxamuudmacalin869 6 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah dad Kan waa dad farxadooda aytahay in dadka somaaliyed ay ka farxiyan waa fanaanin aan jeclahay in aan ruwaayada hooda fiirsado I like

  • @haliishqaali2594
    @haliishqaali2594 6 ปีที่แล้ว +3

    Wow Faarax io Fadumiina Waa isku soo baxaysaan inaba cadi mahan jcyl jcyl dareeme blhi❤❤❤

  • @abdirisaqmohamed7279
    @abdirisaqmohamed7279 6 ปีที่แล้ว +10

    Wlh si kal iyo lab ban uqosle 😅😂🤣fadumina iyo farax murtiile cadi maha runti hinti ila qoso she 👍🙏💯

  • @abdisomalitv9542
    @abdisomalitv9542 6 ปีที่แล้ว +5

    Faynuus director weynaaaday weeeye 👏👏

  • @warsanmoalim1191
    @warsanmoalim1191 6 ปีที่แล้ว +2

    Abukar mahdi wan jeclhy inta ila jecel like pls

  • @saciidoladan7518
    @saciidoladan7518 6 ปีที่แล้ว

    Maashallah maama fayauun waa qof aad uqiimo badan actarnimadeedana aan kahagran inta kale waa kusalaamay salaan qaali ah❤💋😍ilhaan xarago run badan moody tiri waw thanks abuukar Mahdi iyo dhamaan inta kaqayb qaadatay

  • @simanstyle5364
    @simanstyle5364 6 ปีที่แล้ว +29

    Tan Ilhaana Waa caqli caruur Inay ruwaayad jisho way rabtaa hadii lataabtona sidii ilmo yar bay oohin iyo suuro isku darysaa war ruuxa wayn oo ciyaalka ah nagasaara qof ad adag mesha keena wa la ijabiyey iyo wa la itaabtay bay ka dhamaan la.dahay yur

    • @reallqueen7214
      @reallqueen7214 6 ปีที่แล้ว

      Siman Style wan kula arkaa

    • @kowtherhassan9236
      @kowtherhassan9236 6 ปีที่แล้ว

      Siman Style Kkkkkkkkkk waa dabeecad xun tahay qoftu show walhi way fashilantay

    • @duceysanali9049
      @duceysanali9049 6 ปีที่แล้ว +3

      Siman Style kklkkkkkkkkk wale waa ila cargtey

    • @razmi4568
      @razmi4568 6 ปีที่แล้ว +1

      Horta caruur catuur camal ayee u hadaaqdaa😂😂😂😂

    • @zeynabahmed7610
      @zeynabahmed7610 6 ปีที่แล้ว +1

      Meesha iidaa ugu dabeecad xun

  • @caqli_same8270
    @caqli_same8270 6 ปีที่แล้ว +3

    10:59 fadumiina iyo faarax wlhi they are actors😍 waan taageera

  • @yahyemohamedyahyeelhupeish1199
    @yahyemohamedyahyeelhupeish1199 6 ปีที่แล้ว +9

    Inta *6:42* aragtay Faadmin Niikadeda *Like* Ha Saarto

  • @queenarawelo8026
    @queenarawelo8026 6 ปีที่แล้ว +3

    #axyaa jaceyl faadumina io farax murtile
    Allh isku barakeyoH
    😘😘😘❤✌

  • @user-hi3cf7ek1m
    @user-hi3cf7ek1m 6 ปีที่แล้ว +1

    *hadaad AragTaY qoraalkygaN kusali nabiga scw😊*

  • @princesszagal23
    @princesszagal23 6 ปีที่แล้ว +3

    maanta anaa ugu soo hormaree intii ruwaayadaan taagerto like ta igu qabta abuukar mahdi alle danbigaaga ha dhaafo😘

  • @sergioneysuxjr6300
    @sergioneysuxjr6300 6 ปีที่แล้ว

    Thanks inbadan hormar wacan. Abukar mahdi qosolka adunka wllhi

  • @rabiyowjanadadaisii9844
    @rabiyowjanadadaisii9844 6 ปีที่แล้ว

    horto farx murtile iyo fadumina ma is jecel yihiin wanba yabee masha allh aad ayaan u jeclhy wlh fuul respect

  • @maymuunmohamud3185
    @maymuunmohamud3185 6 ปีที่แล้ว +1

    fadumina iyo farax murtile jcyl baa idinka muuqda allh hasku kiin daayo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedabdulahi1448
    @mohamedabdulahi1448 6 ปีที่แล้ว +23

    Sheekada waxay kusoo idlaatay calaf waa halkiisee inta ila fahamtay micnaha ku duugan 👉🖒

    • @waxqabadchannel6668
      @waxqabadchannel6668 6 ปีที่แล้ว +1

      mohamed abdulahi aniga kala fahmy shekadu calaf wa halkise cashaqan isken bady haygu celinin anige Ku cuktaye ma nabadba shekada wa sheko an cadi ahyin ninki fahmayo wa nin aqli leh

    • @hamdinaahmed3987
      @hamdinaahmed3987 5 ปีที่แล้ว

      Kk

  • @abkaremphmohamoud5043
    @abkaremphmohamoud5043 6 ปีที่แล้ว

    Waa sheeko fiican waana ku xidhanay Barnaamijkiina ManshAllah

  • @jumbojalato3884
    @jumbojalato3884 5 ปีที่แล้ว

    Maama.feynuus caadi ma aha walaahi mashaa allah iyadaaba kala wada filimka dhan

  • @bakersadiiq693
    @bakersadiiq693 6 ปีที่แล้ว

    Labada meesha ugu shidan faarax murtiile iyo faadumo labadooda la.aantood madhax weyan

  • @dahircadde605
    @dahircadde605 6 ปีที่แล้ว

    farax murtile caruurnimaad miyaa u danbeesay hada ila aragtay sumcad la, aanta ku dhacday liketa ha ila dhaafin

  • @mustaphaapshir2093
    @mustaphaapshir2093 6 ปีที่แล้ว

    ilhaan dabeeca xumida iska daa hala dhaho sida kale way fiicantahay👌

  • @zucdi9942
    @zucdi9942 6 ปีที่แล้ว

    Cwa qosol iguma harin fadumina wa qofta kaliya iga qosli siisa
    Abukar mahdi wllkey halks miyee ku egtahy riwayadan

  • @ahshhdhdgdhrbdhdhhfhdhh2728
    @ahshhdhdgdhrbdhdhhfhdhh2728 6 ปีที่แล้ว

    faadamiina iyo murtiila igu jiro meesha maasha allah la aan toot abaar qosolka iga dhameeyen adigana mahad sanid abuukar mahdi oo la aanta anan arki laheen filimantan iyo qaladaadka rawayada kala haab

  • @Qanciye11
    @Qanciye11 6 ปีที่แล้ว +40

    Faadumina iyo farah murtile qeeybta udanbesa Wlhi kal iyo laab aan uqoslay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @Joya11
      @Joya11 6 ปีที่แล้ว

      Ahmed rasta kkkk

    • @beerlula1047
      @beerlula1047 6 ปีที่แล้ว

      Kaaalay iska arag 😍😍👌😂

    • @feysalmadoobe7905
      @feysalmadoobe7905 6 ปีที่แล้ว

      Ahmed rasta ahmad rasta run runti miyaaa mise taageero

    • @umishcadeycadey3784
      @umishcadeycadey3784 6 ปีที่แล้ว

      Ahmed rasta 😂😂😂😂😂😂

  • @faadumofahmaan8386
    @faadumofahmaan8386 6 ปีที่แล้ว +2

    hhhhhh wlhi dacad u qoslay fadumiina&farax inta tageersan like iigu qabta

  • @maryamajibriil6140
    @maryamajibriil6140 6 ปีที่แล้ว

    😂😂😂 Mahadsanid Abukar In aan qosolno inbadan Ayaa sabab utahay Bro

  • @mawliidm2916
    @mawliidm2916 5 ปีที่แล้ว +5

    kkkkkkkkkkkkk gacan tii baad iga jabisay like inta qoshoshay kaliya kuwa xanaaq san maha ha iga iloobin sxb yaal okiz

  • @fowziaali6314
    @fowziaali6314 6 ปีที่แล้ว +2

    😃😂😂
    #Abukar mahdi ika qoslisay wlhi 1:20 qaab darada u tagnaa ika daran wan furay wlhi inta ku qosashay plz liketa yaalila dhafin

    • @gureyfanax5005
      @gureyfanax5005 6 ปีที่แล้ว

      Quenta shaxaariyada waankusalaamay,walaal shaxaari waa waxa kaliyee rag iyo dumarba deeqa,qofaan dareen lahayn cidna waxba uma taro,please igalasoohadal WhatsApp imo iyo viber 004915216738487

  • @Aishaaini
    @Aishaaini 5 ปีที่แล้ว

    waan Ku heesta fadumiino iyo faarax

  • @biimbiim8454
    @biimbiim8454 6 ปีที่แล้ว

    Fadumini iyo murtila kuheysta aniga ee is aroosa yaqay 2 daiina ad. Aya iskuguso baxdeen

  • @Abdulkaadirr
    @Abdulkaadirr 6 ปีที่แล้ว +1

    Aniga waxan arkay ma la ila arkay 10:43 fadumiina iyo farax murtiile run may isku jecelyihiin keg ay afka kaso.sartay ayba afka ugalise:::reer..xamar..iyo.rer.waqooyi wad isjeclatene liketa ha ila dhfina

  • @ahmazinic6384
    @ahmazinic6384 6 ปีที่แล้ว +1

    Wllhi dar allaan idiin jeclahay dhamaantiinba 🙏🙏🙏🙏🙏🙏 respectfull

  • @adenosman5768
    @adenosman5768 6 ปีที่แล้ว +5

    Ereyadaan masteexo ay dhahday hablayahow hadmaa guursan doontaa

  • @habiilmireafururmaskabooda6815
    @habiilmireafururmaskabooda6815 5 ปีที่แล้ว

    sxb waa habiil salaan sare sxb abwaan aan jeclahy

  • @queenindhoos5547
    @queenindhoos5547 6 ปีที่แล้ว

    Fadumiina iyo fararax jclkiina hawaaro kolay waad is jcshihiinee 😂😂❤

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 6 ปีที่แล้ว

    Farah murtiile waa actor

  • @ayankojoy1491
    @ayankojoy1491 5 ปีที่แล้ว +1

    Nastexo indho😍😍😍😍😍

  • @madiinaabdixuseen104
    @madiinaabdixuseen104 6 ปีที่แล้ว +1

    In badan waad mahadsantahy abukar mahdi

  • @haashimsodaal2883
    @haashimsodaal2883 6 ปีที่แล้ว

    Abukar Mahdi Top 10 Ka Ayaa Ku Jirtaa Camiraman And Editing

  • @samiraahmed7331
    @samiraahmed7331 6 ปีที่แล้ว

    Alla waa qeybtii ugu qosolbatneet

  • @asaldhaladfaraxsan2993
    @asaldhaladfaraxsan2993 6 ปีที่แล้ว

    War dad ankala badnay filinki dharbaxada waye kan ya uxisay kala hab sidayda 👍👍

  • @ahmeddeek672
    @ahmeddeek672 5 ปีที่แล้ว

    Farax murtiile iyo faadumina best

  • @madiinaabdixuseen104
    @madiinaabdixuseen104 6 ปีที่แล้ว

    Abukar mahdi qosolka waad nagadhameyse maanta saan uqoslay weligeyga uma qoslin

  • @mohamadyusuf7591
    @mohamadyusuf7591 6 ปีที่แล้ว

    Woow aad iyo aad timo weyn iyo saxiibkiisa aan rabnaa

  • @QGprincess
    @QGprincess 4 ปีที่แล้ว

    Qarnigan xagee kadaawadaa?

  • @munashiine2981
    @munashiine2981 6 ปีที่แล้ว

    www fadumiina full respect

  • @lakiahmed8315
    @lakiahmed8315 6 ปีที่แล้ว +13

    qofkii tobanaad wlhi indho baa Ku haystaa

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 3 ปีที่แล้ว

    😂Illhy sheeble iyo shumay ama shuun caruur bariya sii 15shumay🤣👌👏🏼🤣😊

  • @xaliimohaansaab6504
    @xaliimohaansaab6504 6 ปีที่แล้ว

    Ilhaan xarago ayeey koris miyaa wax yar hadii lagu dhufto way qeline qaladaadka qeybta 2aadna waan ku arkay. balaayo wax la jishay kulahaa

  • @monalizalovemadrid9594
    @monalizalovemadrid9594 6 ปีที่แล้ว

    waax kale waaye wlhi reer Qooto qooto

  • @qamarnadafad4687
    @qamarnadafad4687 6 ปีที่แล้ว +28

    Faadumanina iyo faarax kaalay runrun mey isku jcl yihiin

    • @mariyocalihindicabdulaahi2160
      @mariyocalihindicabdulaahi2160 6 ปีที่แล้ว +1

      Maila aragty waan kayaaby armey is jecelyihiin

    • @duceysanali9049
      @duceysanali9049 6 ปีที่แล้ว +1

      Bayfall Alazzan waxab jiro kurb saro cml

    • @sumayaaweys3937
      @sumayaaweys3937 6 ปีที่แล้ว

      Bayfall Alazzan Maya ee wee iskugu baxda 2doda riwayada marki lajilayo safcn ee isku dabecad fahmen

  • @hajjizeykol98
    @hajjizeykol98 6 ปีที่แล้ว +1

    😎Salaama Soomali Maryooley✌

  • @maryamakiin7333
    @maryamakiin7333 6 ปีที่แล้ว

    Qaraxa o jilatanka markan arkay waxan so xasuustey qarax dhabta walahi marku dhaco dhegaha dhub aniga oo dhan wa wareeri jiray dhulka marku kula waregsado

  • @shamsoraage5719
    @shamsoraage5719 6 ปีที่แล้ว

    cadi mahan ale ha idin xifdiyo dhamantiin we love you wlhi

  • @farihaqaali6365
    @farihaqaali6365 6 ปีที่แล้ว +8

    Fananiin jirta Allh hanokiindayo idinku fanaa

  • @naawnaaw6372
    @naawnaaw6372 6 ปีที่แล้ว

    Was wll mahdsnid Wlhi aadban uqosly runtii caadi ma ahn 😂😂😂😂👍👍👍👍

  • @mariaahmed9181
    @mariaahmed9181 6 ปีที่แล้ว +22

    Ilhaan xarago kulahaa ala nimankan balaayo wax lajishay kacantaaa ijabisay
    Kamaludin odayga kulahaa kowdii ay kujabneed

    • @shahidyare3375
      @shahidyare3375 6 ปีที่แล้ว +1

      Maria Ahmed gbdhs jilin kuma fiicno

    • @mariaahmed9181
      @mariaahmed9181 6 ปีที่แล้ว +2

      Hanad Nuur haa xanaaq

    • @shahidyare3375
      @shahidyare3375 6 ปีที่แล้ว +1

      Maria Ahmed ha wlh ayda ugu dabeecad xun fnny mhn

    • @mohameddahir2606
      @mohameddahir2606 6 ปีที่แล้ว +1

      Gabadhas saaid ayay ku thy mesha halaga tuuro😁

    • @ikrangarad1130
      @ikrangarad1130 6 ปีที่แล้ว

      heheheheheh inaba cadi maha

  • @halimaxiis6820
    @halimaxiis6820 6 ปีที่แล้ว

    Wwww nice wan kuxiranhy❤❤❤❤

  • @quruxsan6531
    @quruxsan6531 6 ปีที่แล้ว +9

    Yaab hadana qaladaadka sidii musalsal maan hadana ula socona

    • @cumarasmar4193
      @cumarasmar4193 6 ปีที่แล้ว

      Leyla Ladan 😂😂😂😂😂 wlhi iga qoslisay haa la soco

  • @maymunadaimond9906
    @maymunadaimond9906 6 ปีที่แล้ว +1

    Farax and fadumina😘

  • @xanansomalilandersafiya451
    @xanansomalilandersafiya451 6 ปีที่แล้ว +1

    Hadad rer Somaliland thy like wlll

  • @adenosman5768
    @adenosman5768 6 ปีที่แล้ว

    Waaw Feynuus walahi was actarad dhamastiran

  • @qaranmnet5973
    @qaranmnet5973 6 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhh diifkeeda ayeey afka ugalisay 10:50 inta illa aragtay like ta

  • @lakishow143
    @lakishow143 5 ปีที่แล้ว

    alle ka cabsada dad wawayn ayaad tihiine iska cebaadysta aduunka waa laga tagayaa

  • @asmaaden8362
    @asmaaden8362 6 ปีที่แล้ว

    manoli walhi qosoldartis waan suxi garey ilhy ha na cafiyo 😂😂😂😂😂😂😂😂😂fadumina mindi shenada kaga goynin yahu 😂😂😂😂😂 Abubaker mahdi marka dubeysan qosolka maliqdan ani waa yabe idin kama dalo noso badiya idin jcliya 😙😗😍😚🙏🙏🙏

  • @sharmakeabdirizak6490
    @sharmakeabdirizak6490 6 ปีที่แล้ว +1

    hahaha caawa qaladaha inaba cadi mahan bahashan uu sito ma bangada hahaha loolz waxkale markey kugu dhacdo aa oganey sa kulaha nice

  • @kiinjaama4309
    @kiinjaama4309 6 ปีที่แล้ว +6

    IlhaaN kulaHaa baagadaN uuzito run miyaa sikaL iyo laaapa uqoslaY🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @selenajama4927
    @selenajama4927 6 ปีที่แล้ว

    I liked faarax murtile iyo fadumo ahahahah

  • @amintube1056
    @amintube1056 6 ปีที่แล้ว +1

    I like the way she’s happy 😃 fadimina

  • @miskimukhtar7138
    @miskimukhtar7138 6 ปีที่แล้ว

    Fadumiina walahi waashidan thy ruwayada adlee ugushidan

  • @mohamedhaaji3898
    @mohamedhaaji3898 6 ปีที่แล้ว

    fadumiina iyo farax inawa caadi maahan😍😍😘

  • @bintcabdale4694
    @bintcabdale4694 6 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkkkk waleee fatumiina iyo faarax murtiile dad isfahmay iga dheh

  • @hanisomali8971
    @hanisomali8971 6 ปีที่แล้ว +3

    Kkkkkkk Ilhan xarago suuraha iney ruwaayadaha ku jidho baan mooda ileen waak run gacanta ijabisa kulha nimankaan markay meel ku qabtaan waajabaysa😂

  • @nasroahmed7602
    @nasroahmed7602 5 ปีที่แล้ว

    Caadi mahaan

  • @nashaadmohamed1076
    @nashaadmohamed1076 6 ปีที่แล้ว +8

    Ilhaan xarago jiljilicsana naagtu uf markasta waa ijabiseen ku hesa

  • @caqli_same8270
    @caqli_same8270 6 ปีที่แล้ว

    6:00 naagtaas waa wada cabsho miidhan meesha ka saar nio 😂 90kaba waxbaa laygu dhuftay taagantahy

  • @MMTV-nh1jz
    @MMTV-nh1jz 6 ปีที่แล้ว

    Aanku dhirbaaxo Kulahaa Nasetexo indho 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
    Fans Nasteexa ❤️

  • @zalmaawad2197
    @zalmaawad2197 6 ปีที่แล้ว

    Heesta lagu dulqabtey dhaamdka riwayada mageceda iyo cida qada isheega jaalleyal fadlan

  • @mohammedxayo5155
    @mohammedxayo5155 5 ปีที่แล้ว

    Fadumiina darteed lee u daawanaaba #Abuukarow

  • @nuneaxmed481
    @nuneaxmed481 6 ปีที่แล้ว

    saan u qoslaayey feera iguma harin

  • @ayanitac5379
    @ayanitac5379 6 ปีที่แล้ว

    Aryadaa miidaan nasteexo indho la leyahay is yareen badana naa abeeso ku ruugtay nag weeno ilka dhacaata tahay showga no dhigeso iga yare naaya duuq bad thay wlhi ciimrii kuma haarin

  • @Pahsan111
    @Pahsan111 6 ปีที่แล้ว +1

    Inaba caadi maaha wnka helay run ahntii actors jiro wye wlhi

  • @naimaali1108
    @naimaali1108 6 ปีที่แล้ว

    Naas😘 ku jecliya xubiyey💞💞💞

  • @thequeenofpuntlandhassan4571
    @thequeenofpuntlandhassan4571 6 ปีที่แล้ว +6

    Hhhhhh wan jclhy qaladadkan ina dawado

  • @sucadonadiir8888
    @sucadonadiir8888 4 ปีที่แล้ว

    Abukar mahdi wllalo nin jira thy alow kuda

  • @albushrainstitute6608
    @albushrainstitute6608 6 ปีที่แล้ว +2

    Haben wanagsan my dadkayga

  • @raqad4642
    @raqad4642 5 ปีที่แล้ว

    Abukar mahdi gabadhaha ilhaan xarago iyo nasteexo indho usheeg daawooyinka la isku cadeeyo ha iska dayaan waliba ilhaan xarago korka dhan mutulaaato sensitive ama weak bu noqday skin ka qofkii taabtaba wa ka cabaadin chemical ka leh waxas

  • @lajaceleyqurx4658
    @lajaceleyqurx4658 6 ปีที่แล้ว

    I love farax murtile iyo fadumo miini

  • @hamda114aweys6
    @hamda114aweys6 6 ปีที่แล้ว +13

    aniga amarka alle kama helo ilhaan xarago yaa ihu raacsan

    • @maymunadaimond9906
      @maymunadaimond9906 6 ปีที่แล้ว

      Hamda114 Aweys ani

    • @ramloyarrow4989
      @ramloyarrow4989 6 ปีที่แล้ว

      Hamda114 Aweys kula mid Ayan hunno Mina lah ayan ka necbahay

    • @bashkarmoha777
      @bashkarmoha777 6 ปีที่แล้ว

      Wlhi anaa kugu raacsan

    • @xayaadlaki2033
      @xayaadlaki2033 5 ปีที่แล้ว

      Hhhh way suro badanthy iyo kibir qofkasna dadka majeclo

  • @laylamahamad7467
    @laylamahamad7467 6 ปีที่แล้ว +1

    Ilhaan way xanaaqid badan tay
    Faadumiina iyo faarax murtiile
    Laba laysku dooray oo dulqaad miidhana caadi maahan hanbalyo

    • @rosiina1120
      @rosiina1120 4 ปีที่แล้ว

      Bal aan argnee gacanta keen halagaa maroojiyee inaad xanaaqeynin iyo in kale wlhi dadkan korkooda lee kor u yaqaanaan

  • @maankadeeqa3046
    @maankadeeqa3046 5 ปีที่แล้ว

    Ilhaan xarago jilideeda dhan waa cabaad cabaad badanaah acuudu bilaah waxbaa jileesaa iska yara adkeeso ileen qof ka war qaba malahan waxa gacmaha kuu suran iyo jirkaada jilicsanee

  • @mukki4219
    @mukki4219 6 ปีที่แล้ว

    6:34 Aboow Saalax Faadumiina Futo Lee Miyaa Waxaas😂😂

  • @amooreyare7378
    @amooreyare7378 6 ปีที่แล้ว

    faadumiina & farax waxbaa kadhaxeeya kakey afkeeda kasoo bixisay ayey afka ugalisay

  • @abdulkadirhassanyusuf1398
    @abdulkadirhassanyusuf1398 5 ปีที่แล้ว +1

    10:50,10:55 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣💯👌