ISRAIII Fulaysanaa | Shimbiro loo maleynayay Diyaarado Yemen laga soo diray| Wararkii u dambeeyay |

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • #MARACADDE #SHOW WhatsApp +252614990999 Booqo hadda midnimo.com/
    Maracadde, Show, Sirdoonka Somalia, Maracadde Show, Wararka Dibada, Ruushka, Africa, Mareykanka, Shiinaha, Turkey, Afghanistan, Maracadde Turkey, Maracadde Russia, Mareykanka Carabta,

ความคิดเห็น • 148

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle หลายเดือนก่อน +4

    burbur iyo masiibo allah kurido mareykan aamiin illaahow burburi mareykan yahuud yurub aamiin

  • @Kabtansuleimaan-kv1lz
    @Kabtansuleimaan-kv1lz หลายเดือนก่อน +34

    Turkiga 🇹🇷 Wax la bun buuniyaba iyo Madaxweyne Rajab Dayib Ordugaan OO la dhaho Waa Quwad islaama ☪️ Waa kuwaa Maanta Shacabka Muslimiinta Ah Ee Carbeed Ee la Xasuuqayso Waxba u Qaban kari Waayey Ee Xitaa hal Gantaal ku ridi kari Waayey Yuhuudda israaiil _ Hogaamiyayaasha Maanta Wadamada islaamka ☪️ Maamula Waa Wada fulayaal iyo Munaafiqiin reer Galbeedka ka Baqa iyo Sahyuuniyadda_ Alle ha u gargaaro Shacabka Falastiiniyiinta 🇵🇸 Ee Dulman

    • @Greatnorth483
      @Greatnorth483 หลายเดือนก่อน +3

      Turkiga was damdamle yaal booteeyo Kali lakin Karti leh..lakin hadii xaqiiqda la shageego xaq ayeey u leeyihiin in carab ey taagerin waayo 1900 kii ilaa 1945 tii carab waxey dabo dhilif u ahaayeen ingiriis🇬🇧 iyo faransiis🇨🇵 oo turkida dagaal kula jirey..xataa turkidii hajka ilaa lineysey gacmaha ayeey kagooyeen ayaha oo kacbada xargaheeda hesstaan . Kawaran ciilka iyo cuqdada aa qaadi laheyd markii Muslim uu gaal kaaga hiiliyo?? Soo hala yaabin turkida waayo waxa carab ey yihiin ayeey fahmeen

    • @axmedmaxamef675
      @axmedmaxamef675 หลายเดือนก่อน +2

      @@Greatnorth483 masa saasaa sxp walaaha ma moodi jirin in ay jirto xurguf hoose carabta hadda joogata waliba madaxda iyo in yar oo shacab waaba munaafiqiin sxp

    • @Greatnorth483
      @Greatnorth483 หลายเดือนก่อน

      @@axmedmaxamef675 ma'is weydiisey maxaa ku kalifey in ey af turki adaanka kadhigaan xataa naceyb ey uqabaan carabta oo gaalo kala jirtey si turkiga looga saaro dalalka carbeed. Carabta waxaa ilaalin jirey ottoman empire from 1270 ilaa 1910 hadii ilaahey Laga baqo carab wax lagu tilmaami karo ayaaba jirin dabo dhilif nimada ey reer galbeedka u hayaan ayaa aad iyo uweyn aan u duceyno in ilaahey siiyo carabta hogaamiyaal sidii Khalid bin waliid iyo kuwa xamas ama xutiyinta 🤲🤲

    • @Abdikahinshukri-gx2cb
      @Abdikahinshukri-gx2cb หลายเดือนก่อน

      markii dowladii cumaaniyiinta la jabinaaye 1918 dii meelahaas yaa jabiye sucuudiga iyo carabtii kale sow maaheen​@@axmedmaxamef675

  • @AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl
    @AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl หลายเดือนก่อน +1

    اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين وانصر اخواننا المجاهدين في غزة وانصر اخواننا المستضعفين وأهلنا في غزة يا رب العالمين 🤲

  • @AmalAbdirahman-cm9yi
    @AmalAbdirahman-cm9yi หลายเดือนก่อน +15

    Cabsi aynafta kagawada baxdo Allah hakubeero yahuuda naclatulaah

    • @haboonadan
      @haboonadan หลายเดือนก่อน

      Allaahumma amiiiiiiiiiiiiiiiin amiiiiiiiiiiiiiiiin yaa 😢😢😢yaa Rabbi 🙏🙏🙏🙏🙏🕋🕋🕋☪️☪️☪️🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @mohajacelowchanell4931
    @mohajacelowchanell4931 หลายเดือนก่อน +1

    الهم انصر اخواننا في اهل الغز الهم ثبت أقدامهم الهم امين يارب العالمين
    Allaaah ha u gargaaro walaalaheena reer falastiin

  • @ZakariyeCarab76
    @ZakariyeCarab76 หลายเดือนก่อน +3

    قال تعالى وقدف في قلوبهم الرعب
    Alle wuxuu kuriday qulubyoda argagax ❤😊

  • @LEOABDALLA-fh5bs
    @LEOABDALLA-fh5bs หลายเดือนก่อน +7

    Cabsi wayn Allha ku rido yahuuda ❤❤❤

  • @jeylanisharif9415
    @jeylanisharif9415 หลายเดือนก่อน +3

    قال الله تعالى(وأرسل عليهم طيرا أبابيل )
    Alla waa awoodaa ,inshaa ALLAAH

  • @axmedmaxamef675
    @axmedmaxamef675 หลายเดือนก่อน +11

    Israaiil 70 sannoba marbay dhacdaa waaa wax alle uu ugu talagalay waayo waa sharbadanyaan hadday qarni gaadhan aduunka way holcinayaan rergalbeedka la sheegaba ayagaa u yeeriya wax walba
    Ilaahy muslimka ha adkeeyo oo hamideeyo oo dalkeena qabyaaladda hakasaaro aamiin ammin ammin

    • @user-jd3pu5sx8f
      @user-jd3pu5sx8f หลายเดือนก่อน +1

      Zhp Illa Goorma Ayay Jiraan Yuhuudan Ciil Ba Iga Hayeeee

    • @axmedmaxamef675
      @axmedmaxamef675 หลายเดือนก่อน +1

      @@user-jd3pu5sx8f yacni sxp ma waxaad leeda ahay goormey yahuudu aduunka timi

  • @xaliimogeedi3204
    @xaliimogeedi3204 หลายเดือนก่อน +2

    Maraykan waxan alle uga baryayaa in doorashadan ay u noqoto dhiig iyo bur bur aan dhamad lahayn aaaaaamiiiiiiiiin yaaaa rabi🤲 yuhuudna ebar alle haka dhigo

  • @suldaanofficially
    @suldaanofficially หลายเดือนก่อน +1

    Allah dhibka haka saaro wllahayga Falastiin
    Allah guusha ha siiyo falastiin

  • @bashiiromar6389
    @bashiiromar6389 หลายเดือนก่อน +1

    ALLAH HACAAWIYO WALLAALAHA MUJAAHIDIINTA FALASTIIN AAMIIN YAA ALLAH

  • @user-nc5jo3fs1v
    @user-nc5jo3fs1v หลายเดือนก่อน +2

    Yuhudu way dhandhamen wax ay sameyan markay garan wayen ayay shacabka masakinta ah dhibayan alaha dhibatada ha kadulqaado reer qasa insha alah

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 หลายเดือนก่อน +1

    maracade mareykan qof dumar ah ma rabaan xisbiga nin kale ayey keenayaan warkaas meel ku xir

  • @Rahma-x1h
    @Rahma-x1h หลายเดือนก่อน +1

    ❤asc wr wbr akhyaareey galab wanaagsan falastiin guul guul guul inshaa.allaah

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by หลายเดือนก่อน +2

    Alloow xooji oo xafid turkiga gaar ahaan mw weyne rajab dayib ardukhan waa geesiga iraan 2 waxa kale oo 3 ah alloow islaamka mallahooga ' muruqooga ' iyo maalkooga midee aamiin alloow xamaas oo xor ah natus

  • @alsacuudi1
    @alsacuudi1 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahoow u gargaar reer gaza aamiin

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy หลายเดือนก่อน +2

    Kiisoobaxa allah haka dhigo. Midkii burburburin laha maraykanka

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 หลายเดือนก่อน +1

    dadkaan ilaahey baa u maqan ogna waxa u roon aan u duceyno in allaha u naxaristo inta dhimatay caafiyane inta dhimatay

  • @mukhtaarmiicaad9066
    @mukhtaarmiicaad9066 หลายเดือนก่อน +1

    Allah shcabka dhibka hakqaado maalinba meel ka guura laleeyhy
    Ilaahow awoodaada ugu hiili muminiinta reer qaza xasuuqa iyo gaajadu wehelka la noqotay aaamin yaa rabi

  • @cabdulahiyusufmursal5360
    @cabdulahiyusufmursal5360 หลายเดือนก่อน +1

    Allow ugar gaar walaalaheena reer Qaza

  • @guriceel7971
    @guriceel7971 หลายเดือนก่อน +2

    allow u hili reer falastiin iyo muslimka

  • @KhadarXasan-ew6wf
    @KhadarXasan-ew6wf หลายเดือนก่อน +1

    Ilahay hakadulqado dhibatada isaga awode

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by หลายเดือนก่อน +1

    Aamiin aamiin aamiin maraykan israil ingiris dhulka allaha lasimo illaahow naga aqbal falastiin oo xor ah caasimadu tahay qudus insha allaah

  • @HodanAden-yb2rp
    @HodanAden-yb2rp หลายเดือนก่อน +1

    alaha ugargaaro dhamaan muslimiinta

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 หลายเดือนก่อน +1

    Hadhamato yahuuda iyo America inshallah

  • @gavanamahamed4141
    @gavanamahamed4141 หลายเดือนก่อน +3

    ILLAHAYOW ILLAHAYOW ILLAHAYOW KUAWAY YAAMUIID YAAMUIID ADNII

  • @suleekhamowliid9296
    @suleekhamowliid9296 หลายเดือนก่อน +1

    Alle ha jabiyo yuhuuda

  • @KaltunAbdille
    @KaltunAbdille หลายเดือนก่อน +1

    alaahu agbar alaahu agbar alaahu agbar calaa kuli xaal rabi ayaa ku shaqo leh rabi ayayna u taala xaalada gasa ka socota dulmiga yuhuda rabi ayaan ku kalsonahay isagana ka warsugayna xaalada gasa

  • @abdillahiibrahimabdillahi9518
    @abdillahiibrahimabdillahi9518 หลายเดือนก่อน +2

    قال الله (يحسبون كل صيحة عليهم هم العدو فاحذرهم اسالنا)

  • @nadifayassin5984
    @nadifayassin5984 หลายเดือนก่อน +1

    Wan jicllalaha,in turkiga u heesto madax ku fakar ah madaxweynahuda si muslimintu ay markasto u hesho wax u hiliyo .

  • @bilancabduqadir
    @bilancabduqadir หลายเดือนก่อน +1

    Thanks walal maracade show❤😊

  • @user-ex7pl7wz1g
    @user-ex7pl7wz1g หลายเดือนก่อน +1

    Muwaafaqada Ala haka qaado yuhuuda

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 หลายเดือนก่อน +2

    SHACABKA QAZA, HA KU KALA FIRDHADAAN MAGAALA, HAL MEEL YEYSAN ISUGU TAGIN.

  • @Selelfiaxmed
    @Selelfiaxmed หลายเดือนก่อน +2

    Habar madow ah haday hogaaminayso maraykan
    Habar cadaan ah ayay hore u diideen

  • @AmalAbdirahman-cm9yi
    @AmalAbdirahman-cm9yi หลายเดือนก่อน +3

    Allah hakadhigo kuwiibuurburka Mareykanka horseedi lahaa

  • @LEOABDALLA-fh5bs
    @LEOABDALLA-fh5bs หลายเดือนก่อน +2

    Allha ka dul qado dhibta shacabka gaza Palestinian 🇵🇸

  • @sulemandahir9208
    @sulemandahir9208 หลายเดือนก่อน +1

    allow jabi isreal aamiin yarabi haloo duceeyo walaalaheen muslimiinta please

  • @SaalimAliYoussuf
    @SaalimAliYoussuf หลายเดือนก่อน +1

    Guul iyo gobanimo insha Allah

  • @med-med1moud8.
    @med-med1moud8. หลายเดือนก่อน +1

    Salamcaleycum maracade

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 หลายเดือนก่อน +1

    Aamiin yaa rabi Aamiin

  • @umuiqlas1810
    @umuiqlas1810 หลายเดือนก่อน +1

    Fani.shibirha😂😂😂😂 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Abdinoor51
    @Abdinoor51 หลายเดือนก่อน +1

    Dab ayaa ka ag huraya kufaarta maraykanka bal fiiri,waa naartii ilaahay u balan qaaday in ay ku dhadhamin doonaan dunida inta aan la gaarin cadaabka weyn ee aakhiro
    ولنديقنهم عداب الأدنى دون عداب الأكبر لعلهم يرجعون

  • @zamriyemohamed9596
    @zamriyemohamed9596 หลายเดือนก่อน

    الله آكبر ماشآء الله آلحمد لله سبحان الله ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @khatraharunaadamu6117
    @khatraharunaadamu6117 หลายเดือนก่อน +1

    Alhumaca min falastin Alhumaca min falastin Alhumaca min falastin Alhumaca min falastin Amiin Amiin Amiin yarabi Guul Guul falastiin Alahu akbar alahu faraj falastin Amiin Amiin Amiin yarabi

  • @xamdabasha3927
    @xamdabasha3927 หลายเดือนก่อน +1

    Guuul falstin guuul inshalh zxbyal waxan jeclan laha carabta ina lala dagalmo

  • @kalitmo
    @kalitmo หลายเดือนก่อน +1

    MAHADSANID ZHPKEY MARACADE SHOW 🫂💯

  • @axmedhello3580
    @axmedhello3580 หลายเดือนก่อน +1

    Reer Gaza waa geesiyo dunidana waxaa ay tusayaan adkaysigooda iyo samirka ay leeyihiin. Samra Ilaahay wuxuu la jiraa kuwa samree'e

  • @HodanAden-yb2rp
    @HodanAden-yb2rp หลายเดือนก่อน +1

    xalka alah ayaagaranaya

  • @FarxaanMahdi
    @FarxaanMahdi หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahay waxn kabaryayaa inuu maruun caawindoono masaakiinta

  • @AhmedNur-pz2qn
    @AhmedNur-pz2qn หลายเดือนก่อน +1

    Mash ma noqonayso madax Wayne america

  • @SalebanJaamac-ci9nc
    @SalebanJaamac-ci9nc หลายเดือนก่อน +1

    غربت سهنونية

  • @ahmedomer3363
    @ahmedomer3363 หลายเดือนก่อน +1

    Asc maxamed ciise maracadde salaan ka dib ,waxaan aamin sanahay inay reer falastiin ay guulaysanayaan waayo ? Ilaahay baa guusha bixiya .walcaaqibatu lil mutaqiin guul xamaas❤

  • @LEOABDALLA-fh5bs
    @LEOABDALLA-fh5bs หลายเดือนก่อน +3

    Codka maxa ku dhacay maracadow 😢

    • @amein___kiile22
      @amein___kiile22 หลายเดือนก่อน

      TH-cam soo tirtir Ka bacdi so gal awoowe ✌️🙃

  • @user-pd7fk4lo6w
    @user-pd7fk4lo6w หลายเดือนก่อน +1

    Alle isaga umaqan waayo naxarista Alle lagamaqosta

  • @abdirahmanhassanabdulle8513
    @abdirahmanhassanabdulle8513 หลายเดือนก่อน +2

    Juan Carlos waa markab dagaal ee spain oo midka laga soo minguuriyey Tcg anadolu lkn mid u eg Kan shiinaha waa markabka labaada uu hadeer ku howlan yahay Turkey

  • @axmedcaruush2952
    @axmedcaruush2952 หลายเดือนก่อน +1

    Alle ayaa xaftinay oo ku filan

  • @guleedciise4497
    @guleedciise4497 หลายเดือนก่อน +2

    Yuhuuda ilaahey baa inoo sheegay inay Rucbi ku nool yihiin

  • @hannadyarkasannadka8097
    @hannadyarkasannadka8097 หลายเดือนก่อน +1

    Intaad war carbeed dawaneysid waxaa dhasnta adoo wax cusub barta oo buug qaata

  • @user-xc1lk1gi9f
    @user-xc1lk1gi9f หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahay cabdi idinku rid

  • @user-sv8fw7ui1d
    @user-sv8fw7ui1d หลายเดือนก่อน +1

    Codka waa nadiif faseex ah

  • @gavanamahamed4141
    @gavanamahamed4141 หลายเดือนก่อน +1

    ILLAHAYOW MAREYKANKA BURBURI OO CADAW CAALA AH HOGAMIYE OOGADHIG

  • @MahmuudTahir
    @MahmuudTahir หลายเดือนก่อน +1

    Wayo ilahay aya inoo shegay inanan aminin yuhud iyo nasara

  • @AbdallaSuuley
    @AbdallaSuuley หลายเดือนก่อน +2

    Cod wuu leeyahay xagiina leee

  • @farxaanmuuse2993
    @farxaanmuuse2993 หลายเดือนก่อน

    Illaahaw wad aragtaayee ugargaar

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 หลายเดือนก่อน +1

    Guul xamas ansarullah hisbullah iyo iran 🇮🇷 ♥️ inshallah

  • @user-pd7fk4lo6w
    @user-pd7fk4lo6w หลายเดือนก่อน +1

    Waa yaab dadkani xageebay Aadayan

  • @khadarmo9675
    @khadarmo9675 หลายเดือนก่อน +1

    Illahay cabsi qabigooda haka buuxiyo

  • @Farhaan-w5t
    @Farhaan-w5t หลายเดือนก่อน +1

    Asc marcade

  • @sakariyemusejama9117
    @sakariyemusejama9117 หลายเดือนก่อน +2

    Hhhhh shimbirihii miyaa cabsi cabsi noqday 😅😅

  • @alisayidmohamed2513
    @alisayidmohamed2513 หลายเดือนก่อน +1

    Guur guuridda dadka ayaa laga dhex raadinayaa maxaabiistii malaha

  • @abdicaadi6010
    @abdicaadi6010 หลายเดือนก่อน +1

    𝐜𝐨𝐝 𝐰𝐚𝐚𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐚𝐚𝐝𝐢

  • @mawliidali4536
    @mawliidali4536 หลายเดือนก่อน +1

    Dag dag yuhuuda oo 27 qof ku dishey Khan yoonis

  • @user-mq7ic9cz9e
    @user-mq7ic9cz9e หลายเดือนก่อน +1

    Waa maxay hadaka aad tidhi bada iyo biyaha

  • @FaaraxXoolow
    @FaaraxXoolow หลายเดือนก่อน +1

    Rabiyoow
    Kadulqaad

  • @mahadabdirahman4963
    @mahadabdirahman4963 หลายเดือนก่อน +1

    Muuqaalka cod malaha😮

  • @meaktooni
    @meaktooni หลายเดือนก่อน +2

    Naag sixir loo ah waa benelay shaydaan u shaqaysaaa

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 หลายเดือนก่อน +1

    Yuhuud ma cid ka fulaysan ayàa jirta dunida warbaahinta reer galbeedka ayaa buunbuunisa lkn yuhuudi waa buunbalo

  • @Never_give_up484
    @Never_give_up484 หลายเดือนก่อน

    Maraykanka naag madoortaan sxb raali ahow.

  • @user-st7cu8rn4h
    @user-st7cu8rn4h หลายเดือนก่อน +1

    Ana hugur dawaday bin bls

  • @FaaraxMaxamed-qj5dy
    @FaaraxMaxamed-qj5dy หลายเดือนก่อน +1

    Fulinimad yuhuda

  • @mahadabdirahman4963
    @mahadabdirahman4963 หลายเดือนก่อน +1

    Hada waa ok codka

  • @bashiirFarax
    @bashiirFarax หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤

  • @MahmuudTahir
    @MahmuudTahir หลายเดือนก่อน +1

    Inay yelan maha

  • @axmedcaruush2952
    @axmedcaruush2952 หลายเดือนก่อน +1

    Wanaagsan

  • @maryamaonline6869
    @maryamaonline6869 หลายเดือนก่อน +1

    kkkkk walaahay qoraalkaagu wuu iga qosliyay

  • @axmedmaxamef675
    @axmedmaxamef675 หลายเดือนก่อน +2

    Somaliyey badeen turkiga la leeyahy shidaal buu kasoo saarayaa war halaga qabto waa iga talo walee waayo
    badda shidaalka ku jira waa lawada leeyahay soo maali oo dhanbaa wada le dad khaasa malaha walaaha xataa i waayo waa walaalaheen hadii laga tago qabyaalad ilaa dadku aymidoobaan yaanan lasoo saarin shidaalka waxan hadda socoda ee qabyaalad way iska soo dhamaanayaan daarood isaaq iyo hawiyeba walaaha waxa walba waa la isla leeyahay maanta hadii itoobiya kusoo duusho hargeysa ma cid baa indha ku daawanasa jawaabtu waa maya waayo dadku waa walaalo isku dhiig af diin iyo dhaqan ha eeginina waxa hadda jira

  • @saidamohamedyarow6455
    @saidamohamedyarow6455 หลายเดือนก่อน +1

    Kaniniga hurdada wax uma taraya miya shimbiryahoow heesa hees wananagsan ...

  • @Abdikahinshukri-gx2cb
    @Abdikahinshukri-gx2cb หลายเดือนก่อน +1

    YAA IS GAAREY YUHUUD I.A HURDA MALADI DOONAN AYAGANA

  • @khalifbarkhadle
    @khalifbarkhadle หลายเดือนก่อน +2

    Muuqaalku cod malaha

  • @OsmanAdeh
    @OsmanAdeh หลายเดือนก่อน +2

    Maracadde, Show, Sirdoonka Somalia, Maracadde Show, Wararka Dibada, Ruushka, Africa, Mareykanka, Shiinaha, Turkey, Afghanistan, Maracadde Turkey, Maracadde Russia, Mareykanka Carabta,😂😂😂

  • @user-oe8gq7vg9s
    @user-oe8gq7vg9s หลายเดือนก่อน +1

    𝘅𝗮𝗹𝗮𝘆 𝗶𝘀𝗻𝗶𝗶𝗻 𝗯𝗮𝘆 𝗮𝗵𝘆𝗱 𝘇𝘅𝗯 𝗺𝗮𝗿𝗮𝗰𝗮𝗱𝗲

  • @bilancabduqadir
    @bilancabduqadir หลายเดือนก่อน +1

    Fuleysanaaa gaal 😂gaal in uu dhinto ma rabo😂balaayo naf jecel gaal😂

  • @SalebanjamacCabdi
    @SalebanjamacCabdi หลายเดือนก่อน

    S❤ allah help palestine

  • @AbdiqaniKhalif-mp2zm
    @AbdiqaniKhalif-mp2zm หลายเดือนก่อน

    Aduunkoon dhan baa wada sugay doorashooyinka somaliland iyo USA labada Doorasho ayaa la filayaa in ay qabsoomaan November 2024

  • @IsraAhmed-jx4ot
    @IsraAhmed-jx4ot หลายเดือนก่อน

    Israaiil burburkeedii ayaa la gaaray falastiin alaha guuleeyo yahuuda alaha jabiyo. Doorashada mareekanka sanadkaan waa xasaasi uma malaynayo camala haris in ay ka adkaan karto tram. Turkiga waxa uu ka shaqaynayaa in uu naqdo awooda bariga dhaxe

  • @mcguled5038
    @mcguled5038 หลายเดือนก่อน +1

    Anee hadda ka hor igu dhacdey anoo taxi ka shaqeeyo oo airport jooga oo diyaaradaha imaada gaagaada oo delay dheer sameeyey baan iska tagey markaan baxay baa dhex waxaan hawada ku arkey waxaan markaas diyaarado moodey waa kala wareegey 😅😅😅 waxaan markii dambe ogaadey ineey shimbiro ahaayeen waxeey waa dhan caan ka ahayd group yada tagaasileyda. 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @nasrocabdi5956
    @nasrocabdi5956 หลายเดือนก่อน

    guul mujahidinta xamas

  • @NimcoAadan-kb9sd
    @NimcoAadan-kb9sd หลายเดือนก่อน

    Saadaasha leyla miyaad maxamedaw barnaamij ka soo samaysid oo somalia waxa ay ka tidhi aad soo gudbisid

  • @SalebanJaamac-ci9nc
    @SalebanJaamac-ci9nc หลายเดือนก่อน

    Gugii carabta kasootusceliyay bariga Dhexe 12 sano ka dib