Shakey wuxu ka didey madaxweynihi isaga ka horeyey yaa ka yelayo taasi cidna hadai kale waa xabad sidi badbado musqul kuwi la magac baxey teendhada melkake maya dorasho somalia 🇸🇴🇪🇷❤️🇸🇴🇪🇷❤️🇸🇴🇪🇷❤️
Illahay ha nagu garab galo in aan mideyno dalka iyo dadka Soomaaliyeed oo aan noqono hal shacab iyo hal dowlad oo hal calan wada hoos taga🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Ma jirto tiro u goaan EE Kenya miyaad Somalia mooday mise ma ogtahay dalaalka aduunka wa kala sherci duwanyahin. URDAGAN meqa sana uu madaxweyna yahy Putin meqa. Mise kuwa kale maxay qof iyo cod u didayan waxay ogayhin in Rer yar ka dhashen oo ay heeli Karin. Farmaajo wuxu raba in uu xildhibanada gata sidu hori u gataay. Xassan sharif wuxu ogtahay in uu rerkiisa xasan doranayan oo cod heeleynin. DANI Wu raba lakin xassan Sheikh bu ku xujeyniya. WUXU raba in dowlaada wax Laga siya. Abdirahman wuxu raba in xila siya wuna ogayhy in dadweynaha doraneynin uu hori dalka bada u gataay.
A.abdishakur Wa qabiilayaste afka ka nool ninka wxaaso khlada samyanayay boqolka safar baabainta ciidanki ayu ku leyahay Mature bu ahaa madaxwaynuhu inta wxy ka tahay duligan Xabiibul Malayiin Kala level dhig lkn mrky runta timaado inay ummadani u taliso o doorato Madaxda Suuqisi ayu ku noqon meel kuma laha dadkan o kle siyaasad
Wadanka Rag afka ka hadlo ayaa ku batey.🇸🇴😢😭 aduunka hore ayuu u marey. Rag lacag soo qaatey ayaa madexweyne lala shaqeyn dib ka ka daaya Nin kasto halaga sugo 😢 intey jidadka, school lada la dhiso shaqo loo abuuro dhalin yarada
Kan wuxuu u xiisay xabdii farmaajo waana mooryaan aan alla ka baqin doonayana inuu wadanka fowda iyo rabshada ka dhacaan si uu wax u dhaco allow naga qaba kan iyo kuwa la midka ah sida qeyre iyo shariif madaxweyne ju sheegii garoowe looga talin jidhay
War heedhe ina abdishakuuroow wadanka lug heynta kadaaya, war Trump asoo wax qaribay ayaa hada wadanka lugta looma qaban, dhalinta waa daaleen ee rabi ka baqa ragiinaan uun uga dhagantahay mar uun madaxweyne idhaha, subxaanalaah
A A W 192 AA WISIL KA TIMID SUDAN AA 6 BIL KU MAQNEYD HA ISKA DHIGIN SIYAASI 14 COD WELIGAA MA DHAAFIN 2012 -2022 QOF IYO COD CID KUGU DOORANEYSO MAJIRTO DIFAAC ADAG ISKA SII GAL WAXAA KUU HUBAA MUQDISHO INAA KA QAXEYSO WALEE
In cunaqabateen hubka la,idiinka qaado,dayn cafin,inaad hesheen ciidan alshabaab lagu jabiyo Farmaajaa idiin soo shaqay ee adinkana ku xaara,hawiyoow Wiil hiiraan
Been badanaa . Ma Baarlamaan ku sheegga maanta jooga markii ay codaynaayeen ayaan Lacag iyo Musuq maasuq codkooda siisan. Si ka soo horjeedda Islaamnimada iyo Damiirka Waddaninimo. Ma shisheeye iyo Caddaladdaro ayaan lugu dooran Xassan shiikh. Kidaab
Soomaali caqli leeyihiin way iska kiin qaban lahaayeen,maalin kasta nin qabtaa ma maamuli karo waa lagu kacaa,marka ha lays daba wareego waxaan soo socota dawlad la,aan iyo dawlad goboleedyo kuwa raba inay ethopia raacaan iyo kuwo kale raba inay wadamo raaceen,iska fadhiya oo tuugtan isoo urursatay wadanka ha lagu fiirsado.
Xassan Sheikh waa ogyahay in aan cidna Ku dooranayn qof IYO cod ee maxay tahay sababta UU ugu dhegenyahay doorasho qof IYO cod wax kale ma aha ee waa mudo kororsi
Abdirahman, waxaan qabaa in Madaxweynaha uu saxan yahay sida uu u sheegayo, laakiin waxaanan garan karin, adiga waxaa lagaa rabaa in talo aad soo jeedisid, laakiin adiga iyo sh shariif, waxaan qabnaa in aad mucaad tahay mana soo baxeysaan ee maxaad u dagaalameysaan. Hana istaahilinna, waana iga talo. Laakiin, dad kale ayaad u doodeysaan oo aan waxdani aheyn.
Kkkk Waxaa layabaa Madaxweyne dadkiise kuwa dhintay & kuwa dhuulba aan oo nixin,,oo ka sugayo iney doortan Isagoo dhulkii ka sarayo reer aa khiratkii soo fagayo see wax oo rabaa. Yaab yaab waa yaab
@@yusufabdimohamed3101adiga hooyo kuma dhalin markaad meesha aad ka so baxday aad qof kale hooyadiis aad tilmaamayso. Subxana Allah Xasan dhiiqo yuu ku danbaajin teendhada la hurimaa.
Guuleyso xasanoow guuleyso Insha allaah
Adoon qadeeyn oo Caafimaad haysan in aad Xasan taageerto waa qabyaalad indhala
@@mohammedpalle5934 qofka wa xur cidu rabo ayu taageri karaa muhim ma aha iney isku qabil yihin
A. A/shakuur Wuxu yidhi xassan sheikh caqliga ha ku soo noqdo, ma marka hore buu caqli lahaa xagguu caqligu ugu soo noqon haddaanu jirinba.
adigba caqli mesha kuma heysit labadaba riwaayada wadaan waa isk ogyihiin hh
Qof iyo cod ayaa rabna saasana sax ah
XASAN MUNAAFIQ TEENDHADA XALALE YAA NOO BALAN AH LUGTA AYAA LA JIIDAA INSHAA ALLAH CC.SHAKUR ADIGA AYAA MADAXWEYNAHA NOQONEYSID
Shakey wuxu ka didey madaxweynihi isaga ka horeyey yaa ka yelayo taasi cidna hadai kale waa xabad sidi badbado musqul kuwi la magac baxey teendhada melkake maya dorasho somalia 🇸🇴🇪🇷❤️🇸🇴🇪🇷❤️🇸🇴🇪🇷❤️
Xasan sh ilaaheey hanoo xafido.anagaaku rabnee waxmatarahaan warkiisa kabax
Nacas baad tahay. Dalka MA adiga leh. Hadii mooryan tahay
Adeerow wajiyadiina waanudhibsanee idiku hotanadhaafa oonaga dhamaada waa aniga Shakur iyo shariif iyo qayre imisaad nahortaagantihiin ale insooqabaye mucaarad meee nadhaafa
Illahay ha nagu garab galo in aan mideyno dalka iyo dadka Soomaaliyeed oo aan noqono hal shacab iyo hal dowlad oo hal calan wada hoos taga🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
😊
Ninkaan iyo asaxaabtiisa waa qaainul wadan
Inaa doowlad helno raali kama ahan haku daalin wariye
Xildhiban abdiraxman wan kusalamay.salan kadhib aad aya kuu tagera becouse you working have been working the critical time.any way my vote is for u
Big legend Xildhiban Cabiraxman cabdi shakur warsame ❤
Abdishakur mursame very legend and honest mp
❤❤❤ 😂😂 Hasen biiliiluuqoo Bohoodle waadiideen.... Faqaashiiii waadiidey
Kkkkkk 🫏🫏🫏hadii sharci jiro madaxweyne waa labo jeer keliya hadii kale wixii kayimaada xasan baa ka masuuula 🐈⬛🐈⬛🐈⬛🐈⬛
Ma jirto tiro u goaan EE Kenya miyaad Somalia mooday mise ma ogtahay dalaalka aduunka wa kala sherci duwanyahin. URDAGAN meqa sana uu madaxweyna yahy
Putin meqa.
Mise kuwa kale maxay qof iyo cod u didayan waxay ogayhin in Rer yar ka dhashen oo ay heeli Karin. Farmaajo wuxu raba in uu xildhibanada gata sidu hori u gataay. Xassan sharif wuxu ogtahay in uu rerkiisa xasan doranayan oo cod heeleynin.
DANI Wu raba lakin xassan Sheikh bu ku xujeyniya. WUXU raba in dowlaada wax Laga siya.
Abdirahman wuxu raba in xila siya wuna ogayhy in dadweynaha doraneynin uu hori dalka bada u gataay.
Cabdirahman cabdishakur legend wallabi waxbadan soo joogay.
WAR CCSH XATAA HADII TEENDHO LA AADO ADIGA QEYRE SHARIIF HA SUGINA COD HAWIYE XAARAAN BEY IDINKA TAHAY
Hhh waa runtaa
Xamar oo doorasho qof iyo cod ka dhacdo waaa wax aan caqliga galayn waar hawiyow caqli yeesha
Weey ka dhicee cid diidi kartaa ma jirto
@@AbdiShakur-f1s dalku xamar maaahan hadaha 😂😂😂😂
A.abdishakur Wa qabiilayaste afka ka nool ninka wxaaso khlada samyanayay boqolka safar baabainta ciidanki ayu ku leyahay Mature bu ahaa madaxwaynuhu inta wxy ka tahay duligan Xabiibul Malayiin Kala level dhig lkn mrky runta timaado inay ummadani u taliso o doorato Madaxda Suuqisi ayu ku noqon meel kuma laha dadkan o kle siyaasad
ANAGAA DIYAAR U AH ILAA AY BES DHAHAAN XASAN IYO XAMSE (QUUSO)
adigu maxaad tahay dhulxir ah mahaaysataa ina amioonoow adoo lagu ilasliyo oo shabaab gurigaaga haaystk xagaad ka codaayn daneee
Guul guul madaxweyne xasan shiiq dalxureeye jir oo joog inti neceb waa shabaab iyo daba dhilif etoopiya🇸🇴❤❤
kkkkkkkk dal xaraashe xabasloqote xaguu xoreeyay dhulkii abgaal baa shabaab haaystaaye beeni raad maleh ilma amisoonoow
😂
Wareeysigaan waxa uu ahaa xili hore waxa uu sii sheegay in eeysan wada socon doonin xasan Shiikh iyo 4 dawlad goboleed oo Jubaland oo kabaxday shirkii madasha maanta kamid ahaayd waana rumoowday
A. Shakur waa mooryaan weeyn oo hadda iska dhigaya nin daacad wadanka u ah
CC shakurow waxaa la yiri qooro wax ma dhabaan quruna kama tagaan ma awalbaa jago heleysaan maa iska aamustid
Wareeysigan. Mar. Hore sowma. Aheen
Waa ninkii wadada carada kujaray ciidan dhigtay oo dhahay derbiga ayaan ugu galeenaa. Peace aan nahay beentaa yuu usheegaa
❤️🇸🇴💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽❤️
Gurguurte shaydaaan ayaa habeenkii uwarama
Wadanka Rag afka ka hadlo ayaa ku batey.🇸🇴😢😭 aduunka hore ayuu u marey. Rag lacag soo qaatey ayaa madexweyne lala shaqeyn dib ka ka daaya Nin kasto halaga sugo 😢 intey jidadka, school lada la dhiso shaqo loo abuuro dhalin yarada
Aftahan halleel”og Haddalka meesha uukajirro qabiir aan latacajubaaa tahay adeerkey
Madaxweynaha waxa loodortay inuu wadanka asaga maamulo marka idinka mucaaradka indhaha lee wax kafiiriya cid idiin dooratay ama wax idiinka weydineyso wadan kaan malaha edab yeesha
Mucaarad iska Ahaada baa leedahay maxey Mucaarad ku yihiin Ruuxii Siyaasadiisa xumaato waa laga Eryaa Hadey Doonana Maxkamad yaa lageena kawaran hee ma jirto indhaha wax laga fiirsado ma dheceeso inta ku biyo cab
Guul dalxureeye❤
Xasan sh xasaanad malahan maadaama uu tuuray dastuurkii lagu doortay dalka wuu ku ciyaaray xasan waa xasan waana tuug
TALO HADAAD LEEDIHIIN 34SANO DHIBKAAN KUMA JIRNEEN SIIBA LUGOOYADA DALKA WAA KUWIINA HAWIYE WAANA IDIN NACNEY XASAN IYO XAMSE AYAAN TALADA U DHIIBANEY MEESHEY NA DHIGAAN AYAANA RAALÌ KU NAHAY CAACNA UMA BAAHNIN
Cuqdad hawiye ku hayo alha ku cafiyo
Dalka 5 beelood oo waaweyn baa wada leh Waalagu Qaldamay Adeer Hassan sheikh
Xasan shiiq guul🇸🇴❤
WARKU FILNE WAABA FIICAN TAHAY HADAAD WARLEE KU JIRTO OO AADAN WARMO KALE WADAN OO AADAN NOO HANJABEEN SIDA SHARIIF
Ninkaan waa siyaasi buuxa wllhi afkaartisa waakuwo cajiba
Mucaarad hawiyaa
Kan wuxuu u xiisay xabdii farmaajo waana mooryaan aan alla ka baqin doonayana inuu wadanka fowda iyo rabshada ka dhacaan si uu wax u dhaco allow naga qaba kan iyo kuwa la midka ah sida qeyre iyo shariif madaxweyne ju sheegii garoowe looga talin jidhay
Dee runta ayuu shekaya
waxa rabtan in lafasbiilmo wale waxan wadankey dhiib utahay idinkan midin suurtobi doonto intad danta shaqsiga kahor marinesan tan garka
Aad iyo aad
Mooryaanimada miyaa halgan u taqaanaa baddii baa kugu maqan
Bad ninkan laguma haayo Calaa Kuli Xaal warka hada jiro ka hadal Xildhiban Ccw Xaqiiqduu ka hadlay
Tuugi bada gatay 😮
“FARAMAAJO waa MAREEXAAN” kii idiin lahaa markaad ku mudaharaadaysay Xil baa saas lagu siiyee, C/C/Shakuurow Xasan ma jago fiican buu kuu diiday?
🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏 yaaa kataliyey soomaaliya 🐃🐃🐃🐃🐃🐃🐃🐃🐃🐃🐃🐃🐃
Abgaal
Madaxweynuhu ma wuxu modayay aqalkisa uu xukunka si jooga ayu raba
Manta africa dhibatadasa inagu haysata
Aawe. Banaanbaxyadii aawey balaayo qaran maxaad xasan shiiq ugu kiciwaayeen
Kkkk guri ba oow yaa ku leh markii hore yaa lagu khaldamay xasan ha burburiyo oo reer iskugu diro ileeyn waa dhaqankiisiiye 🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏
Ninkaan waa khabiir aan layaabay sida oow siyaasada usaadaaliyo
Kawara dhalin yRadii kabaha lagu aasay xoolo
Walaalkeey warkaada wuu cad yahay
War heedhe ina abdishakuuroow wadanka lug heynta kadaaya, war Trump asoo wax qaribay ayaa hada wadanka lugta looma qaban, dhalinta waa daaleen ee rabi ka baqa ragiinaan uun uga dhagantahay mar uun madaxweyne idhaha, subxaanalaah
A A W 192 AA WISIL KA TIMID SUDAN AA 6 BIL KU MAQNEYD HA ISKA DHIGIN SIYAASI 14 COD WELIGAA MA DHAAFIN 2012 -2022 QOF IYO COD CID KUGU DOORANEYSO MAJIRTO DIFAAC ADAG ISKA SII GAL WAXAA KUU HUBAA MUQDISHO INAA KA QAXEYSO WALEE
Federalka waa idinka diidane nimankan somalida kii kursiga koraaba inuu ka kaco yeeli mayo cashar ha idin noqoto 😂😂maryooley
Mooryaan foodada ayuu Ku faraxsan'yahay
In cunaqabateen hubka la,idiinka qaado,dayn cafin,inaad hesheen ciidan alshabaab lagu jabiyo Farmaajaa idiin soo shaqay ee adinkana ku xaara,hawiyoow
Wiil hiiraan
Inaa doowlad helno raali kama ahan
Been badanaa . Ma Baarlamaan ku sheegga maanta jooga markii ay codaynaayeen ayaan Lacag iyo Musuq maasuq codkooda siisan. Si ka soo horjeedda Islaamnimada iyo Damiirka Waddaninimo. Ma shisheeye iyo Caddaladdaro ayaan lugu dooran Xassan shiikh. Kidaab
Konton sano kani ma beesha caalamka ayuunbuu ka hadli
Dacda kama take waligaaba baqbaqlee waa laga guuray teenfhada afisyooni. Ee qaaylo yeeyku dilin
😂😂😂😂😂😂😂 isaga lee guryaha noogu soo dhacaayey
Magafe Mooryaan culusow hogaamiye kooxeedka xaafada kaaraan iyo bahaa'inkiisa meesha ay gaaraan aan aragno
Tuugi bada gatay 😮
Xasan dal xaraashe qabyaaladi ku qaaday kuma dhigto dalka waa laga badbaadin tuugta
Ccshakur waa wadani runta qeexo.
Gadk daa ya fadhlan.
Warkan waa mar hore
Inuu muqdisho madaxweyne u noqdo ayuu doonayaa taasaana idiin fiican waayo beentii waa laga daalay nimaan muqdisho xukumin oo sheeganaya inuu soomaaliya madaxweyne u yahay been kawayni ma jirto
Soomaali caqli leeyihiin way iska kiin qaban lahaayeen,maalin kasta nin qabtaa ma maamuli karo waa lagu kacaa,marka ha lays daba wareego waxaan soo socota dawlad la,aan iyo dawlad goboleedyo kuwa raba inay ethopia raacaan iyo kuwo kale raba inay wadamo raaceen,iska fadhiya oo tuugtan isoo urursatay wadanka ha lagu fiirsado.
Caqliga hawiye😂
Xassan Sheikh waa ogyahay in aan cidna Ku dooranayn qof IYO cod ee maxay tahay sababta UU ugu dhegenyahay doorasho qof IYO cod wax kale ma aha ee waa mudo kororsi
Sidii aad farmaaji ugu mudaaharadeen MAAD xasana u bananbaxdaan nacalaa qabyaaladi kutaal
Xassan Wax faro uguma jiraa wuxuu qaaaday wadadii farmaajo kopi.
Bal u fiirso waxaa kuu cadaaneysa inaaney meeshaa dawladi kahirin waayo waa muran iyo beesha caalamka waxaasey aamin sanyihiin waaxaaney dadkooda usheegaan dawlad ayeynu nahey waa dad kunool been musuqmaasuq iyo maamulo kala xidhan mid mid ugudbi karaa majiro
CC.shakuur Warsame waa nin caqli badan Rayzul wazaaraha dalka ama madaxwaynaha dalka waa inuu noqdaa !!!!???
Xasan doqon waa lagu sirmay ????
Abdirahman, waxaan qabaa in Madaxweynaha uu saxan yahay sida uu u sheegayo, laakiin waxaanan garan karin, adiga waxaa lagaa rabaa in talo aad soo jeedisid, laakiin adiga iyo sh shariif, waxaan qabnaa in aad mucaad tahay mana soo baxeysaan ee maxaad u dagaalameysaan. Hana istaahilinna, waana iga talo.
Laakiin, dad kale ayaad u doodeysaan oo aan waxdani aheyn.
Cc Shakur sick tahay Alaha ku caafiyo no more teendho💣👎🏻👎🏻
,nimanka siyasiyinta waxan idin sheegaya xasan wuxu qaba karo waa qabtaye buundadan kala maseerka idinkana madhaafi doontan
Waryaa naga aamusiya waxmatarahaan waashay
Teendho dambe tuugada lagama yeelaayo
Shacabka soomaaliyeed qof ka xigi doono inoo wax doorto majiro
Teendho tuugada aa ku qaraabato
Xge shacab waxku doran karan
@@nucmannucman-wc6ji dhulka korkiisa ee wax ku dooranaayaan
Doorasho cirka lagama dhigo
Hadaa kawadid wadanka dhan xur ma'ahan
Jawaabta waa: buunka qiyaamo markii layeeriyo kadib maa doorasho la aadaa
Intii wax dooran karto aa wax dooraneeso
Oday yaa dhahay wax dooro
Odayaasha ma shacabkee ka fiican yihiin
@@xoogaggawaddaniyiintasoomaaliy wadanku ma xamar baaa 😂 deee riyo ku jir teedhadiiiiiii weeeye diida ama yeeela
Kan waa wariye mooryan afsomalig ba ku dhib ah inu ku Hadlo wa ciyaal weero
Xasan centaralized bu raba shaqadiii siyad bare 😂 lkn yàaa ka yeelaya banadir qaraxley hku deeqdo xasanooooow iny dunto balan ah o 91dii lgu laabto marnba 😂😂😂
cabdiraxmanow maxa laguu dooran wayay birina lagu dooran mayo waxad kuli waxad tihin aqabada wadankan heesta
Kkkk
Waxaa layabaa Madaxweyne dadkiise kuwa dhintay & kuwa dhuulba aan oo nixin,,oo ka sugayo iney doortan
Isagoo dhulkii ka sarayo reer aa khiratkii soo fagayo see wax oo rabaa.
Yaab yaab waa yaab
Somaliya waa midoobee Insha allaah
Ninkaan warkiisa waa cadyahay, waana xaqiiq.
Guul daaroorood
maangaab cilan😡
Asc.
War Xassan Shiikh ma aha Madaxweeyne ee waa dagaal ogoge Jabhad ah.
hasan shalay ayuu diiday manta xagee loo mara dictator aan ilka lahan
C cabdi shakuur ayaad dooranlahaydeen reer koon fureedoow
Been badana kan so adigi maleshiyo Hg moryan wareraray Mudane Farmaajo kuna hesayay Farmaajo wa Mareexan
Beenaale mooryaan ah Xasan Lugwaraabe waaba ka sii daranyahay.
Waligiis doorasho ayuu udoodaayey waligeey ma arkin isagoo danaha shacabka u hadlaayo noocaan oo badan ayaa lagu leeyahay siyaasiyiin lagu sheegayaa war xasan sheq askari dagaal.ku qaadaayo ma jiree haku riyoonina ciidamada waa yaqaanin shaqsiga dalka anfacaayo😂😂😂
Caqliyad MUCAARADID oo kaliya waa waxa iiga soo baxay C/maan C/shakuur Warsame.
XASAN MUNAAFIQ TEENDHADA XALALE YAA NOO BALAN AH LUGTA AYAA LA JIIDAA INSHAA ALLAH CC.SHAKUR ADIGA AYAA MADAXWEYNAHA NOQONEYSID
Hoyada teendhada haluwaso
@@yusufabdimohamed3101
Siilka hooyadaa futada madooweed wase
@@yusufabdimohamed3101
Siilki hooyadaa futada madooweed wase
Farmaajihii uu ka baqaayey ayuu ushaqeeyaa😂😂😂

😂😂😂❤