Dhulkaa janno jiifta iyo meelaha laga kiciyaba ha la magaaleeyo oo ha la dego. Qurba joogay waa in aad dhisataan dhulalkaas oo dib loogu soo noqdaa dalka oo la maal gashadaa in sha Allah.
Masiibo ha dhacdo !! Maanta rag - Badan oo magac leh bay laayeen ‘ Allaha u naxariisto intii ku Dhimatay !! ileyn Cimraan laakaha Waa Reer Bari Asal Ah ❤ Tuulooyinka ‘Aad tirinayso!
War cimran sida aad dhulka u tilmameeyso oo aad u kala taqaan baaba yaab leh taloow ma waxarahad ku raaci jirtay tani dhul aqoon kabadane waa iga kaftan cimran puntland weey isku tashatay illahayna talaadey saarten guushuna kaabigey u saraan tahay insha allah
Xassan Sheikh daad anaa ogu xigo anigna homeless uu naga dhigay walax aan ku difaaco mahayo illhay Somalia 🇸🇴 ha u gargaro gull Reer Puntland 🙌
PUNTLAND guul iyo gobanimo ❤❤❤❤❤❤❤❤
Dhulkaa janno jiifta iyo meelaha laga kiciyaba ha la magaaleeyo oo ha la dego. Qurba joogay waa in aad dhisataan dhulalkaas oo dib loogu soo noqdaa dalka oo la maal gashadaa in sha Allah.
Thank you🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤❤❤xasan sheekh naftiisa wax matarayo cid kale iska daa
Mashaal Allaah Guul guul guul guul VIVA puntland VIVA Puntland Guuuuuuuuuuuuuuuul Puntland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️💯💯💯💯🙏🙏🙏🙏
Guuleysta reer puntland 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
GUUL GUUL PUNTILAND ILLAAHAY GUUSHA HA SIIYO GEESIYAASHA XAQ U DIRIRKA AH EE PUNTILAND GUUL GUUL IYO GOBANIMO PUNTILAND 👍👍👍👍💯💯💯💪💪🌟🌟🌟🌟🌟💪💪💪💯👍🌟🌟
Manshalah Guul gesiyasha ciidanka puntland republic💪💪💪💪❤️❤️❤️❤️🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱 oo turmasale buud iyo karbaash kala dul dhacey doofada nijasta wasada daacish
Guul Guul PUNTLAND✊✊🇸🇱🇸🇱⚔️⚔️⚔️❤️❤️
asc budlan illaaha cadawgeda caziiz idhaha allaha tiro meelay jooganba aamiin 🤲🤲❤❤🥰🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤❤❤❤🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤❤❤❤❤❤🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤❤❤
Laakaha waan ku salamay waa abwaan siciid oo buntland gabay dhiiri gaalin ah kurab istaagay gabay geesinimada reer buntland shacaab iyo dawlaad ciidaanka geesiyasha buntland o ah libaaxyaada ah guul guul guul iyo gacmaa buuxaa gullestaa reer toolkayow baan leeyahay toolku Haa guulleyso
Alxamdulillaah illaahay dhaawacooda illaahay ha u sahlo dhaawaca rabi haka bogsiiyo
Isha allah guuuuuuul puntland 🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤️❤️❤️😍😍👈
Subxaanallaah. War Cawaankaan aad Xasan kusheegeyso isagaa daacish ah. Waa munaafaq aamusan
Masha Allah puntland❤❤❤❤❤
General xanaano illahay haku caafiyo adiyo dhamaan ciidanka puntland ❤
Guul geesiyada xaaq udeerka puntland guul
Masha Allah Tabaarakallah Guul Puntland insha Allah ❤❤❤
Asc walaal cimraan puntland guul iyo gobanimo
Mansha allaaah guuul Ciiiidankeenooow guuullleysta cadooowgiiina allaha jabshooooooo cimraanooow noooloooow
Masha allh ilaahaw noo xiifdi oo guul gaarsi ciidamadeena
Masiibo ha dhacdo !! Maanta rag -
Badan oo magac leh bay laayeen ‘
Allaha u naxariisto intii ku Dhimatay !! ileyn Cimraan laakaha
Waa Reer Bari Asal Ah ❤ Tuulooyinka ‘Aad tirinayso!
أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا طيبا مباركا فيه 🎉🎉🎉💚💚💚❤️❤️❤️💚💚💚❤️❤️❤️💚💚💚
❤❤❤❤❤❤❤🦋🦋🦋🦋🦋🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🏕🏕🏕🏕🏆🏆🏆🏆🌹🌹🌹🌹⚘️⚘️⚘️⚘️🌹🌹🌹
ciidama Qaranka puntland markay tir tiraan cadowga haloo geeyo makiinadaha dahabka lagu baaro si ay dhulkooda ugu ceeshaan✅
🇸🇴❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🎉🎉🎉
Taliyaha alaha caafiyo nabar xaq darro alaha uga dhigo 🤲🏻
Allaha noowada caafiyo aamiin🤲🤲
Laa illaha illah masiima somaliya ku habaatay
Guuleyso cimraan wall🎉🎉🎉🎉🎉
Kitaaabkuuuuu u dhaarteey ummadda Somaliyeed kitaaabkaaaa qaban insha alllaaaah
Mooqdisho hala bedello Caasimada Somalia, Galkacayo Caasimada Somalia halaga dhigo
Manshallah Manshallah Guul iyo gobonimo ciidank punltand
SCW SCW SCW IAllah Gesiyada Puntlaand waa eey guleysanayaan kuwa dhinta waa Shahid.Cadowga khawarijta Qaraxyada in eey dhulka iyo iyaga kuwa lashaqeya ery kuxiraan waa tusale ah Awoodooda iyo khiyanada lagu soo tababaray.
💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw
Maqamka muqdisho raadi waa sax
Allow cadawga khawaarijta ah ee nagu soo duulay naga qabo ciidankeenna allow guusha u hibee pun
Salallahu calayhi wasalam
Wll ninkan xassan dhiiqo wa qabiiliiste dal iyo dad mayaqan non baahan gob maha
miqaamkii muqdisho kamaqan ee loo raadinayo muxuu yahay??? 🤔🤔🤔 muqdisho ayadaaba somaliya oo dhan xaqeediii cuntey ooo waxay liqdo mooyaane wax soo dhaafa ma jiraan😢😢😢
Guul Puntland
Miinooyinka puntland ku asaan waxaa soo gadey ina cabdirashiid oo yamen laga keenaya .asaga faan gaereya
Guuul iyo Goobanimo inshalha
Illahay umada ku dhaafi xassan biiq
GUUL GUUL IYO GOBANIMO PUNTILAND ILLAAHAY GUUSHA HASIIYO GEESIYAASHA XAQ U DIRIRKA AH EE PUNTILAND
GUUL GUUL IYO GOBANIMO ❤❤🌟🌟🌟🌟🌟🌟🌟💪💪💪💪💪💪💪💪👍👍👍👍👍👍💯💯💯
waa sax inaan lasoo bandhigin✅ ciqaabta ay mudan yihiin hala mariyo 😡😡 hadal yariyo howl adag👍🙏
❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Inshallah
Inshallah we win
War cimran sida aad dhulka u tilmameeyso oo aad u kala taqaan baaba yaab leh taloow ma waxarahad ku raaci jirtay tani dhul aqoon kabadane waa iga kaftan cimran puntland weey isku tashatay illahayna talaadey saarten guushuna kaabigey u saraan tahay insha allah
Guul iyo gobonimo
Ridwaanow nin talin jirin haduu taliyo shacab allaah ayaa umaqan
Tuurmasaale, togag iyo wixii
Tarraja dheer yaallay
Tagoog iyo talaa lagu hantiyey
Toogashiyo shiishe
Hiirtii horaan tiigsadoon
Turuqnay guushiiye
Toolmoone calankeenni baan Taabnay madashaase
Ilahay ha boga dhayo dhamman halyeyadas ilahay ha ku guleeyo howsha ay u hayan dalkoda iyo dalkoda
Baraa binu maalig radiyalaahu buu ahaa saxiibigii laguturay beerta oofuray albabka reer bani xaniifa muselama kuwi racsanaa
Waa Dameer aad u liita
Illhay haka dul qaado waxan an waxaba reebayn nayn masiibo illahayow waxba ma reebine u rubada u goaa muxuu dadki iyo dalkibabaabitey ninkani cidkasto wadanka cadow ku ah wuu so dhowaystay wax matare meel buu joga
Idoorkii usheeg wa ku ii laha fuaad wa dhintay
Nedel weye xasan
Cimraanaw Xasan iska daa ha ku dambaabin. Waxan ku dhihi lahaa wax xun iyo wax fican haka sheegin
Xasan tuug asagaa argagixiso ah.
Argagixisadi dab ifaaya iyo maku shiday alaab 😂
Maqaamka muqdisho waa capital of somalia there is no way maqaam kale caasimadii umadda weeye maxay tahay maqaamka ka sareeya
Adi maxaad dadkaan u leefleefe marwalba, ma aragtid miyaa sideey dadkaaga u galaan, seey u cunsuriyeeyaan. caruurtiina kufsadaan. waliba wiil aad adeer utahay ka midyahay, cadaaladna aadan weli helin. Raga Madhibaan gabdhaha dhaama wlhi. adi shaqsiyan magacii xumaa waad u qalantaa
🤣🤣😂😂 Propagaandadaan badan iyo beenta cad waan la yaabaa, maalinwalba laleeyahay 305 saldhig baan qabsanay. Daacishka meesha jooga 1000 wa ka tira yaryihiin 2 melood cidlaa ku koobanyihiin, 2 maalmood lasoo afjari karaa laakiin waxaan waa wax siyaasad, been ityo propaganda ku saabsan
Madaxwenah qofki difaco waa qabiin garanay adigu kuwaan maxad ku tagertay wayo adigu matihide mase ayaga ayaad ku noqonesa wax noshey sxb adigon xanaqin
Asagu waa reer Putland dagaan kaas buu kasoo jeedaa ka ab ka ab, Waxa uuna ka sheekeynayaa wax umada dhan wada sheegayaan asaga maxaa kaaga uray
WLL QAALI ALLAAH BAA IIDHALIYAY DHULKAAS ANIGAANA LEH CIDI IGAMA LAHA ANAA LEH