Jaarkayga - Episode 1 - Kalluun

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 378

  • @carabotawa
    @carabotawa 3 ปีที่แล้ว +106

    "Musqusha lagama dhex hadlo haddii kale jin kugalaa" Hoyada ama Abaha hadduu sidaas kugu cabsii jiray Like isaar

    • @adminmin2328
      @adminmin2328 3 ปีที่แล้ว

      Wlhi wa ruun xita music iyan kudex dagaysta marmar...ee wa sheko somali😅🤣😂

    • @ZakAli9904
      @ZakAli9904 3 ปีที่แล้ว

      @@adminmin2328 walaal sheeko somali ma ahan, balse waa sax oo arin aan fiicneen in lagu dhex hadlo musqusha oo malaa'igta ayuu ku nacladeesa.

    • @asmaabdi5772
      @asmaabdi5772 3 ปีที่แล้ว

      @@ZakAli9904 wzas0

  • @madipadabalofficial
    @madipadabalofficial 3 ปีที่แล้ว +143

    Waxan sugnaba wa reaction ka arimehena, iyo darisle abdi
    From Ethiopia 🇪🇹

    • @qacqac2985
      @qacqac2985 3 ปีที่แล้ว

      Halkee ka joogtaa Ethiopia wall

    • @qadanmubarik497
      @qadanmubarik497 3 ปีที่แล้ว

      Hadii aad ubahantay inad quranka baratid AMA ciyaalka kubartaan adoo gurigaga jooga nagala soo xidhiidh WhatsApp number 9963545

    • @madipadabalofficial
      @madipadabalofficial 3 ปีที่แล้ว +1

      @@qacqac2985 ha wllo

    • @madipadabalofficial
      @madipadabalofficial 3 ปีที่แล้ว

      @@qacqac2985 dire dawa

    • @sakariyecabdi6730
      @sakariyecabdi6730 3 ปีที่แล้ว

      @@madipadabalofficial dire dawe soo Somalia kama tirsanoo

  • @mambuuqzoria29
    @mambuuqzoria29 3 ปีที่แล้ว +13

    Illaahow naag la'aan hana dhigin. Suuliga Markey biyaha kaa go'an ama wax kale u bahatid ayada lee u wacee. ❤❤❤❤

  • @inacumar170
    @inacumar170 3 ปีที่แล้ว +26

    Wn idinsalmy re jabutiyaw inader FROM SOMALILAND 👋❤

  • @saacidclaahi2155
    @saacidclaahi2155 3 ปีที่แล้ว +10

    Reer jabuuti wan idin wata wlle cadawgena ma liibaano 🇩🇯🇩🇯

  • @hassanozofficial1589
    @hassanozofficial1589 3 ปีที่แล้ว +39

    REER HABUUTI TAAGEERO BUUUXDA WLLHI ✌🙌

  • @sawdamahamed7352
    @sawdamahamed7352 3 ปีที่แล้ว +8

    Waxaan aheY taageerayaashiina Rer burco aad iyo aad u jecelahay videoshiina 💋😍😍🤩😘

  • @zegtaba9680
    @zegtaba9680 3 ปีที่แล้ว +5

    Reer djbti wad idi jecalhy hore socda inta kale so waada ❤❤❤❤❤❤🥰🥰

  • @issirahmed4887
    @issirahmed4887 3 ปีที่แล้ว +19

    Buuti Tv is numbre one vraiment🤣🙏

  • @habsamouse5994
    @habsamouse5994 3 ปีที่แล้ว +19

    Wlhi waa daacad qosol kulaah sankay been ma sheego yaa huu dheh 😂😂😂

  • @sadaamuk1210
    @sadaamuk1210 3 ปีที่แล้ว +15

    First view like 👍 ha ilaa dhaafina la idinku dhufaye 😂

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta 3 ปีที่แล้ว +23

    jecliya lahjada reer jabuuti ee afsomaliga,💙💚💛 allaha idin dhooro dadkeegoow
    from somalia

    • @farhanamoudmedia6262
      @farhanamoudmedia6262 3 ปีที่แล้ว +1

      Wiilka timaha weyn wa canfari reer jabuti afsomali bartey lakin maha somalidi jabuti sidasi bey lahjadisu u adag tahay bro

    • @ismailhusienaliruicosta
      @ismailhusienaliruicosta 3 ปีที่แล้ว +2

      @@farhanamoudmedia6262 haa bro waa dareemay

    • @fahimahassan9252
      @fahimahassan9252 3 ปีที่แล้ว +2

      Amine mahasanid sidokale reer somali Ilahay hani dhawro from jabuuti

    • @ismailhusienaliruicosta
      @ismailhusienaliruicosta 3 ปีที่แล้ว

      @@fahimahassan9252 Ameeen

  • @zerpwron8696
    @zerpwron8696 3 ปีที่แล้ว +84

    Hahaha I love your videos😂❤️❤️

    • @mounadhimbiil
      @mounadhimbiil 3 ปีที่แล้ว

      Wa Taaxo tiger

    • @oumumoukbal3499
      @oumumoukbal3499 3 ปีที่แล้ว

      X

    • @qadanmubarik497
      @qadanmubarik497 3 ปีที่แล้ว

      Hadii aad ubahantay inad quranka baratid AMA ciyaalka kubartaan adoo gurigaga jooga nagala soo xidhiidh WhatsApp number 9963545

    • @hannad879
      @hannad879 3 ปีที่แล้ว

      @@mounadhimbiil 😂😂

    • @aminaahmed8836
      @aminaahmed8836 3 ปีที่แล้ว

      ❤️🇸🇴😍🤣😉🐱🐈🐯

  • @ayanibrhim8226
    @ayanibrhim8226 3 ปีที่แล้ว +4

    Canaha wale karineya 😂😂😂😂😂😅
    Ma cana la kariya kulaha 😂😅 wayyyo jsuis morte

  • @hersidaher1588
    @hersidaher1588 3 ปีที่แล้ว +3

    🤣🤣🤣 bravo buuti tv on attend d'autre comédie horey u soocoda

  • @yusufabdiyusuf1129
    @yusufabdiyusuf1129 3 ปีที่แล้ว +16

    Ilhy haku xiftiyo hadaad subscribe isaarto 1k igaarsiiya thnkz reer jabuuti

  • @alonecooker8306
    @alonecooker8306 3 ปีที่แล้ว +2

    Hello chuis le premier à voir

  • @Amii395
    @Amii395 3 ปีที่แล้ว +2

    Walhy waa funy reer jabuuti mashallh walhy Somali jabuuti horay usocda

  • @kowsar39
    @kowsar39 3 ปีที่แล้ว +2

    qosol iga badan kkkkkk🤪🇸🇴🇩🇯💯❤️

  • @amalabdirisakhussein8680
    @amalabdirisakhussein8680 3 ปีที่แล้ว

    Wow caadi matihidin butitv horey usocda lahjadiina aadey umacdahay

  • @JugeQaaraamiMusic
    @JugeQaaraamiMusic 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa dhalinyaro dhaqankii Soomaaliyeed nooleeyay ee subscribeka ugu dadaala👍❤

  • @hinndamohamed2544
    @hinndamohamed2544 3 ปีที่แล้ว +1

    Way qosol iguma hadhin😂😂😂 love you Djibouti♥️

  • @zaki_sulup8519
    @zaki_sulup8519 3 ปีที่แล้ว +3

    Waan idin wataa nio waad iga daacad qoslisan wllhi😎 from burao ✌😂😂😂😂😂😂

  • @benaden5530
    @benaden5530 3 ปีที่แล้ว +3

    BUuTi Television c'est la première chaine de la Jeunesse !!!

  • @habonhousseinhabon5988
    @habonhousseinhabon5988 3 ปีที่แล้ว +11

    Bien joué yi amouni🥰❤😅

  • @iamlilzayn2554
    @iamlilzayn2554 3 ปีที่แล้ว +5

    bouti tv keep going markasta Naga qosliyaN kaal iyo lsap

  • @abdallahchakir5504
    @abdallahchakir5504 3 ปีที่แล้ว +3

    I love reer jibuuti🇩🇯😂😂😂😂

  • @hafsaomar5501
    @hafsaomar5501 3 ปีที่แล้ว +12

    Trop fort juste pour plaisante "mahad tu a oublié de saluer ton voisin " la raison pour la quel il ne voulait pas partager le poisson😅 avec toi je pense 😂

    • @zhaktaman3000
      @zhaktaman3000 3 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhhhh

    • @asadtiger3774
      @asadtiger3774 2 ปีที่แล้ว

      ASAD TIEGER l have to fantastik mahad et houmad

  • @Najmabdullahii
    @Najmabdullahii 3 ปีที่แล้ว +8

    😂😂😂😂😂from arimaheena family

  • @abdirahmanabdi3613
    @abdirahmanabdi3613 3 ปีที่แล้ว +4

    Continue ❤️💙❤️💯💯💚

  • @halimomed226
    @halimomed226 3 ปีที่แล้ว

    masha allh reer jbuuti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @Ahlanchannel1
    @Ahlanchannel1 3 ปีที่แล้ว +4

    Frist Viewer M.a

  • @Khadra-xm4sq
    @Khadra-xm4sq ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤❤❤

    • @Khadra-xm4sq
      @Khadra-xm4sq ปีที่แล้ว +1

      sax 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @alimohamed-kf1gh
    @alimohamed-kf1gh 3 ปีที่แล้ว +2

    Buti tv c'et vraiment exccellent la realite d'une vrai vie

  • @niciimaabdiraxman4558
    @niciimaabdiraxman4558 3 ปีที่แล้ว

    Rag Qaaliya tabayaa naiman Abdi Rami I yo. Omar kusooo dara kuwa danbe😍😍😍😍🥰🥰🥰🥰

  • @hallyosman7414
    @hallyosman7414 3 ปีที่แล้ว +2

    Faslan noosobadiya we love you guys so funny pls make more videos for use thanks🙏😂

  • @fatimabdulrahman9536
    @fatimabdulrahman9536 3 ปีที่แล้ว +1

    Bismilah ma jiro😂❤️❤️❤️❤️

  • @faysalaxmed6741
    @faysalaxmed6741 3 ปีที่แล้ว

    inan reer Jabuutiya Ma idinku jirtaa waan ku haystaa hablaha luuqadoodee

    • @Umutaqiya
      @Umutaqiya 8 หลายเดือนก่อน

      Haaa

  • @abdidahir9365
    @abdidahir9365 3 ปีที่แล้ว

    😄😄😄😄Djibouti 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🦶👍😄🇸🇴🇸🇴❤a

  • @abdiwakiildek8915
    @abdiwakiildek8915 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa kanaal ama TH-cam cusub oo faafiya diinta Islaamaka qeybaheeda kala duwan sida muxaadirooyinka dhiirigalinta ah su'aalaha diiniga ah iyo casharada cilmiga ku salaysan Sida Geographiga :: sidaas Aawadeed Wllo kaliyaata waxaad Nagu Taageeri kartaa subscribe iyo Fikirkaaga oo nagula Taliso.

  • @iamk3977
    @iamk3977 3 ปีที่แล้ว +10

    Dirisle reaction hadad sugeyso like saar.
    Keep going guys wa idin tagera from hargeisa

    • @dalmar199
      @dalmar199 3 ปีที่แล้ว

      maxaad ka sugi reactionka uu qof bixinaayo adba mid ka bixi deee

  • @akramvlogsfilms4904
    @akramvlogsfilms4904 3 ปีที่แล้ว +51

    Wll qali iga nax soomaali ayaan ahay SUBSCRIBE iisaara walaalayaal is

  • @kokitohassan756
    @kokitohassan756 3 ปีที่แล้ว +2

    Les gars vous êtes les meilleurs mes chers 😁😁😁😂😁

  • @dhakarologyboy1937
    @dhakarologyboy1937 3 ปีที่แล้ว +2

    Hhh wllhi fny reer jabuti idin wata from hargeisa😉🥰

  • @abdikadirfarey5394
    @abdikadirfarey5394 3 ปีที่แล้ว +1

    Alle qudursanaa 😀😀 waa dhaqan xun tani

  • @mameboos8432
    @mameboos8432 3 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂ree Djabouti caadi maha
    Waan idin wadana legends

  • @nasirhassan4210
    @nasirhassan4210 3 ปีที่แล้ว +9

    1:27 aday kuu taalaa kkkkkkkkkkk shidanaaba shidan

  • @IM-zy2zk
    @IM-zy2zk 3 ปีที่แล้ว

    Hahah walahi wan ka helay noosoo badiya

  • @deqayazinofficial8753
    @deqayazinofficial8753 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah hormar wacan insha allaah aboowe qali

  • @azedamiir757
    @azedamiir757 3 ปีที่แล้ว +2

    Keep going mon pays 😘🇩🇯🇩🇯💕

  • @Daadir_updulhi1
    @Daadir_updulhi1 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa iga qosliseen 👍

  • @kadidjayoussoufdirir5345
    @kadidjayoussoufdirir5345 3 ปีที่แล้ว +1

    Mossa bileh nous manque !!! Un grant homme et le meilleur !!!

  • @mouminrayo9288
    @mouminrayo9288 3 ปีที่แล้ว +3

    Vous gérez les gars bravos 💪💥

  • @bakarushervevo663
    @bakarushervevo663 3 ปีที่แล้ว +3

    😂🤣😂🤣 naa xaliimooy ninka biyahaad siisay wxay 😂🤣😂🤣

  • @asiaayman6744
    @asiaayman6744 3 ปีที่แล้ว +2

    Keep going reer jabouti from Burco💚💬❤

  • @sharmarkey.5165
    @sharmarkey.5165 3 ปีที่แล้ว +4

    It's too funny wlhi😂
    Thanks buuti tv

  • @Story_time1432
    @Story_time1432 3 ปีที่แล้ว +7

    Haram is Haram even if everyone is doing it. Halal is Halal even if you are the only one who's doing it.
    Therefore, don't do just because everyone does, and don't stop just because you are the only one who's doing so. ☝️

  • @rahmasindy7954
    @rahmasindy7954 3 ปีที่แล้ว +14

    Adiga ha kuso nogtoo bila facido 😅😅😂

  • @abdidahir9365
    @abdidahir9365 3 ปีที่แล้ว

    Horey usoco😄😄😄

  • @imayacin1796
    @imayacin1796 3 ปีที่แล้ว

    Keep going reer jabuti

  • @mutazmohamed7132
    @mutazmohamed7132 3 ปีที่แล้ว +1

    omg jatime buuti tv

  • @Mustafeindho879
    @Mustafeindho879 3 ปีที่แล้ว +16

    Inta arimaheen ka so daawatay Reaction ismuujiya

  • @mouhyadineadenassoweh6842
    @mouhyadineadenassoweh6842 3 ปีที่แล้ว +4

    Amoun une vraie femme Djiboutienne si tu donne rien t’auras rien abo uu sheegg 😂😂😂😂😂 chapeaux sis 👌

  • @sadaamuk1210
    @sadaamuk1210 3 ปีที่แล้ว +4

    One ☝️ 10 second baa hadhey 😂😂

  • @mahadfaycal2843
    @mahadfaycal2843 3 ปีที่แล้ว +2

    Excellent ! Vous faites du super travail, continuez ainsi !

  • @anisaumumumtaaz5478
    @anisaumumumtaaz5478 3 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkkkkk war dadkaan waa funny wlhi ninkii buuu laf dhuun gashay ku noqday🤔🤣🤣

  • @salmomuqutar5654
    @salmomuqutar5654 3 ปีที่แล้ว +2

    ana ugu horeyo🤩💫❤

  • @malpzanabdi6569
    @malpzanabdi6569 3 ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂 allohoyo ma nooli😁😁😁

  • @aminahassan8684
    @aminahassan8684 3 ปีที่แล้ว +1

    J'AI vraiment adorer ton video ❤❤❤

  • @sahraayaan6929
    @sahraayaan6929 3 ปีที่แล้ว

    Hahahahaha aan ku soo noqodo adi bila faaido kuma lahoo

  • @Wacan_aziiiz99
    @Wacan_aziiiz99 3 ปีที่แล้ว +3

    😂😂💔saxipkaY Muxumud 😭😂
    Jaboutih Wali maan wrat😓💔

  • @WadnaQabad
    @WadnaQabad 3 ปีที่แล้ว +1

    Inta reer muqdisho ah oo wllada reer jabuuti jecel
    Ismujiya dèè☝

  • @abdikaniofficial6102
    @abdikaniofficial6102 3 ปีที่แล้ว +2

    Form arimahena farta taaga 🙋

  • @omarofficial24
    @omarofficial24 3 ปีที่แล้ว +1

    Adey kuutalaa waba filim shidan😂😂😃😃

  • @aminaqaloaminaqalo8268
    @aminaqaloaminaqalo8268 3 ปีที่แล้ว

    Vivre Djibouti 🇩🇯🇩🇯

  • @mohamedfarahibrahim8647
    @mohamedfarahibrahim8647 3 ปีที่แล้ว +3

    Well done this time guys I really laughed from KIGALI

    • @djibnoeh2988
      @djibnoeh2988 3 ปีที่แล้ว +1

      Namahoro naamwe yeego 🇩🇯😂

    • @mohamedfarahibrahim8647
      @mohamedfarahibrahim8647 3 ปีที่แล้ว +1

      @@djibnoeh2988 reer jabuuti ayaan ahay sxb lakine I do speak kiniyarwanda
      C amahoro ça veux dire peace

    • @djibnoeh2988
      @djibnoeh2988 3 ปีที่แล้ว

      @@mohamedfarahibrahim8647 ah ok j'ai travaillé avec des rwandaises auxquelle j'ai appris ces quelques mots

  • @benaden5530
    @benaden5530 3 ปีที่แล้ว +13

    Tous ensemble pour tapez le J'aime et abonnez-vous sans plus tardez

  • @jamalomerosmar1425
    @jamalomerosmar1425 3 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😂😂😂 qosol iguma hadhin

  • @ahmednor2376
    @ahmednor2376 3 ปีที่แล้ว +2

    Waliga adoo Cuna daawanay makusoo uray mooji 🤣

  • @nasrinasriadaweh6982
    @nasrinasriadaweh6982 3 ปีที่แล้ว +1

    Ila iyo gurmaa aya dhaari kulul qacmaha laguso qadayay
    Waliba suuliga waa iska gala uuun

  • @wlldeeq5599
    @wlldeeq5599 3 ปีที่แล้ว +5

    Taageero buuxda 🤣😁

  • @daherhad2193
    @daherhad2193 3 ปีที่แล้ว +2

    c est tres drole les jeunes.j aime tjrs regarder votre chaine

  • @gabrielagrest9739
    @gabrielagrest9739 3 ปีที่แล้ว

    Hhhh waa heer la Gadhee

  • @Degankhadar778
    @Degankhadar778 3 ปีที่แล้ว +3

    Ck soo carar we love U💋

  • @nafisotahir9379
    @nafisotahir9379 3 ปีที่แล้ว +1

    Episode 2 plz fast 🤪😁😋

  • @habibahousseinkatihabibaho898
    @habibahousseinkatihabibaho898 3 ปีที่แล้ว +1

    J regardé mill foi 😍😍💓

  • @medowskinamso5773
    @medowskinamso5773 3 ปีที่แล้ว +7

    Amoun ✌😂 bien jouée 🔥👑

  • @Adenroblehaden
    @Adenroblehaden 2 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂😂🎉🎉🎉😅😅😅😅

  • @oaed7902
    @oaed7902 3 ปีที่แล้ว +3

    _Sooliga marka lagu jiro lama hadlo_ !
    _Sidoo kale marka cunto loo fariisto_ _hadalka waa la yareeya bisinkana waa loo qabta_
    _Tan seddexaad xishoodku waa muhiim_

    • @cherrybomb660
      @cherrybomb660 3 ปีที่แล้ว +1

      O adiga wxy kula tahey iney wxano dhani dhab tahey its acting wala matalaya wxksta run ha moodin quruxow

    • @oaed7902
      @oaed7902 3 ปีที่แล้ว

      @@cherrybomb660 dabcan waxay tuseesa dadka daawanaya dhaqanka aan leenahay dhaqanka aan leenahay waa in kagu matala wax walba

  • @hiboidriss8991
    @hiboidriss8991 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah vs êtes les meilleurs acteurs

  • @i.aliaden7431
    @i.aliaden7431 3 ปีที่แล้ว

    Hahahahhahahhahahahhaha walahi so funny

  • @yasmena5170
    @yasmena5170 3 ปีที่แล้ว +1

    Fur dee aan kula bismi, leyeee 🤣

  • @lbfficieihm7769
    @lbfficieihm7769 3 ปีที่แล้ว +1

    Telle manifique video

  • @abdivatahmahmod6226
    @abdivatahmahmod6226 3 ปีที่แล้ว +3

    First

  • @amiiraqurux5488
    @amiiraqurux5488 3 ปีที่แล้ว +2

    sankeyga been iima sheegaayo😂😂

  • @iqrocabdulahicabdi911
    @iqrocabdulahicabdi911 3 ปีที่แล้ว

    Mahad sanidin walhi aadbaad iiga qoslisaan wana idinku xiranahay from muqdisho🇸🇴

  • @farhaalifarha9284
    @farhaalifarha9284 3 ปีที่แล้ว +2

    Keep going

  • @zakiyousuf7343
    @zakiyousuf7343 3 ปีที่แล้ว +1

    Hehehe kuwan wn wataa wlh 😅

  • @chouaibhassanchouaib4972
    @chouaibhassanchouaib4972 3 ปีที่แล้ว

    Keep going guys 😅😅

  • @TiyoTV
    @TiyoTV 3 ปีที่แล้ว +3

    Hhhh waxn sugayaa iadirisle