Bandhigga VOA: Nidaamka cadaaladda iyo la xisaabtanka askarta dowladda | VOA Somali

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 พ.ค. 2024
  • Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu todobaadkan ku saabsan yahay nidaamka cadaaladda iyo la xisaabtanka askarta dowladda Soomaaliya ee dilalka u geysta dadka rayidka ah.
    Mar walba nagu xirnow
    🟠 Rukumo VOA Somali / @voasomali
    🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: / voasomali
    🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: www.voasomali.com/
    🟠 Nagala soco Facebook: / voasomali
    🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
    🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
    VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
    Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.

ความคิดเห็น • 9

  • @abdirahmanfarahfarah9753
    @abdirahmanfarahfarah9753 หลายเดือนก่อน +3

    Bbc mahadsanid

  • @khadrafarah6947
    @khadrafarah6947 หลายเดือนก่อน +1

    ماشاء الله تبارك الله اكبر كبيرا

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 หลายเดือนก่อน

    Mashallah dadk iney sharciga bartan wa muhim dowlad iney sharciga uhogasanto wa ralaba kaladabeyn iyo nabad inshallah

  • @user-gn9no8md8h
    @user-gn9no8md8h หลายเดือนก่อน +1

    xagee joogaa baliiska soomaaliyeed ee ku dhaqma ilaalinta xaqooqda shacabka dhaqanwanaaga

  • @xaajigaXaajiga
    @xaajigaXaajiga หลายเดือนก่อน

    Galaga cuntodadoaad ka warden mise waan idin quite tv iska xidha

  • @xaajigaXaajiga
    @xaajigaXaajiga หลายเดือนก่อน

    Woow codka amerika miya maanta dad muslim dantooda ka hadlayo isku xishooda

  • @M.HaredAli
    @M.HaredAli หลายเดือนก่อน

    ASC Istarlin waxa muuqata in madaxda is daafacayaan. Qofka dhibaatada loo geystay má aaminsana in uu cadalad helayo. Má haysta an awood dhaqaale ay ku horta aan maxkamadda. Soomaliya meel kasta cadaalada waxa heli Kára qof lacag leh ama beel xoog leh ka dhashay .

  • @abshirali313
    @abshirali313 หลายเดือนก่อน +1

    Gaalkacyo baan idinkala socdaa

  • @user-xr6wr8sy7s
    @user-xr6wr8sy7s หลายเดือนก่อน

    Hhhhhh. Wuu inkirayaa. Waxaa laga yaa baa in uu san ku fahmin