MABDA'A IMAANKA UGU SAREEYA ? ᴴᴰ┇ Sh. Maxamed Umal

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 58

  • @cabdiqanialcadala9307
    @cabdiqanialcadala9307 3 ปีที่แล้ว +2

    JazaakaLLAHU kheyr sheikh Mohammed Abdi Umal ALLE haku xafido 💖
    Alnasiixa media waad mahadsantihiin saad usoo diyaariseen muqaalka aad uquruxda badan 👍💯

  • @noormahamed3893
    @noormahamed3893 4 ปีที่แล้ว +7

    Towfiqdha Allaha nawafijiya

  • @shabcanquen4878
    @shabcanquen4878 4 ปีที่แล้ว +7

    Waad mahadsantihiin sheikh umal iyo janaalkab
    جزاك الله خيرا

  • @cabdirahmancabdiqadir3057
    @cabdirahmancabdiqadir3057 4 ปีที่แล้ว +10

    Qofkii ugu horeeyay ee like saara

  • @فاطمهبنتعبدالله-ك7ه
    @فاطمهبنتعبدالله-ك7ه 4 ปีที่แล้ว +3

    اللهم يامقلب القلوب ثبت قلبي علي دينك🤲

  • @yaxyemaxamed9520
    @yaxyemaxamed9520 4 ปีที่แล้ว +8

    Mashallah walaal mahadsanid❤❤💚❤

  • @abdirahmanabdikamil2946
    @abdirahmanabdikamil2946 4 ปีที่แล้ว +3

    Jazakalh sheikh mohamed umal❤

  • @hamzerashiid8042
    @hamzerashiid8042 4 ปีที่แล้ว +5

    mnsha alah wll waan taageraaa chanelka alnasiixa media

  • @kadiirmohamud8492
    @kadiirmohamud8492 4 ปีที่แล้ว

    Maacha aallah aallle haku sharfow Aammiinn yaa rabii

  • @Dawlad252
    @Dawlad252 4 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha Allah Sh. Umal Alle haku barakeeyo.

  • @anaaniyarashiid8510
    @anaaniyarashiid8510 4 ปีที่แล้ว

    Maansha allah ilaahay ha kaa ajarsiiyo

  • @wiznari7176
    @wiznari7176 4 ปีที่แล้ว +1

    Ma Amin Amin😢😢😢😢😢

  • @Seniorfarhanproduction
    @Seniorfarhanproduction 4 ปีที่แล้ว

    maanshaallah Alixsaan media shaqa wacan yaad heysan

  • @kadiirmohamud8492
    @kadiirmohamud8492 4 ปีที่แล้ว

    Jazakallah Khrya 👑❤️

  • @Caaaaanoh5639
    @Caaaaanoh5639 4 ปีที่แล้ว

    jazakalllaah sheekh umal

  • @abdiraxmanfartaagte7744
    @abdiraxmanfartaagte7744 4 ปีที่แล้ว +15

    Yaa rabbi towfiiqda nawaafaji
    Yaa rabbi nasii iimaan waasaca
    Yaa rabbi wadada toosan nagu hanuuni
    Yaa rabbi kabaal Mari #alnasiixa channel inta soo dhigto soo jarjarto iyo inta jecel wadada wanaagsan insha'allaah

  • @d.mohammed2966
    @d.mohammed2966 4 ปีที่แล้ว +2

    Allah ha idin barakeeyo cilmiigiina, caruurtiina, waqtigiina, camalkiina iyo owlaadiin. Shaqo umada Soomaaliyeeex ubahan tahy ayd heysaa.

  • @maajidasacid8128
    @maajidasacid8128 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allaah 👍

  • @واعبدربكحتييأتيكاليقين-ز8ش

    جزاك الله خيرا

  • @apdurahmannsaed801
    @apdurahmannsaed801 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh alnasiixa😍

  • @farhaanmaxamuud4492
    @farhaanmaxamuud4492 4 ปีที่แล้ว +3

    Mansha alalh

  • @maryangadid1275
    @maryangadid1275 4 ปีที่แล้ว

    mashaalah keep going bro ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤wan idin jecelhy alnasiixa

  • @akiramohamed7429
    @akiramohamed7429 4 ปีที่แล้ว +1

    Manzha Allah jazaka allah

  • @khaliilmuxamed
    @khaliilmuxamed 4 ปีที่แล้ว +4

    allahu akbar

  • @biyaankaofficial
    @biyaankaofficial 4 ปีที่แล้ว +1

    Allah kuxafido

  • @xalbacade5573
    @xalbacade5573 4 ปีที่แล้ว

    Baarakallah

  • @Milaano182
    @Milaano182 4 ปีที่แล้ว +12

    Inta Quraanku Ku Weyn Yahay Subscribe Ha Ila Dhaafin

  • @mustaphakamaal3775
    @mustaphakamaal3775 4 ปีที่แล้ว

    Mashaa allh Sheik Umal Allh Ajar lasoo koobi karin allh kasiiyo anagana Allh naga dhigo intii wadada toosan ku hanuuneen Chnnelka Al Nasiixa Media WxaaN Leeyahay Hajoojin faafinta diinta islaamka iyo muxadaararooyinka culumada soomaaliyeed Waan teegeeraya chanellkan inbadan Siiba Muxaadarooyinka Sh.Mustafa Xaaji ismaaciil Haaruun Allh Yaxfiduk iyo Sh.Mohamed Abdi Umal Iyo culumada somaliyeed Allow Noo dhawro

  • @zakizaamir2448
    @zakizaamir2448 4 ปีที่แล้ว +7

    Inta rumaysaN mabDa'a iimanka
    Isku like aan nqono

  • @maskaxbile6164
    @maskaxbile6164 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Jzk Qayr, lknse marmar kusoo dara video ka hadlaya ahlu jano iyo sido ufarxi doono uu qanci doono oo kala badbadan doono farxad darteed iyo muqaalo dulsaaran dad aad ufaraxsan Mahadsanid.

  • @cabdikarinmahamed240
    @cabdikarinmahamed240 4 ปีที่แล้ว +1

    Xafidahu laah🌍🌍🌍

  • @شعنياحمد
    @شعنياحمد 4 ปีที่แล้ว +2

    لا اله الا الله

  • @JIMCAALE__10
    @JIMCAALE__10 4 ปีที่แล้ว

    Kanaal faaido noO leH in nadan tanks wll

  • @akram6343
    @akram6343 4 ปีที่แล้ว +3

    Su,aal ayaan qabaa oo ah chanelkaan yaa maamula

  • @waayeellkaweyn8280
    @waayeellkaweyn8280 4 ปีที่แล้ว

    Ilhy ha ina soo hdeyo

  • @jecliyadalkayga3346
    @jecliyadalkayga3346 4 ปีที่แล้ว +1

    Allow culumada ka abaal mari abaalkooda

  • @xasanbuutaa2204
    @xasanbuutaa2204 4 ปีที่แล้ว

    Horay usocda

  • @tayofitness7722
    @tayofitness7722 4 ปีที่แล้ว

    Ilaahay haina ilaaliyo dhamaanten

  • @muusemohamut7088
    @muusemohamut7088 4 ปีที่แล้ว +11

    Qofkii Labaad inta Iga Danbaysa Like ta igu Qabta
    Waad Mahadsantihiin AlNasiixa Runtii Waa Chanel Kaalin Wayn Ugu Fadhiya
    Bulshada

  • @barwaaqocumar5843
    @barwaaqocumar5843 4 ปีที่แล้ว +2

    أخاف ربي

  • @arafatawale2195
    @arafatawale2195 4 ปีที่แล้ว +2

    Waa run walah😢 Rabiyow noo Dambi dhaaf

  • @aadamqaasim7096
    @aadamqaasim7096 ปีที่แล้ว

    Masha Allah walal mahad sanid

  • @jecliyadalkayga3346
    @jecliyadalkayga3346 4 ปีที่แล้ว +1

    Umal waa lipaax libaax dhalay allaha daayo

  • @abdirisaaqiidle9807
    @abdirisaaqiidle9807 4 ปีที่แล้ว

    Haa

  • @abdi2728
    @abdi2728 4 ปีที่แล้ว

    😢

  • @tayofitness7722
    @tayofitness7722 4 ปีที่แล้ว

    Wllo xage kalaso dagtaan muqaalada aad muxadarada dulsaartan

  • @mogadishuofficial6541
    @mogadishuofficial6541 4 ปีที่แล้ว +1

    Subscribe iisaara walalayaal

  • @yoonismohamoud4962
    @yoonismohamoud4962 4 ปีที่แล้ว

    #YonizYazka

  • @furahajanada1377
    @furahajanada1377 4 ปีที่แล้ว +1

    𝑴𝑨 𝑫𝑶𝑶𝑵𝑬𝒀𝑺𝑨𝑨 𝑰𝑵𝑨𝑨𝑫 𝑸𝑼𝑹'𝑨𝑨𝑵𝑲𝑨 𝑿𝑰𝑭𝑫𝑰𝑺𝑰𝑫 𝑨𝑫𝑰𝑮𝑨 𝑶𝑶 𝑮𝑼𝑹𝑰𝑮𝑨𝑨𝑮𝑨 𝑱𝑶𝑶𝑮𝑨 ??
    𝑾𝒉𝒂𝒕𝒔𝑨𝑷𝑷"𝑰𝒎𝒐"𝑺𝑲𝒚𝒑𝒆
    𝟎𝟎𝟗𝟔𝟔𝟓𝟒𝟔𝟎𝟕𝟎𝟐𝟏𝟐