Riwaayaddii Galbeed waa la xoreeyee Waarsaa gaagixisay 1978

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ก.ย. 2019
  • Riwaayadda waxa allifay Abwaan Xasan Xaaji Cabdillaahi Xasan Ganey , waxaana la dhigay habeenkii kala wareegay sannadihii 1977 iyo 1978

ความคิดเห็น • 76

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416 2 หลายเดือนก่อน

    Inanta Ay Wlaaha Ay Ahayeen xasan shakaroon bay ahayd amina may ahayeen abwaan

  • @soomaalidageeska186
    @soomaalidageeska186 4 ปีที่แล้ว +5

    Waayo waayo Alla dadkaasi nasiib badnaayaa !!!!
    Dad uurka iskaga fayaw weel wax kuwada cuna, Hal cadawna leh cadawgaasina uu ahaa wadamada haysta dhulka soomaaliyeed !!!!!
    Ilaahoow qalbiyadeena sidii ka dhig
    Aamiin

  • @jablibaax
    @jablibaax 4 ปีที่แล้ว +3

    Abwaankani si macaan oo soo jiidasho le buu uga sheekeyey riwaayadihii xasan ganay

  • @cismaandhagayare776
    @cismaandhagayare776 3 ปีที่แล้ว +5

    cumaroow wll xasan ganey qudhiisa bal isku day inaad la kulanto oo barnaamijyo inooga qabato hadaad awooddo

  • @MMohamedMHassanindhageelle
    @MMohamedMHassanindhageelle 4 ปีที่แล้ว +9

    Abwaan Saciid 'BIID' wuxuu noo dhigay riwaayaddii GALBEED WAA LA XOREEYAY EE WARSAA GAAGIXISAY. Aad ayaad isaga iyo adiguba u mahadsan tihiin, Cumarow.

  • @maasimmedia5302
    @maasimmedia5302 4 ปีที่แล้ว +8

    Awoowo waa nin xigmado badan laba jeer ayuu noogu yimi Sos Sheikh barigaan dhigan jirnay
    Shekooyinkii uu nooga sheeyay
    Waxan ka xuustaa
    1. Malyuun Naadi
    2. Labadii saaxiib midna gabdhiisii ufuray sxpkii iyo kiikale beerkaa inankiisa uu kariyay
    3. Muliyo iyo meecaad waxay ahayd sheekho jacayl labadaa dhexmartay markii danbena geeri ku danbaysay waxayna ka dhacday Saylac

    • @hamdalaki1199
      @hamdalaki1199 4 ปีที่แล้ว

      Capital Parking intaba nooga so sheekee ninkii soo maray uun ba garani

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 ปีที่แล้ว +1

    Heesahan macaan waan dhageysan jiray balse waxay ka dhadhan macaanyihiin marka qisada ayku soo beexeen lagu sharaxo sidan oo kale. Mahadsanin abwan Siciid Biid

  • @MohamedAhmed-oi9uw
    @MohamedAhmed-oi9uw 4 ปีที่แล้ว +3

    Kkkkk maanshaa allah waa xusuus iyo taariikh aad umug wayn alaawo wadan ka noo hagaaji aamiin

    • @archerkayson7892
      @archerkayson7892 2 ปีที่แล้ว

      sorry to be offtopic but does anybody know of a trick to log back into an instagram account..?
      I stupidly lost the account password. I would love any help you can give me

  • @abdullahihassanabdi7621
    @abdullahihassanabdi7621 4 ปีที่แล้ว +1

    Hobalka dhabta ah ee fanka soomaliyeed HASSAN ADEN SAMATAR

  • @mukhtaarmu2659
    @mukhtaarmu2659 4 ปีที่แล้ว +2

    Cumar serbiyaaa
    Sxp. Noleyaaa. Fankaa
    Salan.sare

  • @Never_give_up484
    @Never_give_up484 3 ปีที่แล้ว +2

    Alle ha u naxariisto adeerkay oo Siciid Biit oo 29/11/2020 ku geeryooday magaalada Jigjiga

  • @billemuuse4850
    @billemuuse4850 4 ปีที่แล้ว +3

    Siciid biid macalinkaygii suugaanta sh osman nuur secondary school burco allah cimriga iyo caqligaba how barakeeyo waxan ku ogaa markii iigu wardambaysay dawlad deegaanka soomaaliyeed ee ethopia maamisho

  • @roblemaer4834
    @roblemaer4834 4 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah. Xasan Ganey halyey murti noogu deeqay. Siciid Biid Mahadsanid. Inaan ruwaayaddaas galay baad mooddaa.

    • @xuseendhangub9704
      @xuseendhangub9704 ปีที่แล้ว +1

      Waxan ku dawaday National theater hargeysa wayo wayo

  • @shaaficidici8369
    @shaaficidici8369 3 ปีที่แล้ว +3

    "Markuu doogta eegaba" weeye cumarow heesta waxaad u qortay boogta .

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel ปีที่แล้ว

    Legend. Waa xusuustaa 1978. Dadku riwaayada noocan ah run ayay moodi jireen. Mar ay ooyaan iyo Mar ay ku gadoodaan ninka amxaarka jilaya

  • @elmiabdalle89
    @elmiabdalle89 4 ปีที่แล้ว

    Thank you cumar

  • @abdihakinelmi3552
    @abdihakinelmi3552 4 ปีที่แล้ว +2

    Galbeed waa la xoreeyay
    Ee Waarsaa gaagixisay 1978
    @MaalmahaQallooca
    "Intaasoo marxaladood
    Anigoo ka soo maray
    Ma huraan dhulkeeniyo
    Mannaxaanka caashaqa
    Ayaan maanta ka haroo
    Mahiigaanku igu dhicin..."

  • @sacidibrahim959
    @sacidibrahim959 3 ปีที่แล้ว

    Alayaa cizag abwane tosbad noo gaysay riwaayadi mahadsnid

  • @mohamedibrahimq.1223
    @mohamedibrahimq.1223 3 ปีที่แล้ว

    Dagaaalkaasi wàan waxaan dilay 87 askari oo Ethiopia ah hadana Somalia siday thy waan ka hunqaacaaa

  • @MudaneSooyaal
    @MudaneSooyaal 4 ปีที่แล้ว +1

    HAL DHINAC KALIYA AYUU RUWAAYADA KA SHEEKEYEY AMINA IYO CABDINAASIR MACALIN XIDIGAHA LABAAD AYAY KA AHAAYEEN AYAGUBA

  • @khadarmaxamuud1235
    @khadarmaxamuud1235 2 ปีที่แล้ว

    Sxb heesta aamina.iyo.cabnaasir eee u.horaysaa noso gali mahadsanid

  • @CSeerbiya
    @CSeerbiya  3 ปีที่แล้ว +2

    Siciid Biid dhawaan ayuu Jigjiga ku geeriyooday Alle ha u naxariisto

  • @cabdiraxmaanmaxamedcusmaan7244
    @cabdiraxmaanmaxamedcusmaan7244 3 ปีที่แล้ว

    Xasuus cajiib ah

  • @fatumoyosouf1386
    @fatumoyosouf1386 4 ปีที่แล้ว

    First one yes

    • @odaykasheekee6929
      @odaykasheekee6929 4 ปีที่แล้ว

      Walal waxan filaya inaad qof weyn tahay marka ugu yaraan wax fiican halaga faaido oo sida caruurtii aniga first ah yaan lagaa maqal

  • @cismaandhagayare776
    @cismaandhagayare776 3 ปีที่แล้ว

    xasan ganey horaan u arkay inuu yahay nin cajab qaba alla ninku ereyo waaweynaa waa murtidhaadhiga la sheego ilaahay ha daayo e

  • @ismailrashid3664
    @ismailrashid3664 4 ปีที่แล้ว +1

    Cumar Seerbiya
    Sxb heesta u danbatsa ee
    Waxakan ishidaayee
    Shaasheeyey halistaan la shiraa
    Ee uu sheegay in Aamina Cabdilaahi iyo Cabdinaasir Macalin wada qaadeen meel ku sheeg sxb.
    Mahadsanid

    • @ahmedadde7169
      @ahmedadde7169 4 ปีที่แล้ว

      Allayacizak yaa cumar Seerbiyo (fanka Nooleeye)
      Wareysiyadaada waa heer sare (waa Muddey oo salaanqaali ah niiga soo diray Ottawa adiga iyo Abwaanka)

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 ปีที่แล้ว

    howlo gur riyadi ah yaan kojira

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 ปีที่แล้ว

    an iskaga candha xabashe iyadona ok da hsgorte

  • @maasimmedia5302
    @maasimmedia5302 4 ปีที่แล้ว

    Second one

  • @gemestonechanelsamriyegeme9982
    @gemestonechanelsamriyegeme9982 4 ปีที่แล้ว

    anigaa 3da ah malaha

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 ปีที่แล้ว

    walaalow tuya o0 10jir ah o0 ayrish ah ma ii haysa

  • @baanaalibaana4498
    @baanaalibaana4498 4 ปีที่แล้ว

    Cumar seerbiya walaal kabanka bilawga u ah barnaamijka ee bilaa codka ah yaa qaaday

  • @user-uu4ub5er7q
    @user-uu4ub5er7q 3 ปีที่แล้ว +1

    Had a dhimaneysid dharerka waa leeskaduwaa dadnool ookalayacay cucina CID warsaneyn inmataqano ismawarsata kaxun sidookale hada dhimaneysid feed hadii gacanta kujiro tall didi harsata ajar baad kaheleysa ushaqeyso inad dhimaneysid ucibadeyso inad hada laguu taganyahay oo jidaneysid sadeqo was geri furtado mala arko qof gacanteed fidineyso oo dhamaatay salaad hurdo socod muusig iyo waxyalokale oolagudhinto

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 ปีที่แล้ว

    warayahe gurkayga wax kagalay garan maayo hadise Aad idayn wayday

  • @jablibaax
    @jablibaax 4 ปีที่แล้ว +4

    Waarsadu ma midowgii Soviet baa ?

    • @odaykasheekee6929
      @odaykasheekee6929 4 ปีที่แล้ว +4

      Haa oo Warsaw waxey ahayd caasimadooda hadana waa caasimada poland

    • @MMohamedMHassanindhageelle
      @MMohamedMHassanindhageelle 4 ปีที่แล้ว +3

      @@odaykasheekee6929
      Warsow (Waarso) waa caasimadda Poland ee ma ahayn caasimadda Ruushka. Waxaa jiray heshiis is-gaashaan-buursi dhanka ciidanka ah (Warsaw Pact) oo magaaladaa ay kula saxiixdeen 8 dal oo Midowgii Sofiyeeti horjooge u ahaa. Gaashaan-buurtii Waarso waxay burburtay 1991.
      Gaashaan-buurta Waarso waxaa xafiiltan kala dhaxeeyay Gaashaan-buurta NATO oo Maraykanku oday u yahay oo weli jirta.

    • @MMohamedMHassanindhageelle
      @MMohamedMHassanindhageelle 4 ปีที่แล้ว +1

      Warsow (Waarso) waa caasimadda Poland ee ma ahayn caasimadda Ruushka. Waxaa jiray heshiis is-gaashaan-buursi dhanka ciidanka ah (Warsaw Pact) oo magaaladaa ay kula saxiixdeen 8 dal oo Midowgii Sofiyeeti horjooge u ahaa. Gaashaan-buurtii Waarso waxay burburtay 1991.
      Gaashaan-buurta Waarso waxaa xafiiltan kala dhaxeeyay Gaashaan-buurta NATO oo Maraykanku oday u yahay oo weli jirta.

    • @odaykasheekee6929
      @odaykasheekee6929 4 ปีที่แล้ว +2

      @@MMohamedMHassanindhageelle walal wad mahadsantahay lkn waxan kayara wahsanayay qoraalka dheer lkn anigu waan oga ee iska daa xataa dadkii ay Waxbarashada loogu qadan kamid ahaa

    • @MMohamedMHassanindhageelle
      @MMohamedMHassanindhageelle 4 ปีที่แล้ว +1

      @@odaykasheekee6929 , Maa shaa ALLAH. Aad baan kuu salaamayaa, walaal.
      AlxamduliLLAH, Wehsida waqtigeedii baan gaarnay, haddana dhallinyaradu in wax lagu kordhiyo ayay mudan yihiin.

  • @jabaqsheegmedia9948
    @jabaqsheegmedia9948 2 ปีที่แล้ว

    Markuu Doogta Eegaba (dheh)
    Meeehad dhahday
    Marku Boogta eegaba

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 ปีที่แล้ว

    tuyar on wali fardaha an baran

  • @mohamedabdi4509
    @mohamedabdi4509 4 ปีที่แล้ว +6

    Sxb mcne seerbiya heestaa meel iigu sheeg
    Hablaha taan xushmeeyoo
    Aan xiriir la yeeshaba
    Xaasid maxay u noqotaa
    Xarigan adkeeyaba saqda dhexe maxaa fura
    Taan xayaati oran jiray
    Markii aan u imid xalay
    Xurmo beelkii igu dhacay
    Soo xaadii ima guban
    Xamdiyey walalay
    Hadaan kaaga tago xamar
    Xanuunkaagu ma idaym

    • @sanweyne100
      @sanweyne100 4 ปีที่แล้ว

      Momahed Hassan
      Sxb yaa qaada heestan?

    • @mohamedabdi4509
      @mohamedabdi4509 4 ปีที่แล้ว +1

      Masuul sxb mcne wlhi wax qaada ma xasuusto oo hadaan aqaano waaba ki raadin lahaaa

    • @fadxiaxmed3996
      @fadxiaxmed3996 4 ปีที่แล้ว

      Zxp heestaas iyo heeso badan oo kale oo ay kamidaba waxa qaada nin fanaan ah oo aan anuu u maqlay in la odhan jiray kornayl xalwo mana hayo ilaa hada cid kawaranta waxaa jira heeso badan sida
      Halkii aan caruus iyo ka filaayay cayn cayn miyaa ceel la ii qoday
      Iyo rabi tawakal mooyee taban taabadaydii kala tuuris weeye
      Masoo koobi karo bal hada noo raadiya jaalayaal

  • @abdullahiadammohamed230
    @abdullahiadammohamed230 4 ปีที่แล้ว +2

    Cumarow riwaaydaan oo qoran malahelikaraa book ahaan hadii laqoro waxaa sahlanaanlaheed markle in la cusbooniyo

  • @iidmohamed9618
    @iidmohamed9618 3 ปีที่แล้ว +1

    Lakiin heesta u cajiib sanayd nin bukaan jiif aha oo ku jiray cisbitaalka DIgfeer oo la odhan jiray mose Bahal yare markii hore a reer cadameed una dhashay Deg, Gashamo Aya sameeyay sanlaw Go, yaal badan.

    • @iidmohamed9618
      @iidmohamed9618 3 ปีที่แล้ว +1

      SaynlawGoyaal badan ayaan lagu murmin.

  • @jablibaax
    @jablibaax 4 ปีที่แล้ว +1

    2Waydiimo
    1 Abwaanka riwaayada kalidii samaynaya, mudo intee le'eg bay ku qaadan jirtay inuu riwaayadii oo dhamaystiran soo gudbiyo .
    2 Riwaayadii ugu heeso badnayd riwaayadaha somalida tee bay ahayd ?yaase lahaaa ?

  • @axmaddaahir7366
    @axmaddaahir7366 3 ปีที่แล้ว

    Ahmad

  • @baanaalibaana4498
    @baanaalibaana4498 4 ปีที่แล้ว

    Magaceeda ayaan u baahanahay

  • @abshirgaydh7202
    @abshirgaydh7202 4 ปีที่แล้ว

    Cumarow cidwalba ma waraysanaysa ninka waxalayirahda siciid biid wa beenti aadunkaka wa beenale

    • @fadxiaxmed3996
      @fadxiaxmed3996 4 ปีที่แล้ว

      Oo waayo zxb biid wuuka sheekaynayaa oo kaliyee