Sheeg wax isagoo qalalan ku galaya isagoo qoyana kaa soo baxaya?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 255

  • @sundusabdirahmaanomar3596
    @sundusabdirahmaanomar3596 2 ปีที่แล้ว +14

    Iqro abyo
    1:waxa isgo qalan ku galan isgo qoyan kaso baxay waa cadayga
    2:waxa aan ani lee yahay la ila istacmalo waa magacyga
    Done💘💘

    • @hassansaid5472
      @hassansaid5472 6 หลายเดือนก่อน +1

      Cadayka iskama dhaqdid marka ku galayo 😂😂

    • @abdifatahnor1338
      @abdifatahnor1338 6 หลายเดือนก่อน +1

      Naaa. Xisgooood ooo qajil
      Dadkiii dhalay miyaaanay joooogin

  • @sharifjanagale3776
    @sharifjanagale3776 ปีที่แล้ว +16

    قال الله تعالى ولا تفسدو في الأرض بعد إصلاح

    • @darta77
      @darta77 ปีที่แล้ว +4

      ولا تفسدو في الارض بعد اصلاحها

    • @AbdishukriMaxamed-tx3jy
      @AbdishukriMaxamed-tx3jy 6 หลายเดือนก่อน +1

      👍

  • @jamaaden042
    @jamaaden042 ปีที่แล้ว +4

    Walahi inanka yar maskax ba ku jirta iQ gisu aad buu u sareeya akhlaaqna wu u dhashay maan qaandhine hooyo baku shegi donaa hooyo fiican ba dhashay inanka ka yar sxbkisa kowaad hoyadii weye because waxba kama qariyo macha'allah

  • @deeqakahin3872
    @deeqakahin3872 ปีที่แล้ว +7

    Subxaanalaah walaal ilaahay ha baq oo xushooda dumarow xishood ayaa laynagu og yahay

  • @soomaalisomalia3758
    @soomaalisomalia3758 2 ปีที่แล้ว +17

    Wax yaabaha aan ku qoslay, qaarna layaabay .
    1-g abadha tidhi Waa isagii 🤣🤣🤣🤣
    2- ka yidhi naagtayda waa layla isticmaala waa mushaki ee halaga war'hayo🤣🤣🤣
    3- yarka yidhi hooyo ayaan kuu sheegi🤣anigu maan qaan gaadhinee 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @maxamedwali9828
    @maxamedwali9828 2 ปีที่แล้ว +10

    walhi raga ka xishood badan naagaha way waasheen

  • @suliemanabdirahman3703
    @suliemanabdirahman3703 2 ปีที่แล้ว +17

    Waxa isagoo qoyan kaso baxayaa cadayga marka Dumerka Gaar looga dhigona waa Guska ♥🤣🤣🤣🤣

  • @raysiyobarwaaqo3804
    @raysiyobarwaaqo3804 2 ปีที่แล้ว +33

    Ragii baa xishoonaya subxaan allaah

    • @sadiamohamed15
      @sadiamohamed15 2 ปีที่แล้ว +3

      Waa wax yaabaha Rasuulka Suubanaa CSW inoo sheegey. Aakiro samanka wax yaabaha la arki doono. Dhamaan calaamadihii waa aragnaa. Subxaana Laah

    • @MuusemaxamedsuubanMuusemaxamed
      @MuusemaxamedsuubanMuusemaxamed 2 ปีที่แล้ว

      Waa.cadayga

    • @smerkz1378
      @smerkz1378 ปีที่แล้ว

      Naa xishoo

  • @ibrahimali2860
    @ibrahimali2860 ปีที่แล้ว +2

    سبحان الله ، waxani waa su’aal o fasaadka iyo dhaqan xumada dhiiri galinaaya.

  • @mohamedabdi-nu5is
    @mohamedabdi-nu5is ปีที่แล้ว +1

    Mashallah, bulshada waxa kudanbeya. Imaan iyo xishod, ad ayan ugu farxay xishodka raga iyo dumarka illahay siisyay

  • @umaaisha9876
    @umaaisha9876 ปีที่แล้ว +3

    Subhanallah wa naag bila xaya ah. Nacdali kukortey

  • @apdirzhikjama2635
    @apdirzhikjama2635 2 ปีที่แล้ว +4

    Mida kobaad waa 1:magaca 2:iyo cadyga

  • @ahmedzaki3370
    @ahmedzaki3370 2 ปีที่แล้ว +10

    Wax Aad Leeday oo Lagula isticmaalo waa=ʷᵃᵃ ᵐᵃᵍᵃᶜᵃ
    Wax isagoo Qalalan ku galaaya isagoo Qoyana kaaso baxaya waa 𝐂𝐚𝐝𝐚𝐲𝐠𝐚𝐇

  • @nasranasra9229
    @nasranasra9229 2 ปีที่แล้ว +6

    Naas aa subxaana Allah 😌😌🤨

  • @farhiafagadhe1273
    @farhiafagadhe1273 2 ปีที่แล้ว +12

    War waa cadeyga soomalida meel xun bey ka fikiraYaaN😂😂😂😂🖐

    • @fadumohassan2425
      @fadumohassan2425 2 ปีที่แล้ว +2

      Anigu Cadeyga waan dhaqaa marka sidee qalel ku yahey

  • @rocky4066
    @rocky4066 ปีที่แล้ว +1

    Akhlaaq xumada gabdhaha xishoodka katagay ku kacayaan oo Ayan wax ceshada laheeyn ka a shaqeeynaayaan fasahaadka iyo waxaan dadku faaiido ulaheeyn halkii ay ka shaqeeyn lahaayeen wax ummadda faaiido adduun iyo aakhiro uleh. Oo wax tara الذين هم عن اللغو معرضون

  • @bashirgaryare83
    @bashirgaryare83 ปีที่แล้ว +2

    Meeshaan maamul kamajira miyaaa

  • @abobasement346
    @abobasement346 6 หลายเดือนก่อน +2

    war gabadhah kah qabtah umadah plz

  • @user-zo8vs8xh4g
    @user-zo8vs8xh4g 6 หลายเดือนก่อน +1

    bismillah naa isku xisho su asha iska hagaji wiilashii ba cararay aduunkii wa sidisi wax isbadalay ma jiro somali dhaqan io diin ba lenahay e xishoda

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 ปีที่แล้ว +1

    Walaaley gabadh baa tahay xishood

  • @cabdikarimdahirxashi5118
    @cabdikarimdahirxashi5118 ปีที่แล้ว +1

    Asc abayo mcnto iqra isku day inaa iishegto qaab aan kula xariiro wayo si gaara ayan kuu xiiseyaa dana wan kaa leyahay

  • @faxiyayasin2223
    @faxiyayasin2223 6 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanllh gabadhan maxaa ka qaldan ilaahay ka xishoo hadaad dadka ka xishoo

  • @AbdishukriMaxamed-tx3jy
    @AbdishukriMaxamed-tx3jy 6 หลายเดือนก่อน +1

    gabadhan shaqo ha loosameeyo nio
    xishood majiro

  • @caso7
    @caso7 2 ปีที่แล้ว +7

    Kulaha waa isagii belo ku cayaadhay
    Na waa cadaYga 😁

  • @ahmedosman2139
    @ahmedosman2139 ปีที่แล้ว +1

    Waa doqon waxa ragu ka xishoodo ayay ku dhirantahay

  • @yusufjeeri8428
    @yusufjeeri8428 ปีที่แล้ว +1

    Rasuulka csw wuxuu yiri wax wanaagsan sheeg hadiikale aamus wax aan wanagsaney shaqo kuunoqon meey xishoo gabar batahaye

  • @abdalamaxamed9690
    @abdalamaxamed9690 ปีที่แล้ว +3

    Asc wad idinsalamaydhamaan asxabeey gabadh barnaamijsodiyarisay runtii aad ayay ukhaldantahy waayo su aaluhu waybadanyiin mawaxay garanwayday wakalooy waydiiso dad way naha waxaanleeyahy illaahay kacabso wll

    • @KharniMHaji
      @KharniMHaji ปีที่แล้ว

      ASC walaal su’ashu way saxsantahay 1 aadey intaada ku aadeysani wa qaleel markad afka aad ku aadeysi kadib aad kasaarti wa qooyan 2 wa magacaga dadku so kugu ma yeeran way kula isticmalooyin

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 ปีที่แล้ว +1

    Ukaadi ragga ayaga maxaa gala????
    Waaba cajiibe

  • @abobasement346
    @abobasement346 6 หลายเดือนก่อน +1

    waa Akhir saban war tan waa saqajan war umadah kah qabtah plz

  • @umuhudeifaumuhudeifa5929
    @umuhudeifaumuhudeifa5929 ปีที่แล้ว +4

    Xishoodku wanaagsanaa dumarkana ku siifiicanaa

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 6 หลายเดือนก่อน

    Subxaanallah ragii baa xishoonaya

  • @abwaanxasancraxmaan1107
    @abwaanxasancraxmaan1107 2 ปีที่แล้ว +5

    WAA XILI RAGII XISHOONAYOO
    DUMARKUNA XIJAABKI IYO MARADII ISKA XOOREEN
    WAA WIXII XALAY KUGU JIRAY

  • @sharifjanagale3776
    @sharifjanagale3776 ปีที่แล้ว +1

    سبحان الله إنا لله وإنا إليه راجعون

  • @cimraanip7007
    @cimraanip7007 2 ปีที่แล้ว +2

    Wow amazing really

  • @maxameddeeq17
    @maxameddeeq17 2 ปีที่แล้ว +1

    1:Wax iadagoo qalalan kugalo kaaso baxa isagoo qoyan waa cadayga
    2: waxa lagula isticmaalo waa magaca
    Jawaabuhu waa intaa

    • @hassanalihashi2105
      @hassanalihashi2105 ปีที่แล้ว

      Su'aasha aa qaldan waxey eheed was aadleeda oo Aada isticmaalin& wax aadleeda oo isticmaalkooda lagaaga badanya

  • @bigqwan9793
    @bigqwan9793 2 ปีที่แล้ว +4

    kan fiiiri xasskega waa la ila isticmaaal kulaaaah😂😂😂

  • @abdullahicade7091
    @abdullahicade7091 2 ปีที่แล้ว +3

    Waa isla garanayna naga dhaaf wihii waaye kulahaa

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 6 หลายเดือนก่อน +2

    MAJEERTEN WAA BILAA DHAQAN CAWAAN AH WAA NIJAAS NIJAASI DHASHAY

  • @feisal6592
    @feisal6592 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah anijgaa wajaelkaar gareso

  • @hassannoor9323
    @hassannoor9323 2 ปีที่แล้ว +4

    Keep going 🔥🔥

  • @sharifjanagale3776
    @sharifjanagale3776 ปีที่แล้ว

    UMDA ISLAAMKA AH HAA FASADIN

  • @ayaan850
    @ayaan850 2 ปีที่แล้ว +4

    Waar nio xariifkan kulahaa naagtayda layla isticmaalaa 😂😂😂😂😂 waar vedio gan share gareya xaaskiisu aragtee 😜😂😂

    • @daahirciiro2708
      @daahirciiro2708 2 ปีที่แล้ว

      Hhhh.

    • @soomaalisomalia3758
      @soomaalisomalia3758 2 ปีที่แล้ว +2

      Mushaki buu ahaa waayo dadka inta xanuunsan ee dharka iska sitaa badan , yartu nasiib bay lahayd hadii aanu ku odhan naa yaa kusheegay in naagtayda layla isticmaalo oo aanu qabsanba🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @abdulkadiromar9202
      @abdulkadiromar9202 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdisamat9176
    @abdisamat9176 ปีที่แล้ว +1

    Cathiga (Rumiga)
    magaceyda

  • @ilyeesugas6191
    @ilyeesugas6191 ปีที่แล้ว

    Gabar bilaa xishoot ah dadkana fasahaadinays kadheeraada tan iyo kiwalamidka ah

  • @museadam9815
    @museadam9815 5 หลายเดือนก่อน

    This is a very immoral program that needs to be immediately canceled.

  • @user-gn8hu5gy8s
    @user-gn8hu5gy8s 7 หลายเดือนก่อน

    Subxaana laahi

  • @shakiraali
    @shakiraali ปีที่แล้ว

    Asc wr wbrk nabigena salalahu caleyhi wasal waxuu yiri hadi adan xishoneynin waxaa doonta ku hadal. Marka gabdhahi xishoodka Waa ka tageen

  • @MohamedHassan-ui1cq
    @MohamedHassan-ui1cq ปีที่แล้ว

    Rumayga isaga oo qallalan ayaa afka la galiyaa, isaga oo qoyanna waa ka soo baxaa afka.

  • @iqlaasmudan7399
    @iqlaasmudan7399 ปีที่แล้ว

    Subxana llah waa bilaa aqlaaq wasaqad af adkaa

  • @farhiafagadhe1273
    @farhiafagadhe1273 2 ปีที่แล้ว +8

    Keep going sister

    • @umuzaki1057
      @umuzaki1057 2 ปีที่แล้ว

      Mahagagaldan Naya hole

    • @abdifatahnor1338
      @abdifatahnor1338 ปีที่แล้ว

      Ragiiiibaaa yaaaacaya ooo xishooonaya

  • @GARAADFARXAAN
    @GARAADFARXAAN 2 ปีที่แล้ว +2

    Keep going

  • @user-gc4ni9lk2i
    @user-gc4ni9lk2i 10 หลายเดือนก่อน

    شيطين الانس waaya acuudu bilaah

  • @Hooda36
    @Hooda36 6 หลายเดือนก่อน

    Naa illaahay kacabso waxkasta review haku raadsanine akhas caleeg 😮

  • @abwaancuriye242
    @abwaancuriye242 2 ปีที่แล้ว +4

    Kkkkkkk subxaana laah🤣

  • @somaliya
    @somaliya ปีที่แล้ว

    Anshax xumo iyo xishood la'aan wayn aya ma muuqata suaalahan.

  • @rashidabdi1986
    @rashidabdi1986 2 ปีที่แล้ว

    Subxanalaah xumeento o cad bey laso tagantahy ilahay kacabso waxan akhlaaq darada ah umuda muslika ah kadaa gabadh ba tahay isku xishood wa wixi laga xishoon jiray waxaas

  • @fay6834
    @fay6834 ปีที่แล้ว

    1=waa cadayga
    2= waa magaca

  • @xamsecabdilahi1252
    @xamsecabdilahi1252 ปีที่แล้ว

    Wax.isa.goo.qalalan.kugalaya.isagoo.qoyan.kaso.baxaya waa.cadayga

  • @abdallahidris3955
    @abdallahidris3955 ปีที่แล้ว

    Tv ga ha la xidho ragii bas khajilay ,xasbunallah wanicmal wakiil

  • @fareymaxamed2483
    @fareymaxamed2483 ปีที่แล้ว

    Xishoodkii waa laga tegay gabadhan waxa ay dariiyada la taagantay bal arka

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 6 หลายเดือนก่อน

    Jawaabuhu waa xanjada iyo suuliga

  • @khadaribrahim5131
    @khadaribrahim5131 2 ปีที่แล้ว +1

    waa qoodhaa dee

  • @israissack-xb9mh
    @israissack-xb9mh ปีที่แล้ว

    1.Xanja wayo
    2.magacegi wayo

  • @cabdiqaadirmaxamed4896
    @cabdiqaadirmaxamed4896 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa cadayga

  • @sahalomaromario514
    @sahalomaromario514 2 ปีที่แล้ว +1

    Ninka xaskayga waa layla istimala yiri dadow sixuun ayad ufahaanteen isagu wuhu ujeeday kalmada xaskayga idwalba aya isticmasha niin walba kalmada xaskayga huu isticmala oo nagtisa ayu kaa yirahda xaskayga maarka inaanku sida ayu ugeeday ee kadaya cayda

  • @abdallahidris3955
    @abdallahidris3955 ปีที่แล้ว

    Akhlaaq xumo yaa waxan dhalay ceeeeb. Naa xishoo

  • @amira__moha
    @amira__moha 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxa Lagugla isticmalayo aad adiga leedhy waa magaca
    Waxa isagoo qalaln kugalaya asagoo qalalana kasobaxo wa cadayga

  • @maxamedaxmed6374
    @maxamedaxmed6374 2 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkk wiilka yar waa fariid Ma Qaan Gaadhin Hooyadey Ayn kuso Sheegayaa kullahaa Gabadhaas Aya Su,Aal khaldan I weydiisey ku Dhahayaa iska Qarri

    • @NOGOBAAWI
      @NOGOBAAWI 2 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhhh waa libaax wlhi

    • @soomaalisomalia3758
      @soomaalisomalia3758 2 ปีที่แล้ว

      Waa kii ugu qosolka badnaa🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @mohammedmuuse4270
    @mohammedmuuse4270 ปีที่แล้ว +1

    Naa waa cadayga

  • @maxamedamiindeeqsi3824
    @maxamedamiindeeqsi3824 2 ปีที่แล้ว

    Oo naw

  • @FarxaanMaxamed-f3l
    @FarxaanMaxamed-f3l 5 หลายเดือนก่อน

    Waa cadeyga soomali qalbigooda dhaqan xumo lee ku jiro

  • @ahmedabdiweli4102
    @ahmedabdiweli4102 2 ปีที่แล้ว

    Waa gabdh Yar oo fariide oo misna qurxoon ilahay hakuilaasHo wlalo

  • @c-damal8197
    @c-damal8197 ปีที่แล้ว

    War bulshads nacasnimadan ka qabta, waxaan xishoonaynin baad tihiine!

  • @rzackyt
    @rzackyt 6 หลายเดือนก่อน

    Was waxaa so akhlaakh maha istaxi xabiibteyeey

  • @abobasement346
    @abobasement346 ปีที่แล้ว

    Gabadhu waa saqajan waa subxanag

  • @kariimeibnumuude9101
    @kariimeibnumuude9101 2 ปีที่แล้ว

    Waxa leedahay lagula isticmaalo waa magaca ka ka kalena cadayga

  • @abdirahmanabdinur8178
    @abdirahmanabdinur8178 ปีที่แล้ว

    wax isagoo qalalan ku galaya isagoo qoyana kaa soo baxaya waa guska

  • @OmarMohamed-nr7hr
    @OmarMohamed-nr7hr 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa xanjada

  • @user-vh1wu8rh5s
    @user-vh1wu8rh5s 6 หลายเดือนก่อน

    Asc xishood rag badan oo kuu hanweynaa ayaa waxaa u caddaatay inaad tahay dhillo cadaysatay naa is badhqabo oo waxaas oo kale ha keenin warbaahinta

  • @Cawiljanayste
    @Cawiljanayste 2 ปีที่แล้ว +1

    Dadka maskaxdooda club baa ka furan jawaabtu waa qodaxda.

  • @MakoXaashi-ek6di
    @MakoXaashi-ek6di ปีที่แล้ว

    Waa kyga ku laah

  • @nabadawaanololgobanimosoma5457
    @nabadawaanololgobanimosoma5457 2 ปีที่แล้ว

    Anshax xumidaa kadaa bulshadaa ee sualaha diniga ah keen meeshaa kasa ajiir kuheliyee wana laga feidiii

  • @mohamedabdullefarah8033
    @mohamedabdullefarah8033 ปีที่แล้ว

    War suaalaha waa akhlaaq darro hadane caruurti baa la weydiiyey balse fatiid eh baa helay.

  • @xaashiyare2686
    @xaashiyare2686 ปีที่แล้ว

    Zaki Bin Xaaji wasiir

  • @user-xj9hc4ln6y
    @user-xj9hc4ln6y 8 หลายเดือนก่อน

    waa cadayga ilkaha

  • @sahanahagama1546
    @sahanahagama1546 5 หลายเดือนก่อน

    Acuudu billaah astaqfurallaah

  • @c-damal8197
    @c-damal8197 ปีที่แล้ว

    Akhlaaq xumaa xumaa ooanshax darranaa!!!

  • @caydaruusmaxamud4198
    @caydaruusmaxamud4198 2 ปีที่แล้ว

    Wa magaca

  • @clsamed_0fficial342
    @clsamed_0fficial342 2 ปีที่แล้ว +1

    𝗦𝗺𝗶𝗹𝗲😁...

  • @adanabdi5249
    @adanabdi5249 ปีที่แล้ว

    Magac iyo nacnac.

  • @abdifatahalimosman-sk7qt
    @abdifatahalimosman-sk7qt ปีที่แล้ว

    Magaceyga

  • @xafsocqadir6375
    @xafsocqadir6375 2 ปีที่แล้ว

    Magacaada

  • @xaajibalad5463
    @xaajibalad5463 2 ปีที่แล้ว

    suasha waxaa laga faaiiday ragu in ay xishood badan yihiin

  • @waxsoosaar
    @waxsoosaar ปีที่แล้ว

    Naag aan xishooneyn.

  • @abdidirie9966
    @abdidirie9966 ปีที่แล้ว

    Jawaabta Dhiladani waxayku haboon tahay dhirbaato.

  • @ahmedismail9353
    @ahmedismail9353 ปีที่แล้ว

    Wa adyga

  • @faraseef
    @faraseef 2 ปีที่แล้ว +3

    gabadhaan masha allah karti

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 6 หลายเดือนก่อน

    Sidoo kale waa magaca iyo.cadayga

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 ปีที่แล้ว

    Indha adeyg reer mudug miyaa xaafadu

  • @Nuurkhalif78
    @Nuurkhalif78 ปีที่แล้ว

    Wa gus