"In aan muuse biixi garab siiyo isaga oo ineceb waan ku khasbanahay" Boqor Buur Madow

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

ความคิดเห็น • 65

  • @kl8650
    @kl8650 7 หลายเดือนก่อน +3

    Boqor buur madow spoke like a true Somalinder 💚🤍❤️

  • @inanabiadam8766
    @inanabiadam8766 7 หลายเดือนก่อน +4

    Masha Allah ❤❤ Boqor Taladaada muse Ale ha ku anfaco

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 7 หลายเดือนก่อน +1

    Guul boqor noolow

  • @bulshawishow7865
    @bulshawishow7865 7 หลายเดือนก่อน +3

    Geesi qarankiisa jecel❤❤❤

  • @truthinyourface7345
    @truthinyourface7345 7 หลายเดือนก่อน +4

    Boqorku Waa rageedii

  • @user-yt6qh9wi1o
    @user-yt6qh9wi1o 7 หลายเดือนก่อน +2

    khiyamada. mayedl. ninika. ragi❤❤❤❤❤❤

  • @mkrdahran6783
    @mkrdahran6783 7 หลายเดือนก่อน +2

    Wallee talo ayaa siisay illahayow muuse fahansii

  • @f.warsame1069
    @f.warsame1069 7 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah Somaliland Gul AAMin yaa Allah 🤲🤲🤲

  • @user-ul6fn9ie6q
    @user-ul6fn9ie6q 7 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah shabaab bay is ka xoran waayen ee maxay soomaaliland ugu hajibi soomaali

  • @barafbaraf983
    @barafbaraf983 7 หลายเดือนก่อน

    boqor buur madow si fican ayu u hadlay war madaxweyne muusow Talada boqorka illahay aya boqor ahee qaado adeer khayr allaha ku siiye wadanka noo badbadi cadow badan aya jiree wabilaahi tawfiiq

    • @khadarmaxamuud7929
      @khadarmaxamuud7929 7 หลายเดือนก่อน

      Muuse inuu meesha inagu dumiyo mooyane xalkale mahayo sidan filaayo

  • @user-ls9vs6yu3v
    @user-ls9vs6yu3v 7 หลายเดือนก่อน

    Geesi Libaaxa weyi boqor buur madow

  • @user-yt6qh9wi1o
    @user-yt6qh9wi1o 7 หลายเดือนก่อน +1

    waxad. tahay biyihi. sheekhisaxaq. oo. bayuur. ah

  • @Rghtman308
    @Rghtman308 7 หลายเดือนก่อน +1

    Harti xabad ku qabansan waydaye , ma calaacal baad ku qabsan.

    • @HawrarLyrics
      @HawrarLyrics 7 หลายเดือนก่อน

      Maanagaa uba baahan harti

  • @salmaanabdulahi2967
    @salmaanabdulahi2967 7 หลายเดือนก่อน +1

    Haku daayo muuse ee aad u cay xasan sheikh maxamuud

  • @user-yt6qh9wi1o
    @user-yt6qh9wi1o 7 หลายเดือนก่อน +2

    😂buur. madow. waa. madaxwayna. mustaq balka. sland. aamin

  • @ugaaskabelaadir8467
    @ugaaskabelaadir8467 7 หลายเดือนก่อน

    Wa runtssa madax weene maqal tadaas aigu ragii ku totay ban ka mid ahaa waana ku taageraa

  • @user-mx7ss7zl3e
    @user-mx7ss7zl3e 7 หลายเดือนก่อน

    Caac habaad badan

  • @mariamsaeed7538
    @mariamsaeed7538 7 หลายเดือนก่อน +1

    Allow somaali midey

  • @Liiloowe
    @Liiloowe 7 หลายเดือนก่อน

    BUUR MADOOW(( TUUG MADOOW)) CEEBTIISII BANAANKA AYEY TIMID. GOGOSHII SHARAFTA BADNEYD EE HAWIYE KUGU SHARFAY WUU KU XAARAY. DULLI DULLI WALEE INUUSAN SHARAF LAHEYN. QASHINKAAS MADOOW EE JAAJUUSKA AHAA MAANTA AYUU BANAANKA YIMID. DULLI QARMUUN

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 7 หลายเดือนก่อน

    😅 New Strategic plan 😅 Black ⚫️ Mountain ⛰️

  • @Axmed-gu8bu
    @Axmed-gu8bu 7 หลายเดือนก่อน

    Geesi buur madow hada ayaad toostay ama is necbaad ana hays necbaanina isaaq waa isaaq jeclow muse adiga oo u danaynaaya wadankaaga iyo dadkaaga boqor si fiican ayaad wax u aragtay muuse waa shakhsi lamidee

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 7 หลายเดือนก่อน

    Buurmadow shaqu watah. Isaga & muuse bixi weey is og yihiin. Tuug beenloow ah. Somalinimada ayaadan doneyn. Sol & sanag shaqo kuma laha Isaq

  • @advyser
    @advyser 7 หลายเดือนก่อน

    Nin kastaba oo qaranka mucaarid ku noqday wuu fahmay in sharaf dhac iyo dadka Somaliland nacayb uun ka helayo
    Taasna waxa sabab wayn ka qaatay warbaahinta wadaniyada sida waridaad tv

  • @shaapshaap5140
    @shaapshaap5140 7 หลายเดือนก่อน +1

    KALA DOORO JANO IYO NAAR ???

    • @UmuHudayfa-qf7iq
      @UmuHudayfa-qf7iq 7 หลายเดือนก่อน

      SubxanaAllh jano iyo naar rabaa haya Aadame ma hayo

    • @Liiloowe
      @Liiloowe 7 หลายเดือนก่อน

      BUUR MADOOW(( TUUG MADOOW)) CEEBTIISII BANAANKA AYEY TIMID. GOGOSHII SHARAFTA BADNEYD EE HAWIYE KUGU SHARFAY WUU KU XAARAY. DULLI DULLI WALEE INUUSAN SHARAF LAHEYN. QASHINKAAS MADOOW EE JAAJUUSKA AHAA MAANTA AYUU BANAANKA YIMID. DULLI QARMUUN

  • @NimcoFf
    @NimcoFf 7 หลายเดือนก่อน

    Baqoroow ha ujawaabin dhulkena ma kolbay iman karaan tuuladooda hakasoo cabaadaane

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 7 หลายเดือนก่อน

    Adigu huwan baatahaye maxakagalay soomaliland

  • @JaneSmith-c3k
    @JaneSmith-c3k 7 หลายเดือนก่อน

    Adeer ma waxaad maqashay Badda ayaa la ilbinayaa oo kharash ayaa jira?😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @diidaqabyaalada5004
    @diidaqabyaalada5004 7 หลายเดือนก่อน

    Imaradka basabodka Kala noqon hadaad tageeriwaydo

  • @gini875
    @gini875 7 หลายเดือนก่อน

    Caqli xumada bad isku tageerteen tuladaadii baad dabkashidaa ood dhiig qubta kana will yar oo xabashiya aya gurigiisii intu ugu yeedhay dhulkaaga iyo badaada hada ii saxeex yidhi

  • @moeawale4891
    @moeawale4891 7 หลายเดือนก่อน

    Dibjir jaahila oo mar walba qudhun iyo qabyaalad walaqanaya ayay waxa ku sheegaya. Noloshiisa wax kale garan mayaayo. Muse iyo ina Kaahin iyo heego ayuu ku raacasan yahay bada samaroonka leeyahay in xabashi laga xaraasho oo xamarna lugta u qabato. Waa doofaar ibnu xaaraan waligii daahiri maayo kani.

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 7 หลายเดือนก่อน

    Waa markuu SL cadow walba u loogay hawshay u direena uu soo dhameeyey

  • @jamaalabdulahi8996
    @jamaalabdulahi8996 7 หลายเดือนก่อน

    boqot gogol dhaame waa lagugu qaldamay waa kaa guuray caqligii waxaa ka dhamaaday lacagtii xamar

  • @abdirashid4016
    @abdirashid4016 7 หลายเดือนก่อน

    Boqor laascaanoodna tirada ku darso

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 7 หลายเดือนก่อน +1

    Buuqa Reer bahal iyo baroorta hawiye,somalinimo Hargeisa ayuun baa Waday ,waana ku daashay oo iskaga hadhay kuwa Garoowe ka barooranayaa waa kuwii shay lahaa laacaanod waa magaalo Daarood in isaaq xukumona waa xaaraan ,Goorma ayay waalanyihiin

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 7 หลายเดือนก่อน

    boqor buur madowga la sheega ma ninkan baa

  • @abdiahmed9094
    @abdiahmed9094 7 หลายเดือนก่อน

    War kani mawqif male waa hunguri socda ee yaan waxba naloo keenin

  • @BileSaalax-mh9vk
    @BileSaalax-mh9vk 7 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkkkkkkkk

  • @beerkaaicadaaday2057
    @beerkaaicadaaday2057 7 หลายเดือนก่อน +2

    Xiligii waxaa la gaaray kala gadashada cayaartooyda caanka ah. Buurmadow kooxda Muuse abagaadhe ayaa lacag badan ku gadatay.😂😂😂😂

    • @BileSaalax-mh9vk
      @BileSaalax-mh9vk 7 หลายเดือนก่อน

      Ninkani nin la gadan karo maaha isagaa dadka iibsada

    • @Liiloowe
      @Liiloowe 7 หลายเดือนก่อน

      BUUR MADOOW(( TUUG MADOOW)) CEEBTIISII BANAANKA AYEY TIMID. GOGOSHII SHARAFTA BADNEYD EE HAWIYE KUGU SHARFAY WUU KU XAARAY. DULLI DULLI WALEE INUUSAN SHARAF LAHEYN. QASHINKAAS MADOOW EE JAAJUUSKA AHAA MAANTA AYUU BANAANKA YIMID. DULLI QARMUUN

  • @ibnusudiabousudi5812
    @ibnusudiabousudi5812 7 หลายเดือนก่อน

    Somalia 🇸🇴

  • @user-zk5qk6kg2k
    @user-zk5qk6kg2k 7 หลายเดือนก่อน +1

    Cafis miyaad ka rabta. Degaanka aad xabashi ugu yeedhayso dad baa iska leh Burco cidi k7guma haysato lascanood sideed 7 gasheen

  • @dhegnaas
    @dhegnaas 7 หลายเดือนก่อน

    WALLEE XAMAR ROOG DANBE LAGUUGUMA DHIGO. WAAD FAIL GAROWDAY BUURMADOOBOW

  • @user-zp6su5io4g
    @user-zp6su5io4g 7 หลายเดือนก่อน

    Duqaan Xaafadii buu tabayee yaan loo qaban

  • @khayrjecel2
    @khayrjecel2 7 หลายเดือนก่อน

    Waxba kuma kordhinaysid beentaa weeye adiga caafimaadkaga ka hadlaya waxaad tahayna majirto munaafaq baatahay muusana waa dhiig yacab laga adkaaday oo fashilmay

  • @khayrjecel2
    @khayrjecel2 7 หลายเดือนก่อน

    Haku daayo buu is leeyahay hhhhhh muxuu ka baqayaa muuse waaba u dhamaatay war buur madw waxba lama joogo

    • @jamalsaleeban1666
      @jamalsaleeban1666 7 หลายเดือนก่อน

      😂😂 yuu ka baqaya

    • @Liiloowe
      @Liiloowe 7 หลายเดือนก่อน

      BUUR MADOOW(( TUUG MADOOW)) CEEBTIISII BANAANKA AYEY TIMID. GOGOSHII SHARAFTA BADNEYD EE HAWIYE KUGU SHARFAY WUU KU XAARAY. DULLI DULLI WALEE INUUSAN SHARAF LAHEYN. QASHINKAAS MADOOW EE JAAJUUSKA AHAA MAANTA AYUU BANAANKA YIMID. DULLI QARMUUN

  • @ysooyaalka6172
    @ysooyaalka6172 7 หลายเดือนก่อน +1

    0:42 wuxuu ku dacwoonayaa maxaa loo taageerayaa reer Awdal inay Amxaarada baddooda ka ceshadaan.
    Ninkan wajigiisa dhabta waa kaa!

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 7 หลายเดือนก่อน +1

    Boqor waan garan karnaa mucaaradka hawiye aad ku tahay salaantii yaan kaala daahay haaye boqor miyaan ku buuxin karayaa ceel baa tahaye Somaliland yaa kubuuxin waydaye maanaa karaya😁😁😁😁😁🤣🤣🤣🤣🤣🤣👍👍👍👍👍👍👍

  • @abdirahmanbarkhadle4461
    @abdirahmanbarkhadle4461 7 หลายเดือนก่อน

    Wax nacaybi ma jiro bqoqre sitaasada ayad ku kla duwan tihiin

  • @abdirashid4016
    @abdirashid4016 7 หลายเดือนก่อน

    33 Sano ayaa wanaag la idinku day hadase..........

    • @UmuHudayfa-qf7iq
      @UmuHudayfa-qf7iq 7 หลายเดือนก่อน

      33 sano baad nabad u fadhiday anana waa gubanaynay markaa dabkuu waa inu idiinso gadhaa hadalkaagu waa sidaa hanagu walaniina shaartiina ilahay idiinku koobiye

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 7 หลายเดือนก่อน

      Tuuladada meelbdhaafsan wxba kama samay kartid miskinow

    • @Liiloowe
      @Liiloowe 7 หลายเดือนก่อน

      BUUR MADOOW(( TUUG MADOOW)) CEEBTIISII BANAANKA AYEY TIMID. GOGOSHII SHARAFTA BADNEYD EE HAWIYE KUGU SHARFAY WUU KU XAARAY. DULLI DULLI WALEE INUUSAN SHARAF LAHEYN. QASHINKAAS MADOOW EE JAAJUUSKA AHAA MAANTA AYUU BANAANKA YIMID. DULLI QARMUUN

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 7 หลายเดือนก่อน

      @@Liiloowe adoo hawiye ah abaalkuu isaaq kuu galay ayaad maalin kaliya ilawday kaas oo ah maalinkii shacabkaagu dhibaataysnaa ee wxna la laynaayay wxna xabsiyada ka buuxeen heer la gaadhay in lagugu yidhaahdo dameerahaaga magalada jooga bac dabada uga xidh isaaq waa ragii caydiid intay kuu casuumeen oo duleedka hargaysa keeneen issgoo dalka dibadadisa jooga kolna itoopia hub iyo agab siiyeen kuna dhahay caydidow canbulada dhig oo qoriga qaado soona ambaba bixiyay adna 2024 oo ninka dhulkisi joogo ayaad cadaawad samaysanaysa

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 2 หลายเดือนก่อน

    JIRRI BUURMADOW. TUUG ISBOQRAY OO CARABTA GEEL.KA DHACAY.

  • @qaasimmohamed6246
    @qaasimmohamed6246 7 หลายเดือนก่อน

    DHAQNKAAN BOQOR BUUR MADOW.
    WAA DHAQANKA. YAHUUDA.
    WAAYO YAHUUDA XAQ IYOXAARAAN WAA ISU DUUBANYIHIIN.
    ILAAH DIINTISA KU SHEEGAY.

  • @abdirashid4016
    @abdirashid4016 7 หลายเดือนก่อน

    25 ogos miyaad ilawday

  • @abdulkadirdirie6146
    @abdulkadirdirie6146 7 หลายเดือนก่อน +1

    May God bless Soomaaliya 😢

  • @marianmohamud3537
    @marianmohamud3537 7 หลายเดือนก่อน

    Beenlow baad tahay yaa ku dhageeysan he laying