DEG DEG ABIYE OO TALAABO CULUS QADAY, JABOUTI SOMALIA ERITREA JAWAAB CULUS CAGJAR OO GALBEEDKA SITI.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 11

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 2 หลายเดือนก่อน

    Xasan dhiiqo waxuu ku mashquulsanyahay baarlamaan iyo sidii uu kuso noqon lahaa. Intaas xildhibaano ayuu kala gadanayaan sidii uu ugu shuban lahaa.

  • @SmilingButterfly-ms8ke
    @SmilingButterfly-ms8ke 2 หลายเดือนก่อน

    War waxaan itopiya badeeda waa elitriya maxaa kagalay somalia dhankas wa kaxabsate

  • @SmilingButterfly-ms8ke
    @SmilingButterfly-ms8ke 2 หลายเดือนก่อน

    S gul

  • @abdullahroubleh6059
    @abdullahroubleh6059 2 หลายเดือนก่อน

    Itoobia hadday badda hesho iyadoo DDS haysata, dhulka Somalia dhamaantii way qabsanaysaa.

  • @ZeinabfarahBouhuud
    @ZeinabfarahBouhuud 2 หลายเดือนก่อน

    war shidow wa dakaalka qabow maxaa lakala hadli inxabad laku dhufdo moyaane

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 2 หลายเดือนก่อน

    Xasan xaraash Qaran iyo abyi waa heshiis. Xasan waa yiri ethiopia xaq beey u leedahay ineey bad hesho lkn waxuu ku daray sideey ku heleeysaa. Kalmaddaas ayuu soo qaatay ninkii ka daba hadli lahaa oo beenin lahaa haddii la waayo. Waxeey ka dhigantahay hadalkaas abyi inuu dhab yahay. Meesha madax kuma haynee xizbi tuugo ah oo dam jadiid la dhaho aya lagu hayaa.

  • @harig-shillgroup6837
    @harig-shillgroup6837 2 หลายเดือนก่อน

    Shide media
    Waa meel u'adeegta danaha Itoobia. Raga ka hawlgalana Waa jaajuusiin u'heelan sidi ay ugudbin lahayeen siraha DFS. Aamuska DFS doqoniimo maahee Waa isu kalsooni. Idinkuna kaliya waxaad la waqlaynaysaan waa inaad goobaysaan xogo aad ka gudbisaan DFS oo mashruucina ayaa idin dhibaya.

    • @ZeinabfarahBouhuud
      @ZeinabfarahBouhuud 2 หลายเดือนก่อน +1

      waqallad rakaa shide media ha odhan waxaad didhi doqonbaa run neceb haku noqon ereka makacayku wa diyara

    • @harig-shillgroup6837
      @harig-shillgroup6837 2 หลายเดือนก่อน

      @@ZeinabfarahBouhuud wll magacaaga ma'aqaan mana garan rabo. Waxaan aragti ka dhiibtay Waxaan ku magacaaban "Chide media". Wax ay dirirtaadu aragtidayda ka badali doontana malaha.
      Macal asaf!

    • @ZeinabfarahBouhuud
      @ZeinabfarahBouhuud 2 หลายเดือนก่อน

      @@harig-shillgroup6837 shide ma ninbaa ma shariikad haday tahay shariikad waxaan kabixin raali gelin haduu yahay wiil somaliyeed maquruxban hadal kakii hore