Deg Deg Xasan Sheekh oo Runta u sheegay Sambalooshe iyo Sulub Baarista oo Waji cusub yeelatay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ต.ค. 2024
  • si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay Soomaaliya,Caalamka iyo madadaalo nagu soo biir#Subscribe_Like_Share_XidigahaTube

ความคิดเห็น • 57

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 2 หลายเดือนก่อน +4

    Mahadsant walaalkey xidigaha tuyub ❤❤❤❤

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn 2 หลายเดือนก่อน +4

    Sanbaloolshe oo taliyaa sirdoonka Somalia ah, waa Ciyaar Ciyaar ama Kkaftan, Somalia God ayey ku dhacday. Allah yaa raxma.

  • @SiciidSiciid-m3g
    @SiciidSiciid-m3g 2 หลายเดือนก่อน

    Murugo ilaahay haku ridi

  • @alimuminshere5737
    @alimuminshere5737 2 หลายเดือนก่อน

    Xidigaha waad mahadsan tahay

  • @mahadtahliil9442
    @mahadtahliil9442 2 หลายเดือนก่อน

    xasan shiikh madax weyne maha ee waa amiir al shabaab

  • @sahroa.bdiabdullah3603
    @sahroa.bdiabdullah3603 2 หลายเดือนก่อน +2

    😊😢😢😢😢😢😢😢

  • @SadiiqMuqtar
    @SadiiqMuqtar 2 หลายเดือนก่อน

    Taliyaasha naftirkoodiba shababka ah

  • @XuseenDucaale-v4m
    @XuseenDucaale-v4m 2 หลายเดือนก่อน +3

    Sow.maydaan.ku.
    Farxin.qaraxa.cbb.haddaa.tihiin.tag.

    • @AhmedDaud-fd6vn
      @AhmedDaud-fd6vn 2 หลายเดือนก่อน +1

      Somali dhibkeeda qof Somali ah OO ku farxi karaa maa jirto, doqon haa noqon,wallaahi xalayto hurdo maa seexan,dhibka dadkayga ku dhacaya awgiis,laakiin adigaa hadii qabiil iyo qarmuun lagugu soo koriyey waa hawl kuu tala.

    • @abdixukun9046
      @abdixukun9046 2 หลายเดือนก่อน +1

      Xayawaan

  • @alimuminshere5737
    @alimuminshere5737 2 หลายเดือนก่อน

    Dadka somaali waa wada shabaab

  • @AbshirJimcaale-pk7lk
    @AbshirJimcaale-pk7lk 2 หลายเดือนก่อน

    6😢😢😢😢😢

  • @sayidjaamac1724
    @sayidjaamac1724 2 หลายเดือนก่อน

    Xasan habralaaye taliyaasha kkk muxuu ka rabaa waxaba waa shaqadiisa

  • @safiasheikhahmed5170
    @safiasheikhahmed5170 2 หลายเดือนก่อน +2

    sidaas baadratan inmw xasan sheekh maxamuud inuu fashilmo isagoon qarax jirin baa ubaridaan muqdisho qarax

  • @cllaahisheikhxaamud4496
    @cllaahisheikhxaamud4496 2 หลายเดือนก่อน +2

    Kuwa dowlada ah kuwa xalane ku jira oo yahuud iyo nasaaro ah iyo all.shabaab waa ay wada shaqeyaan.

  • @yasinfarah5056
    @yasinfarah5056 2 หลายเดือนก่อน

    Xidigaha cadi iska dhig sxb hana kufarxin qaraxa shacabka muqdisho halelay wayna kabaxayan wxad laradinayso

  • @abdulahiali896
    @abdulahiali896 2 หลายเดือนก่อน

    Dawlada ayaa la og al shabaab

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg 2 หลายเดือนก่อน

    Halista aad sheegeysid Allaha na mootiyo, laakiin adiga far ayaan kaa dareemayaa ee laftaada isa sax.

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy 2 หลายเดือนก่อน

    Sanbalooshe dalka loga dhiigay sirdoon miya nabad laga raba?

  • @AHMEDMIGUILWAISS
    @AHMEDMIGUILWAISS 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaan waxba soo kordhineyn oo dalka oo dhan ay dheheen muxuu keenayaa. Formaajo tacsi uu sameynayey todobaadkina 4 ilaa 5 qarax ayaa dhacayey. Maanta sanadki 1 qarax ayaa dhaca.

  • @yasinfarah5056
    @yasinfarah5056 2 หลายเดือนก่อน

    Benlow aya thy wariye mahid wxi dhintay alaha unaxariisto madan dhihin naga rali Noqo sxb

  • @alimuminshere5737
    @alimuminshere5737 2 หลายเดือนก่อน

    Dadkaan waa wada shabaab xi

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 2 หลายเดือนก่อน +1

    KULLIYADDII JALLE SIYAAD, IYADUNA WAXA LAGU DILAY 45 LEYLI SARAKIIL AHA DA'DOODU 25-30 JIR, DHAMAANTOOD BEESHA BIMAAL MAXAMAD, OO SHABELLAHA HOOSE LAGA KEENAY, MEEL WALBO DHALLINYARADA SOMALIA WEY KU DHIBBAN YIHIIN.

  • @XuseenDucaale-v4m
    @XuseenDucaale-v4m 2 หลายเดือนก่อน +1

    Narada.iyo.waxay.
    Doonaysaa.sow.
    In.waxxsi.inay.ka.
    Dhacaan.dalka.lov.sow.kuma.aha.

  • @SiciidSiciid-m3g
    @SiciidSiciid-m3g 2 หลายเดือนก่อน

    Ithophia waxba ma qarxiso xasan iyo sbgaal baa qarxiyey😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mesha dowlad kama jirto tuugo wax dhacaya boob dhac wlhi cadowga khawarijta shabab iyo galada xalane jogta halagu jihaado

  • @abdixukun9046
    @abdixukun9046 2 หลายเดือนก่อน +2

    Xasan dhiiqo waa munaafaq

  • @SiciidSiciid-m3g
    @SiciidSiciid-m3g 2 หลายเดือนก่อน

    Madam weynu waxa uu doorasho qof iyo cod ah

  • @MaxamedMaame-g7t
    @MaxamedMaame-g7t 2 หลายเดือนก่อน +2

    xasan diihqo isagaa alsahpap ah ee ale Haa nadahfiyo Sihseye pu usahqeyaye

  • @AbukarMasudi
    @AbukarMasudi 2 หลายเดือนก่อน

    Asc maslaxow
    Hassan sheekh muxuu kaga duwanyahay Shabaab
    Kursiga ayuu ku soo fuuleyee
    Dhiiga dadka amino ayaa kammid ah

  • @mohamadmounarak1126
    @mohamadmounarak1126 2 หลายเดือนก่อน

    Pv

  • @MahamudAli-pk9ur
    @MahamudAli-pk9ur 2 หลายเดือนก่อน

    Kasheekee waa xaqiiq waxaa leh hoteelka nin harti abgaal ah oo shariif iyo Ali geedi ninkii la socday maalintii dhaweyd EE garoonka lagu bahdilay ayuu ahaa milkiilaha hoteelka xalay la qarxiyey ????

  • @shamsajama4931
    @shamsajama4931 2 หลายเดือนก่อน

    he’s a don’t care somalia people taas aya keentay inuusan ka tacsiyeyo iwm

  • @ABDIJAMALSAHAL
    @ABDIJAMALSAHAL 2 หลายเดือนก่อน

    Xasan snbalolshe wa lugu shegay wa jaajus axmarada ushaqeya hadana xalane lashaqeya wax qarxyada gudbiya waa niisa

  • @RuweydaAdam
    @RuweydaAdam 2 หลายเดือนก่อน

    😢😂

  • @khadarmaxamedmire4021
    @khadarmaxamedmire4021 2 หลายเดือนก่อน

    WAR XUME MA XASAN SHEIKH AYAA MURUGO KA MUUQATAY
    BEENAALIHII QARNIGA AYAAD
    TAHAY XASAN SH WAA NINKA KA DANBEEYA XASUUQA SHACAB IYO ADIGAGA TUBE AH

  • @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
    @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay 2 หลายเดือนก่อน

    War sanbaloshe wa dacad kuwa xamar haysta hala badho sarakisha boliska iyo bolis mulatariyada hala badho shan isbara tale yaso dhafiyey

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu 2 หลายเดือนก่อน

    wareye sir doonka taliyaha 8ska daa askarta ka shaqeysa in la yaqaano waa mamnuuc wajigooda iyo shaqadooda meel aduunka lagayaqaan taliye sir doon ma jirto soomaaliya waxaa isugu haray jaahil iyo mujrim xukuumadu intaas ayey ka koobantahay

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu 2 หลายเดือนก่อน

    xasan ama waxbuu ka og yahay ama wuu jiran yahay labaduba waa musiibo ku dhacdey shacabka xamar labaduba waa inuu is casilo xasan shaqada waxuu ku bixiyaa amarkega ma fulinayaa waa musiibo ka weyn labadii hore

  • @shanyfahiye919
    @shanyfahiye919 2 หลายเดือนก่อน

    HSM isagaa alshabaab ah sidaas awgeeda waxba filinkuu jilaayoo waa iska been dadwaynaha isagaa dhigaayaa wax kale:

  • @ZeezoCumar
    @ZeezoCumar 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaan alshabab kaweyn somalia waa lagu soduulay cadow baa wadanka udhex jiiba dadka xasuuqaya
    Marna abiil qabiil isugu diraya aomaliyey naftiina difacda ilahay maha cidkale hasugina

  • @saalahmahamoud8455
    @saalahmahamoud8455 2 หลายเดือนก่อน +1

    Muxuu usheegi isagiibaa ambade

  • @cabdixuseen1839
    @cabdixuseen1839 2 หลายเดือนก่อน

    95 ayay maraysa dhimashadu waa inta la hubo inta dawladu qarinaysa way kabadan tahay intaan soo qoray maxay dawladu uga hadli wayday meesha iskaga dag hayidhaahdan shacabku naga dag anaga doranayna madaxwayne oo ha banaanbaxan dadku oo ficil ha muujiyan mesha dawladi majoogte

  • @khadarmaxamedmire4021
    @khadarmaxamedmire4021 2 หลายเดือนก่อน

    XAARAAN CUN HANTIDA UMADA BOOBA AQOON HADUU LEEYEY MAY KA CELISO NAARTA HANTIDA UU BOOBAYO

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn 2 หลายเดือนก่อน

    @labadaa nin kan Xawaadle iyo kan Ogaadeen labaduba Amxaaro ayey u shaqeeyaan,waa taliyaa ciidanka plliuska Somalida iyo Taliyaa ciidanka Sirdoonka Somali, yaa been loo sheegayaa, labadaas makhnuud aya Somalia ciidankeeda xukumaa.

  • @daherosoble9975
    @daherosoble9975 2 หลายเดือนก่อน

    Waa peen x sh wax Kama qapan karo lacag ayow ku mashquulsanyahay aruuraruuriskeeda

  • @yasinfarah5056
    @yasinfarah5056 2 หลายเดือนก่อน

    Benloow adiga xumanta raadiya wariye boc boc aya thy

  • @MahamudAli-pk9ur
    @MahamudAli-pk9ur 2 หลายเดือนก่อน

    Hadii ex mw shariif uu hadlay malmo kahor ex pm Ali mahamed gedi iyo milkiilihii hotel ka na malmo kahor garonka lagu bahdilay isla xalay maxa hotel ka harti abgaal EE xebta lido xalay loo qarxiyey miyeyna beegsi cad ahayn oo VILA DAARUNADWA ahayn timka xasan FINIXAAR ?

  • @amounajibril5606
    @amounajibril5606 2 หลายเดือนก่อน

    Been badanaa

  • @MahamudAli-pk9ur
    @MahamudAli-pk9ur 2 หลายเดือนก่อน

    Falastiinta jaziiratul carab & falastiinta bariga Africa soomaalia maxay ku kala duwan yihiin mida jaziiratul carab 1948 kii ayaa ladegay Halka mida bariga Africa na 1948 kii ayadana loo gacan galiyey yuhuuda falashada ah ?????
    Labada yuhuudood & lafada falstiin maxay kulaha duwan yihiin taasoo geeska Africa iyo falstiin lakala drjiyey Halka 1885 kiina dhamaan tood lagogoyey soomaalia inay falastiinta bariga Africa tahay taas ma been baa mise waa xaqiiqda jirta soomaahaan ??
    Hadii falastiin waxa gumaadaya ay YABNAL yahuudiyada yihiin soomaalia waxa gumaadaya miyeyna yuhuud ahayn ?? Me walaahi bilaahi talaahi waa yuhuud halkauna dhaafin oo waliba 💯💯💯💯💯💯💯 ah waxa wada gumaadka soomaalia waa yuhuud ay Soo carbisteen YABNAL yahuudiyada shaqadana waxaa wada kuwo shagli soomaaliyed leh
    Ama diid ama qaado waayo waxaan yuhuud ahayn gumaad shacab oo cad ma sameyaan Waana shaqo yuhuudeed runtii

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn 2 หลายเดือนก่อน

    Xasan Gurguurte wuxuu ka cabsanayaa hubkii Mareexaan, Shamshuutero, qolkiisa kama soo Bixin Karo,car banaanka isagoo maraya arka, hubkaasi Xamar waa soo gaaray, dhallinyaradii Mareexaan ayaa la timid,kuwa baqana maa aha.dabaqyada dhaadheer ayaa lala fuullaa Shamshuutero.

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn 2 หลายเดือนก่อน

    Xasan Gurguurte wax Aqoon ah maa laha,shahaadaadii Cabdille Shideeye,kkkk,wallaahi taasi in ayna Shahaado sax ah ahayn,hadii uu wax baran lahàa sidaa uma uuna dhaqmeen, doofaarkaan tuugga ah, ha is casilo.

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 2 หลายเดือนก่อน

    Xidigaha tube hooyada was san flwka laguma radiyo kala tag umada beenta waradka was

  • @safiasheikhahmed5170
    @safiasheikhahmed5170 2 หลายเดือนก่อน

    waryaa isku dirka jooji adiga ubaahan inlgu baadho waayo hadalkaaga umeelday

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 2 หลายเดือนก่อน

    Beenta nagadaa xasan ayax maaha Nin u damqada dadka iyo dalka wuxuu Ku maydhaa dhiiga shacabka soomaaliyeed ilaa hada 17 saac 45daqiiqo wuxuu sheegay100 inay dhinteen 300 dhaac

  • @muhadbarre1821
    @muhadbarre1821 2 หลายเดือนก่อน

    Been badanaa