CALI ZAKI / AROOS QARRAN BAA HIRGALAY / HAMBALYO MAXAMED IYO MUNA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ก.ค. 2022
  • EREYADA: XAMSE XADAARI
    LAXAN IYO MUSIC: MAFTUUX CADCEED
    CODKA: CALI ZAKI
    CAMERA AND EDITING: FARHAN GAHNOUG
    HAMBALYO MAXAMED IYO MUNA
  • เพลง

ความคิดเห็น • 106

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 ปีที่แล้ว +51

    Heesaha waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan.🖐❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @sabaaxsayid102
      @sabaaxsayid102 ปีที่แล้ว

      Waa run ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ wlhi cali saki waan tagera

    • @queencaasha3483
      @queencaasha3483 ปีที่แล้ว

      Walaal qaali waa runtaa wll qaali cali zakina waa wiil yar oo walaal keena 🌲🌲🌲🌲🌲🌲👏👏👏👏🎈🎈🎈👎👎isagana wax khayr qaba ilahay hasiiyo wll👏👏👏🌲🌲🌲🎈🎈🎈🌲🌲🌲🌲👎

    • @IsraMukhtar-ju1uf
      @IsraMukhtar-ju1uf ปีที่แล้ว

      Harunti aniga

    • @IsraMukhtar-ju1uf
      @IsraMukhtar-ju1uf ปีที่แล้ว

      @@queencaasha3483 amiin ilahay hasiyo tu khayr qabta

    • @user-tk7wg1pd4p
      @user-tk7wg1pd4p 7 หลายเดือนก่อน

      Waa runtaa wllshy

  • @falastiinxassan9007
    @falastiinxassan9007 ปีที่แล้ว +9

    Axsan cod 😘 fananka aan ka tageero fanaaniinta😘waan jeclahy inaa kula kulmo😪😪

  • @ladancajap2742
    @ladancajap2742 ปีที่แล้ว +9

    Mcha allh ana and kuyedhe aroskayge kahestide inta laga delays Ali saki🇮🇹🇮🇹

  • @craxiinhassanaadan32
    @craxiinhassanaadan32 ปีที่แล้ว +6

    Fanaaaanka kaLiyEE XaraGada Loooo Ga HadhaY keeeep Goin Brother ❤️🤴

  • @mohamedbilal416
    @mohamedbilal416 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid walaal Ali Zaki. Alle hakuu sharfo sidaad noo sharaftay wallee waxaad noo samaysay wax weyn. Insha allah 15sano kadib ilmahayagu wuu arki doonaa sidaad arooskii hooyadii iyo aabihii uga tuntay, abaal weyn baan kuu haynaa Legend ♥️♥️

  • @farhaanmohamet2716
    @farhaanmohamet2716 ปีที่แล้ว +3

    ALI ZAKI KEEP GOING PRO
    CODBAA KUGU DHAMAADAY ALI WAX KALAA TAHAY PRO
    HORE USOCO PRO .

  • @iidkhadar4925
    @iidkhadar4925 ปีที่แล้ว +2

    Ali zaki fanaanka Hargeysa kala goostey
    xulbaad tahay xarago jecel keep gonig sxb

  • @sakariyecabdi3865
    @sakariyecabdi3865 ปีที่แล้ว +10

    Fanaanka 2aad ee hargeysa 1 qamar suugaani 2 ali zaki 3 cabdikariin cali shaah 4 saalax sanaag Haddad igu racsan tahay like saar walal

    • @inamaxamuud4339
      @inamaxamuud4339 10 หลายเดือนก่อน

      Waa nimanka aan udiyariyaya in ay tumaan aroskyga

  • @farxaanzakiofficial573
    @farxaanzakiofficial573 ปีที่แล้ว +3

    Caliga fanka gilgilay

  • @saabirabdalla3968
    @saabirabdalla3968 ปีที่แล้ว +5

    The legendary ali zaki 🙌🥰

  • @farxiyofiska7809
    @farxiyofiska7809 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo isku waara oo kalahel ubad qerqabo wllky iyo walashey

  • @H9931honey
    @H9931honey ปีที่แล้ว +2

    Our fanankeena Alii❤️my fav singer🔥🔥🔥🔥🔥❤️

  • @munahmohamed4955
    @munahmohamed4955 ปีที่แล้ว +1

    My big bro mohomed & dumashidayii muna gobdeeq hanpalyo thank you ali saki siidaa qimaha leh ad farxada nola qayiibsatayii 🥰

  • @fahiimarooble4390
    @fahiimarooble4390 ปีที่แล้ว +1

    Fananka kaliya aan katakeero hargeysa legends keep goning

  • @zack4k26
    @zack4k26 ปีที่แล้ว +3

    Laxan + music : Maftuux Cadceed 🔥🔥🔥

  • @naaircabdi8833
    @naaircabdi8833 ปีที่แล้ว +4

    Legend cali zaki 😍🥰

  • @Mahiigaan1398
    @Mahiigaan1398 ปีที่แล้ว +2

    Ali zaki keep going wll qali❤️

  • @kawsar2113
    @kawsar2113 ปีที่แล้ว +2

    maaan sha Alllh wllky ALi zaki 🥀❤️

  • @munaabdilahi4552
    @munaabdilahi4552 ปีที่แล้ว +1

    M.A wlli ali amiin ubad khary qaba siiiiiiiiiiiii🤲🤲🤙

  • @ansalabdikadir5889
    @ansalabdikadir5889 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah is ku waara abid ❤️

  • @user-fl1xr9tj1s
    @user-fl1xr9tj1s ปีที่แล้ว

    From gobalka raga keep goin pro❤

  • @cabdicaziiz1470
    @cabdicaziiz1470 ปีที่แล้ว

    Keep going pro

  • @Sahalofficial2825
    @Sahalofficial2825 ปีที่แล้ว +1

    Pro Ali zaki Abdijibaar gacaliye gacan qabta channelkiisa ninkaas Legend weeyi🙏🙏

  • @hudoa4958
    @hudoa4958 ปีที่แล้ว

    Mansha allah .. inaabti Mansha allah

  • @notyotbg173
    @notyotbg173 ปีที่แล้ว

    Hambalyo hambalyo hambalyo qoys ficn noqda maasha,Allaah

  • @user-tk7wg1pd4p
    @user-tk7wg1pd4p 7 หลายเดือนก่อน

    Maashalaa ali saki wllky

  • @aryanali6527
    @aryanali6527 ปีที่แล้ว

    Waah waah 🚁🚁

  • @NuuRaAxmed-uj5xr
    @NuuRaAxmed-uj5xr 3 หลายเดือนก่อน

    Masha allah wll ❤❤❤❤❤❤❤

  • @cismancisman2908
    @cismancisman2908 ปีที่แล้ว

    Fanaanka 3sano udanbeyay nashidey alle haku shrfo alfanaan Ali ABDIRAHMAN ❤️

  • @safiyadheman4099
    @safiyadheman4099 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah Cali saki

  • @cabdisamaddahir4496
    @cabdisamaddahir4496 ปีที่แล้ว

    First comment me

  • @abdillahiosmanomar9612
    @abdillahiosmanomar9612 ปีที่แล้ว

    Wow Maftuux Cadceed iyo Cali Zaki ✌🏽🔥

  • @nasiibshuuriye333
    @nasiibshuuriye333 ปีที่แล้ว

    AXSAN COD🔥🔥WAALAYAABAY🎤🎤🔥

  • @israinanour4367
    @israinanour4367 ปีที่แล้ว +2

    Ww MachAllah 🥰🥰

  • @kaahanuura791
    @kaahanuura791 ปีที่แล้ว

    Manshallah xbbti hamplyo adigu iyo sayigaga

  • @oumalkhairehoussein7847
    @oumalkhairehoussein7847 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah🥰

  • @user-fj6wk2li4d
    @user-fj6wk2li4d 8 หลายเดือนก่อน

    Maahaaaiaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 ปีที่แล้ว

    Hamampo hamampo wllky 🥰🥰

  • @mihiimahmed5941
    @mihiimahmed5941 ปีที่แล้ว

    Ali saki masha allah

  • @calihaykal
    @calihaykal ปีที่แล้ว

    Woow Aliga

  • @faysasiciid1513
    @faysasiciid1513 ปีที่แล้ว +1

    Ali Zaki wall MCN keep going weliga dib haw dhicin anoo aanay jirin cid labadayada walid ay ila dhaleen adaan dadka kuugu jeclahy 🌹 si wall nimoah waxana wejigaga ka sawirta qof wall tinimo leh oo aamin ah wall MCN waxaku faanah inaad tahay nin inaderky ah wana kugu faanah wana ku raja weynahay inan ku barto oo aan ku garab joogo mudo malmaha adunka inshallah

    • @mohadam9049
      @mohadam9049 ปีที่แล้ว +1

      Anaa walal ku noqonaya wllo

    • @faysasiciid1513
      @faysasiciid1513 ปีที่แล้ว +1

      @@mohadam9049 intee joogta wall qali

  • @xaawoluulmaxamed1092
    @xaawoluulmaxamed1092 ปีที่แล้ว

    Codkiyo qofa wllky mcn

  • @aminadaud2557
    @aminadaud2557 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa alaah 🥰 ♥ ❤ 💖 😍 aamin aamin aamin 🤲🤲🤲🤲🥰🥰❤❤

  • @muminochanel5191
    @muminochanel5191 ปีที่แล้ว

    I like this guy he is full of energy manshallah ❤️🥰🥰😍😘😘🥰🥰🥰

  • @muna__hasan208
    @muna__hasan208 ปีที่แล้ว

    Hmplyo WlshY muna Abdalle Awad io dumo Mahamed 🥰🥰🥳🥳🥳

  • @liltaaji5685
    @liltaaji5685 ปีที่แล้ว

    Muna abdale hampalyo ayaan kuleehay guurkiina guri kherba allaha kadhigo ❤️❤️

  • @abdirisakkhadar335
    @abdirisakkhadar335 ปีที่แล้ว

    Hanpalyo walaal maxamed ❤🔐

  • @axmedcismaaan5149
    @axmedcismaaan5149 ปีที่แล้ว

    First legen pin

  • @khadraomar2163
    @khadraomar2163 ปีที่แล้ว

    Man challah Hambalyo ❤❤❤

  • @ibrahimbaaxeer7628
    @ibrahimbaaxeer7628 ปีที่แล้ว

    Mazhaalah

  • @zkimn6747
    @zkimn6747 ปีที่แล้ว

    Legend

  • @user-lw4bv7jr8t
    @user-lw4bv7jr8t 11 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallh wllo cali saki Mashallh ❤❤😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍👏👍🏻🫳🏻🫴🏻💋💋💋💋💋💋💋

  • @sabaaxsayid102
    @sabaaxsayid102 ปีที่แล้ว

    Mashallh codki cali saki il iyo cawRib lawawo

    • @sabaaxsayid102
      @sabaaxsayid102 ปีที่แล้ว

      Waa fanaaka kaliye ana ka tagero fanaka isaga iyo hibaaq goobad ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👌👌👌👌👌👌❤❤❤

  • @marwaqalanjo4902
    @marwaqalanjo4902 ปีที่แล้ว

    Wwwwwwwwwww cali zeki 🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🤩🤩🤩🤩

  • @quen______youtube9875
    @quen______youtube9875 ปีที่แล้ว

    Hambalyo muna iyo mahamed m.a walaaheyiskuuwaraa

  • @axmedcumar3727
    @axmedcumar3727 7 หลายเดือนก่อน

    Asc wllo ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aymaanyare9395
    @aymaanyare9395 ปีที่แล้ว

    Ali Waka danbeya wllke keep going kolay waa aragte cali zakow pin 📌❣

  • @nasraomer2819
    @nasraomer2819 ปีที่แล้ว

    Waaw hamablayo

  • @apdiladiif257
    @apdiladiif257 ปีที่แล้ว

    Waad ku soo khaldantay zhp africa wllhi lkn wxa thy haayada kolayba kusii raagimaysid no problem🥰

  • @abdihakiimabokor2396
    @abdihakiimabokor2396 ปีที่แล้ว

    Mnshalah hambalyo

  • @rahmaahmed3781
    @rahmaahmed3781 ปีที่แล้ว

    Hanbalyo jacayladydiiyow alle hydin barakeeyo

  • @istahilabdi6910
    @istahilabdi6910 ปีที่แล้ว +3

    hanbalyomaxamadiyomuna😍🤩💍👗👠❤❤❤💘💙💚🖤💋

  • @azmutaabdalle9830
    @azmutaabdalle9830 ปีที่แล้ว

    Hampalyo jcayldaydiii ❣️💍💍💍💕

  • @munaabdulhi4047
    @munaabdulhi4047 ปีที่แล้ว

    Wilkaygi ❤️‍🔥

  • @ugbaadxasan7644
    @ugbaadxasan7644 ปีที่แล้ว

    Hambliyo hambliyo hbo mcneyy Monna abdale ❤❤

  • @apdihakimck602
    @apdihakimck602 ปีที่แล้ว

    Woow

  • @cuudwarsame1037
    @cuudwarsame1037 ปีที่แล้ว

    Hees usoo qaad magaca 🎄 xamdi codkaga wan jclahy

  • @anasaaxmednuur9253
    @anasaaxmednuur9253 ปีที่แล้ว

    Hambalyo hambalyo hambalyo

  • @puzhraabdilahi4393
    @puzhraabdilahi4393 ปีที่แล้ว

    Pro

  • @rashiidsalafiabdalla1207
    @rashiidsalafiabdalla1207 11 หลายเดือนก่อน

  • @haniadem1859
    @haniadem1859 ปีที่แล้ว +1

    Cali wllo hees Hani isoo qaad pizz wan kaa sugayaaa

  • @user-fj6wk2li4d
    @user-fj6wk2li4d 8 หลายเดือนก่อน

    asc❤Acas

  • @hassanbashir4333
    @hassanbashir4333 ปีที่แล้ว

    Kuwi usku waaro Alle hakadigo

  • @fardowsobashiirxasan6893
    @fardowsobashiirxasan6893 ปีที่แล้ว

    Mnsh alh aamin

  • @azathmohamoud7044
    @azathmohamoud7044 ปีที่แล้ว

    Nio Ali zaki Arooskayga Ayaa soo dhawee Xgen kala soo xiriiraa

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash ปีที่แล้ว

    Hanbalyo Hanbalyo
    Boqorka codka noolow

  • @sacdamohames5141
    @sacdamohames5141 ปีที่แล้ว

    Cali ski heesta mcn👍👌♥️

  • @moogecabdichanal520
    @moogecabdichanal520 ปีที่แล้ว

    🥰🥰🥰🥰♥️♥️♥️♥️♥️♥️💋💋💋🥰

  • @amishabashir4136
    @amishabashir4136 ปีที่แล้ว

    aamiin aamiin aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @jabroibro7287
    @jabroibro7287 ปีที่แล้ว +1

    The one and only legend ali zaki

  • @ahmeddheere7270
    @ahmeddheere7270 ปีที่แล้ว

    Maalin walba laba uun baa is Aroosanaysaa

  • @hassedahir8748
    @hassedahir8748 ปีที่แล้ว

    Aroos wacad

  • @gagaalecade9619
    @gagaalecade9619 9 หลายเดือนก่อน

    🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲😚😚😚😚😚😚😚

  • @rashiidsalafiabdalla1207
    @rashiidsalafiabdalla1207 11 หลายเดือนก่อน

    👸💏💪🙌🙌❤❤👏👏

  • @suleeymanmxmd6131
    @suleeymanmxmd6131 ปีที่แล้ว +1

    Hampalyo hampalyo ✌️❤️

  • @user-sv8mx1uo1o
    @user-sv8mx1uo1o 6 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @quen______youtube9875
    @quen______youtube9875 ปีที่แล้ว

    Hambalyo muna iyo mahamed m.a walaaheyiskuuwaraa