haday wax dhisayan wadada badhtanka ah ee dawlada hoose hor marta waa wada god iyo ceel markasay xafado ay burbutiyen isku soo sawirayan alle uu maqaan masakiinta
waa in laydhka , iyo biyahaba lagu soo celiyaa Gacanta dowlada waayo shirkadahan hada qaatay waa qaar lacag doon ah oo aan u tudheyn danyarta , marka waa in laydhka iyo biyaha , hataa isgaarsiinta ay dowladu gacanta ku haysaa si qiimo jaban dadka loogu adeegi karo
MARKA HORE DADKA SHAQADAN WADA IYO KUWA WAX LOO HAGAAJINAYAA DAD ISKU MID, AH IS GARANAYA, WAX ISU AH EE MAAHA DAD CADOW KU SOO DUULAY LKN WAXAN KU TALINAYAA DADKA WAXA KU JIRA DAD AAD U LIITA OO XATA QOF U HADLA OO AWOOD LEH LAHAYN AMA DAD BUKAAN AHI GURYAHA U JIIFAAN MARKA KUWAAS YAAN XOOG LOO ADEEGSAN EE IYAGOO RAALI AH OO XAMAAMTA LALA BANBAANIYEY MEEL QORSHAYSANA LOO DIYAARIYEY WAA IN LA RARO KADIBNA MEESHA LA BANEEYO WAYO CUQUBO AYAA KA DHACDA OO ILAAHAY WAXBA INOO HAGAAJIN MAAYO HADDII CIDII KA MASUULKA AHAYD XOOG U ISTICMAASHO MARKA DAWLADA HOOSE WAY MAHADSANTAHAY EE ARINKAA HA OGAADAN.
Aad ayaan uga xumahay adeer guryaha marka la dhisayo ayaa loo diidaa dabcan anigu waxan soo jeedin lahaa in dhulka la ilaaliyo dhulka la iibanayo la daayo waayo markaad aadto yurub dhulka oo dhani wuu banan tahay meel kubada lagu ciyaaro meel lagu raaxaysto oo dadka waawayni fadhiistaan beero dowladu leedahay oo laga shaeeyo nadaafadooda marka dowlada hoose ee hargaysi way ku fashilantay walhi
Subxaqnalah waar ma waxa horu mara in reero dhan oo dan yara oon awood u lahyn iny xata gurigoodaa rartaan cagaf la galiyo hady meeshu wadk ty my dadka dan yartaa ka raraan ooy meel dajiyaan mxy hantidooda ugu ciyaarayaan wlhi waa wx lala jihaatamo dawladu
wllo waxa fcn mar hadii guryaha la duminayo dawladuna ay leedahy wadooyin ayanu samaynayna in dad waynaha loo sameeyo wadooyin ama laga daayo dumintan aan waxba laysku qabanayn oo imika dadkii dabayshii ayay la ildaranyihiin iyo daadadkii wlhi dawladu waxba ma qabanyse dadka ha dayso wadooyinkan bahaabahada ah ama wado hasameeyan
haba la dumiye haddii ay waddo tahay lakin maxa dadka loo qorsheeyey ilayn wa muwaadiinin dalka wax ku leh xaq leh lakin wan dumiinaya qorshana uma hayo xalay bay ku qayiilen marka qorsho la"aan in uu daa iyo muwaadddiinku xaqa uu ku leeyahay an fahansanayn ganaacsaade aya meel la ibiiyo loo doonaya
markey dhisanayeen maxaa loo joojin waayey si aanay kharash badan ugu khasaarin ileen dawlada hoose iyadaa warqadaha ansixisee..cidi dhul iskama cabiratee... bedell ma la siinayaa masaakiibta ku khasaartay oo ku gurya waayey...
Maxaa guryaha loo duminayaa waa ba bilicdii wadankee. Sooomli futo xun ama land sheego ama ha sheegan caqli iyo xaqba lava waa Aktooda. Tolow. Ma guryo dhulbahantaaa
Dadkan markey wadada dhisaney xage dawladu ku maqaned. Maskinta lalush ba laga cunay marku mirqankii dhamdayna wadadii oo xidhan bey dowladii artey, kk
Masha'Allah viva Somaliland Verry Powerful Illaahay Haidin Gargaaro Guul Guul Somaliland Hore Usocda My Beautiful People 💚⚪❤👍
The government Should pay compensation to these people who are losing there homes 🏠 that’s what Good governments should do
MashaAllah halkaa laga wado sidaas ayey wax inoogu hagaagayaan, Barbara iyo Burco waxay kaga wadooyin fiicanyihiin Hargaysa sidaas ayaa loogalay. Sharciga was in uu shaqeeyo.
guryahan markii hore ee la dhisayey miyayna ku jirin Town plan ka qorsheaysan ee dowlada hoose leedahay , mise waa layska dhistay
viva somaliland. horumarka gacantaa lagu gaadhaa.
🤬🤬😡😡😡In rasaas Ladhaco kawada Cagafta iyo Askartaba kuwacan Qof Hantidaadi Burburinya ka waran ilaahaybanu ka magan galney.
maacha allah Somaliland sharci iyo nidaam baa ka jira suaashe se qaxaa weeye ma la siiinayaa dafkan lacag ay guryo kale ku dhistaaan
cherdoon loo wada celin masyo lkn wax waa la siinayaa
Channel ka waanu ku xidhnayn ee waxani waa banayntii wadada hawlwadaag ( cabaaye ) 2014
dowladnimo hadii la doonayo waa in wax walbo loo huraa tanna waa hormar waana danta guud ilamana aha in bilaa qorshe yihiin dadkii dagna guryahan
yasin mohamed muuse bixii xolaha umada masakiinta in uu dhaco ayuu mujahid u ahay miyaa duli caqli xun
Xayawaan nimo weyan hadii waxlagashego ralikagayihiin umadii guryahan lahayd iyagana qirsan in ay kujireen marka hore khalad
somali Lin guuul wayn masha Allha
Jeegaanta Sida guumeeysiga yahuuda bay rabtaa ineey shacabka ula dhaqamaan . Laakiin hub iyo xoog may u hayso . Nus sano yaa u dhiman
mcha allh wax qabad wcan government
haday wax dhisayan wadada badhtanka ah ee dawlada hoose hor marta waa wada god iyo ceel markasay xafado ay burbutiyen isku soo sawirayan alle uu maqaan masakiinta
waa in laydhka , iyo biyahaba lagu soo celiyaa Gacanta dowlada waayo shirkadahan hada qaatay waa qaar lacag doon ah oo aan u tudheyn danyarta , marka waa in laydhka iyo biyaha , hataa isgaarsiinta ay dowladu gacanta ku haysaa si qiimo jaban dadka loogu adeegi karo
Xoolahan masaakinta ee dudumineysin alle ayas inka qabo karo
Waa degamdii gobta 26 june meelo aan ogahay haday ahan lahayeen qori ak 47 baa lala soo bixilahaa
Xaqiiiq
Faaanku waa waxaan cidina kula lahayn kkkkkkk hadaad jirto waad muuqan layd
@@zuhourmohamed770 suhuur walaal suhuur aan kula kaftamee bilaad reerkaa aad caayayso aad ubad u xanbaartaa oo xagooda aad 47ka kasooridaa inaadeer mcn
MARKA HORE DADKA SHAQADAN WADA IYO KUWA WAX LOO HAGAAJINAYAA DAD ISKU MID, AH IS GARANAYA, WAX ISU AH EE MAAHA DAD CADOW KU SOO DUULAY LKN WAXAN KU TALINAYAA DADKA WAXA KU JIRA DAD AAD U LIITA OO XATA QOF U HADLA OO AWOOD LEH LAHAYN AMA DAD BUKAAN AHI GURYAHA U JIIFAAN MARKA KUWAAS YAAN XOOG LOO ADEEGSAN EE IYAGOO RAALI AH OO XAMAAMTA LALA BANBAANIYEY MEEL QORSHAYSANA LOO DIYAARIYEY WAA IN LA RARO KADIBNA MEESHA LA BANEEYO WAYO CUQUBO AYAA KA DHACDA OO ILAAHAY WAXBA INOO HAGAAJIN MAAYO HADDII CIDII KA MASUULKA AHAYD XOOG U ISTICMAASHO MARKA DAWLADA HOOSE WAY MAHADSANTAHAY EE ARINKAA HA OGAADAN.
asc war maxaad reerka u dumisaan subxaanalaah
in wadooyinka la furo way fiicantay lkn dadkan wadada horteda guryaha ka dhistay waa in qorshe kle loo sameyo
Mahadsanid dawlada hoose kii wado dhistaba cagafta hala mariyo
Aad ayaan uga xumahay adeer guryaha marka la dhisayo ayaa loo diidaa dabcan anigu waxan soo jeedin lahaa in dhulka la ilaaliyo dhulka la iibanayo la daayo waayo markaad aadto yurub dhulka oo dhani wuu banan tahay meel kubada lagu ciyaaro meel lagu raaxaysto oo dadka waawayni fadhiistaan beero dowladu leedahay oo laga shaeeyo nadaafadooda marka dowlada hoose ee hargaysi way ku fashilantay walhi
5sano ka hor waxaan sameeynee hada sameeynaayaan, war idinka aduunka waad ka danbeeysaan ee ethopia cml 7sano iska jara ka dibaa xoroobeeysiinee
August Afrah mxd dhahday shan sanoka hor wxn samaynay mxa samayseen hhhhh idinko se ayo ah Ethiopian idinka ku dayda
Cammentska dadka qaar way caafimaad qabaan oo horumarku wuxuu yahaybay garanayaan dadna xanuun reernimaa dishooday oo waxanba khaladbay u arkaan waakaaf iyo kala dheeri
Haa oky warkasa iimara aniga
Subxaqnalah waar ma waxa horu mara in reero dhan oo dan yara oon awood u lahyn iny xata gurigoodaa rartaan cagaf la galiyo hady meeshu wadk ty my dadka dan yartaa ka raraan ooy meel dajiyaan mxy hantidooda ugu ciyaarayaan wlhi waa wx lala jihaatamo dawladu
guul usoo hoyatay ree hargeysa gaar ahaan dadka degan wadadan labaneeyay
budhcad wadeedyada waxaan leeyahay intaydaan falin ka fiirsada
goood job waxay isku xidhaa wadadan degmooyinka 26 juun iyo gacan libaax
Ma ahan saan doolad nimo ee waa nacas nimo
HALA DUMIYO WIXII SHARCI DARO KU DHISAN, AMA WADOOYIN IYO SUUQ ISKA DHEX DAGAY.
Waa arin wanaagsan in Jidadka la furo. Dadka Qaar ee waalan ee dariiqyada dhista waa in wax laga qabto. Good job
haaheey warkaass i mara
Mcha allah
Wax qabadkeenu Waa Guryo Dhisan Oo Umad Dabyari Dhisatay Caga,cagaf Hala Geliyo Iyo TV La Isu Dhigo I Arkaaay I Maqlaaay Nothing Else
Qorshe Ma Jiro Umada Si Nidaamle Oo Asluubaysan Loola Dhaqmi Maayo Hanti Looo Celiyana Hadalkeeda Daada. Madaxweynaha Doorteena Daawade Ayuu Ka Yahay.
Umadan Ilaahaybaa U Maqan
Illahay idikama tago faqash ayad mooda illaaho ka qabo beenale shacabake aya kuso dhaweey nata ladin geeye da dhan ayu hadiido buuburiye. Illaho muuse iyo daba dhiilifa
Gurigii baa guri kale laga hordhisay waale cas
Sax waaladuminayaa waxii wado ku dhexjira.
Masha allah
waxani waa danta qaranka
guul
saan miyaa qashiishland udambaysay
koonfurta is cunaysa ee is qarxinaysa alshabaab land way dhaantaa hor umar ayaa meesha kasocda xaaasid xaasid dhalay
ladna Mohamed ma taana naga dhaadhicine horumar maatida guryahooda xaqdaro lagu duminayo nadhaaf adaaba ka dara yaa ibnu qaxba
QAYRKII KA HADHE WAA NINKII QALAY WALAALKII KKKKKKKKKKKKKKKKKK
wadada boqol iyo kontonku halka ay
sheedaha ka gasho ayaa sidaas oo kale
ubaahan.
wax aan leeyahay hawl galku ma wax uu ku Eegyahay in waddada dadka laga kiciyo eee aaan la Dhisin miyaaaa
Xoolo iyo musuqmaasuq.
hooyadiin anagaa wazna
kuwa doolada hòze izku zheegayza
Hanoqon qof xaside Somaliland wax kabaro duladnimo
Bilicda wadanka iyo wada wafiiya ay mihim ah
Wado xumo ay nadishey iga baneya
wllo waxa fcn mar hadii guryaha la duminayo dawladuna ay leedahy wadooyin ayanu samaynayna in dad waynaha loo sameeyo wadooyin ama laga daayo dumintan aan waxba laysku qabanayn oo imika dadkii dabayshii ayay la ildaranyihiin iyo daadadkii wlhi dawladu waxba ma qabanyse dadka ha dayso wadooyinkan bahaabahada ah ama wado hasameeyan
Nio marka hore may kajoojiyaan
sax weeye
maxa saxa kii aabhaabuuna ahayndee
inaa hantida umada iyo dhididkooda sida lagu tunto oo loo burburiyo iyaga iskugo wcn
Waa runtaa , gacantiina eersada dheh.
Ll M fro😮😮
walee walalahay somaliland dowlidnimadii gacanta ku dhigeen ee yeena nika fagan 😂😂😂😂😂
Wun Wun mahadznthy wllky
Baahi abaar kuleel hur caburintii iyo xornimo la aantii miyaa loogudaray in hoygii laga dumiyo meesha isaga soocarara
Samra Abdi amizon ka ilaasho naftaada Yaan askar africaanku kufsane meesha waxba kuma hayside jaago iyo kufsi koonfur iyo buqland ayuu yaalaa. Xaasidnimoda waata laydinku ciqaabaayo
Guri ineey dhisaan iska daaye dadkii ayeey guryaha ka duminaayan markii hore maxa ruqsad loo siiyay yaab kuwaan siyaad bare aaba laqaatay
haba la dumiye haddii ay waddo tahay lakin maxa dadka loo qorsheeyey ilayn wa muwaadiinin dalka wax ku leh xaq leh lakin wan dumiinaya qorshana uma hayo xalay bay ku qayiilen marka qorsho la"aan in uu daa iyo muwaadddiinku xaqa uu ku leeyahay an fahansanayn ganaacsaade aya meel la ibiiyo loo doonaya
markey dhisanayeen maxaa
loo joojin waayey si aanay kharash badan ugu khasaarin
ileen dawlada hoose iyadaa warqadaha ansixisee..cidi dhul iskama cabiratee...
bedell ma la siinayaa
masaakiibta ku khasaartay oo ku gurya waayey...
Labaatan xildhibaan oo wada socda waa in mid walba u hadlaa oo microphone loo dhiibaa wax laga hadlyaana waa mawduuc kali ah !!!!!
Ala xaasid Sanaa
wa wakhiy hore
subscribe iisaar chanel kaa
uu ku qoranyahay plz
Abdi Kulmiye
imanka bela dadbay barakiciyen masakina
Maxaa guryaha loo duminayaa waa ba bilicdii wadankee. Sooomli futo xun ama land sheego ama ha sheegan caqli iyo xaqba lava waa Aktooda. Tolow. Ma guryo dhulbahantaaa
deeqa mohieddin wlo iska daa caadifadda sharci daraa lagu dhisay maxaa keenay mesha ma dhulbahantaa
ma aaminaa warisbaa udirtay xilkasnimadaa ma lehee
kkkkkkkkkkkkkk waaaaaa ok
Abdinuur AWIL hhahahabaa
Ax ax dadkaa mala cawinayaa
Gudoon Ismacil dawladaa udhisaysa
In dawooyin la furaaa way fican thy
toloow wadadii imika maladhisay
Mo Abdul haa markiiba waa ladhisay dadkii dayrarka laga dumiyayna aadbay ufaraxsanyiin waxay heleen waddo weyn
Dadkan markey wadada dhisaney xage dawladu ku maqaned. Maskinta lalush ba laga cunay marku mirqankii dhamdayna wadadii oo xidhan bey dowladii artey, kk
hhhhhh
in wadoyinka la furo way fican tahay
yaab badana sidanbay baa sharciya
wtf
Oo away guryahan dadkii daganay mase xoog qabyalad ayaa mesha kabila batay
Ismail abdulahi Maya Wll Wa Nidaam Iyo Kala Danbayn Dawladnimo
Maya waa dad dawladooda uhayal San aabo
Adeer meeshu waa somaliland horumar baa loo balamay qabiilna qabiilka ma adkaado
subscribe iisaar chanel kaa
uu ku qoranyahay plz
Abdi Kulmiye