Adoo sidaa u duceysanaya ayaad hadana Subscriber u tahay channel ka notifications aad ka heleysaa. Markaa comment aad like ku raadineyso ha iskaga dhigin mid ilaahey run wax weydiisanaya. Adoo danbigii ku jira ayaad hadana leedahay ilaahow qalbiga heesaha nooga meydh. ALLE ka xishood niyow
Way Iska shaQeeyaan gaarinimo lugahooda hadaad kala furto xataa waa very clean iyo dhul xaadle u tagi halka naagaha meela qaar kasoo jeeda dhul gubtay aad u tagayso Ani naagahaasi waa doqayga 🤪
Walaahi abwaankaagu haduu kuu Hagar baxo Waad soo baxaysaa Ninkan hadda *daaha gaas* Ayaa gacanta soo qabtey Markuu *Abdikarim Ali shaah* ka falaagoobey Anyway guuleyso hobolka Hobolada casrigan *abdijipaar dheere*
wax kasto macan waxa kasii macan kalamka Allah 😊
Hadad siida uu ogtahy mxa ku dhex dhigay halka
@@faizaahmed08 æ
*wllkayaw Imika Maxaa kuu baxaya?*
Xaqiq💯❣️
Quraan Karim ah lama keeno halkan ookale
First one inta nabiga jecel like iisaara 😭😭
Scw
Wlll meel walba nabiga ha dhex kenin wuu qiimo badnyhy halkne😭
Scw scw scw scw scw scw scw
Scw zcw
Scw scw scw ♥️♥️♥️
I'm enjoying the video 🔥
my brother thank you walalkay
@@WaqalStudio videokan Reaction Ayo leyahay broda
Legend
Rection Dj_Rock
legend my brother de rock stone
HARGYSIA MUUQ WANAAG Ma aha 🗽 Newyork ❤
from muqdisho 🇸🇴
M.a🥰🥰🥰
Biiibi❤️😂
Jigjuga waaye
@@muniiranalkachanal378 😂😂😂
Waaa jigjiga yar thank.s wllky qli from hargeysa
Hargeysa fankeedu wuu dhameystirmay .
Ereyo qurxoon , laxan , iyo codba wuu yaalay imikana muiqaaladii baa kusoo biirey whe are winners❤
Winners against who @cabdi sallam
Tailor 1 wankulaa socdaa
War waa jigjiga meeshaan hargaisa waa gab wlhy muuqaalka
Meeshu waa jigjiga hargayza layne
Vedioga qaabka loodubay baan ka hadlayaa kama hadlayo goobta mahad sanidiin❤
Lyrics ku daaliyay heesta wlhi
From jigjiga
Amiiin yaa allah🤲🤲
Amiin
Adoo sidaa u duceysanaya ayaad hadana Subscriber u tahay channel ka notifications aad ka heleysaa. Markaa comment aad like ku raadineyso ha iskaga dhigin mid ilaahey run wax weydiisanaya. Adoo danbigii ku jira ayaad hadana leedahay ilaahow qalbiga heesaha nooga meydh. ALLE ka xishood niyow
@@aboodysportnet9307 hadana naxariista ale
Lagama quusto ma waxaad ileedahay ilaahay ha baryin
AAmiin
HAL MAR AAN KU SALINO XBIIBKEN SCW SCW SCW
Scw scw
Sallalaahu caleyhi wasalam🥰🥰
scw
Scw scw wcs
Meeshu maha canada 🇨🇦 waa jigjiga jano ❤️💯🙏one love ❤️ reer jigjiga waan idin wataa
🤣🤣🤣🤣jijiga o maxayaa
Meshu wa hargeysa hadhwanaga
Adeero waa hargesa meeshu
@@ayaanmohamed1862 maad cabsantahy meshu waa jijiga 🤣
Dajiya Hussein waxba garan mayside sxpo meel walba hargaysa ma aha eebow cade 🙏
@@IDK-rs9ks quruxdu waa fanaanka cabdijibaar jaaskiisa 🤣👍🏼heesta waxa qurxuniya waa sida uu fanananka heesayaa uu jaasayo iyo qaabka qof ka heesaya iyo editinka meesha lugu duubayo manco badan ma samaynayso markaa haysku qabsanin magaloyinku dhamaan way shidanyihiin ilahay ha inoo siyaadiyo horu marka👍🏼👌🏽
Legend cabdijibaar gacaliye and waqal studio wad dhaqaaqdeen
Üüü0
In badan baanu sugaynay wacdaraha cusub ee Al FANAAN ABDIJIBAAR GACALIYE✊😶HORUMAR WACAN
Horumar wcn ✊😅
WALhi BilaHi like AyaN kusaraYa
IsaR wabaD dhaaRateee😂🙈💞🥰👇
Wxan sugaba mnta wn kaa hyaaa full song waqal studio ♥️🥰💯 like dhac kusii hdad sugusay anoo kle first comment 💪☝️
Heestii waan daawanaye waxaan sugaynaa ARIMAHEEN legend sare
🥰🥰🥰🥰
Qofkii ugu horeeye ahy like ta igu booba inta somalinimada iyo fankeena hormarkiisa jecel plz
Mashall wll qurux cabdi jaba g
Hargeysa hooyga fanka guuleyso
From muqdisho
Jigjiga weeyan meeshu
@@muniiryusuf9994 sxb meesha lagama hadlayo ee fanaanka ayuu ka hadlayaa waa ok haday jigjiga tahay
@@muniiryusuf9994 qaybna waa jigjiga inta hablaha dharka madaw la joogaaN waa waqal studio gudihiisa hargysa
@@mumtazmohamet5758 magalada waa downtown Jigjiga jano
Meshu wa Jigjiga abtio iska sax hadalka jilicisan
Heesta Jijiga Lagu Sameyay Videogeda 💚💙❤️✊🏻☝️
Yaa kugu yidhi
Hargeisa weh kujirta
Jigjiga Iyo Hargeisa Muqaalka wa lagu wada duubey sida ula socda
@@indhocade1912 noo qodha mesho wa Jigjiga
Jigjiga ogadenia💚💙❤️🔥
Keep going waqal wstudio special
Mustafe saleeban
Ahmed wali furinle
Qadar waqal
Three legends
❤️💋
Hadaad reer somaliland tahay gobtu isma dhaaftee 🙋♀️
👇
Inta sugaysay heestan is muji🔥🕊
heestiii heesaha Alfanan Abdijibar Gacaliye jiroo joog zhp♥️
Aare bahaa bahaa yeey 😂😂
@@zheera.is20 wxy toosh kn aad lazoo Tgn ty😂😂
@@abdirasakriztoh6507 meshan ka dhex gartay kaligaa 😂
WLHI WAA VIDEO SI QURUXOON LOO HAGAAJIYEY KHADAR WAQAL NINKA INA SHIDAY BEST EDITING
qof wanagsan qof akhlaq leh qof wanagsan qof maskin ah wlkey qaliya cabdi jibaar gacaliye 🥰♥️🥰💚💪
Guys meesha ma dhex seexatan 2 minutes 180 comments 😂
Anaa yaabayba 😃
😂😂😂🥂
Hhhhhhhh wan garan la yahay niyow
@@sagalxasan8057 heesta miyaa u cabaysaa 🍻 we are same
@@abdirahimomar9285 gacan baan Ka tagay bro
Jigjiga cadey weye muuqaalku waa Muunad miidhan waqal weeye hada ❤️❤️
Waa sax meshn wa jigjiga cadey
@@queens2139 ❤️
Hargeisa and jigjiga weyn
Waa IsKu Jir HaRGeisa IYo JigJiga
Waa isku jir hargeisa iyo jigjigaba waalagu duubay sxb
Legend hore from Mogadishu 🇸🇴👈
From somaliland
@@xamdamaxauued3137 from wadanka somaliland 😂😂😂🖑
@@djmoha6091 🙊😡😡😡
@@xamdamaxauued3137 hee maxaa qaldan😂
@@djmoha6091 mini😂😂😂😂
Alcaasima jigjiga inta kuheysata liketa muqalka iyada lagu duubay iyo waqalkeena wxkale🔥🔥
Hargeisa iyo Jigjiga Labada wa lagu duubey muuqalka
@@indhocade1912 bal Meel hargesia ah oo ku jirta so qabo Waa jijiga meshu nio
@@indhocade1912 soo qabo isoo sheeg magalda waa Jigjiga biloo ilaa dhamaad adeer
@@AyanAli-ww5ev Jigjiga Maxay Magaaloyinka Dheer Tahay Hal Meel Ayu Jigjiga Kaga Duubaya Waliba Fooq Lagu Dhajiyay Iftiinkii Tukaanada Yar-yar Koogu Talo Galay, Haday Jigjiga Qurux LedaHay Dhowr Goobood Baa La Gayn LaHa," Faan Lives Matter"😅
Somali maryoolay waa tanaa ma hargeisa iyo jigjiga isku haysataan😆
Mxa ika galay ha masaree adiga ii muuqdaa🇸🇴🥰from xamar ciyaal xamar is.mujiYa nh👑💪
Xamar halka hoyada lagu waso dadka ku la wareeg 🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹
Cuqdad ma naqaan ciYaal xamaraa Nhy shuubadii ku dhashay was
@@queenhaniita556 waxa isku madhisen hada wa maxay ee qayrkin uga hadhen
Team arimaheena I muujiya
IguLa saliya Nabi Muhammad scw
Scw scw scw
Scw scw scw scw
Scw scw>>
🔥🔥🔥
فرات شم
MESHU INAY JIGJIGA TAHAY INTA ILA ARGATA LIKE
Hargaysa somaliland salaan from Muqdisho somalia
Inta la yaaban Abwaan daaha Gaas oo beryahan xaga jacaylka u kacay bal like saara😂
Wow perfect song in Somalia 🇸🇴🔥
Dirisle Abdi reactionkiisa inta sugysa like Sara
Meeshan saa uquruxbadan maga Canada ee waa jigjiga cadeey 🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶
Jigjiga cadeey magalada mustaqbalka somaliyed another level✊🥰🥰
😭😭😭😭😭😭❤❤❤❤❤❤😭😭😭😭❤❤❤❤
First viewer ❤🖐🏼🙋♂️
Inta Ila arktay inay Mariya cakush Ku jirto like isaar😂
OY walipa surwal xidhan thy
Kkkk Hinaastay Ahaa 🤣🤣🤣
@@ayanna_mx4613 mooYi wllHi
Isaaq nimo like igu saar
Reaction King Ck inta sugaysa Like aa idika arko❣✌❤🔥
Am firrrrrst
Wow ereyada a abwaan daaha abdi gaas music 🎶furinle legend
And the best 👌team waqal 🔥
Abdijabar gacaliye keep going legend 🔥❤❤
Caga legend 🙌😊
❤❤❤❤❤❤
Yaa ila arka mesha heesta lgu qaday iny thy jigjiga walipa blue moon io royal nimco diamond io abdijabar taganyhin
Aniga
Aniga
Wow the real king is back dadki fanka loogu talagay abdijabaar mohamet ismail nooca keena ama nagadaaya yaakhi
Aad iyo aad
Waqal marka ay gaadho 1m like isaaar
Jigjiga another level 💯
Mudhka iisaxa maxaa loola jeeda 👍👍👍👍👍
Legend always legend
First comant like isaar waqal
The sicty in the world hargeisa aday 😘😘🥰🥰😍😍🤩🤩
wa jigjiga bro hargysa halkaasi xagay kaga taala Ha iska Odhane
Hargeisa iyo Jigjiga both of Them labada pa waa lagu duubayyy sHp
@@Ibby_hashi beenta daa waa Jigjiga magalda lagu dobe
@@AyanAli-ww5ev yess huno waa jigjiga magaladu
Hargeisa aday ❤❤💯💯
First one from sool 🇸🇴❤
Daaha gaas 🦁
Cabdijibaar gacaliye 🦁
Furinle🎹 🔥🔥🔥🔥🔥
Another level music🔥🔥🔥🔥
First baan ahay
Hees iyo bar
Eryadaa 💯
Laxaanka 💯
Music 💯
Duubista 💯
Ku xumeen ayaan like usaaray😍😍
Cududii #Fanka geeska Hargeisa🤍💪🏽🖐🏿
First person ✌❤
Jijiga Qurux badana Habeenkii, Hayaay
Muuqaalkan Waxaa lagu Duubay Magalada Jijiga
Wewe laayap laayap Abdijibaar Gacaliye wan ku wataaa Pro
Hargeysa Hoyga fanka soomaaliyeed🇸🇴💙🇸🇴
Horta calanka somalia naga reeb
Somalida fanka masuul waa uga noqon karnaa lkin calnkaa dambe iga daa
Inay 1milyan gaadhayso inta igu raacsan
Qof kii uhoreyay ayan ahay like waa xagina
First comment inta nabiga scw jaceyl is mujiya
Daaha Cabdi Gaas waxaanu leenahay heesahaagu Habar Jeclo iyo localka ha soo dhaafaan.😂
xaqiiq sxb wad i shaartay odayga waa qabyaladii oo qof ah
Ninka daaha Gaas Hayada ayu Hagar baxaY hhh
cbdi jibaar ma hjeclaa
Hhhhh adeer isku filantaasaanu nahoo waxba nama soo dhaafayaanba😂
@@muniiryusuf9994 haddaa ma ayeeydaa baa?
Waa heees tani💞 alle ha keeno tii moodka ii sixi laheed. Bal soo duceeya soomaaliyey.
Walahi WAQAL caadimaha Mashalah bal udhaha Inanaka
First waqal studio
horta nagaha #isaaq qurux badanaa carab miyaa wuxuna cajayib shekhow 😂😂😂
Way Iska shaQeeyaan gaarinimo lugahooda hadaad kala furto xataa waa very clean iyo dhul xaadle u tagi halka naagaha meela qaar kasoo jeeda dhul gubtay aad u tagayso Ani naagahaasi waa doqayga 🤪
CaraB aYaaN kaSiidh QabNaa aDer😂😂✌🏽
Iska ashahaado niyow oo isha ka jeedi 😋😋😋
@@sharmarkey.5165 kalay adigu rume waxad sheegayso. Masha allah ba kugu filan
3weeks 1M Another Level♥️🙌
Macnihii nolosheyda guulow mahadan 🎉🎉
Inta ila argta jacaylka nimco diamond iyo abdi jabar gacaliye is mujiya
Nimco Diamond ana kuhaysta
First 🥰🥰
Soomaliland ha noolato ha noolata 💪💪💪💪💪
Ha nolato💚💬❤️✊
Ha noolato cadawgeeduna ha Jabo insha allh 💚💬❤💯
Meshu wa Jigjiga jano ader cac
@@naimanuraa2176 Naa wanu Ognahe cabadka nala dhaaf ilmo Gumaysi ku nool 😂😂😏
First ahay
1m hadee Garton 1k like iisar rlaee
Heestii baraha bulshada qabsatay ahaa waba nagalasoo daahdeen thanks
Heestan hidii aad inbadan sugaY say like isaar🙋♂️💥
Maanta oo Jimco ah ayan ku dhagysanayaa gaalkacyo hees iyo bar weeye 6/1/2023
Mzha allah Jjga💞 Qurux iney noqotey yaa ila arkey❣❤
First one😋😎
Walaahi abwaankaagu haduu kuu Hagar baxo
Waad soo baxaysaa
Ninkan hadda *daaha gaas*
Ayaa gacanta soo qabtey
Markuu *Abdikarim Ali shaah* ka falaagoobey
Anyway guuleyso hobolka
Hobolada casrigan
*abdijipaar dheere*
First one views
6 hours 75k another level waaw waqal studio 🥰🥰🥰
First View Inta Ila Sugaysy Farta Taag
Waqalka duula video iyo badh iyo Casimadi Jigjiga jano Keep going sxp
Mxaa iga galay ha maseyre wooow waqal studio best video 🤞
Heesta in Jigjiga lagu dubay inta ila aragtay like isar ☺️😂💖 mxa iga galay ha masere 👌
Hargeisa ✅
The one and ONLY Abdi jabar❤🎤
Erayada laxanka musiga waqal on free
maxa iga galay ha masayrane like ta iisara ❤💋🙏👍👍
First
GacaliyeH anD Waqal Studio Another's LeveL Keep Going
Nimco diamond baa nagihi halka fadhista kutidhi wooof😫😫🤗🤗🤗😜😜😜
Keep going abdijibaar gacaliye
Waqal studio you Tuber ka somalida💯
War ma #Nadaa laga hadlayaa🤣🤣🤣🤣
waxan Somali laguma ammaanee
#teamNadaaalqalaaa😍😍😍
HAHA😂😂
HAHA😂😂
Waqal waa socoday
Waxaad so saarta muuqaalo cajiiba o indhaha uroon hore uu soco bro
First one