***Xasan Adan Samatar iyo Xayat Garabyare | Dardaran

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 55

  • @abdirahmanmohamaddaher8949
    @abdirahmanmohamaddaher8949 3 หลายเดือนก่อน

    Xayad Garabyare waa legend aan ka yareysan legend Xasan Aadan oo ah nin muxtarim ah .

  • @c.rooble2474
    @c.rooble2474 6 ปีที่แล้ว +1

    Do you have the full rewaayad?

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  6 ปีที่แล้ว

      Maya sxb, hadaan helo waan soo galin, wuxuu show ama gosgoos, riwayad may ahayn

    • @mahdiahusen
      @mahdiahusen 6 ปีที่แล้ว

      Caweyska Dalmar full show buu aha walal heeso iyo majaajilo is wata. Anoo yar bey tv ga jabuti laga soo deyn jiray.

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  6 ปีที่แล้ว +1

      Gartay laakin riwayad May ahayn macnaha riwayad magac leh oo qiso leh may ahayn. Show ama gosgoos heeso iyo majaajilo leh. Riwayadaha hal koox baa wada sida waaberi ama iwm. Gosgoos faniint isku dhex jiray ah

    • @mahdiahusen
      @mahdiahusen 6 ปีที่แล้ว +1

      Caweyska Dalmar haa hadaan ku fahmay waa runta exactly it was googoos heeso iyo ruwaayad aan isku xirneyn. Thanks walal.

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  6 ปีที่แล้ว +1

      Walaal adiga muddan.

  • @ainanyacinovic1506
    @ainanyacinovic1506 2 ปีที่แล้ว

    xayad Ibraahim garab yare runtii fanaanad qaaliya ayay ahayd wana wakhtiyadi bilawgi fankeeda waxay kamid ahaayd gooxda 4ta maars inyar kadibna Gacan macaan ayay ku biirtay .... hada qof wayn ayay noqotay cafimaadka iyo cimriga Alaha ku siyaadiyo amiin

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  2 ปีที่แล้ว

      Aamin

    • @mustafadiriye1013
      @mustafadiriye1013 2 ปีที่แล้ว +1

      Imika ma nooshahay halkey joogtaa talow

    • @ainanyacinovic1506
      @ainanyacinovic1506 2 ปีที่แล้ว +1

      @@mustafadiriye1013 Asc ha wll way noshahay cafimad qabta waxay dagantahay caadimada jabuuti gaar ahaan xafada 7baad sidan dhawaan ku ogaa

    • @mustafadiriye1013
      @mustafadiriye1013 2 ปีที่แล้ว +1

      @@ainanyacinovic1506 burco kibir waan gartey waad mahadsantahay walaal

    • @ainanyacinovic1506
      @ainanyacinovic1506 2 ปีที่แล้ว

      @@mustafadiriye1013 haa>>>>wll ada mudan

  • @gamaleh33
    @gamaleh33 4 ปีที่แล้ว +3

    Xayaat Garabyare hada waxey ku nooshahay magalada Djibouti xafada 4 ee u dhow suuqa weyn SUUQDIQSIILEE

  • @waberiabdiismail
    @waberiabdiismail 9 ปีที่แล้ว +3

    kinzi ismail djama iyo samatar aden 100%

  • @xasanmaxamed4911
    @xasanmaxamed4911 4 ปีที่แล้ว +1

    Xasan iyo xayaad waahwaah

  • @aaribraahin6119
    @aaribraahin6119 10 ปีที่แล้ว +5

    Gadhan waa xayaad Garab yare.. waana Beelaha Gabooye ee dega Jabuuti waxaa dhalay fanaankii weynaa Garab yare Allah yarxama waa reer jabuuti assala odeygaas ka raadiya youtube waa odeygii ka sheekeeyey siduu fanku uga bilodey saylac1930 uuna ka mid Ahaa Allah yarxama

  • @Asma-pk9go
    @Asma-pk9go 11 ปีที่แล้ว

    Haa

  • @xyman
    @xyman 9 ปีที่แล้ว

    The female singer name is Kinsi. Change the title.

    • @Am-pk3zh
      @Am-pk3zh 8 ปีที่แล้ว

      i don't know her name but she's not kinsi xaaji Aadan 🙄🙄🙄🙄

    • @xyman
      @xyman 7 ปีที่แล้ว

      Kinsi Ismail from Djibouti

    • @harbibarkadaden9047
      @harbibarkadaden9047 6 ปีที่แล้ว

      I don't know who is Kinsi, but this female singer is Xayad Ibrahim Garaab Yare.

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  6 ปีที่แล้ว

      Kinsi Haji Adan aun was one the best Somali singer.

  • @kudaare
    @kudaare 14 ปีที่แล้ว

    sxb dalmar gabadha samatar heestan la qaadaysa ma shamsa cumarba mise waa mid kale

    • @alisoleman2816
      @alisoleman2816 7 ปีที่แล้ว

      cunaaye jaamac qooqane k

    • @alisoleman2816
      @alisoleman2816 7 ปีที่แล้ว

      cunaaye jaamac qooqane waa xayat garage yate reer jbouti

  • @sanweyne100
    @sanweyne100 14 ปีที่แล้ว +1

    Erayadii cusmaan aadan askari,ruwaayaddii waraf iyo shimbiro.
    asalka heeska waxaa wada lahaa xasan iyo samatar,

  • @Barkhadd
    @Barkhadd 13 ปีที่แล้ว

    @kudaare waa mid kale

  • @Barkhadd
    @Barkhadd 13 ปีที่แล้ว +1

    riwaayadii "waraf iyo shimbiro war isuma hayaan, waayo aragnimo la'aaneey ba!" 1977
    erayadii iyo fikradii abwaankii iidoor ee Cismaan Aadan Xuseen (Cisman-askari)
    book ayaa riwaayadaas laga qoray ma illoobo fasalka ayaanu is dhiibi jirnay habeenka jimcuhu soo galayo si hadba qof u soo akhristo

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  6 ปีที่แล้ว +2

      Garaad Jaama qabiilka abwaan ka ma muhiim baa tan kale ha xaqarin ummad Soomaliyeed aad Ku leedahay “iidoor”. Aun Cisman Askari wuxuu ahaa nin wadani. Isku xaafad baanu ahayn 1960-1980.

    • @amiinmohamoud3273
      @amiinmohamoud3273 6 ปีที่แล้ว

      Garaad Jaama hooyada faqashta ka was qaar isaaq Abwaaniinta iyo fanaaniinta iyaga ayaa iska leh

    • @c.rooble2474
      @c.rooble2474 6 ปีที่แล้ว

      Do you have the full rewaayad?

  • @yacineabdourahman2110
    @yacineabdourahman2110 6 ปีที่แล้ว +1

    anigu rer jabuti aya ni chegi gabadan waxa la idhada xayad garabyare

  • @abdirizakmohamed1
    @abdirizakmohamed1 14 ปีที่แล้ว

    walaal heestaan waxaa laqaada sahra axmed jaamac waxa ay kamid ahayd ruwaayadii waraf iyo shimbiro war isumahayaan

  • @mahamedroblehliban9405
    @mahamedroblehliban9405 8 ปีที่แล้ว +1

    kinsi djama weye cabadhu wana fananinti 4 mars e ree djbouti

  • @yimyam06
    @yimyam06 11 ปีที่แล้ว +1

    sahra iyo xasan ayaa heestan wala qaadi jiray waliba heeso badan baay wada qaadan

  • @TheDhaanto
    @TheDhaanto 13 ปีที่แล้ว +3

    waa run riwayadi waxay ahayd riwayada keliya een arkay oo buuga laga qoray abwaankuna wuxuu cisman aadan askari lkn qabiilka meesha ka daa waa waxaa inakala irdhaysiiyey waxaa dhegasashada riwayaadan iigu horasey sanadkii aan baratay dhesashada heesaha waa 1980 bugga riwaayadaan laga qoray waxaa dusha kaga sawirnaa nin taagan geed hooskii islam markaana
    wata waraf
    iyo shimbro geed saaran wuxuuna diyaar u yahay ninku inuu shimbiraa waraf ku tuuro kkkkkkkkkkkkk

  • @bayirabiyokunool6719
    @bayirabiyokunool6719 6 ปีที่แล้ว

    gabadhan waa fanaanintoo 4 mars magaceedu waa kinsi xaaji waxay aheyd caruurti RBB da

  • @faysalismail5901
    @faysalismail5901 4 ปีที่แล้ว

    dad xor ahaa xiligaa iyo dad gumeyste u niikinayey ma isku sibs6 wax u arkaan mise inkastoo gumaystsha lo kala jilicsan yahy sida ......somalida nasaqan

  • @yuusufcandurbo6495
    @yuusufcandurbo6495 7 ปีที่แล้ว

    ooof hasinoow ilahey kifidi

  • @farxiyaibrahim5870
    @farxiyaibrahim5870 7 ปีที่แล้ว

    Gabadh hassan la hesaysa wa habad garab Yare wa rer jabuti

  • @regalsnow9707
    @regalsnow9707 6 ปีที่แล้ว +1

    Loool jaceylku doqonsana bari ban heestan jecla looooool dib u xasuusto qofkan ka heli jiray ana isku qosla walahi waxan is waydiiya maxaa iga qaldana 2 qof kalaa foog nahay fikrada nolasha sii kastaba akhlaakhda sii kastoo uu eegaba dhaqankisa I'm so embarrassed at my self dhib malaha wa caruurnimo la so wada maro

    • @ibroosyare3318
      @ibroosyare3318 5 ปีที่แล้ว

      Regal snow bal noo sheeg farqiga aad sheegaysid? Malaga yaabaa inuu asaga kaa sareeyey ileen jacaylka asaa kaa keensadee?.

    • @samahirdaahirmaxamad7282
      @samahirdaahirmaxamad7282 5 ปีที่แล้ว +1

      @@ibroosyare3318 su.aal macquula iga dheh kkkkkk illeyn iyado kasreysa ma dhahden maxa iga qaldanaa

  • @safiya513
    @safiya513 14 ปีที่แล้ว

    kudaare ,,,, walal hestan gabadha hada la qadasa waxa weyaan gabadh reer jabuti ah , jowahir aden cashur lakin qofkii hore ula hesi jiray ma garanayo,,,
    sorry i thing inaan saxsanahay inkasto aniga suasha anad i weydiin hadana sidaan anigo u hesto weyan thnz

  • @abdulahihadji5358
    @abdulahihadji5358 5 ปีที่แล้ว

    War ninyahow mudug boy nin cajaaib ah ayaad tahay
    Qaraamiga soo aruuru la aant waa abaare
    Noolow noolow