FARMAAJO LAFTAGAREEN XASAN SHEEKH XAMSE DENI (4824)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 22

  • @SunnySunny8888-s3p
    @SunnySunny8888-s3p 3 วันที่ผ่านมา

    Allah baa mahad leh mar haduu farmajo isi soo sharaxo

  • @AlgwherMobile-i3n
    @AlgwherMobile-i3n 3 วันที่ผ่านมา +2

    Maahaa allaah soodhow mw. Farmaajo

  • @luqmanalxakiim4170
    @luqmanalxakiim4170 3 วันที่ผ่านมา

    Hawiye habasha dhanto 💯💯

    • @abbasaddow8180
      @abbasaddow8180 2 วันที่ผ่านมา

      Hawiye mala cayuumaa?
      Cududa Geeska Africa.

  • @abdulrazaqaljabarty8838
    @abdulrazaqaljabarty8838 3 วันที่ผ่านมา +1

    😂😂😂
    Adeer PUNTLAND waa khad gaduudan lama soo dhafaan.
    Sheekadas reer mayland baa looga tagaa.
    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ahmadfeysal5810
    @ahmadfeysal5810 2 วันที่ผ่านมา

    Reer Puntland feejignaada nimanyahow!

  • @AxmedCagyarey
    @AxmedCagyarey 3 วันที่ผ่านมา

    Xasan abooriyo tuugadiisumada allehakaqabto

  • @AhmedHassan-sh1me
    @AhmedHassan-sh1me 3 วันที่ผ่านมา +1

    Waa jirta

  • @MowliidXaaji-y5y
    @MowliidXaaji-y5y 2 วันที่ผ่านมา

    Asc wuujira

  • @HalimaRage-p4b
    @HalimaRage-p4b 3 วันที่ผ่านมา +5

    Inshaallah Gul iyo gobonimo illahow farmajo soceli inshaallah

  • @BarodiirMadaxeey
    @BarodiirMadaxeey 3 วันที่ผ่านมา

    Kan wuu iska hadlaa

  • @sadiyaxassan
    @sadiyaxassan 3 วันที่ผ่านมา

    Kan cadi ma ahn runti mar horaa shegy in uu qabil qabil la isku diraayo hda ay tagnthy xasan dhiiqow ilhy hana dhafiyo

  • @MamaNeymar
    @MamaNeymar 3 วันที่ผ่านมา

    Awlab xaaran buu ku yimad ee Hal cuno dantiisu buu ka gaarey xasan sheega

  • @mowtrucker3921
    @mowtrucker3921 3 วันที่ผ่านมา +1

    Kuwaas shaqo iskadaaye hal habeen xitaa wlhi inseysqn meel kuseexin eee hal xabo ayaa lagudboon hadii laceliyo tuugadaas soo gadatey hal hal ha’utoogtaan ayaga iyo family goodaba illeen adigaba waxba malaguu reeban,

  • @omarversteeg9833
    @omarversteeg9833 3 วันที่ผ่านมา

    Hadha hadha

  • @abdicasiskasim6168
    @abdicasiskasim6168 3 วันที่ผ่านมา +1

    Waawareey eelaaygan riyo dhowaa mayland waa baydhabo iyo tuulooyinkeedee kismaayo oo ah gobolka jubada hoose ku riyoon okaa hhhhhhhh

  • @BarodiirMadaxeey
    @BarodiirMadaxeey 3 วันที่ผ่านมา

    Farmaajo wali ma madaxwyne baa ku jire cali iga dheh

  • @MamaNeymar
    @MamaNeymar 3 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂ar macalinka lugeeyaaaa nahay naay naay naay kkkkkkkk😂😂😂😂kareemka you youin aan raadiyo weeya macalin waayoo adigaab noo xayesoosey 😂😂😂is

  • @AbdiGabow-r7u
    @AbdiGabow-r7u 3 วันที่ผ่านมา

    wallahi arligi fasaadow noqday here waxaa lamarayaa sidi budusigi wajiga wax gadudan lamariyo away sujudi say wax ujiraan mise dhaqanka budusiga ayaad qaadatay sidee wax ujiraan

  • @xamdimuuse4520
    @xamdimuuse4520 3 วันที่ผ่านมา

    Filo qabyaalo bud laan ugamagaahna dalacsiin inta xaqakuleh hasiiyo xasan tuug xasanoow budlaan taktaye adiga iskutasho talaxume