Odaygii buurmadow nin baa helay lixdan ay ku gabax tiri oo gardoqaran u wayn tahy badhdalol ma goyan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ก.ย. 2024
  • Odaygii buurmadow nin baa helay lixdan ay ku gabax tiri oo gardoqaran u wayn tahy tolow badhdalool ma gooyaan? Riyaha hubka lagu gaday ma geynaa lagaa yodhi

ความคิดเห็น • 53

  • @ironmansolariofficial
    @ironmansolariofficial 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    Isaaqu ma oga miyaa dhulbahante inuu daarood yahay markuu leeyahay isaaq iyo samaroon iyo ciise jeebka ayay fureen si loola dagaalo dhulbahante. Walee waxbaa salag leh, xaarmadow waa ninka ka maseeray garaad jamac. Garaadka dumarka ayuu guursadaa dhaqanka abaarso ma garanaayo oogu dhaarta. Xaarmadow muuse haku dumaalo haduu liibiyaanki kusoo furay

  • @Abduqadirshiikh
    @Abduqadirshiikh 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Inaadeer waligaa sidaa iyo sikadaran ukarbaash ❤❤❤❤❤❤mahadsanid

  • @Qooyskena
    @Qooyskena 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Darawishta guul jabsha somali didka baqtigaa

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Garaaadsan Salaan Sare❤✌

  • @fouzeyahyousef3082
    @fouzeyahyousef3082 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Maashallah GUUUUUL VIVA KHAATUMO State of SOMALIA GUUUUUL Harti 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Canada-1958
    @Canada-1958 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    #GUUL IYO GOBANIMO #SSC_KHATUMA STATE OF SOMALIA 🇸🇴 ♥️

  • @fouzeyahyousef3082
    @fouzeyahyousef3082 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @calixuseen4324
    @calixuseen4324 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Asc Naga dhalatay halyeyad inaadeertay Naga dhalatay

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 56 นาทีที่ผ่านมา +1

    Poqorada Barida wayn wle adigo qaxaya in lagu arko Aya balan ah

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    isaaq hadu saas dulmi ugu madax adagyahay watii burco iyo hargeysa laga qabsan lahaa

  • @fouzeyahyousef3082
    @fouzeyahyousef3082 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Beside madow 😂

  • @Abdikadirheegaale99
    @Abdikadirheegaale99 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Buurmadow haduu Hadlo waxa ujawaabaya macalin kalafoto qofkale lamahadlikaro

    • @GaraadsanMedia
      @GaraadsanMedia  4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Warkaa ku dhan

  • @saladsaidmuse-xc4wj
    @saladsaidmuse-xc4wj 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Buurmadoow oo xaraashaya riyihii habarjaceer🎉 si uu hub ugu iibiyo🎉🎉

    • @calixuseen4324
      @calixuseen4324 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@saladsaidmuse-xc4wj asc walaal habarjilicsan aynu ubedelo

  • @Umo580
    @Umo580 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    REER MURQAN LAAN BOQOL JIR BEEN LANOOL BEEN MADWO GARAADADA REER SSC KHAATUMO BUISKU DHERERINAYA ♥️♥️💪💪🫶🫶🫶🫶✅️✅️✅️👌👌💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @aadannuuriye3937
    @aadannuuriye3937 35 นาทีที่ผ่านมา

    Tuug beenaale khaain wadan waxay isku nooc yihiin cali duulduul waa tuugtuugi dhashay

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Gobolka togdher idinka beesha maxamed abokor wada dagnydin bad ku sheegtay cayn in wax la idah jirto 😂😂😂

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 37 นาทีที่ผ่านมา

    Sacad yoonis 8sano ayey isku dirayey iyaga iyo biciide tuug madaw aduunkii ayaa ogaaday maftii ayaa kii tarxiilay ka marmite wayday

  • @shaafiissackismail8060
    @shaafiissackismail8060 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Balaayo madow tikniko maxaad ku qaadeysa aaway ragging ku dagaalami lahaa,war meel fariiso doqonyohow.

  • @MohamedAhmed-xn1eo
    @MohamedAhmed-xn1eo 56 นาทีที่ผ่านมา

    B/buurmadoow kabihiisana gaadhi meysid ee markaad shaashada soo hor fadhiisaneyso ilkahaaga iska soo farey,naayaa adriana tan kuu sheegey weli Maud shame hoostaada ureyso iska soo dhaq waa isnaqaanaa unagi si fiican.

  • @SKk-q5h
    @SKk-q5h 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Weligaaba maanta maantad si Fiican kabaha ula dulmartey Cadowgaan garaadka daba dhigtey

  • @Userq2
    @Userq2 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc Abaayo macaan❤❤❤odagaa boor mooda waxaa adig dagaalka. Waxaa leeyahy sos soc israaday❤❤

  • @abdimuse6945
    @abdimuse6945 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa riyaraac aan dhaqan
    Soomaaliteed lahayn
    Muuse naf umahayo wadan
    Kuu kusoo galay hadana
    Halgen buu sheegay yuu ku
    Halgemayaa isaaq dad derisa
    Oo walaala ah baanu nahay
    Laakiin waxbaa maray xanuun
    Baa helay waa lataca laynaa
    Saanu udaaweyno laakiin
    Buur madaw hadii saaka
    Wax waydiina yaan walee
    Waa rag la aan maamul baanu
    Isdilnay h.jeclo isma hayno
    Laakiin runtii waxa aad
    Naga raadinaysan wax
    Aanu idinka haynaa
    Waad helaysan wali
    Waxba madhicon
    Miskiinkan dilaalka ah
    Hadii uu dhiil idinku
    Sooqaato waa soo
    Dhawey naynaa
    Gjaamac weligaa daba
    Cuuc lee kuuma jawaBayo

  • @asheekh15
    @asheekh15 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Jeebabka Jahanamo alakuufur waxaan maqlijirey
    Naagmasayrsan maan malehe waymiririq laysaye cuntaday malaaqdaa sidii maro waxmayra
    Alaylehe Beenmadowbaa malaaqan sida canjeeladii shalay wuxuulahaa garaad Jaamac madhalin garaad Cali maantana wuxuuleyaha Inagaraad Cali waadalxiisayaa!

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allaahu Akbar maxaad u dhahaysaan dhiig isllaam war hooy ka jooga xumaanta odayga madow kadaa dhalinyarada ‼️😭🌚🌚🌚❌🛑joojiya dhiiga dhalin yarada Subxaanallaah

  • @MrOyusuf
    @MrOyusuf 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    MACALIN KAALFOOTO: IYO GARAADSAN
    DAMEER MADOOW
    AFKIISA HUURADA LEH
    ALLAYLE MADFAC BAAD KALA HESHEEN😂

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 43 นาทีที่ผ่านมา

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk maad keensatid saqakaankii been madaw
    Tuuuug lawada bartay kkkkkkkkkkkkkkkk habar jilicsan
    Futamadoobe
    Waxaad haysaa aan tuugo ahayn ma haysid
    Xaar weyne tignikada dhulbahate ayaa iska leh

  • @jamiilaJama-c5c
    @jamiilaJama-c5c 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ninkii yaxye ee gar.adag lagumehersaday war aamu naagyahow

  • @MaddaleCumar-bf3pn
    @MaddaleCumar-bf3pn 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    AWEL. ISAAQ BUU. NOO BASAASI. JIRAYE. GOORMUU ISAAQ HUB U IIBINAYAA

  • @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn
    @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ninkii abeeso koriyoow adigaa u.aayaleh gun ninkii galladeeya ayeey gubtaa maalintii qalasyadu eryanayeen hadii ladeyn lahaa ilaa iyo lawyacadde hakasifeeyaane maalin walba mantag iyo dhuuso qudhmuuni fayris family naguma aaney soohunqaaci lahayn balse baalasheyaal iyo qaesaarro ina leef leefa ayeey maantay inoo ahaan lahaayeen maa abaarso baa asxan loogaliyo abaal celin taqaan uunkan oromodiyo uraagada ugalay yaan ilduuf danbiyo abti laga aqbalin anshax marin ul joogto ah lala dhiciyo edbin badan abaarso halagu akido 💯🍇☂️

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Buurmadoow wuu masayray jalangi ayuu kula jiraa ina garaad cali

  • @amalhassan7383
    @amalhassan7383 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤Masha Allah guul Ssckh hanlooato ❤❤❤❤

  • @abdulkadirmohamedadan7416
    @abdulkadirmohamedadan7416 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Buurya qab madaw dagaal qabyaladed ayu raba inu bilabo

  • @halimjiomohamed2678
    @halimjiomohamed2678 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Beenaaleh ciise iyo samaroon ku ma jiraan

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    isaaq sharkoda allaah hakuceliyo

  • @AbdullahiShino
    @AbdullahiShino 54 นาทีที่ผ่านมา

    Baara madow nin baa helay

  • @Raho339
    @Raho339 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Beenmadoow WaLee Waa Munaafaq

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kofiyada khiyano uu sita 😂kalab

  • @AbdullahiAbdi-o1v
    @AbdullahiAbdi-o1v 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sodinkii ahaa lahaystayaasha

  • @SKk-q5h
    @SKk-q5h 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guuleyso guul iyo gobanimo

  • @hassanrobleh2972
    @hassanrobleh2972 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qato wasa somali didka duliga ah

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ethiopian shaydanka

  • @Haybajama
    @Haybajama 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Gaaradsan geesiyad

  • @mahamedkhalif2547
    @mahamedkhalif2547 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc suleekho

  • @AbdicasiisXuseen-ec4vk
    @AbdicasiisXuseen-ec4vk 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc❤

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor8985 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @ismailmohamed5553
    @ismailmohamed5553 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    asc garaadsan qurux badan❤❤❤ saddex wadne baan ku soo diray mar labaad mahadsanid garaadsan qurux

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qofftan madaxey luxeysaa kursiga ayeyba isku luxeysaa