ILMAHAYGA SIDEEN ILMO DAGAN OOGA DHIGI KARAA?!!!.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 20

  • @barlinyusuf3461
    @barlinyusuf3461 10 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha allah, waa cashar muhiim ah, 👍

  • @UmuAnzal-fl6kx
    @UmuAnzal-fl6kx 2 หลายเดือนก่อน

    Kheyr allaha kusiyo wlhi wxbdn ayn ka faiiday jazakallahu kheyr

  • @abdulahimohamedali2878
    @abdulahimohamedali2878 3 ปีที่แล้ว +3

    Shukran abaayo

  • @maryamaabdi5148
    @maryamaabdi5148 3 ปีที่แล้ว +1

    Shukran xabiibti

  • @hodoosmancilmi6071
    @hodoosmancilmi6071 2 ปีที่แล้ว

    Khayr alle haku siiyo abaayo mcnto

  • @Cawrala10
    @Cawrala10 3 ปีที่แล้ว +4

    Alla somalidu xumaa gabdhaani aan caawino please waxweyn ayey no sheegtey lacag ban ku bartey casharadan

    • @bulshokoriye2702
      @bulshokoriye2702 3 ปีที่แล้ว

      Anigu subscrib iyo bell notification waan isugu daray. Wax wanaagsan bay nala wadaagtaa gabadhaan.

    • @habisiihooyo.7743
      @habisiihooyo.7743  3 ปีที่แล้ว

      Umalkhayr Axmed mahadsanid walashey.❤

  • @bulshokoriye2702
    @bulshokoriye2702 3 ปีที่แล้ว +1

    Thank you walalo. Khayr badan Alle SWT hakugu badalo khayrkaan aad nala wadaagayso-Aabo iyo Hooyaba

    • @habisiihooyo.7743
      @habisiihooyo.7743  3 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin walaal. Sodhawoow.😍

    • @simranqurux595
      @simranqurux595 2 ปีที่แล้ว

      @@habisiihooyo.7743 asc abaayo gabadheyda 4sano beygaleysaah hadalkana wuuh kasodahay alow igucaawi maxa dawa uah

  • @Asmar46
    @Asmar46 ปีที่แล้ว

    Masha'allah abayo jazakallah waxyaabo badan oo faa'iido ah ka helay

  • @faatimaahmed9738
    @faatimaahmed9738 ปีที่แล้ว

    Allah gabadhan run badana wahy dhib ihaystad ka hadashay

  • @umukhayrshyuusuf7146
    @umukhayrshyuusuf7146 3 ปีที่แล้ว

    Abayo ilmaha hadeeqalad iga galaan qaabkee uciqaabaa iisheeg

    • @habisiihooyo.7743
      @habisiihooyo.7743  3 ปีที่แล้ว +1

      Walaashey qalad noocee ah? iisoobayaani.
      Tankale ILMAHA waxaad dhibsato hadaysameeyaan sabab ayaa kadanbeyso sababta raadi oo sooxali.
      Tusaale Been haduukushego sabab ayaa ku kalifayso.

    • @umukhayrshyuusuf7146
      @umukhayrshyuusuf7146 3 ปีที่แล้ว

      Ok

  • @doosdagan534
    @doosdagan534 3 ปีที่แล้ว

    shukran abaayo waxbadan ayanka faaidnay jazakillaah kheyr.
    abaayo ilmo an gaarin lix sano hadi markasto ladhaho wad wayntahay adigu ruux wayn iskadhiga ama is caruuraynin wax dhib ah miyay ku keenaysaa?

    • @habisiihooyo.7743
      @habisiihooyo.7743  3 ปีที่แล้ว +1

      Wa iyaaki walaashey,
      Meeshaad kadhahayso ruux weyn iska dhig, waxaad kudhahdaa markastood sii waynaanayso waad sii wanaagsanaanaysaa Hooyo, Maasha Allah ayaad tahay,
      Kuna Amaan waxyaabaha fiican uusamayay, una ogoloow caruur nimadiisa, kadib isbadal fiican ayaad ka'arkidoontaa insha Allah.😊